Author: Jibril Qoobey.

Secretary of State Hillary Clinton said in a January 2010 speech that “development was once the province of humanitarians, charities, and governments looking to gain allies in global struggles. Today it is a strategic, economic, and moral imperative — as central to advancing American interests and solving global problems as diplomacy and defense.” President Trump has been more dubious about the utility of foreign aid but has nonetheless allowed much of it to continue. The international donor community has become its own lobby. Often, diplomats and donors believe the benefits of humanitarian assistance trump its drawbacks (although a new book by my colleague challenges that assumption). Corruption is…

Read More

Meelaha ay ka imaanayso dakhliga Misaaniyadu ayaa lagu sheegay in ay kala yihiin…. Misaaniyada Gudaha waa 93.4 MilyanMiisaaniyada dowladda Hoose Waa 6.9 MilyanDeeqaha ka imaanaya Dowlada Federaalka waa 2.5 MilyanMashaariicda Bangiga Adduunka waa 20.6 MilyanDeeqaha laga filayo dowladaha Dibada waa 2 MilyanMashriicda Laga Filay Qaramada Midoobay waa 112 MilyanMashaariica Hay’adaha Caalamiga ah Waa 107 Milyan Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Read More

Waxaa maanta uu dhexmaray Kulan xubno ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Madasha Xisbiyada Qaran. Kulankaas,ayaa loogu gogol xaarayay shirka la filayo in maalinka beri foog ah uu dhexmaro Madaxda Madasha Xisbiyada Qaran iyo Madaxweyne Farmaajo. Hadaba waxaa nasoo gaaray xog ku saabsan ajandaha ay wataan Madaxda Xisbiyada. Shuruuradahaas waxaa ka mid ah:- 1. Doorashada waqti laguma dari karo. 2. AXmed Madobe in Dowladdu ictiraafto . 3. In Raysul Wasaare cusub mucaaradka laga magacaabo,sababtoo ah Dowlada hada jirta lama Aamini karo kaligeed. 4.Wixii horay u dhacay In laga gudbo. Lama sadaaalin karo in shuruudahan ay aqbali doonaan Farmaajo iyo kooxdiisa,balse waxa…

Read More

Ciidamada difaaca Puntland waxaa loo kordhiyay mushahaarka Boqokiiba Boqol. Askarigii horay uqaadan jiray mushahaar gaaraya 110-dolar waxuu qaadanayaa 220-dolar. Waxaa xusid mudan in Ciidamada mar horeba loo bilaabay mushahaar kordhinta oo labadii bilood ee lasoo dhaafay ay qaadanayeen. Sidoo kale waxaa uhakasho leh in aysan jirin hal Unug oo ka mid ah Ciidanka Difaaca Puntland oo aan mushahaar qaadan 10-kii bilood ee lasoo dhaafay. Xukuumada xiligan ka arimisa Puntland qodobada ay ku faani karto ayay ka mid yihiin kuwan.

Read More

Laga bilaabo Janaayo 2020 Wasiirada Dowlada Puntland waxay mushahaar ahaan uqaadan doonaan 3000 oo dolar. Sidoo kale Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Puntland waxay msuhaahar ahaan uqaadan doonaan laga bilaabo janaayo 2020 Xildhibaan walba lacag gaaraysa 2500 oo dolar. Mushahaar Korhdintan waxay noqonaysaa mid laba jibaaran markii loo eego kii ay horay uqaadan jireen. Markii labaad ayay noqonaysaa ee loo siyaadiyo mushaarka Wasiirada 210-kii sano ee ay jirtay Puntland.

Read More

President Abdel Fattah El Sisi lauded on Monday 18/11/2019 the agreement signed between Kenya and Somalia on the normalization of their relations. “With great pleasure, I followed up the agreement signed between the Kenyan and Somali presidents on normalizing relations between the two countries,” Sisi said on his official Twitter page. The agreement is a key step that would promote bilateral cooperation, and achieve stability and development in the region, he added.

Read More

Waxaan daawanayeysuaalo dhawr ah oo la xiriira miisaaniyadda Dowladda, si gaar ah kharashaadka dowladda kuwaas oo Baarlamaanka cusub ee Puntland, 2019, ay ku weydiiyeen Wasiirka Maaliyadda Puntland. Weydiimaha Baarlamaanka oo ahaa kuwa aad u xasaasi ah, ayaa ugu dambeyn wasiirku ku cududaartay inuusan xog badan ka hayn habka miisaaniyaddu u dagsantahay iyo qoondeynteeda ba, sidaa awgeed uu codsanayo in baarlamaanku sannadkaan ay u ansixiyaan habka ay tahay, wixii sannadkaan ka dambeeyana lagula xisaabtamo, sidaas ayeyna baarlamaanku ku ansxiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2019. Laga soo bilaabo maalintaas waxaan bilaabay inaan u kuurgalo galo habraaca Miisaaniyadda Dowladda iyo guud ahaan Maammulka Maaliyadda…

Read More

Since rising to power in April 2018, Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has already overseen several impressive victories — the opening of Ethiopia’s media and political environments being hailed as one of his biggest. His efforts to “achieve peace and international cooperation,” including opening Ethiopia’s relations with long-time enemy Eritrea, even earned him the Nobel Peace Prize in recent weeks. But unfortunately for Ethiopia’s new leader, no amount of accolades will protect him from the bitter campaign his regional rivals are gearing up for ahead of elections slated for May 2020. The Big Picture”Prime Minister Abiy Ahmed’s ongoing efforts to…

Read More

Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed won the Nobel Peace Prize for his work in starting peace negotiations with Eritrea. But his country is still in the middle of another major dispute that threatens regional stability. This one is over the waters of the Nile River, specifically, Ethiopia’s plans to build the Grand Ethiopian Renaissance Dam on the river’s Blue Nile tributary. Egypt considers the dam to be a looming threat to its very survival. Ethiopia, on the other hand, sees the undertaking as essential for its development and has vowed to continue the project no matter the ramifications. Ethiopia and…

Read More

Qaar ka mid ah isimadda Puntland oo waday dadaal lagu xalinayo xiisad ka taagnayd Bosaso ayaa ku guulaystay inay ku qanciyaan maleeshiyaad Taageersanaa shirkadda PDG inay ka baxaan magaaladda oo ay dib ugu laabtaan Fariisimihii ay soo kicitimeen. Isimadu waxay maanta la kulmeen Masuuliyiinta shirkadda PDG iyo Saraakiishii hoggaaminaysay Maleeshiyaadkii soo galay magaaladda Bosaso. Sidoo kale Isimadda oo ay weheliyeen culuma’udiinka ayaa xarunta gobolka Bari ee Bosaso waxay galabta kullan kula yeesheen wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka amniga, Guddoomiyaha gobolka bari iyo qaar ka mid ah saraakiisha Amniga ee Puntland. Isimada iyo Masuuliyiinta dowladda ee ku sugan gobolka kama hadlin natiijada…

Read More

Duleedka Galbeed ee Magaalada Boorame waxaa saakay waabarigii dagaal culus ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo kuwa jabhada uu hogaamiyo Suldaan Wabar. Wararka,ayaa sheegaya in dagaalka uu ka dhashay khasaaro xoog leh waxaana ciidamada Somaliland uga geeriyooday dagaalkaas 6-Asari halka ay uag dhaawacmeen dhaawacmay 8-kale agana gubay laba Gawaarida dagaalka ah. Dhinaca Jamhada Suldaan Wabar,ayaa la xaqiijiyay in uusan kasoo gaarin wax khasaara ah haba yaraatee dagaalkaas. Somaliland,ayaa ku daabushay Deegaanka dagaalku ka dhacay Ciidamo dheeraad ah. Afhayeen uhadlay Jamhada Suldaan Waber oo ana xiriir la yeeshay,ayaa ii sheegay in ay gacanta ku dhigeen Deegaankii dagaalku ka dhacay oo Kaabiga usaaran…

Read More

Waxaa Guriga Sh.Sahrrif xalay saq dhexe tagay Fahad Yaasiin oo lagu xanto in uu yahay Mulkiilaha Dowlada uu hogaamiyo Farmaajo. Fahad Yaasiin,ayaa raali galin iyo usoo hoyasho ugu tagay Madaxweyne Shariif kadib dhacdadii garoonka Aadan-Cade ee aadka uga caraysiisay Madaxweynayaashii hore iyo Madasha Xisbiyada. Kulanka oo socday 40-daqiiqo,ayuu Fahad uga codsaday Shariif in xaalada la dajiyo waxii dhacayna uu ka xun yahay raaligalina ka bixinayo,isla markaana uu ka codsanayo in uu aqbalo kulan dhexmara Farmaajo. Madaxweyne Shariif in uu ku qancay hadalka Fahad Yaasiin .aqbalayna codsigiisa la kualanka Farmaajo lama xaqiijin karo. Fahad Yaasiin,ayaa ah madaxa hay’ada Nabadsugida ,sidoo kalena…

Read More

Jubbaland ayaa cabasho ka dhan ah dowlada Ethiopia u gudbiyay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay dalka Soomaaliya David Swan. Qoraal uu ku saxiixnaa Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubbaland Xirsi Jaamac ayaa lagu sheegay in dowlada Ethiopia ay ku soo xadgudubtay deegaano ka mid ah gobolka Gedo ayna ka qafaalatay mas’uuliyiinta illaa saddex degmo oo ka tirsan Gedo. Maamulka Jubbaland ayaa ugaga digey Qaramada Midoobay in dowlada Ethiopia ay qorsheyneyso iyadoo ay gadaal ka riixeyso dowlada federalka in gobolka Gedo uu ku dhowaaqo inuu ka go’ay Jubbaland taasna ay cawaaqib xumo ka dhalan karta. Halkan ka akhriso Dacwadaas…

Read More

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 18.7 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah ay ku bixiyeen wax ka qabashada fatahaadaha iyo daadadka dhowaan ku dhuftay qeybo ka mid ah Soomaaliya. War laga soo saaray Xafiiska QM ee Muqdisha ayaa lagu sheegay in dhaqaalahani kor loogu qaadayo howlaha gargaar fidinta iyo badbaadinta nolosha in ka badan nus Malyuun Qof oo ay saameeyeen fatahaadaha ka dhacay Soomaaliya Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Read More

Guddoomiyaha Deegaanka Af-Urur ee Gobolka Bari, Maxamed Geeddi Saalax,ayaa ka warbixiyay dagaal culus oo saaka ciidamada difaac Puntland iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ku dhexmaray nawaaxiga degaankaasi Af-Urur. Taliyaha ciidanka difaaca Dowladda Puntland ee aagga Af-urur Maxamuud Maxamed Cismaan (Aarsade),ayaa sheegay in dagaalkaasi Al-shabaab looga  dilay ilaa 5 xubnood,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Read More

The Security Council on Tuesday renewed until 15 November 2018 the partial lifting of the arms embargo on Somalia, authorization for maritime interdiction of illicit arms imports and charcoal exports, and the humanitarian exemption. In the resolution adopted by 11 affirmative votes and four abstentions, the 15-member body requested the Somalia and Eritrea Monitoring Group (SEMG) to continue its investigations related to the export to Somalia of chemicals that may be used as oxidisers in the manufacture of improvised explosive devices, such as the precursors ammonium nitrate, potassium chlorate, potassium nitrate and sodium chlorate. Those abstained in the vote were…

Read More

Kenya and Somalia agree to normalise relations, restore visa on arrival arrangement NAIROBI, 14 Nov 2019 (PSCU) – Kenya and Somalia have today agreed to normalise bilateral relations starting with the restoration of the issuance of travel visas on arrival arrangement for citizens of the two nations. The restoration of the visa on arrival arrangement is aimed at enhancing free and unhindered movement of people and commerce between Kenya and Somalia. The agreement was reached today during a meeting between Presidents Uhuru Kenyatta and Mohamed Abdullahi Mohamed of the Federal Republic of Somalia on the sidelines of the just concluded…

Read More

Qoraal uu Mahad Salaad soo dhigay bartiisa facebook,ayuu kaga codsaday Madaxweyne farmaajo in uu runta ka sheego heshiiska dhexmaray Uhuru. Madaxweyne Farmaajo cid ka aqrisanaysa in uu dhuunto majirto ee inta Ummadda hor yimaado ha u sheego waxa uu Kenya kula heshiiyay! Warsaxaafadeedka galabta ka soo kala baxay Madaxtooyada iyo Wasaarada Arrimaha Dibeda Kenya waxa lagu sheegay in labada Madaxweyne Soomaaliya iyo Kenya Farmaajo iyo Uhuru ku heshiiyeen in arrinta dacwada Badda ee taala Maxkamadda Cadaalada Adduunka (ICJ) lagu xaliyo hab labada dhinac wada oggolyihiin. Taasoo micnaheedu yahay in dacwada Badda la soo celiyo kadibna wada hadal lagu xaliyo. Haddaba, waan…

Read More

Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland, 47 cod ayuu kaga guuleystay Xildhibaan Cabdi Jamaal Maxamed Cusmaan oo wareega ugu danbeeyay ee doorashada ay ku tartameen. Cabdirashiid ayaa siyaasada soo galay bilawgii doorashadii 2014, waxa uu ahaa qurba joog muda dheer ku noolaa Wadanka Denmark, waxa uuna markii danbe usoo guuray Magaalada Brigmiham ee Dalka Uk, waxaana aad loogu xasuustaa heeso iyo suugaan kala duwan oo u sameeyay Dawlada Puntland iyo kuwa kale oo ku dhaliilayay Madaxdii Markaas taladda haysay, sidoo kale waxa uu aad usoo shaacbaxay xiligii olalaha doorashada Puntland 2014 isaggoo taageero wayn u ahaa…

Read More

Guddiga khubarada QM ee Soomaaliya oo saaray warbixintoodii sanadda 2019,ayaa sheegay in intii lagu guda jiray muddo xileedkoodii koowaad, ay isticmaalka waxyaabaha qarxa ee Al-Shabaab ay gaartay heerkii ugu sarreeyey taariikhda Soomaaliya, ayada oo korortay saddex meelood meel, marka loo barbardhigo sanadkii tagay. Sida ay warbixinta tiri, taxliilin dhanka kiimikada ah oo la sameeyey kadib qaraxyada Al-Shabaab qaarkood, ayaa muujisay in markii ugu horreysay ay kooxda Al-Shabaab awood u yeelatay inay sameysato bambooyinka ay qaraxyada ku fuliso, ayada oo sidaas sameeneysay illaa ugu yaraan Bishii July ee 2017. Sidoo kale, uma muquato in Al-Shabaab ay hor-istaagi karto dhaqaale la’aan, ayada…

Read More

Cabdiraxmaan waxaa uu ku dhashay Magaalada Qabridahar ee deeganaka Soomaalida ee dalka Itoobiya, waxaana laga kaxeeyay halkaas isagoo yar oo waxaa la geeyay Magalaad Wajeer ee dalka Kenya sanadkii 1962. Wuxuu halkaas ku bartay qeybka mid ah waxbarashadiisa dugsiga hoose, kadib markii uu buuqa ka dhashay dalka Itoobiya. Qoyska Cabdiraxmaan ayaa markii dambe waxaa ay u wareegeen Magaalada Kismayo, waxaana dugsigii hoose ee Kismayo uu ka sii watay waxbarashadiisa dugsiga hoose. Magaalada Baydhabo ayay sidoo kale qoyskooda u wareegen, waxaana halkaas uu ka dhigtay dugisga dhexe qebtiisa koowaad. Magalaada Muqdisho ayuu usoo wareegay, oo waxaa uu halkaas ku dhameeyay dugsiga…

Read More

The Trump Administration has brokered a secret deal between Kenya and Somalia to end a simmering tension between the two East African neighbors over a maritime dispute that has pushed the two countries to a diplomatic standoff, according to well places sources in Washington and Nairobi. President Mohamed Abdullahi Farmaajo of Somalia arrived in the Kenyan capital on Monday under the guise of a UN conference on development. But he will hold secret trilateral talks with top US officials and Kenyan President over the maritime issue. It’s expected that they will finalize the parameters of the agreement. The details of…

Read More

Doorasho si xor ah oo xalaal ah uga dhacday Hoolka Kuliyada Beeraha ee Magaalada taariikhiga ah Godey,ayaa caawa si aqlibiyad leh loogu doortay Gudoomiyaha Ururka ONLF. Tartan xiisa leh si adagna looloolamay,ayaa waxaa isku hardiyay Musharaxiinta kala ah Cabdiraxmaan Sh.Mahdi iyo Axmed Yaasiin Shiikh Ibraahim. Ergada golaha fadhiday oo gaaraysay 630-ergo,ayaa ukala codeeyay labada musharax. Cabdiraxmaan Sh.Mahdi,ayaa helay coddad gaaraya 340,halka Axmed Yaasiin uu ka helay 251 sidaana waxaa Gudoomiayah ururka ONLF ku nqoday Cabdiraxmaan Sh.Mahdi. Lasoco wararkayaga danbe iyo warka oo faahfahasan.

Read More

Genale Dawa III hydropower project ee ku yaala Koonfur-Bari Itoobiya oo dhawaan shaqo galaya. Sida uu xaqiijiyay Agaasimaha Agaasimaha Wakaalada Xooga korontada Itoobiya (Ethiopian Electric Power (EEP) Dr. Abraham Belay, Mashruucan oo ay ku baxday lacag dhan $451,ayaa 99% ldiyaar u ah in uu shaqo galo laba bilood gudahood. $67.8m oo lacagta ku baxday Mashruuca Korontada Ee Genale Dawa waxaa fulisay Dowlada Itoobiya,halka inta soo hartayna ay ku heshay Dayn. Mashruucan Genale Dawa III waxuu bilowday diyaarintiisu 2010,waxaana Joogiisu dhan yahay 110 meter halka dhererkiisu gaarayo 426 meter,halka awoodi qaadistuna ay tahay 2.5 billion cubic meters oo Biyo ah. Mashruucan,ayaa…

Read More

The Genale Dawa III hydropower project located in Southeast Ethiopia, is set to be operational soon. According to Chief Executive Officer of the Ethiopian Electric Power (EEP) Dr. Abraham Belay, the US $451m power project is 99% complete and will begin generation in less than two months’ time. Out of the total cost of the 254MW power project built on Dawa River, around US $67.8m was covered by the government of Ethiopia, while the remaining was covered by external loan. Genale Dawa III hydropower project Launched in 2010, the 110 meter high and 426 meter long dam has the capacity to hold…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafti uu hoggaaminayo,ayaa ku wajahan magaalada Nayrobi. Ujeedka socdaalka Madaxweynaha ee kenya,ayaawaxuu ku aadan yahay sidii ay uga qayb geli lahaayeen shirka Hoggaamiyeyaasha Xubnaha ka ah Dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD, kaas oo ka furmi doona todobaadkan gudihiisa magaalada Nayrobi ee caasimada dalkaas.. Madaxweynaha,ayaa kla filayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Nayrobi in uu kulamo gaar gaar ah la yeelan doonaa hoggaamiyeyaasha qaybta ka ah ururka ee k a soo qayb geli doona shirka. Si gaar ah waxaa loo filayaa sida ay noo axqiijiyeen saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Villa Somaliya…

Read More

Ra’iisul Wasaare Dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Cali Khayre,ayaa u safray dalka Fanasiiska oo uu uga qayb gelayo shirka sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris oo socanaya Nofeembar 11-13, 2019. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ,yaa safarkiisa Faransiisaka kadib waxuu tegayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium oo uu kula kulmayo hoggaanka cusub ee midawga Yurub. Ra’isal-Wasaaraha, ayaa ka baaqday isla maanta safar uu ku tagi lahaa Magaalada Beledwayne oo ay saameeyeen fatahaada Biyaha webiga Sahbelle,kadib booqashadii Madaxweynayaashii hore ee Beledweyne. Dad badan,ayaa ku doodaya markii uu awoodi waayay ka celinta Madaxweynayaashii hore Beledweyne,ayuu isku sii daayay Ra’isalwasaare Khayre dalka…

Read More

Shirka maanta ayaa waxa uu galay jawi doorasho oo waxaa loo tartamayaa Gudoomiyaha ururka, waxaana jirta xamaaasad xooggan oo doorashada ku saabsan. Qodobada kale ee shirka diiradda lagu saarayana waxaa ka mid dib u geesista xeerka ururka ONLF iyo barnaamijka siyaasiga. Afhayeenka ururka ONLF Cabdiqaadir Xassan Hirmooge(Caddaani) oo BBC-da u warramay ayaa sheegay in shirka maanta ilaa berri lagu dooran doono guddoomiyaha ururka, iyadoo ay tartarmi doonaan laba xubnood oo la soo xulay. Caddaani oo u warramayay weriyaha BBC-da ee magalaada Jigjiga Cabdinaasir sheekh Maxamed Xikam ayaa la weydiyay maadaama ay xeer hoosaadka ururka dib u geesi ku sameeyaan in…

Read More

Wafti ay hoggaaminayaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud,ayaa ka degay magaalada Beledweyne. Waftigan ayaa halkaasi u tagay si ay uga qaybqaataan gurmadka dadka ay fatahaaduhu saameeyeen. Waftiga Madaxweynayaashii hore,ayaa kula kulmay Beledweyne Ugaaska beesha Xawaadle iyo waxgaradka Gobolka. Dhowaan,ayaa Madashada Xisbiyada Qaran waxay ku dhowaaqday in ay lacag dhan 200-kun oo dollar ay ugu deeqday dadka ay fatahaaduhu ku saameeyeen Beledweyne iyo Bardaale. Shariif Shiikh Axmed,ayaa hoggaamiya Madashada Xisbiyada Qaran. 20-kun oo qoys oo ay saameeyeen fatahaadaha wabiga Shabeelle ee magaalada Baladweyne,ayaa la gaarsiiyey kaalmo ay soo ururiyeen shirkadaha ganacsi iyo dadka Soomaliyeed ee…

Read More

”Waxaan helay oo la ii soo diray warbixin ah in 600 oo mitir oo Run Way -ga ah gaar ahaan dhinac bidix ay biyo fadhiyaan sawiradda waa leyla soo wadaagay in aysan diyaaraduhu ku deggi karin gaar ahaan diyaaradaha waaweyn, arintan waxaan ku wargaliyay oo aan wacay subaxnimadii hore ee saakay madaxweyne Xassan Sheekh waan ka xumahay markii aan la wadaagay macluumaadkaas waxaa uu iigu jawaabay Adiga madaxweyne ayaa tahay maxaa kaa galay arintaas, Waa runtii Aniga howshaa kuma mashquulo, laakiin maanta madaama ay xasaasi aheyd, wafdiga socdana uu ahaa mid muhiim ah Labo madaxweyne hore, xildhibaanno iyo xaalada oo…

Read More

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Mashruuca Dayactirka Wadada isku xirta Garoowe iyo Boosaaso. Sin-ujiif : 10 November:2019 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dhagax dhigay Mashruuca Dayactirka Wadada isku xirta Garoowe-Boosaaso iyo Wadada Isku xirta Garoowe iyo Laascaanood oo ay waxyeelo kasoo gaartay Roobabkii dhowaan ka da’ay Puntland. Dayactirka Wadada Garoowe-Boosaaso iyo Garoowe-Laascaanood oo Madaxweynuhu ballan qaaday in Dowladdu ka shaqeynayso sidii dhakhso wax looga qaban lahaa, ayaa wakhtigii loo qorsheeyay maanta ka bilowmay deegaanka Sin-ujiif ee duleedka Garoowe. Mashruucan oo lagu dayactirayo Wadada isku xirta Garoowe-Boosaaso iyo tan kale ee isku xirta Garoowe iyo Laascaanood, waxaa…

Read More

Hal urur oo ka tirsan Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa saakay u dhaqaaqay dhanka Gobolka Bari. Ciidamadan waxay qayb ka noqonayaan oo lagu xoojinayaa sida warku igu soo gaaray hawlgalo ka socoday Gobolkaas.waxayna wataan Gaadiid dagaal oo tira badan. Amaanka Gobolka Bari iyo kan gaar ahaaneed ee Bosaso waxaa laga dareemayaa isbadal wanaagsan,waxayna Xukuumadu galisay dhaqaale iyo Ciidan far badan.

Read More

Kulanka Madaxweyne Deni iyo Suldaan Siciid ma ahan sida loo dhigayo sida ay ii xaqiijiyeen ilo wareed lagu kalsoonaan karo. Kulanka muhiimka ahaa waxuu dhacay ka hor xiisadii Baarlamaanka,waxuuna qayb ka ahaa casuumad sooryo gobeed iyo karaamayn isimada waa weyn oo Madaxtooyadu ay samayso. Madaxtooyadu waxay Isimada ku karaamaysay Gawaari Land Cruiser ah iyo dhaqaale fiican oo cadaan ah. Isimada,ayaa ah laf dhabarta isku haysa reer Puntland waxayna saami ku leeyihiin maamuuska iyo miisaaniyada Xukuumada Puntland. Kulanka labaad waxuu ahaa mid kooban oo Odoyaal jifida hoose ee Dhoobo ah ay kula kulmayeen Madaxweynaha Suldaankuna goob joog ka ahaa. Odoyaashu waxay…

Read More

Madaxweyne Deni waxuu usii gudbay Carmo sida warar aanan boqolkiiba boqol xaqiijin karin isoo gaarsiiyeen. Madaxweynuhu waxuu saakay dhagax dhigay dib u dhisida Wadada Garowe iyo Bosaso oo meelo badan ay Biyihii Roobku ka jareen. Carmo waxaa soo gaaray Bashiir Cabdullaahi Saalax Deer oo ahaa Ninka saamiga ugu badan kuleh PDG shirkadii u adeegida Ciidamada Badda qanadaraaskeedii haysatay 10-kii sano ee lasoo dhaafay,taasoo laga qaaday si rasmi ah bishan bilowgeedii. Waxaa jiray xiisad ka dhalatay qandaraas ka qaadista PDG oo ka taagnayd Gobolka Bari,gaar ahaan Bosaso maalmihii lasoo dhaafay. Tagida Madaxweyne Deni ee Carmo haday xaqiiqowdo waxay ubadan tahay in…

Read More

Maadey waa masuulka ay ubadan tahay in uu noqdo Gudoomiyaha ONLF ee lagu wado in lagu doorto shirka Godey ka socda. Maadey beel ahaan waxuu kasoo jeedaa beesha reer Cabdille oo lagu tilmaamo beel siyaasiyiinteedu han sare iyo hogaamin qadiyadaha guud ilaaliya ay leeyihiin. 330-ka mid ah ergada shirka Godey fadhida oo ka kooban 500-xubnood,ayaa kalsooni uhaya masuul Maadey. Cagjar oo taageero ka helaya dhaqaalaha Qadar ee Fahad Yaasiin iyo Xaafiiska Rw ee Abiye,ayaa si xoog badan uwada olale uu ku fashilanayo doorashada Maadey. Cagjar waxuu khatar u arkaa soo bixida siyaasi beesha Reer Cabdille kasoo jeeda oo kula tartama…

Read More

Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya,ayaa kulan la qaatay wafti uu horkacayay Madaxweyne ku-xigeenka Bankiga Aduunka Hafez Ghanem. Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay  Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Fadaraalka Xassan Cali Khayre, Wasiirka  Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan iyo Agaasimaha Madaxtooyada Dr.Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade). Dhanka Bangiga Adduunka waxaa uga soo qeyb galay kulanka madaxweyne kuxigeenka Bangiga Adduunka ee Arrimaha Afrika Hafez Ghanem, Agaasime-Goboleedka Afrika ee Hayadda Caalamiga ah ee Maal-gelinta  Dhaqaalaha Jumake Jagun-Doknmu, Agaasimaha Howl-gelinta Bangiga  Adduunka ee Kooxda Afrika Mudane Anne Kabagambe, Madaxa Bangiga Adduunka  ee Soomaaliya Puteri Watson. Xog rasmi ah lagama hayo waxa rasmiga ah ee…

Read More

Culimada Puntland,ayaa todobadkaan waxay ku hawlanaayeen gurmad dhaqaale loogu ururinayo dadka fataahaada webigu barakiciyey ee ku nool magaalada Beledweyne, Shiikh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ka mid ah Culimada Puntland,ayaa sheegay in ay hada culimadu gacanta ku hayso lacag ku dhaw Sadex boqol iyo kunton kun oo Doolar. Guud ahaan Puntland waxaa ka socda gurmad xoog leh oo loogu ururinayo shacabka reer Hiiraan ee masiibadu ku dhacday Lacag, Dhar, Cunto,Weelka wax lagu cuno iyo Gogolaha lagu seexdo,iyadoo maanta ay ka anba baxeen Garowe Gawaari siday gurmadkii ugu horeeyay ee ka dhaqaaqaqa Puntland.

Read More

Waxaa si weyn cabsi looga qabay maalmihii lasoo dhaafay in ay xeebaha Puntland soo gaarto duufaan ku wajahneyd deegaanada xeebaha Badweynta Hindiya iyo Gacanka Cadmeed. Hadaba waxaa ka bilowday Puntland roobab mahiigan ah oo da’ayey ilaa habeenimadii xalay inkastoo aan ilaa iyo hada lasoo sheegin khasaare ay geysteen. Dowlada Puntland,ayaa maalmo ka hor digniin uga soo saartay Duufaantaas.

Read More