Shirweynaha Maalgashiga Puntland ayaa berri ka furmi doona Magaalada Garowe ee Casimadda Puntland, Iyadoo haatan ay socoto Qaban-qaabadii ugu dambeysay ee loogu jiro qabsoomida Shirkaas. Shirweynahan oo qabsoomaya (15-17) bishan September, ayaa waxaa kasoo qeyb-galaya Marti gaareysa 700 oo qof, kuwaas oo isugu jira Ganacsato iyo Ergooyin ka socda Shirkaddo Ganacsi iyo Dalalka daneeya Maal-gashiga, Madaxda kasoo qaybgalaysa,ayaa waxaa ka mdi ah Madaxweynaha Dowlad deegaanka Somalida Mustafe Cagjar,Madxaweynaha maamulka Oromada iyo Gudoonka maamulka Gaarisa ee Kenya. Shirka Maal-gashiga Puntland ayaa inta uu socdo lagu soo bandhigi doonaa Fursadaha Maal-gashi ee ka jira Mandiqada Puntland iyo Kheyraadka Eebbe ku maneystay, waxaana…
Author: Jibril Qoobey.
Hawlgalada xoojinta amaanka ee ka socda guud ahaan Puntland,gaar ahaan caasimada garowe wali kama soo bixin natiijo ka weyn in baqdin lagaliyay kooxaha argagixisada ah. Laamaha amaanka oo aan xiriir hoose la sameeyay waxay ii xaqiijiyeen in aysan jirin cid bartilmaameed ahayd ama mid is kadis ah loola kulmay ilaa iyo hada gacanta la qabtay. Sidoo kale Hub ama waxyaabaha qarxa oo gacanta lagu dhigay majiraan. Laamaha amaanka ,gaar ahaan kuwa sirdoonka waxay ka cawdeen ama dhaliileen qayb ka ahaanshaha hawlgalada Ciidamada uqaabaysan sida Maleeshiyaadka ee uu wato Talyaha Booliska Puntland Muxyidiin,kuwaas oo aad moodo in ay usii digayaan kooxaha…
Kulamo ka socday Nayrobi oo ay yeelanayeen beesha caalamka,gaar ahaan Midowga Yurub (European Union) iyo Puntland Development Research Center(PDRC)ayay xoguhu sheegayaan in ay is afagrad kusoo idlaadeen. Arinta ugu waynayd ee kulanka labada dhinac horyaalay,ayaa ahayd barnaamijka Dimuqraadiyaynta Puntland oo horay ay ula fulin jirtay deeq bixiyayaasha xarunta PDRC,balse hada ay girgirka kula qabsatay xarunta kale ee SIDRA oo uu aas-aase ka yahay Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Guuleed Saalax. Xogtu waxay sheegaysaa in labada Xarumood loo kala qaybin doono socod siinta barnaamijka Dimuqraadiyaynta. SIDRA,ayaa markii hore qorshaysatay fulinta barnaamijkan,iyadoo ka faa’idaysanaysa doorka Agaasimaheedii u xiibsiibtay Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Puntland Guuleed Saalax. Deeq…
Gudigga joogtada ah ee Gollaha Wakiilada Puntland oo maanta ansixiyey xeerka maalgashiga Puntland (Puntland Investment Law). Ansixinta xeerkan waxuu kusoo aadayaa,iyadoo maalinka beri foog ah uu garowe caasimada Puntland ka furmi doono shirka maalgashiga,kaasoo ay kasoo qaybgali doonaaan sida la filayo in ku dhow 100-shirkadood. Talaabo wax ka taraysa horumarka Puntland ay baahida weyn uqabto,ayaa lagu tilmaami karaa ansixinta xeer maalgashi.
Guuleed Saalax waa in uu kala saaraa Sidra iyo danta guud oo aysan iskaga dhex yaacin. Guuleed Saalax Gudoomiyaha Gudiga doorashada Puntland ee dhawaan la doortay,isagoo ka faa’idaysanaya saamaynta uu yeeshay waxuu u adeegsaday muquunin awoodeed oo uu kula kacay xarunta muhiimka u ah dalka iyo dadka ee PDRC. Guuleed oo garab ka helaya Wasiir Dhabancad oo ay muuqato in uu xumaan uhayo xarunta PDRC waxuu ku dhaqaaqay in dhamaan mashaariicdii ama barnaamijyadii ay horay ufulin jirtay PDRC uu uleexiyo Sidra oo ah Machad isagu aas-aasay kana yahay Agaasime. Barnaamijyada uu leexsaday,isagoo ka faa’idaysanaya saamayntiisa uu ku yeeshay Gudiga doorashada,Gudiga…
Dowlada Ingiriiska oo saxiixday lacag gaaraysa 31-Milyan oo Yuro,taasoo sanadaha soo socoda wax looga qabanayo xaaladaha bini’aadantinimo ee Waqooyi Galbeed Somaliya ama Somaliland. Miisaaniyada iyo barnaamijyada horumarineed ee Somaliland waxay garab istaag dhaqaale ka helaan Dowladaha Deeqaha siiya guud ahaan Somaliya. Dowlada Fadaraalka Somaliya,ayaa Saxiixda dhaqaalaha Somaliland ay ka hesho caalamka.
Shirka Adis-ababa ee Dhaqaalaha iyo Canshuuraha Somaliya oo ka furmay caasimada itoobiya ee Adis-ababa. Shirkan oo ay ahayd in uu ka dhaco Nayrobi,ayaa laga soo wareejiyay ka gadaal markii madaxda Dowlada Dhexe ee Somaliya ay ka cudurdaarteen tagida halkaas. Xog badan markaan ka baadi goobay shirkan iyo qorshayaasha horyaala iyo waxa kasoo bixi kara,waxaan soo xaqiiqsaday in uusan dhaafsiisnayn Siminaar dhawr beri ah oo uu qabanayo Baanka Aduunka. Shirarkii hore waxba kama duwana. Sida hadda wax yihiina wax badan kama soo baxayaan. Puntland waxaa shirkan ku matalaya Wasiirkii Maaliyada,Wasiiru Dawlihii maaliyada ,Agaasimihii Guuud,afar La-taliye iyo 4-Xildhibaan oo gudiga dhaqaalaha iyo…
Golaha amaanka ee Qaramada midoobey fadhigoodii Adis-ababa waxuu ku aadanaa oo lagu qiimaynayay xaaladaha dalalka Koonfurta Sudan iyo Somaliya . Xaalka Somaliya,ayuu goluhu ka xog waraystay wakiilka xoghayaha guud ee Somaliya James Swan. Su’aalaha la waydiiyay wakiilka xoghayaha guud ee Somaliya,ayaa kala ahaa… B.Arimaha doorashooyinka T.Xiriirka dowlada fadaraalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah . Wakiilka xogyahayaha guud oo ku bilaabay xog warankiisii arinta doorashooyinka,ayaa sheegay in aysan xiligan jirin wax qorshe doorasho ah oo diyaarsan,isla markaana ay aad uga niyad xun yihiin sida wax usocdaan. Gudigii doorashadu waxuu sugayay sharci,kaasoo isagoon laysku waafaqsanayn golaha wasiirada la hor geeyay kadibna…
Reliable sources have told Somaliaffairs that the deputy director of Qatar’s intelligence agency, Abdallah Mohamed Mubarak Salah al-Khalifi, arrived in Mogadishu yesterday (8 September). The highly-trained Somali Gaashaan (Shield) Force took charge of his security. Al-Khalifi, who spent last night with his apprentice, Fahad Yasin, aims in his trip to make the Somali intelligence agency an extension of its Qatari counterpart. The deputy prime minister of Qatar, who is also the foreign minister, visited Somalia last month and pressured President Mohamed Abdullahi Farmajo to appoint Fahad Yasin as the director of the intelligence agency, in order to ease the execution…
General Berhanu Jula, Deputy Chief of Staff and military operations head of the Ethiopian Armed Forces told Ethiopian Press Agency that the national defense force have recently captured “some members” of ISIS in Ethiopia. According to the General, although repeated attempts by ISIS to mobilize itself around various places in Ethiopia have largely been foiled, the government has enough intelligence about the presence of individuals hailing from various places in Ethiopia and who are trained and indoctrinated by ISIS militants. “At the moment members of ISIS, what they are doing, where they are moving around, who they have established contacts with, the…
Jaamac Maxamed Axmed Sandaqad Talyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug,ayaa si cad u hor istaagay 1200 oo Guri oo loo dhisayay Dad iskugu jira barakacayaal iyo Dad ku Xoolo beelay abaarihii dalka soo maray. Hay’ada Qaxootiga Qaramada Midoobey ee UNHCR oo mashruucan loogu dhisayo Guryaha dadkaas maalgalinaysay,ayaa waxay si tijaabo ah uga dhistay 120-Guri ee Magaalada Gaalkacyo. Guryahaas hordhaca ah ee la diyaariyay ayay ahayd in lagu wareejiyo qayb ka mid ah dadka barakacayaasha oo ay hay’adu soo xushay oo ahaana kuwii ugu mudnaa,ayay Maleeshiyo uu dabada ka riixayo Talyaha Booliska ay la wareegeen goobta. Dhalinyarada qabsatay Guryaha,ayaa dalbanaya in Boqokiiba…
Axmed Karaash waxuu goor dhawayd shaqo joojin ku sameeyay Xasan Shire Abgaal Wasiirkii maaliyada ee Puntland. Shaqa joojinta uu ku sameeyay karaash Wasiir Xasan,ayuu ku saleeyay cabasho xoog leh oo ka timid ganacsatada taasoo ku aadan canshuur kordhin uu ku sameeyay Xasan Shire badeecadaha soo daga iyo kuwa dhoofa intaba. Karaash iyo Xasan Shire,ayaan isku wanaagsanayn waayahan,waxayna umuuqataa in uu markan khilaafkoodu gaaray meeshii ugu danbaysay. Dastuurka Puntland,ayaa awood usiinaya Madaxweyne ku xigeenka in uu dalka sii hogaamiyo mudada uu maqan yahay Madaxweynaha. Madaxweyne Deni,ayaa xiligan ku jira isbitaal ku yaala dalka Imaaraadka,isagoo ay soo wajahday xaalad caafimaad,inkastoo wararka laga…
Wada xaajoodkii lagula jiray Seeraar waxuu marayaa gabagabo,waxaana la filayaa maalmaha soo socda in la shaaciyo waxa laysku afgartay.Xogaha hoose ee aan ka helay wada xaajoodka ,ayaa waxaa laga xusi karaa dhawr qodob oo kala ah… 1.In Seeraar iskaga baxo Kismaayo kana tanaasulo sheegashadiisa Madaxweynaha Jubaland si waadixa. 2.In dhaqaale gaaraya Nus Milyan Dolar. farta laga saaro Seeraar si uu ufuliyo dalabkaas. Wada xaajoodkan oo ay wadeen waxgarad udhashay beelweynta Cawryahan,ayaa ku dhow in uu kusoo idlaado guul. Seeraar waa Ninka ugu miisaanka culus raga kasoo horjeeda Axmed Madoobe,isla markaana hubaysan. kana soo mii ahaa ragii doorka kulahaa xoraynta Jubaland.…
Beesha Xawaadle oo ka hor timid qorshihii Khayre ee lagu daabuli lahaa Ciidamada duleedka Beledweyne lagu tababarayo. Ciidamadan ,ayuu tababar uga socday Xerada lama galaay ee duleedka Beledweyne,waxaana qorshuhu ahaa in marka ay dhamaystaan tababarka la qalabeeyo kadibna amniga Beledweyne ay wax ka qabtaan,balse marka qura,ayaa laga war helay in Dhuusamareeb loo daabulayo. Odoyaasha Gobolka,ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen ku sheegay in aysan ogolaan doonin arinkaas,sila markaana aan ciidankooda loo qaadi doonin Dhuusamareeb. Sidoo kale waxay Odoyaashu saacado uqabteen in ay uga baxaan Ciidamo iyo Gaadiid Dagaal oo u wato Qooje talyaha Ciidamada garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb oo saakay…
10-casho gudahood waxaa la filan karaa isbadal ku dhaca golaha Wasiirada Fadaraalka. Wasiirka arimaha dibada waxaa dib loogu celin doona Godaybiirsay oo horay usoo qabtay dhawr jeer. Wasaarada arimaha gudaha waxaa la siin doonaa markale Habargidir,balse markan beesha Sacad,ayaa lagu qaboojin doonaa madaama beesha Saleebaan loo wado Madaxweynaha Galmudug. Sida muuqata Beesha Cayr isbdaalkan ay ka dhex muuqdeen waa ku qadi doontaa Ninkii Sabriye ahaana cidlo,ayaa looga tagi doonaa. Wasaarada Maaliyada waxaa la gayn doonaa Beelweynta Majeerteen,iyadoo arimaha dibadalaga soo kaxayn doono. Wasiirka arimaha dibada ee xiligan mudane Cawad 10-ka cisho gudahood waxaa laga filayaa in uu ku dhawaaqo iscasilaadiisa…
Marka uu Madaxweyne Deni dib ugu soo laabto dalka hadii rabi idmo uuna qabsoomo shirka Maalgashiga kadib waxaa la filan karaa isbadal lagu sameeyo Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Puntland. Ilaa iyo hada waxaa xogtiisu nasoo gaartay in uu baxayo Agaasimaha guud ee Wasaarada Duulista Hawada Xoosh. Xoosh booskiisa waxaa awood qaybsiga beelaha loogu badali doonaa beesha Cumar Maxamuud Agaasimaha guud ee hay’ada PHA,waxaana loo magacaabi doonaa shaqsi kasoo jeeda jifida reer Khalaf ee Cumar Maxamuud. La soco xogaha danbe….
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa xalay shaaciyey inuu qorshaynayey inuu maanta xarunta Camp David ee ay ku nastaan madaxweynayaasha Maraykanka uu ku qaabilo madaxweynaha Afghanistan iyo ergo ka socota ururka Taalibaan. Trump ayaa sheegay inuu hadda kulankaas joojiyey sababtoo ah markii ay soo baxday in Taalibaanku ay sheegteen mas’uuliyadda qarax toddobaadki hore ka dhacay magaalada Kabul oo dadka ku dhintay uu ka mid ahaa askari u dhashay Maraykanka. Trump ayaa sidoo kale sheegay inuu hakiyey wadahadalladii xal u helidda waddanka Afghanistan lala waday Taliban,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
21-sano ka hor ayay haldoorka reer Puntland ee xiligaas talada ehelka u ahaa ukaceen dhisida maamul Umadan unoqda hiigsi Mustaqbal. Dadaal dheer kadib waxay ku guulaysteen yagleelida maamulkaas oo noqday Puntland-ta lagu baraaray. Caasimad maamulkaasi yeesho,ayaa ka mid ahaa arimihii lagu lafa guray shirarkii lagu dhisayay Puntland,taasoo dood iyo tartan dheer kadib noqotay Garowe. Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo ahaa aas-aasihii iyo hogaamiyihii ugu horeeyay ee Puntland-ta lagu liibaanay buugiisa noqday hanti qaran oo ay Umadu leedahay waxuu ku xusay in arimihii dadajinayay dhismaha Puntland ay ugu horeeyeen badbaadinta sii dagnaanshaha Garowe. ”6-bilood kadib hadaan Puntland la dhisin Garowe waxay ahaan…
Kooxaha argagixisada ah ee Alshabaab iyo Daacish,ayaa laga yabaa in uu dagaal ka dhex qarxo. Maaleeshiyaadka kooxahan,ayaa isku hor fadhiya Deegaamo hoos taga Degmooyinka Qandala iyo Iskushuban. Maleeshiyaad gaaraya 400 oo Alshabaab ah,ayaa soo fariistay Deegaanka Jaceel. . Halka Maleeshiyo ku dhow 300 oo Daacisha ay fariisin ka samaysteen Buq ileed iyo Hoobato oo Deegaan ahaan udhaxeeya Qandala iyo Iskushuban. Labada Maleeshiyo waxay isku jiraan wax ka yar 25-Km,iyadoo saacad walba la filan karo in uu iska hor imaad ka dhex bilowdo. Maalmihii udanbeeyay waxaa jiray diyaar garow ay labada dhinac samaynayeen,iyadoo koox walba ay rabto in ay meesha ka…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Qaban-qaabada Shirka Maalgashiga iyo Guddiga Aminga Puntland. Kulanka uu Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland la qaatay Guddiga Maalgashiga iyo Guddiga Aminga ayaa markii uu soo idlaaday waxaa ka warbixiyey Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Cabdullaahi Cabdi Xirsi. “Maanta waxaa noo qabsoomay shir aad u muhiim ah waxaa kasoo qayb galay Guddiga Qaban-qaabada Shirka Maalgashiga iyo Guddiga Aminga, shirkaas waxaa Shir-guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, shirka waxaa laga hadlay xoojinta amniga mudada uu shirku socdo…
In July, a crowd at a Trump rally chanted “send her back” about the Minnesota representative Ilhan Omar, parroting Trump’s suggestion that she “go back” to Somalia, from which she immigrated as a child. Shortly after, the Kentucky senator Rand Paul offered to buy Omar a plane ticket back to Somalia so that she would be more appreciative of her American home. What few commentators have mentioned is that, when it comes to Somalia, “send her back” is not just racist and offensive. It also completely ignores the critical role of US foreign policy over the past several decades in contributing to…
Zbigniew Brzezinski, the national security advisor to President Jimmy Carter, once quipped that “SALT [Strategic Arms Limitation Treaty] lies buried in the sands of the Ogaden.” The Ogaden War (1977–1978) between Somalia and Ethiopia upended the Cold War geostrategic balance in the Horn of Africa, and bore tragic consequences for the region that linger today. While many observers associate the Soviet invasion of Afghanistan on Christmas Eve of 1979 with the end of détente, historians now recognize that it was the Soviet intervention in the Ogaden conflict, for American decision-makers like Brzezinski and Carter, that precipitated the end of this era. Three…
The youngest son of late Egyptian President Mohamed Morsi died of an alleged heart attack at a hospital in Cairo, sources told Al Jazeera. Abdullah Morsi, who was in his mid-twenties, died on Wednesday at the Oasis hospital in Giza in the southwest of the capital, the sources said. A Morsi family source confirmed his death to Anadolu Agency without giving further details. Egypt’s health ministry has yet to comment on his death. Mohamed Morsi, Egypt’s first democratically elected president, died on June 17 while standing trial for charges that he and legal observers said were politically motivated. He was deposed in a 2013…
Ra’iisul wasaaraha Britain, Boris Johnson ayaa dalbaday doorasho baarlamaan oo waqtigeeda laga soo hormariyo, taasi oo dhici doonta 15-ka October. Johnson ayaa dalabkan doorashada deg degga ah waxa uu maanta ka hor jeeediyey baarlamanka, maalin kadib markii ay xildhibaannada dusha u saareen guul-darro taariikhi ah, ayaga oo diiday in Britain ay heshiis la’aan ka baxdo Midowga Yurub. “Dowladdan waxay dalkan ka saari doontaa Midowga Yurub 31-ka October, waxaana na hortaagan hal shey oo kaliya, oo ah sharciga is-dhiibitaanka ee uu soo jeediyey hoggaamiyaha mucaaradka” ayuu yiri Johnson. Johnson ayaa sheegay in codbixintii shalay ay siineyso hal ikhtiyaar oo kaliya, kaasi…
Xuseen Xuubsireed halgamaa taariikhda meel adag ka galay. Xuubsireed oo xilal kala duwan kasoo qabtay Dowlada dhexe iyo Dowlada Puntland,ayaa maalmahan ujooga baaris Caafimaad Yurub. Maalinka beri foog ah,ayaa la qalayaa lagana soo saarayaa Xabadihii ugu danbeeyay ee ay ku dhufteen argagixisada Alshabaab xiligii uu ku jiray halgankii sal-udhigida Dowladnimada Somaliya. Xuubsireed waa geesi,aftahana,deeqsi,oo aragti dheer waxaana qiray haldoornimadiisa alla ha unaxariistee Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo udoortay Afkiisa in uu ku hadlo. Xuubsireed doorkiisii halgan ee Dowladnimada iyo la dagaalanka argagixisada mahan mid si fudud loo iloobi karo. Waxaan urajaynayaa halgamaa Xuubsireed Nolol sare. Jibril Qoobey.
Ururka midowga Afrika ayaa soo saaray bayaan uu sida ugu adag ugu cambaareynayo waxay uu ururku ku tilmaamay “falalka nacaybka ah”. Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa ergay u diray Koonfur Afrika uu ugu sharraxo “carada ay Nigeria ka qaadday sida loola dhaqmay muwaadiniinteeda”. Bayaan ay soo saartay safaaradda Nigeria ee Koonfur Afrika ayaa xaaladda loogu qeexay mid la mid ah dal aysan dowlad ka jirin. Waxaa sidoo kale lagu sheegay in xarumo ganacsi oo ay leeyihiin dad reer Nigeria ah si gaar ah loogu bartilmaameedsaday magaalada Johannesburg, iyadoo dadka u dhashay Nigeria loogu baaqay inay tabiyaan wax walba oo loo…
Ethiopia’s Ministry of Trade and Industry disclosed on Monday that inflation rate for consumer goods is now a double-digit number. The rate has been increasing since December 2018 and has reached 15 percent in the month of August, Fetlework Gebreegziabheir who is the minister for the department, said during a meeting at the Intercontinental Hotel in the capital Addis Ababa. The intervention of brokers manufactured shortage of supply for consumer goods, conducting transactions illegally and weak capacities of associations are identified as causes for the rise in inflation rate for consumer goods based on a study administered by the ministry,…
Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu has called for increased security coordination with Ethiopia, in what will be seen as a bid to further entrench Israel’s influence in the African continent. Netanyahu yesterday met with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed, who was on an official visit to Jerusalem this weekend. During a joint press conference, Netanyahu told Ahmed: “We know that the first prerequisite of any government, of any society is security. We are both being challenged. We’re being challenged by radical Islamic terrorists. They not only challenge us, they challenge the world.” He continued: “We [Israel] believe that we can…
Ra’isalwasaaraha itoobiya,ayaa booqasho taariikhiya ku tagay Srael,waxaana soo dhaweyn maqaamkeedu sareeyo ugu sameeyay Xaafiiskiisa raisalwasaare Natanyahu. Halkan ka daawo muuqaalka
A team of researchers and humanitarian professionals have developed a unique approach to combat domestic violence in the refugee camps of Dollo Ado in Ethiopia. The approach involves the co-creation of a podcast series called Unite for a Better Life, together with Somali refugees living in the camp to target the underlying factors that contribute to intimate partner violence in this setting. Theodros WoldeGiorgis, research manager and intervention specialist in humanitarian crisis, told VOA displacement and the breakdown of social structures is driving intimate partner violence in the refugee camps. “People are always on the move, they are suffering from…
Cabdirashiid Janan horay waxuu heshiis qarsoodi ah ula galay Villa Wardhiigley,isagoo ku lacag qaatay in uu doorashada khalkhalgaliyo. Xoguhu waxay tilmaamayaan in Janan fulinta balantaa ay ku adkaatay unavyeelan waayay awood fulineed. Haatan waxuu ka yimid Doolow,waxaana laga rabay in uu Adis ku xaroodo oo uu uga sii horeeyay Wasiirka Maaliyada Jubsland Cabdirashiid Jire. Janan sii maridiisa Muqdisho ma ahayn wax iska caadi ah,waxaase la oran karaa waxaa jiray qorshe kale oo ay isla ogaayeen isaga iyo Villa Wardhiigley kooxda fadhida,kaasoo ah in la qabto si uu marmarsiiyo ugu helo fulinta qorshihii labaad ee kooxdu udirtay. Sidoo kale waxaa xusid…
“Rag todobo nin ah oo aniga iyo Gurey ayaa calanka Somaliland ugu horeeyey ka taagay Badhan 2007dii, waxaan moodaynay calan waxaa uu ahaa qoray dab ah oo la yiri guryihiina soo guba, waana qaadan waynay” sidaa waxaa yiri Talyihii Ciidamada Badda Somaliland ee Gobolka Sanaag ee isku soo dhiibay isaga iyo Ciidankiisa Puntland.hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Somalia, a country dominated by warring parts including radical religious fanatics, is yet to stand on its feet despite the international efforts to rehabilitate the country. The epicentreof the current chaos is the Somali capital which is the headquarter of the national leader, the Prime Minister and his cabinet. Similarly, it hosts the representatives of the UN and the representative of the foreign countries. Similarly, it is the headquarter of the foreign forceswho protect all the above-mentioned entities from Al Shabab forces, a home-grownreligious radical. This group, the religious radicals, and the Somali politicians in Mogadishu share a common belief…
Madaxweyne Donald Trump ayaa Isniinta maanta ah sheegay in wada-xaajoodayaasha ganacsi ee Mareykanka iyo Shiinaha ay dhowaan dib u billaabi doonaan wada-hadalladooda, taasi oo uu ku qeexay tallaabo horey loogu qadaay dhameynta dagaalka ganacsi ee ka dhexeeya labada dal. “Shiinaha xalay ayey soo wactameen….waxay yiraahdeen aan ku laabanno miiska wada-hadalka, sidaas darteed miiska wada-hadalka ayaan dib ugu laaban doonnaa” ayuu Trump u sheegay weriyayaasha isaga oo ku sugan shirka G7 ee ka dhacaya magaalada Biarritz ee France. Trump ayaa sheegay in saraakiisha Shiineeska ay “sameeyeen laba wicitaan oo aad u wanaagsan”, islamarkaana “ay doonayaan in heshiis la gaaro.”Trump ayaa jimcihii…
Tallaabadan oo uu goob joog ka ahaa mMadaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ahayd mid lagu tijaabinayo ganacsiga dhoofinta shidaalka ee ay Kenya dooneyso inay si rasmi ah u billowdo sanadka 2024-ka. Shirkad laga leeyahay Shiinaha, oo uu fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska ayaa ku guuleystay qandaraaskan, waxaana maanta la dhoofiyay shidaal dhan 240,000 barmiil. Xukumadda Nairobi ayaa fileysa inay labada sano ee soo socota shidaalkan ka hesho lacag dhan $84 malyan oo doolar. Waxaa la qiyaasay in keydka shidaalka ee Kenya ku jira uu gaarayo ilaa 560 malyan o barmiil. Khubarada ayaa sheegaya in marka la gaaro sanadka 2022-ka uu waddanka Kenya…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobodaareed),ayaa shirka dib u eegsita dastuurka si rasmi ah u furay,waxuuna rajo wanaagsan ka muujiyay miro dhalkiisa. Shirkan,ayaa socondoona muddo 3-maalmood ah,waxaana loogu doodi doona cutubyada kala ah 10-aad ilaa 15-aad oo ay soo diyaariyeen guddiyada Dastuurka heer Fadaraal,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Ciidamada booliiska Gobolka Banaadir,ayaa goor dhawayd xiray 3-qof oo ka mid ah shaqaalaha iyo masuuliyiinta Gobolka Banaadir. Ciidan uu hogaaminayo Talyaha Booliiska Gobolka Banaadir Jeneraal Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John),ayaa saddexdan qof kala baxay xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar. Dadka ay ciidanka wateen waxaa ku jira ku xigeenka Agaasimaha Shaqada iyo Shaqaalaha ee Maamulka Gobalka Banaadir Nuur Axmed Cali kana mid ah guddi dhawaan la magacaabay oo ka shaqeynaya xaflada xil wareejinta. Qof dumar ahayd ayaa ka mid ah dadka la xiray oo shaqaalaha Gobolka ka mid ahayd, Ilaa iyo hada xog dheeriya lagama hayo sababta loo xiray dadkan.
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Shiikh Maxamed Ibraahim Shakuul iyo Cabdiqaadir Cabdirahmaan Khaliif oo kamid ah Siyaasiyiinta ka aragtida duwanaa Madaxweynaha Xiligii Doorashooyinka hadana u istaagay sidii kala aragti duwanaanshaha siyaasadeed xal looga gaari lahaa loona adkayn lahaa midnimada iyo wadajirka Bulshada. Madaxweynaha ayaa xubnahan ka dhagaystay aragtidooda la xidhiidha sidii horay loogu sii socon lahaa loona ilaalin lahaa Midnimada iyo nabadgalyada dalka. Madaxweynahu wuxuu balan qaaday in uu albaabada u furayo dhamaan dadka ree Jubbaland oo uu u istaagayo sidii uu u hogaamin lahaa Jubbaland Mid ah oo dhamaan dadku ay…
Col.Caare waxuu iska difaacay eedayn uga timid Nuux Taani talyaha Ciidamada maamulka Somaliland. Caare waxuu sheegay in Nuux ku ceeboobay hogaamintii Ciidamada maamulkaas,kadibna fashilkiisa uu rabo in uu marmarsiiyo uhelo,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Mid ka mid ah kuwii ugu qiimaha badnaa Raisal wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Pro.Cali Maxamed Geedi,ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka doodaha Xaggaaga. Cali Geedi oo ah masuul xushmad badan loo hayo,isla markaana noqday ra’isalwasaarihii labaad ee ugu xil haynta dheeraa guud ahaan ra’isalwasaarayaashii dalka soo maray.ayaa kasoo qaybgalkiisa kulanka doodaha Xagaaga waxay uyeeshay Xiiso gaar ah,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Waxaa meel dhexe maraya soo saarista 7-Markab oo xilligii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ku dagay gudaha Dekedda magaalada Kismaayo. Qayba badan oo ka mid ah biraha maraakibta ku jiray gudaha ayaa la soo saaray waxaana howlahaan barbar socda oo aysan waxba iska badalin shaqooyinkii sida joogtada ah uga socday Dekedda. Maraakiibtan laga soo saarayo Dakadda ayaa caqabad ku ahaa shaqooyinka joogtada ah ee ka socda Dekedda
Kulanka Dooda Xagaaga oo uu soo qabanqaabiyay machadka Sidra ayaa Garoowe ka furmay. ”Cinwaanka sannadkan waa dib-u-heshiisiin bulsho iyo dimuqraadiyad Waarta”. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay.. waxaa ka qaybgalaya Ra’isul wasaarihii hore ee Somaliya Cali Maxamed Geedi, Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Puntland Gaagaab, wasiiro, iyo aqoonyahano lagu casuumay shirka. Guddoomiyaha SIDRA Guled Salah, haatana ka mid ah guddiga doorashada Puntland waxaa ayaa ku soo dhaweeyay martida kulanka dooda-Xagaaga.
aliyaha ciidamada Milatariga Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo ka hadlay Ciidan dhawaan ka goostay Somaliland oo Fadhigoodu ahaa magaalada Badhan ayaa sheegay inay ahaayeen Ciidamo Culays uun ku hayey Somaliland Balse aan waxba u Qaban. “25 Sano ayuunbay mushahaar Somaliland ka qaadanayeen, Wax ay noogu filnaayeen oo ay Na tari jireen ma jirin, markaa tagi doodu dhibaato noo keeni mayso, Waan ku Faraxsanahay inay iska tagaan, Lacag bilaash ah ayay Qaadan jireen”,hoos ka daawo muuqaalka- Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Ciidamo taabacsan Dowlada Fadaraalka ah,ayaa saakay ka dagay garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb. Ciidamadan,ayaa la wareegay sida aan xogta ku helayno Xarunta Madaxtooyada ee Galmudug iyo Xarumo kale. Dhanka kale Culumada Ahlusunna oo horay heshiis ula gashay Dowlada Fadaraalka,ayaa maalin ka hor war ay soo saareen ku sheegay in ay ka baxday Dowladu waxii laysku ogaa. Sidoo kale waxay ganafka ku dhufteen keenista Ciidamo ka yimaada Xamar oo taabacsan Dowlada Villa Somaliya. Wararka waxay sheegayaan in Culumada Ahlu-sunna ay Ciidamo xoog leh soo galiyeen Magaalada ayna qarka usaaran tahay in dagaal uu dhexmaro labada dhinac. Dowlada Fadaraalka ah oo ku fashilantay doorashadii…
Halkan waa Dhuusamareeb oo jeedaal qabow lagu karbaashayo Laba Nin oo kufsaday Gabar. Sida ay sheegayaan Niman Culuma ah oo uhadlayay Maxkamada shareecada islaamka ee Dhuusamareeb,waxaa sidan qabta shareecada islaamka. Dhacdadan marka la barbar dhigo kuwa ka dhacay Puntland waxayna noqonayaan kaaf iyo kala dheeri. Gabar yar oo ardayad ah oo la kufsaday laba Nina isku daba mareen waxaa laga xukumay Jeedaal qabow,halka Gabar la kufsaday ay Puntland ka xukumay dil toogasho ah. Halkan ka daawo muuqaalka
Guud ahaan madaxda ama siyaasiyiinta Somalida waxay caan ku yihiin in aysan oofin balanqaadyada ay sheegaan xiliyada ay u ordayaan kuraasta.Axmed karaash waxuu ka mid yahay kuwaas ay hadaladoodu marka danbe Xujo ku noqdaan. Xiligii olalaha doorashada karaash waxuu balan qaaday hadiiba ay dhacdo in ay si qabtaan Madaxweynaha uu la shaqaynayo aysan banaanka usoo bixi doonin. Maalmo ka hor ayay ahayd markuu saxaafada la wadaagay khilaaf xoog leh oo dhex yaal isaga iyo Madaxweyne Deni,waxuuna si cad uga hor yimdi Gudiyo iyo go’aamo Madaxweynuhu soo saaray. Karaash,ayaa caradiisa waxay ku salaysan tahay dhawr arimood oo laga xusi karo.. 1.Dhaqaale…
Wasiirka arimaha gudaha Dowlada Puntland oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Kenya,ayaa ka warbixiyay guulaha laga gaaray socdaalkiisa. Barnaamijka dimuqraadiyaynta Puntland socodsiintiisa ayuu Wasiir Dhabancad usoo heley dhaqaale iyo garab istaag sida aan xogta ku helnay. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Maamulka jubbaland ayaa xiray xuduudaha Kismaayo xiligii lagu jiray doorashadii madaxtooyadda Jubbaland oo 22kii bishan dib loogu doortay Axmed Maxamed Islaan muddo 4 sanno ah. Garoonka magaalada Kismaayo ayaa dib u shaqa bilaabay, kaasi oo diyaaradihii u horreeyay oo ka yimid caasimadda muqdisho iyo wadamada deriska ah ay soo farisiteen, waxaana magaalada laga dareemaya jawi daganaansho ka dib markii ay magaalada ka dhaceen dibad baxyo lagu taageerayay dib u doorashada Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Mahan aragti laga diido baaqa siyaasiyiinta ay kasoo saareen xaalka Puntland eex iligan. Hadii aysan jirin Xisbiyo mucaarada oo ay siyaasiyiintu ka dhex hadlaan khasab waxaa ah in ay koox-koox ama kali-kali ay u hadlaan aragtidoodana udhiibtaan. Odoyaasha hadlay waxaa lagu amaani karaa in aysan wax khatar ku ah jiritaanka iyo midnimada Umada aysan sii dayn. Toosin caqli gal ah,ayaa ka timid Odoyaashan ubadan musharaxiintii xilka Madaxweyne ee doorashadii dhawayd,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
New York – In his first briefing to the Security Council, the United Nations envoy to Somalia highlighted the progress the country has made in many areas, while flagging that the window to continue achieving that progress was narrowing without greater cooperation. “In my travels around the country I have observed many examples of recovery, development, improving security, and functional state institutions. I have been deeply impressed – even moved – by the resilience, commitment, and courage of Somalis I have encountered,” the Secretary-General’s Special Representative for Somalia, James Swan, told the Council members in a meeting at UN Headquarters in…
-Taariikh nololeedkiisa.-Muxuu qabtey inta uu xilka hayey?-Maxaa u qorsheysan 4ta sano ee soo socota? Xogtaas oo dhameystiran muuqaalkan hoose kaga bogo. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 20/08/2019 soo saaray amarro horleh oo ku aadan sugidda amniga magaalada Kismaayo ee maalmaha doorashada. War-saxaafadeed uu soo saaray guddiga amniga Jubbaland ayaa waxaa la mamnuucay in garoonka diyaaradaha, Gaadiidka badda iyo barigga midna aan laso gali karin muddada lagu jiro doorashada.
Cali Maxamed Geedi ra’isalwasaarihii hore ee Somaliya,ayaa si aag u taageeray Jubaland iyo hanaankeeda doorasho. Cali Geedi waxuu kaloo fariin udiray Dowlada Villa Wardhiigley,isagoo usheegya in Jubaland dooran doonto madaxdeeda,iyadoon cidna loo joojin hadhowna wada xaajood lagu baryi doono,sidii horay udhacday xiligii Dowladii Xasan Shiikh,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Shirka maalgashiga Puntland ee la qorshaynayo in uu qabsoomo 15-17 bisha danbe ee Sep qabanqaabadiisu way hoosaysaa. Sida ugu dhakhsiyaha badan waxaa loo baahan yahay in wax laga badalo gudiga qabanqaabada. Waa in la badiyaa dadka ka hadli doona laguna daraa dad saamayn leh halka hada ay ku qoran yihiin Boga maalgashiga Puntland sadex masuul oo kala ah.. 1.Madaxweyne Deni. 2.Wasiirka ganacsiga. 3.Cilmi baare Guuleed Saalax. Shirkadaha kasoo qaybgalaya,ayaa iyaguna ay tahay in la badiyo laguna casuuumaa kuwo heer caalami ah. Sidoo kale hanaanka qabanqaabada shirka waa in loo muujiyaa mid heer caalami ah si uu usoo jiito maalgashadayaasha aduunka…
Wasaarada duulista hawada ee Puntland waxaa looga fadhiyaa dib u eegid ay ku samayso lacagaha faraha badan ee la saaro diyaaradaha. Si gaar ah Duulimaadyada ganacsiga ee toos utaabanaya bulshada,ayaa ubaahan in loo dhimriyo si shacabku ugu dhiirado imaanshaha dhulkooda iyo maalgashigaayna usii socdaan adeega duuulimaad. Tusaale” Diyaarada qaada 50-ka qof ee ukala gooshta Garowe-Muqdisho marka ay buuxdo oo dhamaan rakaabkeedu u dhan yahay waxay ku anba baxdaa lacag gaaraysa 7500 oo dolar. 50+150=7500$ 7500-taas waxaa agyaal kharashaad fara badan oo saaran duulimaadkaas… 50’+20=1000$ waxaa qaadata shirkada HRM ee amniga qaabilsan. 275-dolar waxaa qaadata D.Puntland oo waa (Land Fee). 700-dolar…
Karaash waxuu soo saaray qoraal ka kooban laba bog oo ku sheegayo in sy sharcidaro yihiin gudiga doorashada ee uu shalay magacaabay Madsxweyne Deni. Karaash waxuu ucuskaday diidmadiisa in aan lagala tashan magacaabistooda. Wararka madaxa banaan ee laga helayo carada Karaash,ayaa tilmaamaya in uu ka xanaaqsan yahay diidmo loo diiday in uu magacaabo mid ka mid ah labada xubnood ee beesha Dhulbahante ay ku leeyihiin gudigaas. Madaxweyne Deni,ayaa magacaabay labada xubnood midkeed,taasoo ah xubinta Dhulbahantaha Hawd. Marka dastuuriyan la qiimeeyo Karaash xaq uma laha magacaabista xubnaha gudiga doorashada. Sidoo kale la tashigu mahan waxaan soo jeediyo hala qaato. Karaash iyo…
Waftiga beesha caalamka ka socday ee soo gaaray kismaayo Maanta waxay kaloo la kulmeen Xildhibaanada labbada aqal ee ee Baarlamaanada Fadaraliga ah, Xildhibaanada,ayaa ka digay faragalin lagu sameeyo doorashada Jubbaland oo xiligeeda ku dhaceysa. Halkan ka daawo muuqaalka
Maanta waxaa khudbadahoodihii akhriyay musharaxiinta Gudoonka Baarlamaanka. Maalinka Beri foog ah oo Jimce ah waa la nasanayaa. Saadanbe oo Sabti ah waxaa lagalayaa doorashada gudoonka Golaha wakiilada Jubaland. Saakuun oo Axad ah waxaa la dhagaysan doonaa khudbadaha musharaxiinta Madaxweynaha. Sidataal oo Isniin ah hadii eebe idmo waxaa lacdoiran doonaa Madaxweynaha Dowlada Jubaland,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Waftigii beesha caalamka waxay soo gudbisteen dhawr codsi oo kala ah.. 1.In dib loo furo isdiiwaangalinta musharaxiinta maalmana lagu daro. 2.In la laalo qodobka dastuuriga ah ee dhigaya shaqsi xaaskiisu ama saygeedu ajaanib yahay in uusan musharax ka noqon karin Jubaland. 3.In Masuuliyiinta Dowlada Dhexe loo ogolaado imaanshaha Kismaayo. 4.Amaan balaaran oo ay usoo jeediyeen gudiga doorashada. Waftiga beesha caalamka ee uu hogaaminayay wakiilka xoghayaha guud waxay sii raacsadeen hadalkooda in loo tixgaliyo codsigooda madaama hadhow iyagana aqoonsi laga rabo. Jawaabtii Dowlada Jubaland” 1.In dib loo furo isdiiwaangalinta waxay utaal oo shaqadooda ay tahay gudiga doorashada,waana ugudbinaynaa oo jawaab baad…
James Swan is going to Kismaayo’ ”An international delegation lead by James Swan of United Nations Assistances Mission in Somalia (UNSOM) is expected to arrive Kismaayo tomorrow” Waftiga uu hogaaminayo Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee beri ku fool leh kismaayo,ayaa qayb ka noqonaya wafuuda ka qaybgali doonta doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubaland. Talaabo kale oo guul u ah Dowladnimada Jubaland,ayay noqonaysaa midan.