Author: Jibril Qoobey.

12-Km oo ka mid ah Wadada isku xirta Berbera-Hargaysa,ayuu Muuse Biixi xariga ka jaray maanta. Mashruucan dib loogu dhisayo Wadadaas,ayaa ka mid ah heshiiskii Dekeda Berbera ee Imaaraadku la galay Somaliland. Sidaanoo kale Puntland,ayaa heshiis kula gashay Imaaraadka balaarinta Dekeda Bosaso iyo dib u dayactirka Wadada Bosaso-Garowe. Balse ilaa iyo hada wax ka hirgalay majiraan,waxaana ilo xog ogaal ah ay sheegayaan in isfahan la’aan soo kala dhex gashay Deni iyo Imaaraadka ay sabab u tahay dib udhaca ku yimid fulinta heshiiskaas. Madaxweyne Deni waxaa lagu dhaliilaa in uu ku liito xiriirka dibada iyo fahanka diblomaasiyada. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Sida uu dhigayo Dastuurka kumeel gaar ka ah Qodobkiisa 9aad. ee ka hadlaayo Magaalo-madaxda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. “Maqaamka magaalo-madaxda Federaalka Soomaaliya waxaa go’aan looga gaari doonaa dib-u-eegidda Dastuurka, waxaana sharci gaar ah ka soo saari doona labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya”’ Hadaba arinka xaq iyo xuquuq raadsiga ah ee 3M oo qof muddo sanada ah na soo jiitamaayay Baarlamaanka federal ka ah na loogana fadhiyay inuu kusoo saaro xeer gooni ah ayaa hada muuqata in ayadoon xeerki lasoo saarin arinka loo leexiyay hardanka qabiilka lana siyaasadeey Shaqada dastuurigaa ee baarlamaanka looga fadhiyay ma eheyn 7-da kursi ee aqalka sare…

Read More

Dawladda Soomaaliya ayaa liisankii duulimaadka ay ku iman lahaayeen Soomaaliya kala noqotay diyaaradaha laba shirkadood oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya. Dawladda Somaaliya ayaa ku eedaysay mid ka mid ah labada shrikadood oo lagu magacaabo Buff AIR SERVICES inay diyaarad ay leedahay ay si sharcidarro ah qaad usoo gelisay Soomaaliya iyo inay ku xadgudubtay xayiraaddii ay soo rogtay dawladda Soomaaliya ee dhinaca duulimaadka cudurka COVID-19 awgeed, sida ay ilo lagu kalsoon yahay u sheegeen VOA. Sararaakiisha dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in diyaarad ay leedahay shirkaddaas ay 26-kii May shixnad qaad ah gaysay magaalada Buuhoodle, iyadoo hawada Soomaaliyana kusoo gashay inay waddo…

Read More

Bulshada Puntland wax xiisa ah uma hayaan hadalkiisan uu bil walba maalinta isniinta ah hadlo Madaxweyne Deni. Dadku waxay u arkaan Madaxweynuhu in uu sheego oo kaliya waxay dadku og yihiin. ‘Karti ha uyeesho Madaxweynuhu in uu saxaafada hor yimaado oo su’aalo toos ah la waydiiyo”sidaa waxaa yiri mid kamid ah bulshada Puntland oo ka caraysan sida Deni wax umaaraynayo. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Guddiga Wadajirka ah ee soo diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Fadaraalka waxay soo gabagabeeyeen hawlgalkoodii. Gudiga,ayaa Xeerarka ay soo diyaariyeen waxay ugudbiyeen Labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka. Qodobka soo jiidashada leh ee ay wax kusoo siyaadiyeen waxuu yahay tirada Seneterada Aqalka-sare oo ay ka dhigeen 61-Senatar. Senetarada Aqalka-sare oo markii hore ahaa 54,ayaa Gudigu ku dareen 7-Senetar oo Gobolka Banaadir ku matali doona Golaha.Senatarada Aqalka sare,ayaa lagu qaybinayaa nidaamka wax qaybsi ee 4.5 sida Gudiga soo gudbiyeen. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Gudoomiyaasha gobolka Minnesota iyo 11-Gobol oo kale ayaa howlgaliyey ciidammada Ilaalada Qaranka, iyaga oo la kulmay habeen kale habeen kale oo mudaaharaadyo rabshado wata ay gobolladaasi ka dhaceen kuwaasi oo ka dhashay dilkii nin Mareykan madow ah Isniintii loo geystay isaga oo ku jira gacanta booliska magaalada Minneapolis. Afartii cisho ee la soo dhaafay, mudaaharaadyo ku bilowday hab nabadeed ayaa isku rogay kuwa rabsho ah ka dib markii qaar ka mid ah debedbaxayaashu ay ku keceen boob, dab qabadsiin iyo rabshado ka dhacay Minneapolis, magaalada deriska la ah ee St. Paul ayna ku baaheen magaalooyin kale oo Mareykanka ah. Gudoomiyaha…

Read More

“Xaliimo yareey hadii la yiraahdo todobaadka danbe doorasho maku qaban kartaa Sacuudi Carabiya waxay leedahay HAA” Sidaa waxaa yiri Madaxweyne Gaas. Hadalkan,ayaa noqday mid baraha Bulshada aad looga hadal hayo dadkuna xiisaynayaan. Xaliimo yarey Gudoomiyaha Gudiga doorashada Fadaraalka,ayaa lagu tilmaamaa qof aan daacad ahayn oo hadaf iyo go’aan lagu xisaabtamo lahayn. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

John M. Rosenberg oo ah khabiir Mareykan ah oo degan dalkaasi, ahna khabiir ku takhasusay arrimaha Afrika, ayaa ka digay qorshahaasi Biixi ee uu ku sheegay inuu qadiyada Somaliland uu ku geyn doono Maxkamad caalamiya. John ayaa sheegay in qorshahaasi Biixi uu ku dambeynayo guul-daro, maadama ay tahay istiraajiyad aan laheyn qorshe fog, isla markaana ay haboon tahay in la helo qorshe ka duwan midka uu ka dhawaajiyey madaxweyne Muuse Biixi. Rosenberg ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka si dad-ban ugu sheegay in qadiyada Somaliland oo la geeyo maxkamad caalami ah ay ku dambeyn doonto midnimada ay raadineyso dowladda…

Read More

Waxaa ka muuqata in hadalkii Ra’iisul wasaaraha aysan madaxweynaha iyo asigu isla ogeyn, arintaan uu ku dhawaaqay shalay ee Doorashada oo ay ku kala aragti duwan yihiin, maxaa yeelay warkaan waa war madaxweyne ee ma ahan war Ra’iisul wasaare, sidaas daraadeed haday saas tahay oo aysan isla ogeyn 2 jug oo culus ayaa caawa Madaxweynaha ku dhacday: 1- In hadii doorasho la aadayo libintii laga qaatay, oo waxaa looga abaal heynaa Ra’iisul wasaaraha, hadii xataa Doorasho dhacdo, maxaa yeelay iyada oo la yaaban yahay oo war laga la’yahay madaxweynaha ayuu asigu ku dhawaaqay weliba iyadoo uu jiro Tuhun weyn oo ahaa…

Read More

Muuqaalkan waa Saldhiga Dhexe ee Booliska Gaalkacyo oo la ildaran burbur baahsan. Sidoo kale Taliska qaybta Booliska Gobolka Mudug waa dumay. Horay,ayaa looga codsaday Madaxweynaha,Wasiirka arimaha gudaha,Taliska Booliska iyo Duqa Gaalkacyo dib udayactirka Taliska iyo Saldhiga Dhexe ilaa iyo hadana wax jawaab ah oo laga hayo majiraan. Xaafiiska Xisbiga KAAH ee Gaalkacyo,iyadoo xaalka Gobolku sidaa yahay waxaa furitaankiisa maanta ku baxday 50.000 oo dolar oo ay bixisay Dowlada hoose. Guud ahaan xarumaha Xisbiga KAAH ee Puntland waxaa lagu amray Maamulada Degmooyinka in ay furaan oo maalgaliyaan. Amarkaasi waxuu si cad uga hor imaanayaa dastuurka,xeerarka ilaalinta hantida Umada iyo la dagaalanka…

Read More

ACTING UNDER CHAPTER VII OF THE CHARTER OF THE UNITED NATIONS, 1. Calls on the FGS and its FMS urgently to make further progress on transition and welcomes the FGS’s commitment to revise the Somali-led Transition Plan by the end of September 2020, realigning tasks with partners and agreeing clear defining roles for all key stakeholders; 2. Urges the FGS and FMS to take concrete action to fulfil the priority measures in the 2019 Mutual Accountability Framework essential to Somali security and to inform decisions on international support for the Somali Security Sector after 2021; (a) Reach an inclusive political…

Read More

Ilaa iyo hada wada hadal guulaystay oo dhexmaray Deni iyo Karaash majiro.Ma kulmin oo xataa isku soo dhawaansho fikradeed kama dhex abuurmin. Ma kulmin oo xataa isku soo dhawaansho fikradeed kama dhex abuurmin.Deni weli waxuu ku adkaysanayaa in ay sharciga ku kala baxayaan Karaash,waxaana muuqata qorshe abaabulan oo hadalkaas si xaqiijinaya. Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo qaybtood Turkiga joogtay,ayaa caawa halkaas kasoo anba baxaya,kuwaasoo loo soo diray Tigdiho.Dadaalka ugu xooga badan ee dhexdhexaadinta waxaa waday Gudoonka Baarlamaanka,balse kuma aysan guulaysan oo labada dhinacba kama helin wax tixgalin ah,waxaana muuqatay in la quursanayo. Halka Karaash raadinayo wada hadal dad kala…

Read More

Derek Chauvin wuxuu ka mid yahay afarta askari ee shaqada looga eryay sabab la xiriirta dhimashadii Mr Floyd, oo Isniintii geeriyooday isagoo ku jira gacanta booliska. Mr Chauvin ayaa lagu soo oogay dacwad dil ah,waxaana loo taxaabay Xabsiga. Dadka mudaaharaadayay ee careysnaa,ayaa dalbanayay in si deg deg ah loo soo xiro askariga booliska ee dilka geystay iyo askartii la socotayba. Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Read More

“Laga billaabo maanta, waa inaan ka shaqeynaa ka xukuumad ahaan xaqiijinta doorsho ummadda Soomaaliyeed u dhantahay, xasilloon nabad ah, dadkuna ay qeyb ka noqdaan,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Kheyre. Waxa uu intaas ku daray in doorashada oo waqtigeeda ku dhacdaa ay ku jirto xasilloonida siyaasadeed ee dalka, oo haddii la waayo meesha ka bixi karta. “In doorasho inta badan la isla oggolyahay dalka ka dhacdo ayaa wax walba inooga muhiimsan xillagan, si aan u ilaalino xasilloonida siyaasadeed ee dalka, waana sida kaliya ee aan ku hubin karno in ay waaraan wixii aan soo qabannay,” ayuu yiri Kheyre. Khayre waxuu umuuqdaa…

Read More

Wasiirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo ciidamo cusub wata,ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay amniga iyo dhamaan baraha Kontaroolada Koonfurta Gaalkacyo. Isla jaanqaadida labada maamul waxay soo dadajinaysaa in laga adkaado argagixisada gacantana lagu dhigo amaanka guud ee Magaalada. Horay waxaa uga socday Magaalada hawlgalo ay Wadajir usamaynayeen PSF,Danab iyo Booliska Puntland.Gaalkacyo horay bay usoconaysaa. .Jibril Qoobey.

Read More

Inta badan waxgaradka Cumar Maxamuud shalay waa ka baaqdeen kulankii Tacsida ee Gudoomiye Dabakariix rabi ha unaxariistee. Waxgaradka oo aan la xiriiray waxay ii xaqiijiyeen in aysan baqdin Alshabaab uga baaqan Tacsida. Balse ay uga baaqdeen diidmo ay diidan yihiin Wasiirada beesha ku matala Dowlada ee Dhabancad iyo Wasiirada Haweenka. Waxgaradku waxay si aad ah uga fogaadeen uguna niyad xun yihiin labadaas Wasiir. Dhabancad waxuu noqday Nin aysan hal qof oo Gobolka ah isfahmin xiriirna lahayn. Halka Wasiirada Haweenku noqotay gacanyare daba socota Wasiir Dhabancad oo aan matalaadba lahayn. Wasiirka ganacsiga oo kasoo jeeda beesha labaad ee Gobolka miisaanka ku…

Read More

6-bilood baa lagu bartay waxa ay tahay hogaamintiisa Madaxweynaha markii horaba laga wal-walka qabay ee Deni. Marka la bar-bar dhigo Madaxweynihii ka horeeyay ee Gaas oo dadku aadka ugu han weynaayeen waxaa la fahmay hogaamintiisa 3-sano kadib. Madaxweyne Gaas” Gaas waxuu la kulmay xiligii hogaamintiisa caqabado waa weyn oo laga xusi karo… B.Mucaaradad la kowsatay oo Garowe ah. T.Abaaro adag oo dhacay J.Dagaalkii argagixisada ee Buuraha X.Dagaalkii argagixisada ee Suuj iyo Garmaal. Kh.Dagaalkii GaalkacyoD.Dagaalkii Somaliland ee Tukaraq. Sidaas oo ay tahay dalka waxaa ka socday Mashaariic Magaalo walbana dhaqdhaqaaq baa ka jiray dadkana waxbaa soo geli jiray. Waxuu ka tagay…

Read More

Khayre waxuu taagan yahay waa in Fahad Yaasiin ka baxaa meesha,sida xogo muhiim ah ay xaqiijinayaan. Ilaa iyo hada Farmaajo,ayaa war wareejinaya oo ku maaweelinaya Khayre aniga iga warsug oo khilaafkeenu yuusan banaanka usoo bixin. Khayre waxuu og yahay hagardaamooyinka Fahad oo waxuu ka dareen qabaa xiliga kala guurka iyo waxa ka suurooba. Dhanka kale Farmaajo waxuu uyeeray Siyaasiyiin udhashay beelaha Mudulood oo uu hor dhigay qorshe RW uu ku siinayo,taa badalkeedana kaga codsaday in ay ku garab siiyaan hamigiisa ku darsiga 2-sano. Khayre dhaqdhaqaaqaas waa la socdaa waxuuna ku mashquulsan yahay ka hor tigistiisa. Xaliimo Yarey warar hoose waxay…

Read More

Difaaca Madaxtooyada Fadaraalka Somaliya waa lasii durkiyay. Xaafadaha ku hareeraysan Madaxtooyada ayay gudaha usii gashay. Ciidamo cusub,ayaa la geeyay difaacyadaaas lagu durkay.Dad badan waxay qabaan in ay la xariirto mudo kororsi Dowladu ku talo jirto. Maxamed Siyaad Barre Madaxweynihii Dowladii aan la mahdin markii ugu danbaysay waxaa ugu soo daatay Madaxtooyada shacab caraysan oo waranlayaal ah. Jibril Qoobey.

Read More

Puntland has been mired by corruption, nepotism, and poor governance spearheaded by successive incompetent president that misused scarce resources the State desperately needed to function properly. After 22 years of its establishment, Puntland is incapable to enforce laws uniformly across the State and provide basic services to its citizens. There are many factors contributing to Puntland’s deteriorating situation including, in addition to the above mentioned factors , increasing crime rates in the big cities, constant terrorist attacks, poorly and incompetent security leadership selected by their kinship to the State leaders instead of their quality, sense of second citizenship experienced by…

Read More

Kulanka waxaa kasoo qeybgalay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame, Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Faroole, Senator Cabdirisaaq Juurile, Xildhibaanad Sacdiya Salaad oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka fadaraalka,Xubno ka tirsan Goleyaasha Dowladda Puntland, Siyaasiyiin hore xilal horay ugasoo qabtay Puntland. Waxaa kulanka looga dooday hanaanka Doorasho ee Soomaaliya ka qabsoomi kara, Iyadoo lagu saleynayo caqabadaha iyo fursadaha jira. Arimaha laga dooday xalay ee lasoo bandhigay waxaa kamid ahaa. 1.4.5 dib ma tahay in dib loogu laabto? 2.Maxaa lagu badalanayaa hadiiba lagu laabanayo? 3.Ma jiri kartaa fursad kale oo lagu hirgalin…

Read More

Doorashadu waxay ka kooban tahay laba qeybood oo kala ah: 1. Hal beeg siyaasadeed 2. Hal beeg farsamo Hal beegga farsamo wuxuu noqon mid la wada leeyahay oo lagu heshiiyo. Hal beegga siyaasadeed wuxuu u baahan yahay in la shiilo, lagana doodo. Kaddibna Madaxweynaha ay u ahaato shir la tag (options) ay ku qanci karaan dadka Soomaliyeed. Waxaa haboon in aan lagu deg degin arrimahan masiiriga ah, lana geliyo talo aan berrito dib u soo laaban. 4.5 waxaa laga gaaray heshiis 3 April 2016, in mar dambe aan lagu noqon. Waxaa haboon in heshiiskaas dib loo jaleecdo laguna daro doodda…

Read More

Maxaa laga qabtay arimihii qabyada ahaa ee Dowladii Xasan Shiikh ay wareejisay oo qaranku lahaa,ilayn Guriga Xasan lagama shaqaynayane?ayuu yiri Xasan Shiikh. Xasan Shiikh oo hadalkiisa sii wata,ayaa waydiiyay Dowlada Farmaajo su’aalo kale oo muhiim u ah Qaranimada Somaliya. Dastuurkii maxaa laga qabtay? La dagaalankii argagixisada maxaa laga qabtay? Dhismihii Ciidamada maxaa laga qabtay? Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Xildhibaano si nabadgelya ah uga baxay kulankii baarlamaanka DDSI,ayaa gacan qaad waxaa ku sameeyay Booliska uu hogaamiyo Sarkaalka ay isku qoyska yihiin Madaxweyne Cagjar. Xildhibaanadan Boolisku ugacan qaaday oo fadhiga Baarlamaanka iskaga baxay kadib markii ay ka biyo diideen ajandaha,ayaa xasaanadii laga qaaday. ‘Rag markii Horeba ullo Booca Loogu soo Kutubayay oo halkii La rabay in ay gaabsadaan horboodayaal noqday ayey Maanta Seeftu qaaday’sidaa waxaa noo sheegay mid ka mid ah haldoorka Deegaanka. ‘Xilibaanadda Xasaanadda Laga Qaaday waxay ubadnaayeen xubno loo aanaynayo in ay Taliskii Cabdi iyo Tacadiyadii ka dhacay Deegaanka Lugaha kulla walaaqanayeen.Kuwaasoo Taliskani cusub isku dayaya in ay…

Read More

Sida xogta aan ku helay shalay waxaa diyaarad khaas ah Muqdisho uga soo duushay Xaliimo Yareey Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka Fadaraalka. Xaliimo waxay kasoo degtay Garowe oo ay kulan kula qaadatay qarsoodi ah Madaxweyne Deni iyo xubno kale. Wararku waxay intaas ku darayaan in ay isla shalay ku laabatay Muqdisho.Halka kuwa kalena ay leeyihiin maysan noqon ee weli Garowe ayay ku sugan tahay. Xaliimo 27-ka bisha ayay hor tagi doontaa Baarlamaanka kana hadli doontaa doorashooyinka.Jibril Qoobey.

Read More

Warar lagu kalsoonaan karo,ayaa sheegaya in uu gacan ka geystay Xildhibaan Faarax cabdi Xasan eedayntii loo soo jeediyey Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Somaliya Dr. Cabdulaahi Xaashi Cali.Agaasime Cabdulaahi Xaashi,ayaa lagu eedeeyay musuqmaasuq loona xiray markii danbe. Maalmo kadib markii la xiray Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka,ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya in Xildhibaan Faarax uu qayb ka ahaa xariga iyo eedaynta Agaasimaha. Waxayse xaaladu cirka isku shareertay oo wax lala fajaco ay noqotay markii si waadixa Xildhibaan Faarax uu codsi geystay Xaafiiska ReysulWasaaraha isaga oo codsanaya Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka. Xildhibaan Faarax Cabdi Xasan waa mid ka mid ah Xildhibaana heer Federaal ee ka…

Read More

Diyaaradan waa mida badbaadisay Karaash oo is difaaciisa sii xoojisay sida aan xogta ku helay. Lacag ka timid Xamar ayay waday oo lagu xoojinayay Karaash M-xigeenka Puntland. Lacagta waxaa fududaysay Shirkada shidaalka ee HAAS,waxaana soo qaaday Ninka lagu magacaabo Khurashoof oo ka mid ah Shirkadaas. Khashoof waa Madaxa Shirkada Haas ee Muqdisho beel ahaana waa Dhulbahante Reer Cali Geri,waxaa lagu tilmaamaa in uu ka mid yahay raga sida weyn uga soo horjeeda nidaamka Puntland. Muuqaalka guud ee diyaarada loona sheegay Villa Garowe waxay ahayd in ay sido gargaar lana socdo wafti heer Fadaraal ah oo deegaanka kasoo jeeda booqanayana dadkiisa.…

Read More

Xisbiyadda Muqdisho,ayaa sidoo eedeeyn u jeediyay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya ahna Madaxa Ciidanka AMISOM Francisco Madeira. Xisbiyada,ayaaiya dalbaday in is-bedel lagu sameeyo lana keeno ruux dhexdhexaad ka noqonaya Siyaasadda Soomaaliya, maadama Danjiruhu isagu ku fashilmay. Arimaha ugu waa weyn ee lagu eedaynayo Danjire Madeira,ayaa ah in uu gacan saar hoose la yeeshay madaxda Dowlada Fadaraalka ah. Waxaa jirta xan hoose oo soo xoogoobaysa,taasoo sheegaysa in laaluush joogta ah uu ka qaato Villa Somaliya wakiilka Midowga Africa. Eedayntan,ayaa waji gabax ku ah Midowga Africa iyo Wakiilkooda Somaliya Danjire Madeira.Jibril Qoobey.

Read More

Shalay 15Kii May, 1943 waxay ahayd markii la aasaasay ururkii dhalinayarada Soomaaliyeed (SYC, Somali Youth Club). Waxay ahayd wakhti Ingriisku uu Soomaaliya oo dhan gacanta ku hayey, dabadeed markii ay isaga iyo xulafadiisu kaga adkaadeen Talyaaniga iyo xulufadiisa dagaalkii labaad ee adduunka. Markii hore ururka waxaa lagu xiray inay ka shaqeeyaan arrimaha bulshada, balse aynan faraha la gelin arrimaha siyaasadda. Walow Ingriisku kaga dabacsanaa Talyaaniga in Soomaalidu suubsato ururo bulsho, hadana iskaga mid bay ahaayeen ku dhaqanka qabiilka oo ay ku kala qeybinayeen Soomaalida. Qofkii dani ka soo gasho xaafiisyada dawladda isticmaarka ama shaqo u soo doonta, wuxuu ku khasbanaa inuu…

Read More

Burintii M-xigeenka oo taagan ayay saraakiishii amniga Madaxtooyada la kala wareegeen masuuliyadii. Talyayaashii hore iyo kuwa cusub si rasmi ah ayay xilka ula kala wareegeen maanta. Karaash haduusan hadalkiisu saamayn lahayn in uu hadlo uma qurux badnayn oo bulshada ku hor ceeboobo. Amar lama bixiyo haduusan fulayn xeerkaasaa qabtay M-xigeen Karaash. Madaxweyne Deni,ayaa is badal ku sameeyay saraakiisha hogaamisa amaanka Madaxtooyada,waxuuna badalay Talyihii iyo ku xigeenkiisii ilaalada,taasoo si weyn uu uga hor yimid M-xigeenka Axmed Karaash. Jibril Qoobey.

Read More

Laamigan waa kan isku xira Bosaso iyo Gaalkacyo,gaar ahaan inta udhaxaysa Kalabayr iyo Laag. Madaxweyne Deni,ayaa ku amray Shirkada dhista Wadada Ceel-daahir-Ceerigaabo in ay bilaabaan dib udayactirka Laamiga dheer meelaha ugu daran ee halista ah. Bil kadib bilaabida dib udayactirkaas waxaa lagu guulaystay 4-Km oo ah halkii ugu burbursanayd in la dhiso. Sida masuuliyiinta gacanta ku haya hawshu sheegeen bil kale,ayay qaadan doontaa dhamystirka 4-ta km. Dhaqaalaha,qalabka iyo aqoontaba waxaa leh Puntland,waana qorshe hadii lasii wado lagu dhisi karo Laamiga dheer oo idil. Madaxweyne Deni taariikhduu ku galayaa haduu ku adkaysto sii wadida qoondada dhaqaale ee uu galiyay qorshahan hada…

Read More

Pnina Tamano-Shata saxafiyad hore oo aan ku dhalan Srael,ayaa noqotay Wasiir. Pnina Tamano-Shata waa 39-jir lagu keenay Srael da’da 3-sano jirka ah kana soo jeeda Bulshada ugu faqrisan Yuhuuda ee asalkeeda Itoobiyaanka ah. Bulshadaas oo lagu qiyaaso in ka badan 140.000,ayaa la kulmayay mudo dheer cunsiriyad,midab kala sooc,shaqo la’aan iyo cadaadis si gaar ah Boolisku uga hayo. Mudo dheer oo ay kusoo jireen mudaahaaraadyo iyo cabashooyin waxay umuuqdaan in ay Bulshada Yuhuuda la jaanqaadeen oo ay dhexgalayaan. Ciidanka,Looyarada,Dhakhaatiirta iyo Siyaasada,ayaa si weyn looga dhex arkaa xiligan. Pnina Tamano-Shata Gabadha noqotay Wasiirka socdaalka waxay iyada iyo qoyskeeda oo ka koobnaa 7-Qof…

Read More

Madaxweyne ku-xigeenka in lagala tashto saraakiisha amnigiisa masuulka ka ah waa sharci uusan dhaafi karin Madaxweynuhu,sidaa waxaa qaba haldoorka reer Puntland. Sababtu waxay tahay labada sarkaal,ayaa masuul ka ah amniga Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka,iyagaana xukuma ciidanka ilaaliya labada masuul. Talye xigeenka sarkaalka loo magacaabay waxuu beel ahaan kasoo jeeda jifi kale oo aan ahayn tan Madaxweyne xigeenka,taasoo ah (Qayaad) Sarkaalka,ayaa ku dhashay kuna koray reer Abti-na ay uyihiin reer Garowe. Sidoo kale Sarkaalka amniga Madaxweyne xigeenka loo dhiibay,ayaa wuxuu ka mid ahaa askartii Guriga Ina Qawdhan ilaalinaysay. Ina Qawdhan waa Ninkii kooxda Aaran uwadatay Madaxweyne xigeenka,isla markaana nux-nuxda hoose sheegto…

Read More

Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntland waxey ku guuleysteen in ay soo qabtaan Gaarigii Probox-ka ahaa ee laga soo dhacay Galmudug Todobaad ka hor. Taliska Booliska Puntland waxuu si Guud ugu mahadnaqayaa shacabka Gobolka Mudug,gaar ahaan kan Magaalada Gaalkacyo wada shaqeynta buuxda ee ay umuujiyeen Ciidanka amaanka. Booliska Puntland,gaar ahaan kan Gobolka Mudug waxay sharaf u arkaan qabashada danbiilayaasha iyo badbaadinta hantida Muwaadiniinta. Taliska Qaybta Booliska Mudug.

Read More

Cid walba waxey la yaabaneyd kala fogaashiyaha hankooda iyo tabartooda. Taakuleyn shisheeye iyo taageero dhaqaale marti ugama aysan noqon xaqiijinta himilladooda. Talo saarasho Alle, Iskutashi iyo ku tiirsanaan shacab ayaa halgankooda lafdhabar u ahaa. Iyagoo gumaysi ku hoosjira, haysatana duruufta tii ugu adkayd ayey khayaalkooda ku suuraysteen Soomaaliya oo xor ah iyo shanteeda gobol oo mid ah, lehna dastuur dimoqoraaddi ah, xukun madani ah, kaasoo sarreynta sharciga, xuquuqda muwaadinka iyo isla xisaabtan sal u yihiin. Wax walba khayaal iyo suuraysii ayey ka bilawdan Cid walba oo la yaabaneyd markii ay halganka bilaabayeen, waxey dib ka sheegatay in ay ka tirsanayd,…

Read More

Waa xusuus dimoqoraadiyadii uu dalkeena soo maray ka hor intii aysan askartu talada dalka xoog kula wareegin. Allaha u naxariistee Madaxweyne C/rashiid Cali Sharmarke wuxuu sharaxaad waafi ah ka bixinayaa sida ay awoodaha dawlada u kala soocan yihiin iskuna dheelitirayaan. C.C.Warsame,ayaan kasoo xiganay muuqaalkan iyo qoraalkaba. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

In a video message released this morning Prime Minister Abiy Ahmed issued a stern warning that his government will be forced to take all the actions against those who are engaged in illegal political activities and acts that are threatening to violate the constitution and constitutional order in Ethiopia. The Prime Minister said his government will do anything necessary to protect and defend the safety of the country and its people. He also said that the government will stay put until the threat from COVID-19 was contained and elections were held. PM Abiy also defended the Parliament’s decision on May 05 to approve the…

Read More

Beesha caalamka,ayaa ugu yaboohday Soomaaliya dhaqaale gaaraya 16-milyan oo dollar. Lacagtaas,ayaa loogu talagalay laba qaybood oo kala ah .. 1.La dagaallanka xanuunka COVID-19.2.Kabida Miisaaniyada Somaliya. Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto,ayaa sidaa ku sheegay waraysi online ahaa oo ku siiyay khadka Online-ka Saxaafada. Lacagtaas bixinteeda kuma koobna Maraykanka oo kaliya ee waxaa iska kaashanaya beesha caalamka oo idil “Lacagtan taageerada ah maaha mid keliya ka imaaneysa Mareykanka ee waxaan la kaashaneynaa dhinacyo kale” ayuu yiri Donald Yamamoto. Macada in lacagtaas ay qayb ku leeyihiin Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka ah.

Read More

Odoyaashan oo uu soo abaabulay Xaafiiska Madaxweyne Cagjar,ayaa taageero umuujiyay go’aanka Rw Abiy dib ugu dhigay doorashada,isagoo cuskanaya xanuunka Corona Virus. Baaqa Somalida ee lagu taageerayo go’aanka Abiy waa mid lagu tilmaami karo taageero indho la’aan ah oo ay caan ku yihiin mar walba in ay umuujiyaan Ninka Kursiga Adis-ababa ku fahdiya,marka dib loo raaco taariikhda siyaasadeed ee soo jireenka ah,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More