Halkan ka daawo muuqaalka
Author: Jibril Qoobey.
Guud ahaan Hay’adaha Dowlada Puntland waxay bilaabeen kulamo su’aalo ay ku waydiinayaan Bulshadu,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweynuhu waxuu booqday xarumo muhiim ah oo ay ka mid ahaayeen.. 1.Dekadda Dooraale,2.Dekadda Damerjoog,3.Xarunta xargaha qaada Internetka xawaarihiisu dheereeyo “Fibre Optic Cables” 4.Aaga ganacsiga xorta ah ee “Jabuuti Free Trade Zone”,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Ninkan waa kan lagu badalay Prof. Hodan Siciid Ciise booskii Gudiga Bangiga Dhexe. Waxay jifo hoose yihiin Madaxweyne Farmaajo. Xasuusnoow ku xigeenka Bangiga,waxaa horay loogu dhiibay Nin jifida Farmaajo ah,sidaas ayay Bangiga labo boos oo muhiim ah qoyska Farmaajo ku haystaan. Beesha Majeerteen waxaa horay looga qaaday Gudoomiyaha Bangiga Dhexe oo uu joogay Bashiir Ciise. Ninkii Wadaniyad iyo daacadnimo Social Media taal lagu khaldayo isagay utaal.
Halkan ka daawo muuqaalka
Waxaan jeclahay inaan sharaxaad kooban ka bixiyo sababta Waddamadu u qaataan Nidaamka Federaalka. Dalka iyo Dadka qaadanaya nidaam Federaal ah waxaa sababa marka ay dhunto kalsoonida lagu qabo Maamulka Dowlad Dhexe sida: 1. Dalka oo dhib weyn ka dhacdo sida Civil War ay sababaan kaligi talisnimo (Dictatorship, Diin iyo Luuqado kala duwanaansho) haddaba si Dalkaas la isugu hayo waa in Awoodda la qeybiyaa (holding together). Sida Nigeria, Russia, India Iwm 2. Qeybo Dalka ka mid ah oo go’aansada in ay dhibaatooyin dhacay awgeed ay uga baxaan Midowga Guud. Ama ay Dadka qaar u arkaan in gooni isu taagu u roon…
Barnaamika dayn cafinta ee hada meesha wanaagsan maraya,halkee kasoo bilowday? Yaa bilaabay? Goormuu bilowday? Shaqadii ugu badnayd yaa qabtay?. Wax badan ka ogow si aysan kooxda faashilka ah ee Nabar iyo Naxdin aysan kuu dawakhin. Halkan ka daawo muuqaalka
Agaasimaha Deeqaha Wasaarada Waxbarashada Fadaraalka waa Gabadha Goodax Barre”sidaa waxaa xaqiijiyay Xildhibaan Baarlamaanka ka tirsan. Sidoo kale 6-Agaasime,ayuu qoyskiisa hoose sii yay,intuu ka qaaday Somalida kale dad kasoo jeeday,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaallka
Xaruntii ugu weynayd sirdoonka Ingiriiska Garowe,ayaa loosoo raray,waxaana dhismaheeda xariga laga jari doonaa bilooyin kadib. Sidoo kale Taliskii Maraykanka Africom ee fadhigiisu yahay Jabuti inta badan shaqadiisa,waxaa loosoo wareejin doonaa Bosaso. Waxaa muuqata in Puntland ay soo jiidatay wada shaqaynta beesha caalamka.
Halkan ka daawo muuqaallka
Halkan ka akahris:-
Mudane Madaxweyne Farmaajo wuu cadeeyey in Somaalidu aysan fahmin Nidaamka federalisimku sida uu ushaqeeyo,wuxuuna hadalkiisa ku sheegay in Maamul goboleedyadu qaadan karaan imtixaanadoodu lkn hadana muhiim tahay in Imtixaan dhexe la qaado siloo hubiyo tayada. Caadiyan marka laga hadlayo Federaalisim loomaba baahna in ay jirto Wasaarad Waxbarasho oo dhexe,waayo adeega bulshada awoodiisa oo dhan waxaa leh maamul goboleedyada. Farmaajo wuxu ka yimi USA oo Federaalisim ah, Weligiin ma maqasheen Wasiirka Waxbarashada ee USA?. Mudane Wasiir Godax Barre wuxuu ka yimi Canada oo Federaalisim ah, Canada ma malaha Wasaarad Waxbarasho,waayo waa shaqo ay leeyihiin Maamul goboleedyadu. USA waxay leedahay Wakaalad Waxbarasho…
Xasan isagoo shir ufadhiya,ayaa Hotelkii uu daganaa ee Muqdisho ku yaalay lasoo weearay waxuuna muujiyay hogaamin adag. Halka Farmaajo ka baqay Bululayr uu ujeedo in loogu dabaal degayo Xafalada uu ka cararay. Halkan ka daawo muuqaallka
Taariikhda wax ka baro!. Kadib burburkii dagaalkii Ogaadeenya, koox saraakiil ah oo ka tirsan Militariga Somaliya aadna loo ixtiraamo,ayaa isku dayay Afgambi ka dhan Taliskii Siyaad Barre bishii Abriil 1978. Af-gembigaas waxas hoggaaminayay Gaashaanle-sare Max’ed Shiikh Cismaan (Cirro) oo kasoo dhalasho ahaan qabiilka Majeerteen. Markii afgembigii fashilmay 18-ka mid ah saraakiishii hoggaamineysay oo dhamaantood Majeerteen ahaa kuna jiro Cirro,ayaa si wadar ah loo toogtay. Mid ka mid ah saraakiishaas oo isna ka soo jeeday Beesha Majeerteen Korneel C/laahi Yuusuf Axmed ayaa baxsaday. Csbdullaahiwuxuu Aas-aasay Jabhaddii ugu horeysay ee Somaliyed oo markii hore loo yaqaanay SSF kadibna isu badashay SSDF. Dabadeed…
Qodobka 1aad” (1) Soomaaliya waa jamhuuriyad fadaraal ah, leh gobanimo, dimuqraadi ah,oo ku dhisan matalaada dadweynaha, loo dhan yahay oo ku salaysan nidaamka axsaabta badan iyo cadalaad bulsheed. Qodobka 4aad. Saraynta dastuurkaDastuurka jamhuuriyada fadaraalka soomaaliya waa sharciga ugu sareeya dalaka , isagayna xukuumadu u hogaansamaysaa, wuxuuna hagayaa hal-abuurka iyo go’aanada siyaasadeed ee qaybaha dowlada oo dhan. Qododka 10aad” (2) Karaamada aadanaha waa laguma-xadgudbaan, dhowrsteeduna waa waajib saaraan dadka oo dhan.(3) Awoodda dawlada waa in aan maenaba loo isticmaalin meel-uga-dhicid karaamada aadanah. Qodobka 11aad” (2) waa fal takoorid ah haddii natiijadiiso noqoto is-hortaag ama ciriirigalin xaqa qofka, xataa hadii falka aan…
Somalia descended into state failure in 1991, and famine quickly followed as warlords fought over the remnants of the country’s infrastructure. Television photos of starving children motivated the George H.W. Bush administration to provide aid and assistance. However, rather than rescue Somalis, humanitarian intervention ended up encouraging both warlords and venal politicians to fight over the assistance or to use it to bolster patronage or deny food and assistance to their political rivals. While the Clinton administration abandoned Somalia after the “Black Hawk Down” episode, the United States has reengaged Somalia over the past decade. John Kerry became the first…
Waa jariidada caanka ah ee Washington Examiner oo qortay warbixin xiiso badan oo ay kaga hadlayso Dowladda Farmaajo sida ay ula dirireyso una burburineyso Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka. Jariiradu waxay kaloo wax ka qortay doorka Safiirka Maraykanka ee Somaliya Yamamoto,waxayna ku eedaysay in uu kala shaqeynayo Farmaajo sidii loo Afganbin lahaa D.Goboleedyada oo lacagtii canshuur-bixiyayaasha Mareykanka uu ku taageerayo burburinta nidaamka soo kabanayay ee Dowladnimada Somaliya. Jariidadu waxay ku eedeysay Madaxweyne Farmaajo in uu dhaqaale urursasho ku mashquuulsan yahay halkii uu ka shaqeyn lahaa Dimuqraadiyadda horumarka iyo deganaanshaha wadankiisa,isla markaana uu aad u xiiseeyo la dagaalanka Dowladaha xubnaha…
Bookh waa Degmo soo jireen ah oo ku wanaagsan nolosha. Si xawli ah ayay ku fidaysaa,waxaana lagama maarmaan noqotay in loo sameeyo hab qurxoon oo Magaalo iyo Wadooyin waa weyn,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Baarista Forensics science ee Hay’adaha Garsoorka Puntland ufududeeyay in ay ka gaaraan go’aan sax ah kiiskii Caa’isho Ilyaas oo ay ad kayd kala saaristiisa iyo go’aan qaadashadiisa waa la mahdiyay. Dowladii Madaxweyne Gaas ee hirgalisay iyo Madaxa Xaruntaas Cabdirashiid bogaadin bay mudan yihiin. Puntland sharaf bay u tahay in guud ahaan Somaliya ay tahay qaybta ay ka jirto Baaristaas. Dr.Cabdirashiid waa hanti ma guurta ah. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweyne Farmaajo wuxuu waraysigiisa uu Universal siiyey ku sheegay in doorashadii 2016 kii dhacday aysan sharci ahayn oo ay Dastuurka dalka waafaqsanayn. Waxaan ka rabnaa in uu noo sheego sida uu Madaxweyne ku yahay? Mise inqilaab ayuu dalka ku qabsaday sida dhaqankiisa ka muuqata? Mise waa farriin hor dhac ah oo ka dhigan doorasho uu isagu qaban in aysan sharci ahayn? Waxaan kaloo ka rabnaa in uu noo sharraxo sida ciidanka uu Gedo ku dhurayo xadka Soomaaliya u difaacayo, iyadoo ay Kenya ciidankeedii gudaha Soomaaliya ku jiraan, mise dhabarkeeda ayuu xadka ka Ilaalinayaa? Sideey Itoobiya ku joojisay faragelinta Soomaaliya, sow tii…
Farmaajaha aan waxba ogayn,ayaa maanta kala diray Gudigii Bangiga dhexe oo ka koobnaa 5-ta Qof si uu meesha uga saaro Marwo Hodan. Gudigan,ayaa lagu qaybiyaa nidaamka hab qaybsiga Somalida ee 4.5. Marwo Hodan Siciid Ciise oo ka mid ah dadka fara ku tiriska ah ee guud ahaan Somaliya aqoonta iyo khibrada u leh Dhaqaalaha,ayaa Gudigaas ka mid ahayd. Farmaajo oo ka duulaya cuqdada ku qaan gaartay ee uu qabo Puntland,ayaa Marwo Hodan ku badalay Nin ay isaga ilmo adeer yihiin oo aan khibrad iyo aqoonba soo ag istaagi karin Marwada. Waa nasiib daro dadkii dalka wax uqaban lahaa in nacayb…
Halkan ka akhriso
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Haduu Deni diiday in uu noo yimaado anaguna Caruurtaan lugoynaynaa”waa xigmada jawaabta Farmaajo ee Shahaadada. Xaqiiqdii waa wax lala yaabo in Madaxweynihii dalka sidaa uhadlo oo Ardayda mustaqbalkooda uu ka dhigto Rasaas. Halkan ka daawo muuqaalka
Waaxda Maaliyadda ee dalka Mareykanka ayaa Arbacadii liiska shirkadaha xayiraadda lagu soo rogay ka saartay shirkadda Barakaat ee laga leeyahay Soomaaliya. Barakaat oo ahayd bangi iyo xawaalad ay hanti farabadan taallay ayaa cunqabateyn lagu soo rogay bishii November ee sanadkii 2001-dii, dhowr bilood uun kaddib markii uu dhacay weerarkii argagixiso ee Mareykanka laga fuliyay 11-kii September, 2001-dii. Shirkaddan ayaa xilligaas lala xiriiriyay inay gacansaar la lahayd shabakadda Al-Qaacidda, inkastoo ay dhankeeda iska fogeysay eedeymahaas.
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraaliga ee Somaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo raali galin buuxda siiyay,isagoo ku hadlaya magaca Dowladnimo Bulshada Somaliyed ee Gobolada Waqooyi ee haatan loo yaqaan Somaliland. Madaxweyne Xasan waxuu isticmaalay erayo uqalma raaligalinta uu udiray Shacabkaas lagu laayay Canshuurtii ay bixiyeen. Saakay waxaa erayo jilicsan oo aan uqalmin kuna filnayn dhibkii gaaray Shacabkaas u isticmaalay mar kale in uu raali galin uga dhigo Madaxweynaha Somaliya ee xiligan Farmaajo oo ka mid ahaa Diblomaasiyiintii Dowladii Maxamed Siyaad ee dhibkaas gaysatay. Halkna ka daawo muuqaalka
Kulankii Madaxweyne Deni iyo Jeneral-ka hogaamiya Taliska Africom ee Maraykanka ah.,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
“The United States resumed providing direct security assistance to a non-mentored unit of the Somali National Armed Forces (SNAF) this week in support of counterterrorism operations in Lower Shabelle against al Shabaab. We commend the steps taken by the Federal Government of Somalia to improve public financial management of the SNAF as part of ongoing institutional reforms, which give the United States increased confidence in accountability mechanisms for donor resources. We call on the FGS to continue prioritizing security sector reforms, including asset management and human resources, as part of the comprehensive effort to build and sustain capable, professional, and…
Farmaajo waa Nin Afgarooc ah oo aan laba eray isku aadin karin.marka uu waraysi bixinayana su’aalaha soo diyaarsada,isla markaana jawaabaha uu bixiyo laga jarjaro si toos ahna aan loosii dayn. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Wasiir Janan’Dowladda Fadaraalka waxaa ay isku laayneysaa dhalinyaro soomaaliyeed oo ay Al-Shabaab Banaanka u taagan yihiin,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Waxaa shalay buuxsantay saddex sano doorashadii Madaxweyne Farmaajo oo ku aadanayd 8-dii February ee sanadkii 2017-kii. Farmaajo ,yaa intii uu ku jiray ololaha doorashada, khudbad uu baarlamaanka ka hor jeediyey waxa uu sameeyey ballanqaadyo dhowr ah oo uu ku sheegay inuu wax ka qaban doono haddii uu helo taageerada xubnaha Baarlamaanka ee dalka. Hadaba falanqayn ku saabsan balanqaadyadiisaa iyo 3-sano kadib waxa ka fulay,ayaa waxaa sameeyay Wariyayasha SSTV,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Cabdinur Maxamed Axmed,ayaa ka warbixiyey ka qeyb galka Madaxweynaha JFS iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee shirarkaas. Agaasime cabdinuur,ayaa sheegay in Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay garab taagan yihiin qorsheyaasha xasilinta amni iyo siyaasadeed ee Gobolka Geeska Afrika iyo guud ahaan Qaaradda. Shalay oo ay taariikhdu ahayd 8-Feb maalinkii la doortay Madaxweyne Farmaajo 3-sano ka hor,ayuusan wax hadal ah siin Shacabka,balse safar ana la shaacin,ayuu ugu dhoofay Itoobiya. Safarka Itoobiya ee Farmaajo waxaa lagu xiriirinayaa in muhiimadiisu ay tahay sidii uu taageero Milatari ugu heli lahaa Dowlada Itoobiya Gulufkiisa ku aadan Gobolka Gedo marka laga soo…
Dowlada Kenya ayaa markii Ugu horeysay jawaab ka bixisay warkii kasoo Yeeray Hay’adaha amaanka dowlada iyo Amnesty international kaas oo ah in Dowlada Soomaaliya loo gacan galiyo CabdiRashiid Janan. Wargeys Daily Nation ayaa qoray in Xiriirka labada dowladood oo kol horaba aan aad u Wanaagsaneyn Marka kale uu Xumaanayo Kadib markii Kenya uu tagay Janan oo Dowlada Soomaaliya Baxsad Ka ah. Laamaha amaanka Kenya ayaa Wargeyska u sheegay in Wasiirka Amniga Jubaland Cabdirashiid Janan uu kasoo galay Mandeera Dhinaca Buulo Xaawo Halkaas oo uu Qaxooti ahaan Kenya kasoo Galay Wasiirka Kol Hore. Hada ayaa la tilmaamay in uu degan yahay…
Askarigan oo lagu magacaabo Jakraphanth Thomma ayaa sabtida dilay 20 qof ayaa hubka uu weerarka ku geystay la sheegay inuu ka soo xaday xera militari. Ninkan weerarka geystay oo farriimo ku aadddan weerarka uu geystay soo dhigay baraha bulshada ayaan weli la garan sababta weerarkaasi uu u geystay, haddana waxay wasaaradda gaashaandhiggu ku tilmaamtay inuu u ekaa qof dhimirka looga jiro. Wasiirka cafimaadka dalkaasi, Anutin Charnvirakul, ayaa bartiisa twitterka soo dhigay subaxnimadan Axadda qoraal uu ku bogaadinaya ciddamada ammaanka talaabada ay ka qaaden magaalada waqoyiga dalkaasi ku taala.”waad ku mahadsantihiin booliska iyo milatariga sida aad u soo afjarteen xaaladda. ninkii…
Aqalka Senate-ka Mareykanka ee uu hoggaamiyo xibisga Jamhuuriga ayaa Arbacadii cod u qaaday kaddibna laalay labadii dambi ee lagu soo eedeeyey madaxwenye Donald Trump. Xubnaha Aqalka Wakiillada ee dimoqraadiga hoggamiyo ayaa bishii December wax uu Senate-ka u soo gudbiyay laba danbi oo ay ku soo oogeen Trump oo kala ahaa; ku takrifalid awooddeed iyo is-hortaagid baadhitaanka congress-ka. Aqalka Senate-ka ayaa dhageystay qareennada ka socday aqalka wakiiladda iyo waliba qareennada difaacayay madaxweyne Trump, waxaana Arbacadi ay cod u qaadeen labada qodob. 52 mudane oo Jamhuuri ah ayaa codka “MAYA” ugu coddeeyay qodobka koowaad ee Trump lagu eedeeyay, halka 48 mudane ay…
Cudurka Coronavirus ee ka dillaacay dalka Shiinaha ayaa faraha kasii baxaya, ayada oo dhimasha ay gaartay 563 qof, halka kumanaan kale ay la il-daran yihiin, duniduna ay ka argagaxsan tahay. In ka badan 28,000 qof ayuu cudurka illaa iyo hadda ku saameeyey dalka Shiinaha, ayada oo mas’uuliyiinta ay la xarbinayaan inay xakameeyaan fiditaankiisa, xitaa haddii ay malaayiin qof ku qasbeen inaysan guryahooda kasoo bixin. In ka badan 20 dal ayaa xaqiijiyey inay heleen kiisaska cudurkan kuu dhaca habdhiska neefsashada ee dabayaaqadii sanadkii tegay kasoo shaac baxay gobolka Wuhan ee Shiinaha. Dhinaca kale kumanaan qof oo saaran maraakiib dalxiis oo ku…
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Ciidanka ammaanka Jubbaland ee Degmadda Af-madow ,waxaa isku soo dhiibay Ugaas Maxamed Macallin Muxumed oo loo yaqaan Maadeey. Waxaa uu kamid ahaa Odayaasha dhaqanka ee ay sameysteen kooxda argagixisadda Al-Shabaab isagoo Ugaas u ahaa beel kamid ah beelaha Soomaaliyeed. Maadeey,ayaa in Muda ah la shaqeynayay kooxda Shabaab, waxuuna sheegay in dhibaato ay kooxda u geysatay kaddibna uu ka soo baxsaday Degmadda Jilib laba cisho ka hor. Maamulka degmadda Af-Madoow iyo laamaha ammaanka Jubbaland ayuu uga mahadnaqay sida ay u soo dhaweeyeen,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dimuqraadiyeynta Puntland Mudane Maxamed Dhabancad,ayaa soo saaray amar lagu xirayo xafiiskii Guddiga doorashooyinka ee Dowladda Federaalka ee caasimadda Garowe… Halkan ka akhriso wareegtada:-
Sadex Sano Kadib Balan-Qaadyadii Farmaajo ee xiligii olalaha doorashada,ayaa laysku waafaqay in aysan waxba ka fulin. Hadaba muuqaal lagu soo koobay balanqaadyadaas hoos ka daawo. Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo Boosaaso ka qabsoomay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
SIDA AYNU LA SOCONO WAXAA BILIHII AYNU SOO DHAAFNAY DAGAAL QARAARI UU KA SOCDAY WAQOOYIGA KISMAAYO,WAA DEEGAANADA HOOS TAGA DEGMOOYINKA JILIB & JAMAAME WAXAANA LAGA GAARAY GUULO IYADOO LA WIIQAY AWOODII ARGAGIXISADA AL-SHABAAB OO AY TAAGEERTO MAAMULKA NABAR & NAXDIN. WUXUU MAAMULKA NABAR & NAXDIN ABAABULAY BEELO WAX KA DEGA BARIGA JUBBALAND INEY XOOJIYAAN OO AY DAGAALKA LA GALAAN AL-SHABAAB,NASIIB WANAAG DUULAANKOODA WAA LAGA HORTAGAY OO SI XUN BAA LOO JEBIYEY. HADDABA WAXAA BILOWGII BISHII AYNU SOO DHAAFNAY EE JANUARY MUQDISHO LAGU SHIRIYEY BEELO WAX KA DEGA GALBEEDKA IYO KOONFURTA KISMAAYO, UJEEDKA SHIRKA AYAA AHAA IN AAGAASI DAGAAL U ABAABULAN…
Trump ayaa iska dhaqaaqay markii ay Pelosi gacanta usoo taagtay oo ay damacday inay salaanto. Muuqaalada tooska ah ee la baahiyay ayaa laga dheehan karay Donald Trump oo iska indha tiraya salaanta Pelosi. Pelosi ayaa markii uu Trump ka dhaqaaqay waxaa wajigeeda laga dheehan karay wajigabax iyo inay la yaabtay sababta uu madaxweyne Trump u salaami waayay, waana ay dhoolacadeysay. Haseyeeshee markii uu madaweyne Donald Trump dhameeyay khudbadda ayaa Nancy Pelosi waxaa ay jexjeexday waraaqihii ay ku qornaayeen khudbadii uu jeediyay Trump ee uu ku wareejiyay, arrintaas oo dad badan ay la yaabeen. Pelosi ayaa markii ay waraaqaha jeexjeexda ku…
U.S. Africa Command conducted an airstrike against al-Shabab militants in Somalia on Tuesday — a strike that comes on the heels of several operations and airstrikes in Somalia last month that resulted in the destruction of two al-Shabab compounds. “Armed over-watch and precision engagement capabilities will continue to create big-time challenges for al-Shabaab,” U.S. Army Brig. Gen. Miguel Castellanos, AFRICOM’s deputy director of operations, said in a news release Feb. 4. Multiple strikes also occurred between Jan. 23 and Jan. 29, but the command said it did not disclose they had happened immediately due to operational security and force protection…
Dowlada Fadaraalka Soomaaliya,ayaa ku eedeysay Dowlada Kenya in ay Faragalin Amni iyo mid Siyaasadeedba ka wado Gudaha Soomaaliya. Halkan ka akhriso
Qaybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo oo dhigay isku soo bax ay uga soo horjeedaan dagaal beeleed ka dhacay galbeedka magaalada,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Laamaha ammaanka gobolka Bari,ayaa meel fagaare ah ku gubey maan-dooriye isugu jira khabri iyo xashiish,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Guddiga tirakoobka iyo dib u habaynta ciidamada dowladda Puntland,ayaa gaaray degmada Carmo ee Gobolka Bari, iyagoo lagu soo dhaweeyay kuliyadda tababarka ciidamada Booliska Somaliyed ee degmada Carmo,halkaas oo ay ka bilaabi doonaan howsha dib u habaynta iyo tayeynta ciidamada,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Wasiirrada beeraha dowladda Puntland, DFS ah ee Soomaaliyo iyo saraakiil katirsan Hay’adda FAO ayaa magaalada Qardho ka dhagax-dhigay xarunta la dagaallanka AYAXA,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka