Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Australia oo yeelatay ra’isalwasaare cusub
    Somalia

    Australia oo yeelatay ra’isalwasaare cusub

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Australia ayaa yeelatay Ra’isul wasaare cusub. Xisbiga talada haya ee Liberal Party ayaa Wasiirkii maaliyadda Scott Morrison u doortay inuu noqdo Ra’isul wasaaraha cusub Jimciha maanta.

    Morison ayaa kaga adkaaday jagadaasi wasiirkii hore ee arrrimaha gudaha Peter Dutton iyo wasiirka arrimaha dibadda Julie Bishop oo uu kaga adkaaday doorashada wareeggii koowaad.

    Wuxuu baddalayaa hadda Ra’isul wasaarihi hore Malcolm Turnbull oo ku guul dareystay inuu codka kalsoonida ka helo xisbiga talada haya. Turnbull uma uusan tartamin doorashada maqaamka Ra’isul wasaaraha ee xisbiga talada haya. Wuxuu sheegay inuu iscasilayo kana baxayo siyaasadda.

    Magacaabista Scott Morrison ayaa soo gaba gabeyneysa qalalaaso siyaasadeed oo ka dhex oognaa dowlada muxaafidka ah ee Australia xilli ay dalkaasi kusoo dhawaadeen doorashooyinka baarlamaaniga ah oo loo qorsheeyay in ay dhacaan bisha May ee sannadka 2019.

    Wuxuu noqo doonaa Ra’isul wasaarihi lixaad ee ay Australia yeelato muddo 11 sano ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka iyo Ingiriiska oo kaga hor yimid dhismaha New JL

    August 27, 2025

    Wefti sare oo Qaramada Midoobey ka socda oo gaaray Bosaso

    August 26, 2025

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    August 26, 2025
    Latest Posts

    Maraykanka iyo Ingiriiska oo kaga hor yimid dhismaha New JL

    Wefti sare oo Qaramada Midoobey ka socda oo gaaray Bosaso

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    Faallo:-Loolanka,gaadmada iyo hardanka Siyaasada Somalida

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Message from the Puntland Defence Forces Headquarters

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.