Halkan ka daawo muuqaalka
Author: Jibril Qoobey.
Ciidamadii ugu horeeyay ee tababar loo sameeyo oo maamulkaasi yeesho,ayaa xalay soo gadooday soona jiiray Ciidamo damcay in ay hor istaagaan. Ciidamadan waxay soo gaareen Gelinsoor,iyagoo kusii jeeda Gaalkacyo. Khilaafka Ciidankan keenay in ay soo gadoodaan,ayaa ku salysan dhismaha Golaha Deegaanka Gaalkacyo qaybta Galmudug. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen,ayaa sheegay kulanka uu la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka in uu ahaa mid looga hadlayey Dardargelinta Heshiisyadii Muqdisho lagu soo gabagabeeyey ee Arimaha Doorashooyinka,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Hay’adda Nabad sugudda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay inay la wareegtay 79 tan oo maaddada sulphuric acid ah taas oo dalka loo soo geliyay si ay kooxda Al-Shabab uga sameeyaan waxyaabaha qarxa. “Waxaan la wareegnay 79 tan oo sulphuric ah waxaana soo xirnay dhowr qof oo dalka soo geliyay una gudbinayay al-Shabab,” ayaa lagu soo qoray barta Tiwitter-ka Nisa. Hay`adda ayaa intaas ku dartay in baaritaanno ay socdaan isla markaana eedeysanayaasha la soo taagi doono maxkamad gelinka dambe ee maanta. Ma aysan sheegin xilliga la qabtay waxyaabahaas. Arrintan ayaa ku soo beegmeysan iyadoo ay maanta ku aaddan…
Azerbaijan ayaa maanta sheegtay inay burburisay xarumo ku yaalla dalka Armenia oo laga soo rido gantaallo lagu weeraro goobaha dadweynaha ee dalka Azerbaijan. Wasaaradda Gaashaandhigga Armenia ayaa qiratay in xarumo ku yaalla gudaha dalkaas la beegsaday, balse waxay beenisay in ciidamadeeda ay weerarayeen Azerbaijan, ayada oo iminka sheegtay inay qiil u haysato inay beegsato aagagga militari ee gudaha dalka Azerbaijan. Waxay u muuqataa in tani ay tahay markii ugu horreysay ee Azerbaijan ay duqeyso gudaha dalka Armenia tan iyo markii dagaalka culus uu 27-kii September ka dhex-qarxay ciidamada Azerbaijan iyo gooni u goosatay gobolka Nogorno-Karabakh ee Armenia ay taageerto. Wasaaradda…
Saddex sanadood ka hor maanta oo kale 14-kii October waxay u aheyd guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan reer Muqdisho maalin mugdi iyo murugo xambaarsan.Waxaa isgoyska Zoobe ka dhacay qarax weyn oo galaaftay nolosha ugu yaraan 587 qof, islamarkaana geystay burbur xooggan oo hantiyeed iyo dhaawac maskaxeed,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Hoggaamiyaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un ayaa u muuqday inay ilmo ka qubaneysay markii uu dhammaadkii toddobaadka la hadlay shacabkiisa, isaga oo uga mahad-celinaya naf hurnimada ay sameeyeen. Inkasta oo Kim uu sii xajistay xukunkiisa dalka go’doosan, ayaa haddana dadka fallanqeeya siyaasadda Korea-da Waqooyi waxay sheegayaan in Kim u muuqday mid isu muujinaya inuu yahay hoggaamiye ka duwan aabihii Kim Jong Il. Isaga oo ka hadlayey dhoola-tus militari Sabtidii, ayaa Kim waxaa qaaday dareen xilli uu ciidamadiisa uga mahd-celinayey jawaabtii ay ka bixiyeen musiibooyinka dabiiciga ah ee dalkaas, ayna ka hortageen faafitaanka cudurka Coronavirus. Waxa uu sidoo kale shacabka uga…
Jaamacada PSU ayaa soo saartay agab Jeermis Dile ah oo gaaraya 26 kun oo loogu tala galay la dagaalanka covid19 kaaso muddo ay ka howlanayeen Ardayda Jamacadda. Halkan ka daawo muuqaalka
Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida Ee Jubaland Ayaa Xukun Dil Ah Ku Xukuntay Mid Kamid Ah Ragii Weerarka Ku Qaaday Hoteel Cascase Ee Kismaayo. Halkan ka daawo muuqaalka
Hay’adda danbi baarista Mareykanka ee FBI,ayaa Khamiistii ku dhawaaqday in ay ka hortagtay qorshe afduub loo geysan lahaa guddoomiyaha gobolka Michigan. FBI-da,ayaa xiray lix maleeshiyo ka soo horjeedda dowladda oo sida muuqata ka carooday tallaabooyinka xannibaadaha lagula tacaalayo coronavirus ee ay soo rogtay siyaasiyaddan ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga. Shirqoolkan lagaga afduubi lahaa Gudoomiyaha Michigan Gretchen Whitmer gurigeeda fasaxa, ka dibna loo kexeeyn lahaa goob aan la ogeyn si loogu maxkamadeeyo “khiyaano qaran” ayaa hoosta ka xariiqaysa halista sii kordhaysa ee kooxaha garabka midig ka hor doorashada madaxtinimada ee 3-da November, sida ay khubaradu sheegayaan. Arrintan oo si weyn,ayaa waxaa u…
Waare wuxuu soo saaray warqad uu ku naqdinayo go’aankii guddiga farsamada isagoo aaminsan in guddiga uusan wakhtigaan shaqo galin maadaama uu yahay qabyo, isal markaana ay ka maqan tahay qoondada Haweenka. Halkan ka akhriso warqada Waare
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray inuu ka baxay isbitaalka oo uu dib ugu laabtay Aqalka Cad. Ku dhawaaqidiisu waxay timid waxyar uun ka hor shir jaraa’id oo uu la yeelanayo dhakhaatiirtiisa. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in xaaladdiisa caafimaad ay aad uga wanaagsantahay sidii u ahaa labaatan sano kahor. Mr Trump wuxuu sidoo kale difaacay go’aankiisa uu cisbitaalka uga baxay si uu usoo salaamo taageerayaashiisa bannaanka hore ee cisbitaalka ku sugnaa habeenkii axada halkaas oo looga dabiibayay Covid-19, waxaa uuna sheegay in haddii sidaas uusan sameyn lahayn ay saxaafada ugu yeeri lahayd mid aan naxariis lahayn.…
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Waa dhaxalsugaha boqortooyada Sucuudiga, mana ahan madaxa dowladaas, wuxuuna shaqada hayaa 9 bilood ee kaliya. Balse sidaas oo ay tahay durba waxa uu kasoo shaacbaxay fagaarayaasha adduunka, wuxuuna todobaadkan booqasho ku tagayaa magaalada London, halkaas oo loogu samaynayo soo dhaweyn heerkeedu sareeyo. Maxamed Binu Salmaan wuxuu qado sharaf la gali doonaa boqorada Ingiriiska, wuxuuna la casheyn doonaa Amiir William-ka boqortooyada.Xiriirka ka dhaxeeya labada dal waa mid qoto dheer, balse waji cusub yeelanaya kadib markii ay Britain ka baxday midoowga Yurub. Ra’isulwasaaraha Britain waxa ay sheegtay in Sucuudiga ay xogo sirdoon ah ay la wadaagaan dalkeeda, taas oo ay xustay in…
Halkan ka daawo muuqaalka
Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle ayaa soo saaray jadwalka soo xulista baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle. Kulan,ay yeesheen Guddiga Farsamada ayaa laga soo saaray jadwal qeexaya sida ay howlaha soo xulista baarlamaanka u kala horeyn doonaan.
Saraakiisha qowmiyadda Armenian-ka ah ee gobolka Nagorno-Karabakh ayaa xaqiijiyey in 21 askari oo kale looga dilay dagaalka ay kula jiraan ciidamada Azerbaijan, taasi oo tirada guud ee laga dilay ka dhigeysa 244 askari, tan iyo markii uu dagaalka billowday 27-kii September. Dagaalka ayaa ah kii ugu xoogganaa ee labada dhinac dhex-mara tan iyo sagaashamaadkii, markaasi oo 30,000 oo qof lagu dilay dagaalka.Hoggaanka Karabakh ayaa sidoo kale sheegay inay dagaal-yahanadooda kala baxeen qaar ka mid ah furumaha dagaalka, “sababo xeelad dagaal dartood.” Hadalkan ayaa yimid kadib markii Azerbaijan ay sheegtay in gooni u goosatada ay ka carareen dhufeysyadooda. Dhinaca kale, dalalka…
Madaxweynaha Faransiiska Emmnauel Macron ayaa shaaca ka qaaday qorshe uu ku doonayo inuu ku meel mariyo sharci adag oo uu sheegay inuu ku xakameynayo waxa uu ugu yeeshay “Muslimiinta gooni u goosadka ah” si uu u difaaco mabaadiida cilmaaniga. Madaxweyne Macron oo jeediyey khudbad laga sugayey ayaa sheegay muslimiinta ku nool Faransiiska oo laga tirada badan yahay oo lagu qayaaso 6 malyan iney khatar ugu jiraan iney sameystaan ‘bulsho ka duwan’ Faransiiska intiisa kale. Qorshaha uu madaxweynaha damacsan yahay ayuu ku sheegay iney ka mid yihiin dugsiyada waxbarashada ee ay muslimiinta leeyihiin oo gacan bir ah lagu qabto iyo in…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo uu hayo xanuunka COVID19 ayaa xalay sii daayay muuqaal cusub oo uu kasoo duubay Isbitaalka uu kujiro, kaasoo uu ku sheegay inuu dareemayo inuu soo fiicnaanayo islamarkaana uu rajeynayo inuu dhaqso kusoo bagsoodo. Muuqaal afar daqiiqo ah oo dadka uu kula hadlay ayuu ku sheegay inuusan fiicneyn markii la dhigayay isbitaalka Walter Reed ee duleedka Washington, kadib baaritaankii la masriiyay Jimcihii ee looga helay xanuunka. Laakiin waxuu sheegay inuu aad u fiican yahay hadda islamarkaana ay si adag uga shaqeynayaan inuu dib usoo kabto, isagoo intaasi ku daray inaysan garaneynin sida uu xaalka noqon doono…
Halkan ka daawo muuqaalka
Ciidamada Armenia iyo Azerbaijan ayaa maanta oo Sabti ah sii wada dagaalkooda oo galay maalintii toddobaad ee uu ka socdo agagaarka gobolka Nagorno-Karabakh, iyagoo iska dhega tiray baaqyada caalamiga ah ee xabad joojinta. Armenia ayaa sheegtey in caasimadda gobolka ee Stepanakert lagu bartilmaameedsaday duqeyn ay geysteen xoogaga Azerbaijan. Masuuliyiinta gobolkan gooni-u-goosadka ah ayaa ka digay in “dagaalkii ugu dambeeyay” ee gobolka uu bilowday. Waxa Sabtida maanta ah ugu baaqeen beesha caalamka in “aqoonsiga madax-bannaanida” Nagorno-Karabakh ay tahay “habka kaliya ee wax ku oolka ah ee nabadda lagu soo celiyo.” Armenia ayaa Jimcihii sheegtay in ay kala shaqeyn doonto Ruushka, Mareykanka…
Wasiirka Dekedaha Puntland Maxamed Cismaan Cabdi oo u warmay VOA ayaa ka warbixiyay tirada xoolaha ka dhoofay dekedda magaaladda Boosaaso labadii bilood ee la soo dhaafay. Wasiirka ayaa sheegay in ay korortay tirada xoolaha ka dhoofay dekedda labadii bilood ee la soo dhaafay oo xoolo ka badan 100 kun oo neef loo dhoofiyay dalalka Khaliijka Carbeed. Wuxuu kaloo ka hadlay caqabadaha haysta dekedda Boosaaso iyo sida uu maamulku wax uga qabanayo dhibaatooyina jira. Halkan ka daawo muuqaalka
Kenya,Itoobiya,Burundi iyo Uganda waxay ku joogaan Somaliya heshiis ay si toos ah kula jiraan Qaramada midoobey,Amisom iyo beesha caalamka ee kale. Dowlada Somaliya saamayn aan badnayn ayay ku leedahay heshiiska joogitaanka Ciidamadaas. Dowlada hada fadhida Villa Somaliya ee Farmaajo hogaamiyana haday macno leedahay waxay ugu yaraan ku filnaan lahayd in ay Amniga Madaxtooyada hanato meel kaleba intaan la gaarin. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Dagaalka u dhaxeeya ciidamada dalalka Azerbaijan iyo Armenia ayaa galay maalintii labaad ayada oo tobaneeyo qof ay ku dhinteen xilli ay jirto cabsi la xiriirta in dagaalka u noqdo mid aan waxba la isula harin. Saraakiisha gaashaandhigga labada dal ayaa xaqiijiyey in dagaalka uu si xooggan u socday xalay kadib markii uu Isniintii ka billowday furumaha gobolka Nagorny Karabakh, oo ah gobol ay degan yihiin dad Armenian ah balse doonaya inuu ka go’o Azerbaijan. Kooxda gooni u goosadka ee gobolka ayaa Isniinta maanta ah sheegay in ka badan 15 ka mid ah dagaal-yahanadooda la dilay saacadihii tegay, taasi oo tirada…
Qoor Qoor,ayaa shalay galab gaaray magaalada Cadaado waxaana soo ifbaxay khilaaf culus oo kala dhaxeeya saraakiisha ciidamada ee beesha Ceyr. Khilaafkaas,ayaa salka ku haya gadiidkii iyo hubkii Ahlu-Sunna oo mar kale ku laabtay gacanta Jeneral Mascuud Maxamed Warsame, oo horay u ahaa taliyihii ciidamadii Ahlu-Sunna ee markii dambe ay la wareegtay dowladda federaalka. Wareejinta gaadiidka iyo hubkaas oo ku xareysnaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb waxaa xilkiisii ku waayey taliyihii ciidanka ilaalada madaxtooyada Galmudug Najiib Xirsi Dhoore. Qoor Qoor ayaa Cadaado uga sii gudbi doona magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo ciidamo cusub oo ku…
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xubnaha Baarlamaanka Somaliland ee la sheegay in lagu dooran doono magaalada Mugdisho, isagoo ku tilmaamay weerar ay madaxda Soomaaliya ku qaadeen shacabka Somaliland, sida uu sheegay Biixi. Sidoo kale Madaxweyne Muuse Biixi uu ka hadlay qaar ka mid ah hadalladii uu xalay jeediyey Madaxweynaha Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweynaha Maxkamada caalamiga ah Cabdiqawi.hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Sarifka Dolar-ka oo cirka isku shareeray guud ahaan Suuqyada Puntland’42000 oo Sh.S,ayuu taagan yahay 1$. Halka Koobka Shaaha ahna uu marayo 5000 oo Sh.S.Waa arin ubaahan in Dowladu talaabo deg-deg ah qaado si loo xakameeyovsicir bararka saamaynta adag ku yeeshay shacabka. Halkan ka daawo muuqaalka
PDRC Barnaamijkan waxay ku heshay sumcad gaar ah.Sidoo kalena Barnaamijkan maqaamka Puntland,ayuu kor usii qaaday. Guud ahaan Somaliya kama jiro Barnaamij la mid ah midkan PDRC,kaasoo kulmiya haldoorka Somaliyed iyo kan Bariga Africa,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka 1aad Halkan ka daawo muuqaalka 2aad
Dowlada Hoose ee Degmadda Garoowe ayaa Soo-Gabgabaysay Hanaanka Master-Planka Magaaladda. Duqa Caasimadda Puntland Axmed Sicid Muuse (Axmed Barre),ayaa Faahfaahinka Bixiyay Hanaanka Qorshaynta Magaaladda iyo Siyaasadda Dowlada Hoose Ka Leedahay. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Waxaa Soo dhamaday Dhismaha Buunda-Jiifka Wadada Sadex-Xiddigood Taasoo Dowlada Hoose ee Degmadda Garowe Dib uhabayn iyo Dayactir Ku Samaysay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
“Maanta waxaa lagu heshiiyay in maalinka Sabtida ah si wadajir ah loo horgeeyo heshiiska Baarlamaanka Fadaraalka labadiisa Gole”Sidaa waxaa yiri Abshir Bukhaari,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
Farmaajo hadalkiisu waa deelqaaf ee ma tanaasulin,waxaa laga qabtay Gaarigii Somaliya ee tartiibta usocday in uu gediyo”C.C.Warsame,ayaa saa yiri. Halkan ka daawo muuqaalka
Waxaan wax ku bartay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug Puntland, waxaan wax ka baranayay 12 sanno muddo tacliimeedkaygii isla markaana waligay waxbarasho lacag kama bixin, waxaan ku helay Amni, sidoo kale waxaan mar walba cabbiri jiray fikirkayga iyo oraahdayda maskaxeed. Waxay dowladda Puntland isiisay deeq waxbarasho oo aan kamid ahaa 10 arday oo loo qaadi Waddanka Sucuudiga isla markaana uu Saameeyay Xanuunka Covid-19. Dowladda Puntland waxaan orankaraa way i maal-gashatay sida ugu wanagsan ee Aadane loo maal-gashto waana u taaganahay inaan gudbiyo, sheego, qoro Horumarka iyo Dowladnimada Puntland. Xaasidnimo ma fiicnee Aan xaqiiqda sheegee Puntland waa Xaruntii Lagu xardhay…
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka 1-aad Halkan ka daawo muuqaalka 2aad
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Odayga Farmaajo ah xalay wuu taraaraxay,si liidnimo ku jirto oo ku cara beel ah,ayuu madaxda Dowlad Goboleedyada u lahaa nimankaan iyo wax la mid ah. Quusna wuu ahaa oo iska dhicintii Deni,ayuu si dadban u inkirayay.Sidoo kale Ragii Ilmo Gareen ee loo nacay kuna eedoobay ubaari ahaanshihiisa,ayuu usamaynayay fursad ay Umada uga sii gadmaan maadaama isagu isqanuuday oo Qiblada isku jeediyay. Mida kale oo umuuqata igu sawirtii CBB-da,ayaa ahayd keenida Goobta ee Hooyadii oo la oran karo waa halagaa sheego iyo istustus. Isku duuboo Farmaajo waxuu isku dayay in uu inkiro iska dhicintii Deni ee taariikhda gashay.Jibril Qoobey. Halkan ka…
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Qodobada ay ku Heshiiyeen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka. 1. In Dowladda Federaalka ay magacawdo Guddi Doorasho oo heer Federaal ah kaas oo kaashanaya Guddi Doorasho oo heer Dowlad Goboleed ah. 2. In deegaan doorashooyinka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka laga asteeyo labo magaalo oo ah caasimadaha Gobollada oo ku dhisan yahay Dowlad Goboleed kasta. 3. In tirada ergada Xildhibaan walba u codeynaysa ay noqoto 101 ergo oo mataleysa beesha wadaagta kursigaas. 4. In xulista ergada ay iska kaashanayaan odayaasha dhaqanka, bulshada rayidka ah iyo Dowlad Goboleedka. 5. In qoondada haweenka ee 30% ah la ilaaliyo. 6.…
Maamulka Deegaanka Axmaarada ee Itoobiya,ayaa aad uga cabbanaya dad la sheegay in lagu laayay Deegaanka Benishangul Gumuz. Dablay hubbaysan,ayaa la sheegay in Axmaaro baddan halkaas ku laayeen,isla markaana boqolaal kale kasoo barakaciyay. Maamulka Benishangul oo arrintan ka hadlay,ayaa arrimaha ku eedeyay dablayda hubbaysan ee Onag Shane iyo waliba kooxda TPLF. Warbaahinta iyo shacabka Axmaarada,ayaa si addag arrintan uga hadlay. mid kamida maamulka Axmaarada ayaa soo qoray; “Ma dhici doonto innuu nabbad ku seexdo qof dhiig Axmaarada daadiyay”. Gobalada Axmarada degto ee deegaanka Benishangul Gumuz sidda Metekel ayay arrimahan marar baddan kusoo noq-noqdeen. VOSS TV
Kooxo hubeysan ayaa degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay maanta lix qof oo culumada deegaanka mid aheyd, kuwaas oo goob quraan saar ah ku sugnaa. Arrintaasi ayaa la sheegey inay salka ku heyso arrimo aano qabiil, waxayna argagax ku abuurtey dadka deegaanka. Wasiirka arrimaha gudaha ee Hirshabeelle, Maxamed Cabdiraxman Kheyre, oo BBC la hadlay,ayaa xaqiijiyay dilka 6-da qof. “Saaka aroortii hore waxay warbixin inagu soo gaartay in aagga Raage Ceelle lagu dilay dad shacab ah,” ayuu yiri.
Hal askari ayaa dhintay, saddex qof oo kalena waa ay dhaawacmeen, kadib markii uu iska hor imaad maanta ku dhex maray duleedka degmada Boorama ee Gobolka Awdal ciidamada booliska Somaliland iyo kooxo hubeysan. Suldaan Ibraahim,ayaa saxaafada uga waramaya iska hor imaadkaas. Halkan ka daawo muuqaalka
