Halkan ka daawo muuqaalka
Author: Jibril Qoobey.
Khudbadii MD FARMAAJO waxaan ka fahmay, “Shirka Dhuusamareeb madaxaan gaynayaa, wixii ka soo baxana Baarlamaanka yaan kula soo noqon, kumana khasbanaan doono Fulinta waxa la isku soo raaco” saan rabno baanuna yeelaynaa. Cidii shirkaa imaan waydana adduunka waxaan u tusaynaa inay “qaswadayaal yihiin”. Halkan ka daawo muuqaalka khudbadiisa
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
WAR-SAXAAFADEED: 13/08/2020Golaha Wasiirrada Somaliland Oo goβaamiyey In Maxkamadda Sare Loo Gudbiyo Goβaan-ka-gaadhista Doorashooyinka, Siyaasado Qaranna Ansixiyey. Fadhigii 62aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga dooday qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee wakiillada iyo deegaanka, iyada oo sidoo kalena lagu ansixiyey siyaasado qaran. Ugu horrayn wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha, ayaa golaha warbixin guud ka siiyey xaaladda nabad-gelyada dalka. Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada ayaa golaha warbixin ka siiyey hirgelinta nidaamka E-government iyo halka uu marayo isagoo wasiirku tilmaamay ahmiyadda uu…
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Maleeshiyo ka tirsan Ururka Al-Shabaab,ayaa weerar ku qaaday deegaanka Shabeeloow oo 20-km bari kaga beegan deegaanka Bacaadweyne ee Gobobalka Mudug waxaana dagaal xoogan uu dhaxmaray ayaga iyo dadka deegaanka. Dagaalka,ayaa lasoo wariyey inuu sababay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo kala gaaray labada dhinac. Sagaal qof oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa dhintay, sida ay dadka deegaanka xaqiijiyeen. Sidoo kale la dilay 5 ka mid ah Al-Shabaabkii weerarka ku qaaday deegaanka Shabeelow. Wararku waxay xaqiijinyaaan in dib loo jabiyay Maleeshiyadii Alshabaab loogana adkaaday dagaalka.
Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa uga adkaatay Antone Melton-meaux doorashooyinka horudhaca ahaa ee ay ku kala harayeen xubnaha xisbiga dimoqraadiga ee doonaya in loo doorto Aqalka Congress-ka Mareykanka. Guusha ay gaartay Ilhaan markii la shaaciyay waxaa is badalay halmar jawiga Magaalada,iyadoo taageerayaasheedu damaashaad ay iskugu soo baxeen,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Puntland iyo jubaland,ayaa ku gacan sayray ka qaybgalka Shirka furmay Muqdidho saakay oo lagu sheegay in uu yahay kii Gudiga Farsamada ee doorashada. Puntland iyo Jubaland waxay ka biyo diideen sadex arimood oo kala ah sida aan xogta ku helay… 1.Tirada Xubnaha Gudiga oo laga siyaadiyay intii la isla ogaa .2.Amaanka goobta iyo xubnaha Gudiga. 3.Gudoonka Shirka cida yeelanaysa Saakay,ayuu furmay Shirka Gudiga oo labada maamul ay ka maqan yihiin. Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweyne Deni oo kulan balaaran la qaatay ganacsatada Gobolka Mudug.Madaxweyne Deni waxuu balanqaaday in uu ganacsatada si dhow ula shaqaynayo Dowladuna ay maalgalin ku samayn doonto Gobolka. Madaxweyne Deni wuxaa kaloo booqan doonaa garoonka diyaaradaha cusub halka loo asteeyay. Halkan ka daawo muuqaalka
Hadal jeedin hore oo waxbadan kaa ogaysiinaysa xaalka Gobolka Mudug iyo heerarkii uu soo maray. Halkan ka daawo muuqaalka
Ardayda qalin badaltay ayaa dhan 454 arday, kuwaas oo dhameystay waxbarashadda dugsiga sare.. Halkan ka daawo muuqaalka
Sida aan xogta ku helay waxaa la joojiyay qorshe lagu kala diri lahaa golaha deegaanka Magaalada Gaalkacyo,iyadoo taa badalkeeda Duqa iyo maamulkiisa la siiyay mudo uu wax uga badalo shaqada Dowlada Hoose. joojinta qorshahaas,waxaa ka danbeeyay xeerin mashaariic muhiim ah oo Magaalada ka hirgeli doona. Mashruuca ugu muhiimsan ee loo hakaday waa mid ay Magaaladu sanadkii ku helayso dhaqaale gaaraya Nus Milyan dolar oo lacag ka bid Miisaaniyadeed oo cadaan ah. Dhanka kale waxaa dib uhufid xoog leh lagu sameeyay maamulka Dowlada hoose,iyadoo loo jeexay gacantana laga saaray Duqa qorshayaal cad-cad oo mudo leh. Wasiir Dhabancad waxaa lagu amaani karaa…
Halkan ka daawo muuqaalka
Qaramada Midoobay iyo saaxiibadeeda kale ee Soomaaliya ayaa u muujiyey walaaca ay ka qabaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, isku dayga miiska lagu soo saaray sharci cusub oo aan sax aheyn, kaas oo oggolaanaya guurka carruurta, kana hor imaanaya heshiisyada caalamiga ah ee arrintan la xiriira. Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa uu ku boorrinayaa golaha wasiirrada ee dalka in ay dib-u-soo-celiyaan Hindise-sharciyeedka Dembiyada Galmada ee asalka ah.
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Toos u daawo
Dowladda Lubnaan ayaa sheegtay in qaraxii weynaa ee burburiyay qeybo kamid ah caasimadda Beyrut uu ka dhashay 2,750 tan oo ah maadada ammonium nitrate, taasoo ku keydsaneyd dekadda magaaladaasi. Shacabka dalkaasi ayaa ka carooday in madadaasi khatarta ah oo xagmigaasi leh ay muddo ka badan lix sano ku jirtay makhaasiin aan laga fekerin badqabkiisa, aadna ugu dhaw bartamaha caasimadda. Dowladdu ma aanay magacaabin halka ay ka timid maadadaasi, balse isla ammonium nitrate xajmigaasi la eg ayaa bishii November 2013 waxaa Beyrut geeyay markab sita calanka Moldova, laguna magacaabo MV Rhosus Markabka oo laga leeyahay Ruushka ayaa September-tii sanadkaas ka shareecday…
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay la saxiixatay dowladda Shiinaha heshiis iskaashi oo la xiriira dhinacyada ganacsiga, kobcinta dhaqaalaha iyo horumarka. Heshiiskan ayaa yimid, ka dib markii ay wafti ka socda Shiinaha oo uu hogaaminayo wakiiilka Shiinaha u qaabilsan Africa ay la kulmeen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Xiriir dhexmaray Somaliland iyo Taiwan ayay Dowlada Shiinuhu si weyn uga carootay,waxaana muuqata in waftigan sare ee soo gaaray Hargaysa oo uu jawaab u yahay arinkaas.
Mas’uuliyiinta waaxda duulista hawada ee Hindiya ayaa sheegay in diyaaradda oo kasoo duushay magaalada Dubai, ay cagaha la weysay waddada ay ku cararaan diyaaradaha, kaddibna ay u kala go’day labo qeybood. Howlgal badbaadin ah ayaa hadda socda, waxaana goobta gaaray shaqaalaha gurmadka degdegga ah.Ugu yaraan labo ruux, oo uu ku jiro duuliyihii diyaaradda, ayaa geeriyooday, sida ay dad xog-ogaal ah u sheegeen BBC-da.Rakaab kale oo badan ayaa dhaawacmay, sida aan kasoo xigannay afhayeen u hadlay shirkadda leh diyaaraddaas. Maamulka diyaaradda ayaa sheegay in tirada rakaabka ay ahayd 184 ruux oo ay ku jiraan 10 carruur ah iyo lix shaqaalaha diyaaradda…
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Mahdi Guuleed ku-xigeenkii Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo u igmaday inuu sii hayo Xilka Raβisal wasaaraha, Sida Dastuurku qabo qodobka 103 Raisalwasaaraha waxaa badalaya Raβisalwasaare kale. Ma muuqataa in aad loo kala fogaaday?!. Mise waa is yeel yeel?!. W/Q Hon Said Surcad.
Shirkii Dhuusamareeb ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka ay ku kulmeen,waxuu ahaa mid miisaaman oo aan dhinac ka rarnayn lagu cadeeyay mawwifka Dowlad Goboleedyada waxna u hanbeeyay Madaxda Fadaraalka,ayuu ahaa”Sidaa waxaa yiri Sanbalooshe. Isagoo hadalkiisa sii wata waxuu yiri….”Farmaajo waxuu uhaystaa in doorasho xirantay oo ayba dhamaatay markii la doortay isaga”… Waraysi xiiso leh oo dhab ka hadal ah… Halkan ka daawo muuqaalka
Doorashadii 1987-dii ee uu nooceeda oo kale Farmaajo rabo wax badan ka ogow,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Wasiirka Dhalinyarada Dowlada Fadaraalka Somaliya oo ka hadlaysay baarlamaanka oo ay xubin ka tahay,ayaa ka hadashay tagida Dhuusmareeb ee Gudoomiye xigeenka labaad ee Golaha shacabka Fadaraalka Mahad Cabdalla Cawad. ”Gudoomiye xigeenka waxaan ku aragnay Dhuusmareeb lamana casumin Gudoonka ee suu ku tagay Dhuusamareeb hanaloo cadeeyo’ayay tiri Khadiijo. Sida ka muuqata Khadiijo waxay ka caraysan tahay tagida Dhuusamareeb ee Cawad,taasoo dad badan ay iswaydiinayaan waxa danbiga ka dhigay tagida Magaaladaas oo waliba xiligan ay ka socdaan shirara masiiriya. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
Sida uu xaqiijiyay Cabfifitaax Sugule madax hay’ada PSA oo gacanta ku haysa dhamaystirka Isbitaalka guud ee Gaalkacyo bil gudaheed,ayaa lagu soo gabagabaynayaa shaqada. Waxaa ku xigi doona qalabaynta qaybtan cusub oo ah laba dabakh oo kana kooban in ka badan 100-Qol. Isbitaalka Gaalkacyo waa midka ugu shaqada badan Bartamaha Somaliya waxaana ku xiran oo adeeg caafimaad ka hela sanadkii Dad ka badan Nus Milyan,kuwaasoo ka kala yimaada Puntland,DDSI iyo Koonfurta iyo Bartamaha Dalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweyne Deni waa Ninka leh fikrada Shirka Dhuusamareeb. Deni waxuu ku guulaystay in uu ku qanciyo Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka oo ay saamayn xoog badan ku lahayd Villa Somaliya kasoo qaybgalka Shirka. Shirka Dhuusamareeb xataa hadaysan kasoo bixin wax ay ku midaysan yihiin Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka waxaa guul ah in ay kulmaan oo lasoo cesho madashii lana muujiyo doorkooda. Mida tixgalinta gaarka ah leh waxay tahay in Farmaajo sadex jeer isku dayay kulansiinta Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka ah,balse ku guuldaraystay. Shacabka reer Puntland si gaar ah waa in aad ula jaanqaadaan siyaasada…
Haweenka Gobolka Mudug iyo Dowlada oo uu hogaaminayo Madaxweyne Deni,ayaa kulmay galabta. Gabdhuhu waxay usoo gudbiyeen Dowlada dhaliilaha ay arkaan,tabashadooda iyo aragtidooda wax sixida. Kulamadan waxay xoojinayaan isku soo dhawaanshaha Bulshada iyo Dowlada. Sidoo kale waxay niyad jab ku yihiin argagixisada iyo cid walba oo kasoo horjeeda horumarka Bulshada Puntland. Ilaa iyo hada Gobolka Mudug wax wanaagsan baa ka hirgalay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Kulankii maanta ee Dowlada iyo Nabadoonada Gobolka,waxaa ka baaqday oo diiday in ay yimaadaan Nabadoono door ah oo muhiim ahaa. Nabadoonadu waxay ku diideen kasoo qaybgalka Shirka Wasiir Dhabancad awgiis,iyagoo si cad usheegay shir uu fadhiyo in aysan imaanayn. Hada waxaa socda diyaarinta kulan gaar ah oo dhexmara Madaxweynaha iyo Nabadoonada.In badan oo qaybaha Bulshada ka mid ah waxay diidan yihiin Wasiir Dhabancad,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
