Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey caasimadda Puntland ee Garoowe. Soo dhoweynta weftiga Madaxweyne Karaash ayaa waxaa qayb ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Maamulka gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa safaro shaqo dalka uga maqnaa muddo 11 cisho ah, waxa uu 11-kii bishan kasoo dagey xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso oo uu shaqooyin badan kasoo qabtay maalmihii uu ku sugnaa. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa ka mahadnaqay soo dhoweynta balaadhan ee loo sameeyey isaga iyo…
Author: Jibril Qoobey.
I just concluded listening to a piece of detailed information about the foiled visit of PM Khayre to North Galkayo. The information was recorded by Marwo Asha Gelleh, a community leader in North Galkayo. Asha was part of a team that sought to mediate between Khayre and Garowe over this chaotic event. I say chaotic because the scene that we have seen in social media was not pretty. The PM almost jeopardized his security! Some of the questions I still keep asking myself are as follows: 1. If the PM has been in Galmudug for about 3 weeks, why didn’t…
Ilaa iyo Iminka 12 Ayaa La Xaqiijiyey In Ay Ku Dhibteen 48 Qofna Ku Dhawaacmeen Qaraxii iyo Weerarkii Maqribkii Lala Beegsaday Hotel Cas Casay Ee Magalada Kismaayo. Dadka Ku Dhintay,ayaa ubadan Dad masuuliyiin ah waxaana Ka mid ah Musharax Madaxweyne Jubaland,Wariyayaal,Siyaasiyiin xilal soo qabtay,qurbajoog iyo Oday dhaqameedyo. Xildhibaan Shuuriye oo ka mid ahaa musharaxiinta utartamayay xilka Madaxweyne ee Jubaland,ayaa ku jiray Dadka geeriyooday sida ay noo xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah. 6-Dagaal yahan oo Al. Shabaab ah,ayaa weli Ka Dhex Dagalamaya Hotelka Sida naloo xaqiijiyay. Ciidamada ammaanka,ayaa inta badan aslaaxiyay qolalka iyo qeybaha hotelka, waxaae la sheegay in raga hubeysan…
Illo wareedyo lagu kalsoonyahay,ayaa xaqiijiyay in badan laga badbaadiyay Hotel Cascaseey ee magaalada Kismaayo, halkaas oo ay weli gudaha ugu jiraan rag hubeysan oo xarakada Alshabaab sheegtay in ay iyaga ka tirsanyihiin. Ciidamada ammaanka ayaa inta badan aslaaxiyay qolalka iyo qeybaha hotelka, waxaae la sheegay in raga hubeysan ay ku jiraan qeyb sare oo qol shub ka samaysan ah oo uu hotelka leeyahay. Dadka lasoo badbaadiyay waxaa ka mid ah odayo dhaqameedyo magaalada u tagay hawlaha doorashada Jubbaland. Maamulka Jubbaland weli kama uusan hadlin waxa dhacay, balse illo wareedyo,ayaa sheegaya in uu socdo shir guddiga amniga Jubbaland, kaasoo war laga…
Maalinka Beri foog ah,waxaa dhici kara isku shaandhayn lagu sameeyo golaha Wasiirada Dowlada Puntland. Wasiirada la filayo in ay booska baneeyaan iyo kuwa laysku badali doono,waxaa laga xusi karaa kuwan soo socda:- 1.Wasiirka Amniga Khaliif Ciise Mudan. 2.Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cabdisamad Maxamed Gallan. 3.Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Cabdi Jamaal Cismaan 4.Gudoomiyaha Maxkamada sare Axmed Taaraan Xogtan waa hordhac wax iska badali karaan,sidoo kale dib u dhici karta.
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuqaalka
Hallkan ka daawo muuqaalka
Xog lagu kalsoonana karo ayaa sheegeya in Madaxweyne Farmaajo uu ogolaaday in doodii Badda wada hadal lagu dhameeyo, Dowlahadaha Mareykanka iyo Ingiriiska ayey xogto tilmaantay in wada hadalkaas garwadeen ay ka noqonayaan. 13 ka bishan aynu ku jirno Farmaajo Wuxuu Adis Ababa kula kulmi doonaa Madaxwaynaha kenya Uhuru Kenyatta, Labada Madaxweyne,ayaa isla saxiixi doona heshiis ah in Marka hore dhageysiga Dacwadda dib loo dhigo ugu yaraan 12 bilood, kadibna 12 kaas bilood gudahoodna si buuxda labada Wadan ay Maxkamadda uga codsadaan in arrintooda ay ku dhameystaan wada hadal sidaasina Maxkamadda looga soo celiyo gebi ahaanba Dacwadaas. Warkan oo ana kasoo…
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland ayaa diiday in Konteenarada laga soo dejiyo dekedda Barbara, in loo soo gudbiyo Puntland, maadaama ay curyaaminayso dekedda Bosaso oo laf dhabar u ah ganacsiga Puntland, Iyagoona Baarlamaanku uu canshuurta ku kordhiyey baddeecadda ka imaanaysa Somaliland ee aan daruuriga ahayn oo la gaarsiiyey %500 (Boqolkiiba Shan boqol).,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in odayaasha dhanka iyada oo la adeegsaday ee saxda ah in liiskooda ay wada saxiixayaan wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo midda dowlad-gobolleedka Jubbaland. Sidoo kale, warka ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha federaalka ayaa lagu caddeeyay in halkii kursi loo soo xulayo hal xildhibaan oo kaliya. Halkan ka akhriso:-
Halkan ka daawo muuqaalka
Waxay ahayd in uu ku shaaciyo iscasilaadiisa shirkan jaraa’id ee loo badalay ka waranka arimaha taagan Wasiir Axmed Ciise Cawad. Xogo lagu kalsoonaan karo,ayaa tilmaamaya in dhex-dhexaadin la sameeyay kadib Khayre iyo Cawad ay isku afgarteen arimo ay si adag ugu kala fogaadeen,isla markaana ay ku heshiiyeen in ay wada xaajood ku dhamasytaan arimaha kale. Guud ahaan bulshada waxay la yaabtay habka shirka jaraa’id u dhacay ,kaasoo ay kamuuqatay anfariir iyo kala daadsanaan dhan walba ah. Cawad khalkhalka ku jiray dartiis waxuu arimaha dibada ee uu ka warbixinayay ku darsaday GALMUDUG iyo safarka ra’isalwasaare Khayre. Hogaamiyayaasha Dowlada xiligan hogaamisa dalka…
Caasho Geelle “Gudoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, wuu lugooyay Guddiga Dhismaha Garoonka Cayaaraha “Cawaale”, lakiin uma dhutinayno, “Isku Tashigii” lagu bilaabay ayaa lagu dhamaynayaa” ,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Jaaliyada Minnesota Ee dalka Maraykanka Ayaa Deeq Lacageed Oo dhan $90.000 dollar Gaarsiisay Dhismaha Wada Isku Xirta Gaalkacyo Iyo Garacad,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Dowlada Somaliya waxay si xoog leh uga carootay booqashadan iyo hab maamuskeeda ee Madaxweyne Biixi-ga Somaliland ku gaaray dalka Gini. Hab dhaqanka Dowlada Geni,ayaa la oran karaa waxay baalmarsan tahay xeerarka caalamiga ah waxayna xadgudub cad ku tahay midnimada iyo qaranimada Somaliya. Maamulka Somaliland waa qayb ka mid ah Somaliya oo tirsanaysa eedo ay sheegeen in ay ka gashay Dowladii kacaanka ee uu hogaaminayay Maxamed Siyaad Barre. Guud ahaan Somaliya,ayuu Kacaankii Siyaad Barre ka sameeyay xadgudubyo ka baxsan baini’aadantinimada,balse maamulka Hargaysa ee ay horboodaan siyaasiyiinta u dhashay beesha Isaaq waxay si gaar ah usheegtaan in iyaga la xasuuqay. Bulshada Somaliyed…
Dowladaha France, Finland, Denmark, Germany, Italy, Poland, Netherland, Norway, Sweden, Switzerland, Turkiga, Ingiriiska, Maraykanka, howlgalka AMISOM, Midowga Yurub Urur Goboleedka IGAD, Qaramada Midoobay iyo saaxiibbada Soomaaliya, ayaa waxay si wada jir ah usoo dhoweeyeen wada hadallada Galmudug ka socda iyo isu dumidda Garabyada siyaasadda ee ay hormuudka ka tahay Dowladda Federaalka. War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM , ayaa lagu sheegay in ay daneeyayaasha iyo saaxiibbada Soomaaliya ammaanayaan wada-hadallada ka socda Galmudug ,si ay u midoobaan Garabyada, korna loogu qaado xasilloonida degaannadaas, taas oo wax tar u leh Dadka halkaa ku dhaqan iyo…
Muqdisho reer baa goostay,,Khayre afkuu qaran ka sheegtaa uurka Hawiye ayuu ka yahay..sidaa waxaa yiri Garaad Cabdullaahi Cali Ciid,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan. Halkan ka daawo muuqaalka
Shalay waxaa soo gaaray Puntland wafti ka socda Shirkada Baabuurta samaysa ee Toyota. Waftiga Toyota,ayaa qorshahoodu yahay in ay Xaafiis toos ah ka furtaan Puntland,kaasoo Baabuurta iyo agabkooda dayactir laga heli karo. Waa talaabo horumar ah markii dhanka wanaagsan laga eego,balse sida ay kooxda madaxtooyada qaadatay ee Aaran-jaan ay udhigeen waxuu leeyahay khatartiisa qorshahan. Aaran-jaan oo laba garab ah waxay isku haystaan qaadashada qandaraaska lala galayo shirkada Toyota. Garab uu hogaaminayo Maxamed Faroole isla xalayba casho soo dhaweyn ah,ayay usameeyeen waftiga shirkada. Sidoo kale garab uu horboodayo Maxamuud Shido waxay isu diyaarinayaan in ay iyagu qataaan qandaraaskaas. Haba yaratee dantii…
Waa isbadal kooban oo durba ka muuqday isbitaalka caasimada Puntland ee Garowe. Gabadha isbitaalka hada loo dhiibay waa qof sida muuqata muujisay dadaal deg-deg ah,isla markaana qorshe fog oo waxqabad wadata. Inkastoo lala soo daahay isbadalkan oo ay ku qurux badnayd in la sameeyo ka hor intaan la joojin mashruucii balaarnaa ee lagu dhisii lahaa isbitaal weyn oo Puntland leedahay,kaasoo Dowlada Jarmalku maalgalin lahayd. Sida xogaha aan ku helayno magacaabista Gabadhan isbadalka la timid Wasiirka caafimaadka waxuu kala kulmay culays uga yimid golaha Wasiirada dhexdooda.kaasoo gaaray ilaa heer Madaxweyne ku-xigeenka soo faragaliyo arinka. Wasiirada culayska saaray Wasiirka caafimaadka,waxa ay kala…
Gudiga amniga Baarlamaanka Puntland waxay kasoo gudbiyeen Wasiirka amniga Mooshin ku aadanaa in lasoo gole joojiyo kalsoonidana loo waydiiyo Xildhibaanada. Wasiir Gallan oo mudo ka meermeerayay hor imaanshaha Baarlamaanka,ayaa ugu danbayn shalay hortagay waxuuna ka jawaabay dhawr su’aalood oo la waydiiyay. Su’aalaha la waydiiyay,waxaa ugu muhiimsanaa oo laga xusi karaa mid ahayd ”Maxaad Mudug utagi wayday”.waxuuna kaga jawaabay ”Fursad baan uwaayay ee waa tagi doonaa”. Xubnaha gudiga amniga intooda badan iyo Wasiir Gallan,ayaa habeen hore wada yeeshay kulan ka horeeyay kan guud ee baarlamaanka,kaasoo la tuhunsan yahay in uu ahaa mid baalmarsanaa nidaamka si hoosana wax loo kala goostay. Xildhibaanada…
Waa Gabar ka mid ah haldoor-ka Puntland ee waxtarka ah wax muuqadana uqabatay bulshada. Safiyo Basey waa wakiilka Puntland ee Dalka Imaaraadka Carabta mudo dheer. Mudaddii ay soo haysay xilkaas Puntland waxay ku matashay shirar caalamiya,waxay soo abaabushay barnaamijyo dalka iyo dadka waxtar u ahaa. Sidoo kale waxay si burhaan leh oo maqaam sare ku fadhida u ilaalisay Dowladnimada Puntland. Basey waa shaqsiga soo dhameeyay oo keenay mashruuca balaarinta Dekeda Bosaso ee maanta laysku raacay muxaafid iyo mucaarad in uu yahay mid muhiim ah. Hadaba,iyadoon haba yaraatee waxay khaladay aysan jirin in shaqada laga fariisiyo oo waliba xuquuqdeedii la duudsiiyo…
Puntland Development Group waa koox ihaysatay 10-kii sano ee udanbeeyay qandaraaska u adeegida Ciidamada Badda Puntland ee Dowlada Imaaraadku taageerto. Bil walba Malaayiin Dolar,ayaa ku baxa adeega Ciidamadaas,waxayna shaqsiyaadka ku bahoobay shirkadan qaybsadeen dhamaan mashaariicdii u adeegida Ciidanka. Maxamuud Shido oo ah xiriiriya kooxda khatarta ku ah Dowladnimada ee Aaran-jaan iyo Xasan Shire Abgaal oo hada ah Wasiirka maaliyada waxay haystaan qaybta adeega shidaalka iyo mushahaaradka. Suldaan Koontihii dhintay rabi ha unaxariistee iyo Wasiirkii hore ee Maaliyada Faarax Cali Shire waxay haystaan qaybta Adeega raashinka. Senatar Mashruuc iyo Sodogiis Cabdullaahi Saalax Deer waxay haystaan qaybta adeega Dawada iyo Dharka. Ilmo…
Ma wadaniyad iyo ka fogaansho Qabyaalad ilaa salka hoose socota bay ka tahay Madaxweyne Deni Wareegtooyinkiisan la yaabka leh. Guud ahaan Africa awood qaybsigu waa hab Qabaliya oo xataa dalkii ay ka hirgasho doorasho waxay noqotaa Dimuqraadiyad Qabiilaysan. Waxa laysku aaminaa waa beel. Waxa layskugu ficiloodaa waa beel. Waxa wax laysku siiyaa waa beel. Waxa layskugu hiiliyaa waa beel. Madaxweyne Deni oo 6-bilood ka hor ku guulaystay hogaaminta Puntland-ta muhiimka ah,waxuu la yimid hab dhaqan aan horay ujiri jirin. Madaxtooyada Puntland waxaa is tusa in ay gaar uleeyihiin hadba mudo xileedkaa Madaxweynaha kursiga ku fadhiya Jifidiisa. Inta badan xilalka muhiimka…
Ethiopia said there was a failed coup attempt against the head of one of the country’s nine regional states on Saturday, underscoring the challenges facing the new prime minister as he tries to spearhead political reforms amid widespread unrest. “There was an organized coup attempt in Bahir Dar but it failed,” Negussu Tilahun, spokesman for Prime Minister Abiy Ahmed told state TV on Saturday, referring to the regional capital of Amhara state. He said efforts were under way to apprehend the coup plotters, who he said attempted to oust Ambachew Mekonnen (pictured), the regional government head in Amhara, north of the…
Xaaf ayay ubadan tahay in uu iskaga baxo Magaalada Dhuusamareeb oo uu gaaro Hobyo ama Gaalkacyo. Madaxweyne Xaaf,ayaa la filayaa in uu shir jaraaid oo kulul oo qabto saacadaha soo socda marka uu gaaro labadaa magaalo midkeed. Sidoo kale waxaas oo gaaray Dhuusamareeb Ciidamo xoog leh oo daacad u ah Madaxweyne Xaaf. Dhanka kale Ahlusunna iyo Dowlada dhexe waxaa hadda wadahadal uga usocda dhuusamareeb waxayna xogo hordhaca oo laga helayo kulankaas sheegayaan in ay isku raaceen doirasho Madaxweyne in ay ka dhacdo Galmudug. Ahlusuna,ayaa dhankeeda shardi ka dhigtay in doorashadaas lagu qabto Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulkaas. Madaxweyne Xaaf,ayaa qaba…
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونINNAALILAAHI WAA INNA-ILLAAHI RAAJICUUNWAXAA KU GEERIYOODAY MAGAALADA LONDON 21 JUNE 2019 MARXUUM XUSEEN SULDAAN MUUSE KHALAF OO IN MUDDO AH XANUUN U JIIFAY. WAXAANA HALKAN TACSI KA DIRAYA JAALIYADAHA DDS EE WADDAMADA SKANDINEEVIYA. اللهم اغفر له وارحمه ، وعافه واعف عنه ، لقِّه الأمن والبشرى والكرامة والزلفى ، اللهم إن كان محسناً فزد في حسناته ، وإن كان مسيئاً فتجاوز عن إساءته ، اللهم اغسله بالماء والثلج والبرد ، نقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ، أبدله أهلاً خيراً من أهله ، وداراً خيراً من داره ، وجيراناً خيراً من جيرانه ، اللهم…
Laba Qarax Ayaa Ka Dhacay Muqdisho Hada Mid waxa Uu Ka Dhacay Meel Udhow Seyidka oo Ay Deganayeen Ciidanka Militaryga Waxaana Lasheegayaa In Khadaare Badan oo Dhimasho iyo Dhaawac isugu Jiraa Ay Jiraan. Qaraxa Labaad Ayaa Lagu Qabtay Barkantarool oo Ciidamada Nabad sugidu Ay Ku Lahayeen Meel Udhow Lambar Afar oo Loo Maro Airporka iyo Hotel Jazeera oo Dhina Kaga Aadan Hotel Saxafi iyo Xayaad Waxana Lasheegay In La Qabtay Direewalkii Kadibna Gaarigu Uu Qarxay Wax khasaare ahna Lama Sheegin.
Biyo-xireenada laga hirgaliyay dhulka PUNTLAND oo u qaybsamay kuwo lagu najaxay & qaar lagu khasaaray. Warbixin isbarbar dhig ah,waxaa ka sameeyay Wariye Abshir Dhiirrane oo socdaal qaatey todobaad ku tagey qaybo ka mid ah dhulka baadiyaha.hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Waxaa baaqday kulan dhexmari lahaa Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland. Kulanka oo loo balansanaa in uu ka dhaco Nairobi,ayaan qabsoomin,sababo lagu sheegay wakhtiga oo ciriiri ku noqday Madaxweyne Deni dartiis ah. Deni ayay ahayd in uu gaaro Nairobi ugu danbayn maanta,balse uma suurtoobin sida ay noo xaqiijieen masuuliyiin lagu kalsoonaan karo xogtooda. Madaxweyne Axmed Madoobe oo horay ugu sii sugnaa Nairobi ,ayaa maalinka Axada ah kasoo tanba bixi doona dibna ugu laaban doona Kismaayo xarunta KMg ah ee Jubaland. Labada madaxweyne ayay ahayd in ay kawada xaajoodaan arimo muhim ah,waxaana xogaha aan helayno ay sheegayaan in kulankoodu uqabsoomi doono sida ugu…
Madaxweyne Dowlada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa laga sugayaa caasimada Garowe labada maalmood ee soo socda. Madaxweynaha oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa dalka Itoobiya caasimadiisa Adis-ababa,ayaa halkaas kulamo kul lahaa Madaxda dalkaas. Arimaha ugu waa weynaa ee looga xaajooday fadhiyada dhexmaray waftiga Puntland iyo Masuuliyiinta Itoobiya,ayaa waxaa laga xusi karaa… B.Amniga.T.Ganacsiga.J.Xaalka guud ee Geeska. Madaxweyne Deni oo ay la socdaan masuuliyiinta Shirkada diyaaradaha Itoobiya,ayaa la filayaa in ay soo gaaraan Puntland Maalinka Jimcaha ama subaxa hore ee Sabtida Masuuliyiinta shirkada diyaaradaha Itoobiya,ayaa u imaanaya Puntland qiimaynta duulimaadyo ay ka bilaabi doonto diyaaradooda. Madaxweyne Deni,ayaa furi doona kal-fadhiga Baarlamaanka…
234-ka mid ah Booliska Gobolka Mudug,ayaa maanta lagu xareeyay Dugsiga tababarka ee Degmada Carmo ee Gobolka Bari Puntland. Booliska la xareeyay,ayaa la qorshaynayaa in dib tababar loogu furo,isla markaana la diiwaangaliyo loona dhamaystiro agabkooda shaqo ee ay ubaahan yihiin. Sida qorshuhu yahay Ciidamada la qaaday,ayaa waxaa laga dabagayn doonaa dhawaan Cutub kale oo Booliska Gobolka Mudug ah oo baahi amni darteed maanta uga baaqday tababarkaas. Gudiga dib uhabaynta maamulka Gobolka Mudug ee Madaxweyne Deni magacaabay oo shaqadooda si rasmi ah ubilaabay maalinkii shalay ahaa,ayaa saakay ka hawlgalay laamaha amaanka. Gudigu waxuu si rasmi ah utirakoobay guud ahaan Ciidamada Gobolka ka…
Hawlgal habacsanaata looga saarayo maamulka Gobolka Mudug,ayaa si rasmi ah uga bilowday Gobolka. Gudiga dib uhabaynta maamulka,ayaa waxaa magacaabay Madaxweyne Deni,waxaana Gudoomiye ka ah Wasiirka arimaha gudaha,isla markaana waxaa xubin ka ah Wasiirka Maaliyada. Gudiga oo samaystay qorshe hawleed ay ku dhaqaaqaan,ayaa fasaxii Ciida kadib gudagalay hawlgalkooda. Shalay waxay la kulmeen isuduwayaasha Wasaaradaha ee Gobolka,kuwaasoo gaaraya ilaa Sagaal. Gudigu waxuu mid mid uwaraystay isu-duwayaasha Wasaaradaha ee Gobolka.iyadoo mid walbaaba waxqabadka Xaafiiskiisa iyo sida uu shaqeeyo usoo gudbiyay. Arimihii la yaabka lahaa ee kulankaas lagu ogaaday,ayaa waxaa laga taaban karaa kuwan soo socda:- B.Afar isu-duwe mooyee inta kale ma leh Xaafiisyo…
Laamaha amaanka Puntland,ayaa qabqabtay Rag Todobo ah oo Doraad goob Hotel-ah ka sheegay in ay matalaan mid ka mid ah beelaha Puntland,isla markaana ay qaateen shareecada Islaamka kana soo horjeedaan dastuur-ka Bulshadu ku heshiisay. 3-ka mid ah Ragii fadhigaas soo abaabulay ayay Ciidamadu gacanta ku dhigeen,isla markaana waxay ku raadjoogaan midkii Afraad. Sidoo kale 3-Oday oo ka mid ahaa Todobada Nin,ayaa sheegay in la khalday si kalena wax loogu sheegay,isla markaana ay beeninayaan warkii kasoo baxay saxaafadana la hadlayaan. Raga 4-ta ah ee soo abaabulay kulanakaas,ayaa xogta laga helayo laamaha amaanka Puntland waxay sheegayaan in ay ka yimaadeen Jilib oo…
Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Puntland oo ah mid khamiislaha ah,ayaa looga xaajoodaa xaalada guud ee dalka. Arimaha ugu waa weyn ee looga doodo,shirkaas waxaa ka mid ah:- B.Arimihii ugu waa weynaa ee Todobaadkii dhamaaday. T.Arimaha ugu waa weyn ee Todobaadka soo socda laga hawlgalayo. Todobaadkan,ayaa laga xusi karaa qodobka saamaynta ugu weyn leh ee kasoo baxay shirka ,xaalada Af-urur iyo gurmadkeeda. Halkan ka daawo muuqaalka Halkan ka akhriso warmurtiyeedka
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan muhiim ah kula qaatay magaalada Adiss Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya masuuliyiinta shirkadda duulimaadyada Itoobiyaan Airline. Masuuliyiinta uu Madaxweynuhu kulanka la qaatay ayaa kala ahaa Guddoomiyaha ( CEO) shirkadda duulimaadyada Itoobiya Mr. Tewolde Gebre Mariam, Ku-xigeenka Madaxa Qorshaynta iyo Iskaashiga Mr. Busera Awel iyo Madaxa Suuqgeynta Geesta Africa ee shirkadda Mr. Yemene Fitwi.Kulanka ayaa looga wada hadlay sidii shirkadda duulimaadyada caalamiga ah ee Itoobiya Puntland uga hirgelin-lahayd duulimaadyo joogto ah, kuwaas oo xoojinaya, qaybna ka noqonaya xidhiidhka ganacsi ee ka dhexeeya Puntland iyo dalka Itoobiya iyo Iskuxirka Puntland iyo caalamka kale.…
Protest leaders in Sudan have agreed to suspend a civil disobedience campaign launched after a bloody crackdown on demonstrators and resume negotiations with the country’s ruling generals on the formation of a transitional sovereign council, an Ethiopian envoy has said. Speaking to reporters in Sudan’s capital, Khartoum, Mahmoud Drir said the Transitional Military Council (TMC) had also agreed to release political prisoners as a goodwill gesture, without giving details. “The Freedom and Change alliance agreed to end the civil disobedience (campaign) from today,” said Drir, who has been mediating since a visit by Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed last week. “Both sides have also agreed…
U.S. Marine Corps Gen. Thomas D. Waldhauser, commander, U.S. Africa Command and U.S. Ambassador to Somalia Donald Yamamoto met with senior Somali officials during a visit to Mogadishu, Somalia, June 11, 2019.During the visit, Waldhauser and Yamamoto met with Prime Minister Hassan Ali Khaire and key Somali defense officials. Discussions centered on progress the U.S. interagency team has witnessed in Somalia, as well as U.S. whole-of-government support for the Federal Government of Somalia to set the conditions required for lasting security and stability. “U.S. security assistance to Somalia is an important part of our efforts to work with the people…
Dowladda Mareykanka ayaa wacad ku martay inay sii xoojineyso howgaladeeda Soomaaliya ee ujeedkoodu yahay nabad ku soo dabaalidda Soomaaliya, iyo sidii looga adkaan lahaa argagixisada. War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa hadalkan lagu sheegay ka dib markii shalay ay booqasho ku tageen Muqdisho taliyaha taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa, Gen. Thomas Waldhauser, iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto.
Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Aqalka Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Qardho kulan kula qaatay Maamulaha Mashruuca JPLG ahna Sarkaal sare oo ka tirsan Hay’ada ILO Mr Mark. Madaxweynaha ayaa kulanka waxaa ku weheliyay Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Dawlada Puntland iyo Agaasimaha guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha Jubba Ali Nuur, Duqa Degmada Degmada Qardho Cabdi Saciid Cismaan iyo madax kale oo ka tirsan Dowlada. Madaxweyne Karaash iyo Mark,ayaa ka wada hadlay sidii loo horumarin lahaa Mashaariicda JPLG oo ka mid ah mashaariicda ugu waaweyn ee Puntland ka socda. Sidoo kale waxay isla soo qaadeen sidii…
Madaxweyne ku xigeenka ayaa u mahadnaqay dadweyhihii soo dhaweeyay ee Degmada Dangoronyo. Karaash,ayaa intuu uu ku sugnaa Degmada Dangoroyo waxuu xarig kaga jaray Maqaaxi lagu magacaabo New Doog oo ganacsato ay ka hirgalisay, halkaas,isagoo ammaanay horumarka ka socda Degmada. Sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka ayaa ganacsatada Dangoronyo ku booriyay in ay sii laba jibbaaran qorshayaasha ay horumarinayaan degmadan, waxaana uu tilmaamay ka dowlad ahaan in ay dhankooda wax walba ay diyaar ula yihiin. Madaxweyne xigeenka,ayaa sidoo kale dhagax dhigay dhamaystirka Dugsiga Sare ee Degmada Dangoronyo. Ugu danbayn karaash waxuu usoo gudbay Caasimadda Garowe,waxuuna soo gabgabeeyay socdaal afar cisho qaatay oo…
Axmed Cilmi Cismaan Karaash Madaxweyne Ku xigeenka Dawlada Puntland ayaa Magaalada Qardho ka dhagax dhigay labo wado oo laami ah iyo dhisme lagu samaynayo hal xarun oo dawladu leedahay. Duqa Degmada Qardho Cabdi Saciid Cismaan oo ugu horayn goobta ka hadlay wuxuu ka warbixiyay Mashaariicdaan la dhagax dhigay wuxuuna sheegayn in Mashaariicdaan ay yihiin kuwii degmada Qardho ay sanadkaan ka heshay Mahshaariicda JBLG isla markaan qorshuhu yahay in sanadkaan dhamaadkiisa lasoo afmeero. duqu wuxuu tilmaamey in ay samayn doonaan korjoogtayn iyo ka faaidaysasho muuqata oo la xiriirta hanaanka loo hirgelinayo Mshaariicdaan. Mr Mark Maamulaha Mashruuca JBLG ahna sarkaal sare oo…
Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmadda Gaalkacyo,ayaa shaqo joojin ku sameeyay agaasimihii waaxda arimaha Bulshada (Axmed quraanjecel). Xildhibaanada Golaha,ayaa ansixiyay shaqo joojinta agaasime waaxeedka Arimaha Bulshada ee Gaalkacyo,kaasoo ilaa iyo hada aysan cadayn sababta xilka looga qaaday. Halkan ka akhriso wareegtada
Waa wareey Khatarta Horn Risk Management(HRM).!! Guud ahaan garoomada diyaaradaha Puntland,waxaa qaybta sugnaanta badqabka ama Security-ga gacanta loo galiyay shirkada HRM. HRM maxay tahay? Waa shirkad laga leeyahay Somaliland,balse ay Puntland keeneen kooxda khatarta ah!!! Ee Aaran-jaan. Ninka ay ka dhaadhacsan tahay in uu gaar uleeyahay Madaxweynaha Maxamuud Shido iyo Xasan Shire Abgaal Wasiirka hana-qaadka ah,ayaa ku leh Saami buuran. Madaxweyne Gaas oo ahaa Nin aan cuqdad gaar ah cidna aan uqabin ayay kuwa ay uyaqaanaan Reer Mudugu Kuwa Buur-Buuran la hoos ordeen,kadibna kasoo saxiixeen in amaanka garoomada Puntland lagu wareejiyo shirkadaas xarunta xog kaydkeedu ugu weyn yahay saldhiga reer…
Waftigan oo ah gudigii dhawaan uu umagacaabay Madaxweyne Deni tayaynta hat”adaha Dowlada ee Gobolja Mudug,ayaa kasoo laabtay fasaxii Ciida,Fatahaadii Roobabka iyo hawlgalo amnivoo ay ku mashquuleen. Maalmaha soo socda,ayaa la filayaa in ay dardargaliyaan hawlaha Gobolka oo intooda badan uxayirnaa,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweyne ku xigeenka Puntland isla markaana ah Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa gaadhay degaanka Af-urur ee Gobolka Bari. Madaxweynaha ayaa hogaaminaayey wafdi ay ka mid ahayeen Wasiirka Amniga Galan, wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Fiisigis, Taliyaha Booliska, Xubno kamid ah Saraakiisha Ciidamada Daraawiishta iyo Madax ka tirsan Madaxtooyada. Wafdiga ayaa kulama la qaatay Ciidamada iyo Bulshada ku dhaqan degaankaas…..
Halkan ka daawo muuqaalka
Xildhibaan Cabdiqani Faarax Dhaashane oo maalmahan booqasho ku marayay Dslka Zambia,ayaa kulan la qaatay jaaliyada Ndola. Kulanka oo ku aadanaa iswaraysi iyo kala xog qaadasho xaalada dalka,ayuu Xildhibaanku uga waramay jaaaliyada halka ay wax marayaan. Si gaar ah waxuu uga waramay Xildhibaan Dhaashane Dowlada cusub ee la wareegtay hogaanka Puntland iyo talaabooyinka ay qaaday ilaa iyo hada. “Dalku waa idin baahan yahay ,dhaqaalihiinuu ubaahan yahay ,kusoo cesha hantidiina qaar oo maalgashta”ayuu yiri Xildhibaan Dhaashane. Dhankeeda ganacsatada reer Puntland ee Jaaliyada Zambia waxay Xildhibaanka ubalanqaadeen in ay dalka ka fulin doonaan laba mashruuc oo waa weyn sanadka danbe. Sidoo kale waxay…
Mogadishu – June 9th, 2019: The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia and Head of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), Ambassador Francisco Madeira, today met with the President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo, and discussed the role that AMISOM has to play in the stabilisation of Somalia under its recently adopted new mandate. The United Nations Security Council late last month adopted Resolution 2472 in which it extended AMISOM’s mandate and approved further troop reduction by 1000 personnel in line with the existing Somalia Transitional Plan to…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Itoobiya ayaa meel mariyay xeer qabyo ah, kaasoo qeexaya inta uu la’eg yahay Saamiga uu dowlad deegaanka yeelanayo,kaddib markii shidaal laga helay deegaanka Hala-quraan. Sida laga soo xigtay warbaahinta gudaha sharciga oo ay soo diyaarisay Wasaarada Batroolka Itoobiya oo uu meel mariyay Baralamaanka dalkaasi ayaa muujinaya in dowlad deegaanka Soomaalida uu yeelanayo 50% dakhliga ka soo xarooda shidaalka dhulkiisa laga soo saaro.Inta soo hartay 25% waxaa iskaleh dowladda federalka Itoobiya, halka 25% loo qeybinayo gobollada kale ee Itoobiya. Gaaska laga helay Ismaamulka Soomaalida oo gaaraya 1.6 Trillion Cubic Feet, ayaa waxaa ogaatay African Global Energy Ltd…
Madaxweyne Deni mahan Nin qalbi xun sida laysku raacay. Balse dhawr ciladood oo khatartooda leh,ayaa laga arkay qiimayntii udanbaysay oo lagu sameeyay,kuwaasoo kala ah…. B.Nin dhagweyn ah oo faham liita oo aad isleedahay ma caqli badna. T.Nin hadba qoladii ku danbaysaa ay ku shuban karto ama badali karto. Dhanka kale waxuu leeyahay dhawr qodob oo astaan fiican ah dalka iyo dadkana dani ugu jirto,kuwaasoo kala ah… B.Nin xushmad badan oo qadarin leh. T.Nin damqasho u leh dalka iyo dadka. Qiimayntan,waxaa soo sameeyay haldoor reer Puntland ah oo la kulmay wax badana kala xaajooday. Astaamaha dhaliilaha xooga badan ah ee laga…
Baarlamaanka Puntland iyo Madaxweynaha haloo kala leexdo!! Xogaha hoose ee la helayo,waxay tilmaamayaan in uu jiro kacdoon xoog badan oo ay wadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland. Xildhibaanadu waxay rabaan in Baarlamaanku waajibkiisa guto lana xisaabtamo golaha fulinta. Kooxda Madaxtooyada ku horgudban ee aaminsan in ay iyagu samaysteen Madaxweynaha,ayaa durba bilaabay dhex orod Xildhibaanada dhexdoida ah. Hotel Eyl,ayaa noqday taliska hawlgalka kala qaybinta Xildhibaanada,waxaana hogaaminta taliskaa loo igmaday Maxamuud Shido Ninka ay ka dhaadhacsan tahay in uu isagu Deni gaar u leeyahay. Xildhibaanada oo aan xiriir la sameeyay intooda badan waxay ii xaqiijiyeen in ay khaati ka taagan yihiin faragalinta kooxdaas khatarta…
Amaanka Bosaso waxba iskama badalin si walba oo xooga loo saaray in wax laga qabto. Dhaqaalaha Wasaarada Amniga Puntland loogu talagalay sanadkii,ayaa dhan 1200.000 oo dolar,balse qiimayn kadib waa laba jibaar,ayaa laga dhigay waxaana la gaarsiiyay 2400.000 oo dolar sanadkii.. Dhamaan dhaqaalahaas waxaa loonjiheeyay amniga Bosaso xoojintiisa oo kaliya. Wasiirkii amniga iyo Talyihii Booliska Puntland waxaa lagu amray in aysan dhinac udhaafin Bosaso. Bosaso waxaa lagu daabulay Ciidamo sirdoon ah iyo kuwo Boolis ah oo fara badan. Nasiibdaro magaalada Bosaso amnigeedii waxba iskama badalin ilaa iyo hada. Masuuliyiintii loo igmaday sugida amnigeeda waxaa muuqata in aysan wax guul ah ka…
Halkan ka daawobmuuqaslka
Hambalyo Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Mudug Ee Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal). Isxal,ayaa lagu yaqaanaa in uu yahay Shaqsi wanaagsan oo nabadii iyo horumarkii sii Gaalkacyo waayadan danbe ka hana qaaday sii xoojin doona. Halkan ka akhriso
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Kulan La Qaatay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Roobka. Garoowe, Juun, 08, 2019: Kusimaha Madaxweynaha dowaldda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Roobka. Guddigan oo ka shaqaynaysa waxkaqabashada waxyeeladii fatahaadaha Roobabkii da’ay ay gaysteen, kuwaas oo tan iyo markii la magacaabay Juun 02 2019 shaqo badan ka qabtay waddooyinkii go’ay. Afhayeenka Madaxtooyada dowladda Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac Dabaraani ayaa ka warbixiyey kulanka. “Kulanka oo uu shir Guddoomiyey Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash waxaa la isla wadaagay xogta ilaa iyo haatan waxyaabihii qabsoomay, sida…
UJEEDO:-WARGALIN. SHIRKADA DISPATCH LOGISTICS WAA SHIRKAD AY LEEYIHIIN GANACSATO REER PUNTLAND AH OO XAFIISKEEDA UGu WEYN KU YAAL MAGAALADA SALALAH EE DALKA OMAN. SHIRKADA DISPATCH LOGISTICS WAXAY MACAAMIISHEEDA LA WADAAGAYSAA ADEEGYADA KALA DUWAN EE AY QABATO:- B.SEA CARGO FORWARDING: ADEEGA GUDBINTA BADEECADAHA KALA DUWAN DHINACA BADA IYADA OO ISTICMAALEYSA NIDAAMKA TRANSITKA DEKEDA SALALAH OO AH NIDAAM WADAMADU BADEECADAHA ISUGU GUDBIYAAN OO CANSHUUR DHAAF AH UNA GUDBINAYSA DEKEDA BOSASO. WAANA ADEEGII UGU HOREEYEY OO AY SHIRKADU U BILOWDAY MACAAMIISHEEDA. T. INLAND CARGO FORWARDING: ADEEGA GUDBINTA BADEECADAHA KALA DUWAN DHINACA BARRIGA IYADA OO ISTICMAALEYSA NIDAAMKA TRANSIT-KA DEKEDA BERBERA,SHIRKADA OO NOQOTEY SHIRKADII UGU…
Xildhibaan Cabdiqani Faarax Dhaashane,ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Dalka Zambia. Jaaliyada Puntland ee dalkaas,ayaa soo dhaweyn qiimo sare leh usamaysay Xildhibaanka iyo wafti uu hogaaminayo oo dalkaas ugaaray la kulanka jaaliyada Puntland ee Zamiba. Soo dhaweynta kadib Xildhibaanku waxuu kulan kooban la qaatay Gudoonka Jaaliyada iyo ganacsatada ku dhaqan caasimada dalkaas ee Lusaka. Dhaashane waxa uu ugudbi doonaa Magaalada Ndola ,halkaasi oo uu ka dhici doono kulan balaaran oo uu la qaadan doono jaaliyada.. Xildhibaan waxuu kaloo casuumad kawadaa Madaxweyne Deni,taasoo ku aadan kasoo qaybgalka shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Puntland oo dhawaan dhici doona. Ndola waxaa ka socda…
Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed,oo ka tirsanaa Ciidanka Policeka Soomaaliya ayaa saakay Isku daldalay Xerada Sheelare ee degmada Xamar Jajab. Sarkaalkan ayaa xarig qoorta gashtay ka dibna isdilay. Ila xog ogaal ah ayaa ii sheegay in ay jireen daruufo lana aaminsanyahay in ay ku keentay in uu is dilo. Dadka deegaanka ayaa iskugu soo baxay goobta Waxaana xilliga uu isdilayay uu xirnaa darajadiisa Gaashanle dhaxda ah.