Author: Jibril Qoobey.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 23 August 2018 ku magacaabay Agaasime Waaxeedyo Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland. Xeer Madaxweyne Lr. 110 August 23, 2018, kuna saabsan magacaabid Agaasime Waaxeedyo Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland.   Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay:                      Dastuurka Dowladda Puntland Markay tixgeliyey:                Aqoontooda iyo khibradooda shaqo Waxuu Xeeriyey: Waxaa Maxamed Siciid Maxamed (Black) loo magacaabay Agaasimahad Waaxda Qorsheynta iyo Siyaasadda ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland. Waxaa Maxamed Cali Muuse loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Kalluumaysiga iyo Horumarinta ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland. Waxaa Daahir Faarax Xuseen loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Tababarada iyo…

Read More

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 23 August 2018 ku magacaabay La-taliyaha Hay’adda Jidadka Dowladda Puntland ee (PHA). Xeer Madaxweyne Lr. 112 August 23, 2018, kuna saabsan magacaabid La-taliye Hay’adda Jidadka Dowladda Puntland ee (PHA) Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay:                      Dastuurka Dowladda Puntland Markay tixgeliyey:                Aqoontiisa iyo khibradiisa shaqo Waxuu Xeeriyey: Waxaa Cabdirisaaq Maxamed Xasan loo magacaabay la-taliyaha Hay’adda jidadka Dowadda Puntland ee (PHA) Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay madaxweynuhu -DHAMMAAD- XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Read More

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 23 August 2018 ku magacaabay Agaasime Waaxeedyo Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland. Xeer Madaxweyne Lr. 110 August 23, 2018, kuna saabsan magacaabid Agaasime Waaxeedyo Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland.   Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay:                      Dastuurka Dowladda Puntland Markay tixgeliyey:                Aqoontooda iyo khibradooda shaqo Waxuu Xeeriyey: Waxaa Maxamed Siciid Maxamed (Black) loo magacaabay Agaasimahad Waaxda Qorsheynta iyo Siyaasadda ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland. Waxaa Maxamed Cali Muuse loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Kalluumaysiga iyo Horumarinta ee Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland. Waxaa Daahir Faarax Xuseen loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Tababarada iyo…

Read More

Magaalada Garbaharey ee gobolka Gedo waxaa ka dhacay dibad-baxyo rabshado wata, oo ay sameeyeen dad ka cabanayay maamulka Jubbaland. Dad careysan ayaa beegsaday Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee maamulka Jubbaland Aadan Aw Xirsi,isaga iyo xubno la socda ay magaalada kormeer ku joogaan, waxaana la sheegayaa in dadkaasi ay Wasiirka gaarsiiyeen dakhar. Dhinaca magaalada Kismaayo 2-qof ayaa ku dhaawacmay iska-hor-imaad ka dhacay xerada nabad sugida ee FIAT, halkaasi oo rag hubeysan oo ka tirsan ciidanka Jubbaland ay weerareen xeradaasi si ay u soo furtaan dad halkaasi ku xirnaa. Maamulka Jubaland,ayaan ka hadlin rabshadahan ka dhacay xerada Nabad-sugida iyo banaanbaxyada…

Read More

Abiy Axmed ayaa saaka kulan la qaatay madaxda iyo shacabka Deegaanka Somalida..   Abiye,ayaa dhegeystay cabasho ay ka qabaan maamulkii hore uga jiray deegaanka Soomaalida,iaydoo ay ka eed sheegteen waxgaradkii la hadlay ra’isalwasaare Abiye. Ra’isalwasaare Abiye waxuu ballan qaaday in waxyaabihii hore u dhacay aysan dib u soo noqon doonin, wuxuu si gaar ah ugu dheeraaday arrinta “ceelka shidaalka” ee la sheegay in “5% ay Soomaalidu ka helayaan”, isagoo yiri ” sida loo dhigay ma aha”..   Sidoo kale Mas’uuliyiintii iyo Odayaashii kulankaas ka qeyb galay waxay dhankooda ka dalbadeen Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed in mar walba ay helaan cadaalad,isla…

Read More

La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo mudane CabdiSaciid Muse Cali oo Saxiib tinimo weyn la leh dawlada Imaaraadka wuxuuna sidoo kale  saxiib  wanaagsen la’ahaa  Fahad yasiin . Wax Qarsoon maaha in uu jiro dagaal Qabow oo wasaarada arimaha dibada ee Dawlada Faderalka iyo Vila Soomaaliya in masuuliyiinta joogta loo qeyb samay koox imaaraad ah iyo koox Qatar ah. Dagaalka ka dhaxeeya vila somalia iyo imaaraadka sidee dhex dhexaad uga noqon karaa,  Raga ku dul wareegsen Madaxweyne Farmaajo  sidoo kale labadaa kooxood  mashruuc qarsoon ayey wadaan . Dagaalkii hada banaanka ayuu yimid. Waxaa su’aalo la iska waydiinaya sheekada mudane fahad…

Read More

Australia ayaa yeelatay Ra’isul wasaare cusub. Xisbiga talada haya ee Liberal Party ayaa Wasiirkii maaliyadda Scott Morrison u doortay inuu noqdo Ra’isul wasaaraha cusub Jimciha maanta. Morison ayaa kaga adkaaday jagadaasi wasiirkii hore ee arrrimaha gudaha Peter Dutton iyo wasiirka arrimaha dibadda Julie Bishop oo uu kaga adkaaday doorashada wareeggii koowaad. Wuxuu baddalayaa hadda Ra’isul wasaarihi hore Malcolm Turnbull oo ku guul dareystay inuu codka kalsoonida ka helo xisbiga talada haya. Turnbull uma uusan tartamin doorashada maqaamka Ra’isul wasaaraha ee xisbiga talada haya. Wuxuu sheegay inuu iscasilayo kana baxayo siyaasadda. Magacaabista Scott Morrison ayaa soo gaba gabeyneysa qalalaaso siyaasadeed oo…

Read More

Abiy Axmed ayaa saaka kulan la qaatay qaar ka mid ah Soomaalida ku nool Addis Abbaba. Wuxuu dhegeystay cabasho ay ka qabaan maamulkii hore uga jiray deegaanka Soomaalida oo ay ka eed sheegteen. Wuxuu u ballan qaaday in waxyaabihii hore u dhacay aysan dib u soo noqon doonin, wuxuuse ku dheeraaday arrinta “ceelka shidaalka” ee la sheegay in “5% ay Soomaalidu ka helayaan”, isagoo yiri ” sida loo dhigay ma aha”. Ilaa dhowr iyo 30-qof oo Soomaalidii halkaa joogtay ah ayaa ka hadlay madasha.

Read More

Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka S/gaas Daahir Aadan Cimi iyo Abaanduulaha cusub ee Ciidanka S/guuto Odowaa Yuusuf Raage oo dhowaan uu magacaabay Madaxweynaha JFS, ayaa maanta si rasmi ah Xilka u wareegay, kadib munaasabad ka dhacday Xarunta Waxaaradda Difaaca Soomaaliya. Munaaasabadda, ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Taliyeyaasha Ciidanka Booliska iyo Asluubta, Taliyahii hore iyo Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga, Saraakiil ka socotay Wadamada saaxiibka la ah Soomaaliya iyo marti sharaf kale.

Read More

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda fadaraalka Soomaaliya,ayaa rasaas ku furay Gaari ambulance oo lagu waday meyd qorshuha ahaa in la soo aaso. Rasaastaas,ayaa waxaa  ku geeriyooday Marxuum kale oo Gaariga la socday kaas oo lagu Magacaabi jiray Marxuum Axmednuur Xasan Xuseen.   Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka dowlada fadaraalka Somaliya ay gacanta ku dhigeen askariga ka danbeeyey rasaaseynta Gaariga meydka siday. Falka,ayaa ka dhacay Isgoyska EVECO,oo ku yaalla Wadada Warshadaha ee Magalada Muqdisho una dhow Warshadii Taraqa iyo Sigaarka.   Inta badan askarta dowlada fadaraalka Somaliya oo ubadan Maleeshiyaad aan tababar iyo nidama lahayn ayaa gayasta falal kala…

Read More

Laba wasiir oo ka tirsanaa xukuumaddii Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ee uu hoggaaminayay Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu xidhay magaalada Hargeysa. Labadan wasiir oo kala ah wasiirkii waxbarashada Ibraahim Aadan Mahad iyo wasiirkii caddaaladda Cabdijamaal Axmed ayaa lagu eedeeyay inay sharci-darro ku galeen ugana dhoofi rabeen Somaliland.hoos ka dhagayso codka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/DG6fVWxWhDA

Read More

Mustafe wuxuu ku dhashay 1972 magaalada Awaare ee aagga Jarar ee gobolka Soomaalida Itoobiya. Waxbarashadiisa dugsiga hoose wuxuu ku qaatay dugsiga Awaare, wuxuuna ku sii dhamaystirtay Dhagaxbuur oo reerkoodu uu u guuray, halkaasoo sidoo kalena uu dugsiga sare ka galay. Waxbarashadiisa jaamacadda wuxuu ku sameeyey jaamacadda Addis Ababa, kulliyadda dhaqaalaha, halkaasoo uu ka qaatay shahaadada 1aad ee cilmiga dhaqaalaha. Shahaadada Labaad ee jaamacadda (masters) ee isla dhaqaalaha wuxu ka qaatay Imperial College of London. Wuxuu agaasime ka soo noqday machadka tababarka macallimiinta ee Jigjiga oo hadda loo yaqaanno kulleejka tababarka macallimiinta ee Cabdulmajiid. Wuxuu kaloo soo noqday wasiir ku xigeenka…

Read More

The young naive new Ethiopian prime minister miscalculated to pick a fight with the Tigrai people and the Tigria state government. Barely four months to his administration he seems lost and does not know what to do about the growing conflicts in Ethiopia. Prime Minster Abiy Ahmed Ali is trying to attach himself to famous terrorist, civil activists, or well known personalities because he lacks self confidence on himself. He is desperately trying to become a King of Ethiopia to fulfill the wish of his mother at any cost. That is why he does not have a clear national agenda…

Read More

For the first time, PM Abiy acknowledged that civil strife, conflicts and political disorder in the country have gone out-of-hand. Yesterday in a speech he gave to graduating military trainees, he came close to declaring a Marshall order. As a matter of fact, he imposed a soft Marshal rule on the Somali region and insinuated that all power rests in the hands of the army. For all practical purposes, the Somali region is under a soft military rule. Army officials attend all  civic functions, traditional meetings, inter-clan mediation, and even pay a big brother’s to the local TV. Reports also…

Read More

Nearly five months after a change in power in Ethiopia, the country is witnessing an outbreak of deadly communal violence in several regions. The surge in conflict has come after many years of political stability in the Horn of Africa nation, stirring fears that the country may be facing widespread chaos and even break-up. There are also suspicions that the unprecedented instability is part of a US-backed geopolitical realignment, one which shifts Ethiopia from its strategic economic partnership with China, towards being a client of American-backed Arab regimes. This shift is happening without national consensus, driven by a new ruling faction.…

Read More

A U.S. delegation is heading to Ethiopia on Wednesday to talk about the country’s reform efforts since Prime Minister Abiy Ahmed took office in April. Republican Congressman Christopher Smith, who led the congressional delegation, said he “is cautiously optimistic” about the political reforms in the country. In an interview with VOA’s Horn of Africa, Smith says he will meet Prime Minister Abiy and Foreign Minister Affairs Minister Workineh Gebeyehu and push for continued reforms, as well as reinforcing human rights issues. “We are going to meet with him [prime minister] and encourage him and try to get our own sense…

Read More

Ciidamadan,oo sheegay in ay kasoo goosteen Somaliland isla markaana uu hogaaminayo taliye Saciid Cawil Jaamac Caare ayaa sheegay in saldhig laga siiyay deegaanada Puntland . Madaxda ciidamadan iyo nabadoono ayaa sheegay in waxa ugu wayn ee Somaliland ay uga yimaadeen tahay cadaalad daro baahsan iyo dulmi ka jira deegaanka, Gaar ahaan qaybsiga awoodaha siyaasada iyo dhaqaalaha Somaliland. Saciid Cawil Jaamac (Caare) oo ahaa Talyihii Ciidamada Milatariga maamulka Somaliand ee Sanaag iyo Gaashanle dhexe Jamaal Baaxad oo ahaa Abaandulihii Ciidamada Somaliland ee Gobolka Sanaag,ayaa warbaahinta la hadlay waxayna sheegeen iney Xoreyn doonaan dhulweynaha Somaliland cadaalad daradana ay suulin doonaan. Talaabadan ayaa…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib safar dhowr maalmood qaatay oo uu dalka kaga maqnaa.   Madaxweyne Farmaajo ayaa safarkiisa waxa uu ku maray wadamada Jabuuti iyo Turkiga, waxa uuna la kulmay madaxda ugu sareysa dowladahaas.   Madaxweyne Farmaajo,oo ku horeeyay dalka Jabuti,ayaa kulan¨kulmay Madaxweynaha dalkaas Ismaaciiil Cumar Geelle .iyagoo kawada hadlay sii xoojinta xiriirka labada dal kaasoo madmadaw uu ku yimid kadib baaqii Madaxweyne Farmaajo jeediyay ee ku aadanaa in cunaqabataynta iyo xayiraadaha saaran dalka eretereya laga qaado,baaqaas oo ay dowlada Jabuti si weyn uga xumaatay.   Sidoo kale Madaxweyne…

Read More

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka  Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah Ee uu furmi doono kalafadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka. War ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka  Soomaaliya,ayaa lagu sheegay in kalafadhiga 4-aad ee Golaha shacabka uu furmi doono 10-ka bisha September ee bisha soo socota,sidaasi daraateedna looga baahan yahay in Xildhibaanada Golaha Shacabka dalka ku soo laabtaan ugu danbeyn 5-ta bisha September ee sanadkaan. “Sida aad la socoto furitaanka kalafadhiga 4-aad, ee Golaha shacabka waxaa loo qorsheeyay in la furo 10-ka September 2018-ka,sidaasi daraateed waxaa dhammaan Xildhibaanada Golaha shacabka laga…

Read More

Ururada udagaalanka xuquuqda Gobolka Somalida ee kala ah ONLF iyo SRDA waxaa usoo gabagaboobay kuna soo idlaaday is afgarad kulamo muhiim ahaa oo usocday todobaadyadii lasoo dhaafay.   Ururadu waxay si qoto dheer qiimayn ugu sameeyeen xaalada guud ee Itoobiya,gaar ahaan tan Gobolka Somalida .   Arimaha ay kawada xaajoodeen,ayaa waxaa ugu horeeya dhinacyada dhaqaalaha,siyaasada iyo amaanka.   Ururadan waxay falanqayn dheer kadib isla qaateen in ay u istaagaan badbaadinta mustaqbalka deegaanka iyo raadinta Xuquqdiisa,waxayna isku afgarteen in ay umidoobaan oo abuuraan isbahaysi ka kooban labada Urur iyo Bulshada ku xiran ee hoos timaada.   Dowlada dhexe ee itoobiya,ayaa qorshaynaysa…

Read More

Masuuliyiinta Maamulka Jubaland,ayaa si adag ubeeniyay war kasoo yeeray Gudoomiye xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin Dawaare. Faarax Macalin Dawaare,ayaa maalin ka hor waxuu sheegay in Dowlada Kenya ay siiso Maamulka Jubaland dhaqaale bele ah oo gaaraya Hal Milyan iyo Shan boqol oo Kun Dolar. Faarax Macalin,ayaa sidoo kale sheegay in ay ksimaayo joogaan Ciidamo fara badan oo sikugu jira ciidamada Kenya,itoobiya,Daraawiishta Jubaland iyo Kuwa Nabadsugida ee NISA. Hadaba Madaxweyne xigeenka koowaad Maxamuud Sayid Aadan iyo Wasiirka Maaliyada Cabdirashiid Jire oo saxaafada la hadlay,ayaa beeniyay warkaas sheegayna in aysan waxba ka jirin wararka uu sii daayya Faarax Macallin. Faarax…

Read More

War qoraalla oo kasoo baxay Madaxweynaha Gollaha iskaashiga dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas,ayaa lagu sheegay 03/09/2018 in shirka 3-aad ee golaha lagu qaban doono magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland. Sidoo kale qoraalka waxaa lagu sheegay in looga tashan doono shirkaas danaha dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka iyo guud ahaan kuwa qaranka Soomaaliya. Warar hoose,ayaa  sheegaya in shirkaas looga xaajoon doono arrimo ay kamid yihiin doorashooyinka madaxtinimo ee dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka Somaliya oo intooda badan dhici doona sanadka soo socda ee 2019. Ilo wareedyo madax banaan ayaa tilmaamaya golluhu…

Read More

Dowlada Puntland waxay maanta xaqiijisay in aysan jirin wax wada xaajood ah oo udhaxeeya iyaga iyo Somaliland. Gudiga Difaaca Puntland oo saxaafada la hadlay maanta,ayaa faahfaahiyay wada xaajoodyadii dhacay bilihiii udanbeeyay. Gudigu waxuu sheegay in uusan jirin waxay isla fahmeen ama ku heshiiyeen Somaliland ama ururada IGAD iyo Qaramada midoobey. Dhamaan wada xaajoodyadii dhacay waxay noqdeen kuwo fashilmay oo kusoo idlaaday is afgaran waa.hadaan nahay Puntland waan diidnay soo jeedin ahayd in ay Somaliland Ganbare ku laabato Puntland Tukaraq takto. ”Dgaal waa dhacayaa oo shacabka Puntland waxaan ugu dhaaranayaa in uu dagaal dhacayo,war Walaahi,Bilaahi Tolaahi dagaal waa dhacayaa hadaysan ka…

Read More

Ciidamada amaanka Bosaso waxay hawlgal xoojin amaan ah ka wadaan Magaalada Bosaso. Guud ahaan Magalaada Bosaso xaafadaheeda kala duwan waxay ka bilaabeen Ciidamadu hawlgalo xoog leh,kuwaasoo ay ku baarayaan guryaha iyo xarumaha ganacsiga. Ciidamada oo qabqabtay Dad fara badan oo baaris dheer kadib lakala saaray qaybo ka mid ahna lasii daayay,ayaa sidoo kale baro kayntarool oo ay wax ku baarayaan waxay dhigeen wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada.   Ilaa iyo hada Ciidamada amaanka waxay ku guulaysteen in ay gacanta ku dhigaan shaqsiyaad la doondoonayay iyo kuwo iyaguna ku gudajiray falal amni kharbudid ah. Hawlgaladan waxay ka danbeeyeen kadib markii ciidamada…

Read More

Madaxii Kastamka canshuuraha Dekedda Muqdisho Axmed Samow ayaa isu soo dhiibay ciidamada CID dowlada Fadaraalka Somaliya.   Samow oo galabta ay ciidamada booliska ka raadiyeen gurigiisa oo ku yaala degmada xamar Jajab ayay ka waayeen Ciidamadu,basle markii dannbe waxay Ciidmadu ku heleen telefoon waxaana lagu amray in uu xarunta CID yimaado   Ciidamada booliska dowlada Fdaaralka Somaliya,ayaa maanta masuq u xiray ilaa 9-qof oo ka shaqeeya kastamka dekeda Muqdisho kuwaas oo lagu eedeeyay in ay laaluush qaateen..   Madaxa Kastamka Samoow,ayaa isna lagu soo eedeyay inuu masuq baahsan ku kacay waxaana maanta mudo 4 saac ah wareysanayey hanti dhawrka .

Read More

Waxa uu ahaa iskuulkiisa kuleejada ah ee ku yaallay galbeedka Africa meesha uu Kofi Annan – ninka marka dambe noqon doona dublamaasiga ugu sarreeya caalamka – ka bartay mid ka mid ah cashirradiisii ugu muhiimsanaa. Casharkaas waxa uu ahaa, sida uu goor dambe sheegay “In xanuun kasta oo la dareemo uu khuseeyo dadka oo dhan meel kasta oo ay joogaan”. Fikraddaas waxay u muuqatay mid uu si dhab ah Annan ugu dhaqmayay intii uu noolaa oo idil, waxaana ay sababtay in uu door muhiim ah ka ciyaaro xal u helidda dhibaatooyinka ka jiray dunida, sida saameynta HIV/Aids, dagaalkii Ciraaq iyo…

Read More

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ayuu ku sheegay in bil kasta dowladda Kenya ay siiso Jubbaland lacag dhan Hal milyan iyo bar oo dollar ah oo mushaar ahaan loo siiyo Ciidamada Jubbaland. “Dowladda Kenya waxay bil kasta 1.5 milyan oo dollar siisaa Jubbaland oo mushaar ahaan u siiyo Ciidamada Jubbaland oo gaaraya 7,000 askari”ayuu yiri Faarax Macalin. Sidoo kale waxaa uu sheegay in ciidamo dheeraad oo ka socda Kenya, Burundi iyo Ciidamo Itoobiyaan ay joogaan Kismaayo, waxaana uu su’aal geliyay sababta Al-Shabaab oo dhan 1,500 askari looga adkaan la’yahay. Faarax Macalin ayaa si aad ah u mucaarada maamul…

Read More

Jaamac ayaa laga dhigay La Taliye sare oo ka tirsan xafiiska Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, waxaana xog-hayaha guud ee Golaha lagu faray inuu marsiiyo habraaca maamuuska lataliyaha iyo meel marinta go’aanka harsan. C/qaadir Maxamed Nuur iyo Guddoomiyaha Maxamed Mursal Sheekh ayaa horay u soo wada shaqeeyay, gaar ahaan xilligii Mursal uu ahaa Safiirka Soomaaliya ee Turkiga. Maalintii Khamiista ayaa C/qaadir Jaamac laga qaaday xilka taliye ku xigeenkii Hay’adda Nabadsugid, kaddib wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha. Taliyaha Nabadsugida Xuseen Cismaan Xuseen ayaa horay shaqo joojin ku sameeyay C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac Waa masuulkii ugu horeeyay oo ka mid ah xubnihii saraakiisha…

Read More

Djibouti has been landlocked Ethiopia’s only access to the sea and depends of port taxes paid by Ethiopia for most of its income and with the Eritrean ports of Massawa and Assab on the Red Sea about to open finds itself faced with losing most of the Ethiopian trade it has enjoyed a monopoly on for the past twenty years. For a country of less than a million mostly poverty stricken people the over $1.5 billion a year coming in from unloading cargo for Ethiopia’s almost one hundred million people is almost three quarters of its income and facing competition…

Read More

Do you have full confidence in Prime Minister Abiy Ahmed Ali to lead Ethiopia? Six months after Dr. Abiy Ahmed became a prime minister of Ethiopia the country has gone from bad to worst. The political situation is toxic and the Ethiopian people are in a state of confusion because the prime minister is a loose cannon aimlessly wondering with no clear policy or direction. He has released hundreds of criminals from prison without due process, opened Ethiopia to terrorists who openly declared to dismantle the country, Abiy completely abandoned the constitution in many levels including by invading the Regional…

Read More

Horay waxaa Garacad ugu sugnaa Injineeradii dhisi lahaa iyo qaybta kale ee qalabka lagu dhisi lahaa Dekedda. Shirkada TTN ee dhisaysa Dekedda ayaa ah Shirkad Turki ah, horayna u dhistay Garoonka Caalamiga ah ee Gen Maxamed Abshir ee caasimadda Puntland. Dhawaan ayuu qalabkan cusubi gaari doona Deegaanka Garacad ee gobolka Mudug, halkaas oo ay kasocoto dhismaha dekeddii ama mashuucii ugu waynaa ee laga hirgaliyo Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya ama Geeska Afrika kaas oo ah ah mid iskutashi bulsho ku socda,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/4F2P6FbHvY8

Read More

Dhamaan Qalabkii loogu baahnaa dhamasytirka Wadada Ceel-daahir iyo Ceerigaabo,ayaa yimid iyadoo maalmaha soo socda si toos ah uu u bilaaban doono wajigii ugu danbeeyay ee dhamaystirka wadadaas. Qalabkan waxaa ku jira kii daamurka isku qasi lahaa,isla markaana saari lahaa wadada… Waxaa xusid mudan, tan iyo markii Mashruuca la bilaabay ee 01/10/2016, in Guddiga Mashruuca ay u’hirgaleen:- 1. Dhamaystirka wejigii koowaad ee Waddada oo dhereekeedu dhanyahay 90KM, Ballaceeduna yahay 9M. 2. Soo ‘ iibinta Qalab iyo Gaadiidka Noocyadiisa kala duwan oo qiimihiisu dhanyahay $2.5 Million, oo ah Hanti Ummadda Reer Puntland ay leedahay. 3. Shaqa u’abuurid Xirfadlay gaaraysa illaa 120 qof.…

Read More

La taliyihii hore ee madaxweyne Trump Omarosa Manigault Newman ayaa si qarsoodi ah ku duubtay wada sheekeysi dhexmaray iyada iyo agaasimaha Aqalka Cad John Kelly, iyada oo kadibna cajalkii ku faafisay warbaahinta. Balse dhibka jira ayaa waxa uu yahay in wada sheekeysiga uu ka dhacay Qolka Sirta ee Aqalka Cad, halkaas oo ah bugcadda xogteeda loogu illaalinta badanyahay Maraykanka, waxaana suurtogal ah in haweenaydan ay jabisay habraaca amniga ee dalkaas. Ma cadda sababta Mr Kelly uu gabadhan u geeyay Aqalka Sirta marka horeba, halkaas oo ah darajada ugu sareysa ee amniga Maraykanka. Waxaase jiray in dad kale oo la shaqeeya…

Read More

Booliska magaalada London ayaa sheegay in nin watay baabuur uu maanta dar-darsiiyay dad lugeynayay iyo kuwo watay baaskiil oo marayay agagaarka Aqalka Baarlamaanka Britian. Kadib marki uu dhowr qof ku dhaawacay baabuurkiisa, ayuu ninkani gaariga ku dhuftay dhagax jidgooyo ahaa oo yaallay bannaanka Aqalka Baarlamaanka, sida ay saraakiil sheegeen. Saraakiisha ayaa sheegay in boolisku ay xireen ninka waday baabuurka. Boolisku wuxuu sheegay inuusan jirin qof kale oo la socday ninkani, sidoo kale ma jirin wax hub ah oo ay ka heleen gaariga. Adeegga gaadiidka gurmadka deg-degga ee London ayaa sheegay in ay isbitaalka u qaadeen laba ruux oo dhaawacyo fudud…

Read More

Mashruuca duminta Jubbaland ayaa noqdey kan ay dhaqaalaha ugu badan ku bixiso Villa Soomaaliya inkasta oo aysan wali helin shakhsigii ku guuleysan lahaa fulintiisa. Kadib shirar badan , weeraro saxaafadeed , kala jabin ciidan iyo taliyaal xamar laga soo magacaabey markii ay waxbo ka qaadi waayeen Dowlad goboleedka Jubbaland oo uu madaxwene Axmed Madoobe ,  Villa Somalia ayaa hadda heshay adeegayaal cusub oo ay ku tijaabineyso inay yoolkeeda ka dhabeyn karaan iyo inkale. Adeegayaasha cusub ee ay Villa Soomaaliya hadda lasoo shirtageyso ayaa kala ah :- 1-Axmed Nuur Sheekh Maxamed (Mashruuc ) oo ah ninkii uu hoo iyo hiilba lagarab…

Read More

Sayfu-diin Aadam oo ah qoraaga maqaalka hoose ayaa dood xiisa badan ka samaynaya habka Amxaaradu isugu dayeen qabsashada iyo gumaynta Qawmiyadda Oromada . Qoraagu waxa uu doodiisa ku salaynayaa khudbad uu caalimka reer Kenya Cali Masruuci oo lagu tilmaamo 100 ka qof ee dunida ugu aqoonta badan u jeediyay jaaliyadda Oromada ee dalka Maraykanka taas oo uu kusoo bandhigay isku milanka dhaqan iyo diimeed ee dhexmaray Oromada iyo Amxaarada, kaas oo noqday hubka ugu wayn ee Amxaaradu ku qabsadeen Oromada. Qoraagu waxa uu lafa gurayaa sida Amxaaradu isugu dayeen inay diin , dhaqan iyo awood ba u moora duugaan dadka…

Read More

Xubna sare oo ka socda Jabhadda ONLF ayaa fiidnimadi xalay gaaray magaalada Addis Ababa, wafdiga oo uu hoggaaminayey afhayeenka Jabhadda ONLF Caddaani Cabdulqaadir waxay ka kooban yihiin 3 xubnood oo sare. Wafdiga waxaa gigada diyaaradaha caalamiga ee Bole ku soo dhaweeyey wasiiru dowlaha xafiiska arrimaha isgaarsiinta dawladda Itoobiya Kaasaahun Gofe. Caddaani oo ka warramaya sababta keentay iney Itoobiya tagaan ayaa wuxuu sheegay in ay tahay mid ay kaga jawaabayaan baaqa uu u soo jeediyey Ra’iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed. Sida oo kalana wakhti xaadirkan xaaladda deegaanka Soomaalida uu ku sugan yahay sidii wax looga qaban lahaana iney si deg deg…

Read More

Qiimaha lacagta Turkiga ee Lira ayaa hoos u sii dhaceysaa waxayna salka ku haysaa xiriirka sii xumaanaya ee Turkiga iyo Mareykanaka. Turkiga wuxuu weli xabsiga ku hayaa ninka baadariga ah ee u dhashay Mareykanka kaasoo ay ku sheegeen inuu ku lug lahaa afgembigii dhicisoobay ee labo sanno ka hor ka dhacay Turkiga. Dadka wax falanqeeya ayaa sidoo kale sheegeen in hoos u dhaca lacagta liiraha la xiriirinaya maamulidda dhaqaalaha waddankaasi oo ay door wayn ka cayaarayaan madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo wiilka uu soddogga u yahay Berat Albayrak. Albayrak ayaa sheegaya inuu maanta ku dhawaqi doono tallaabooyin lagu dajinayo sicir…

Read More

Ciidamada Kenya ayaa xalay bur buriyay xarun shirkadda Isgaarsiinta hormuud ay ku leedahay Tuulada Calibuley oo 30KM dhanka waqooyi uga beegan degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose. Ciidamada ayaa miinooyin ku xiray xarunta shirkadda kadibna waa ay qarxiyeen waxaana burburiyay wixii agab ahaa ee halkaa yiilay. Isgaarsiinta deegaanka ayaa weli hawada ka maqan, iyadoo Shacabka halkaas ku nool siin jirtay adeegyo kala duwan oo isugu jiray Isgaarsiin iyo adeegga EVC Plus oo muhiim u ah nolosha dadka halkaas ku nool. Waa markii labaad oo ciidamada kenya ay burburnaya xarumo shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ay leedahay.

Read More

Waxaa soo gaaray Puntland Ciidamadii Col Caare ee kasoo goostay maamulka Jeegaanta. Col Caare oo hogaaminaya Ciidan gaaraya 3-boqol kuna hubaysan Hub iyo saanad Milatari oo xoog leh ayaa lagu soo dhaweeyy duleedka Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar. Dowlada Puntland oo soo dhawaysay Sarkaalkan iyo Ciidamada uuwato,ayaan ilaa iyo hada si cad uga hadlin imaanshahooda. Col.Caare ayaa qorshaynaya in uu urursado cudud ciidan,kadibna u dhaqaaqo ka xoraynta beeshiisa dulmiga Jeegaanta,iyadoo la filayo in ay maalmaha soo socda ay kusoo biiraan Ciidamadiisa Maleeshiyo fara badan oo jidka kusoo jirta. Col.Caare oo hadal kooban siiyay saxaafada ayaa sheegay in uu Puntland ka…

Read More

Fadliga maalmaha tobanka ah ee Dulxaj , iyo Maalinta Carafaat Waa Maal maha loo yaqaan (maalmaha Hooyada cibaadada) Ilaaheey baa mahad iska leh ..allahaasoo ka yeeley samawaadka iyo inta ku dhex abuuran-ama ku nool adoomaha uu isaga abuurey kana yeeley carshiga xarunta eey malaa,iktu dhawaafto sidoo kale ka yeeley dhulka iyo inta ku dhexnoolba adoomihiisa uu abuurey..uga yeeley kacbada halka eey dhawafaan adoomihiisa ..nabad iyo naxariis nabi maxamed korkiisa allaha ka yeelo ..sidoo kale asxaabtiisa iyo intii isaga raacdey jidkiisa toosan. kadib:- Ilaah waxaa uu ka yeeley maal-mihiisa ..maalmo uu si gaar ah uga fadli yeeley maalmaha kale waayo tobanka…

Read More

Sadex maalmood ka hor waxaa si qarsoodi ah uga anba baxay Magaalada Gaalkacyo Sadex Nabadoon oo kamid ah Nabadonada beesha Reer Mahad Cumar Maxamuud,kuwaasoo kala ah:- 1.Nabadoon Gaani  2.Nabadoon Nadiir. 3.Nabadoon Ildheere Nabadoonadan waxay gaareen sida xogta aan kula soconay Magaalada Muqdisho waxayna ku dageen Hotel Ramaada. Maalmo kooban kadib waxaa Hotel-kii laga waayay Nabadoonadii sirdoonka Puntland oo il gaar ah kula socday dhaqdhaqaaqa Nabadoonada waxay xog ku helen in ay gaareen Bariire loogana sii gudbiay xarunta ugu weyn Alshabaab ee Jilib. Nabadoonadan waxaa horgal u ahaa oo kaxeeyay Aadan Cabdisalaan oo ah ganacsade hanti fara badan ku leh Muqdisho…

Read More

Cabdi Maxamuud Cumar mid ka mid ah hogaamiyayaashii taariikhda galay ee mar soo taliyay. Cabdi waxuu ahaa siyaasi hal adag,geesi ah oo aragti leh,balse ay ka xoog badatay ilaalsashada kursiga. Cabdi hogaanka Dowlad Deegaanka waxuu qabtay isagoo yaala dhulka dhan walba,taa badalkeedana waxuu uhorseeday in uu gaaro meel lagu faani karo.. Waxuu wax ka badalay muuqaalkii caasimada,isagoo guud ahaan Deegaanka ka hirgaliyay mashaariic horumarineed oo loo aayi doono.. Cabdi waxuu wax ka qabtay qaybaha Waxbarashada,Caafimaadka,Biyaha,Wadooyinka iyo xaalufka Deegaanka. Cabdi Maxamuud Cumar waxuu Deegaanka udhisay Ciidan gaar ah,kuwaasoo lagu magacaabo Liyuu Boolis gaarayana tiradooda ugu yaraan 30.kun oo askari kuna qalabaysan…

Read More

Waxaa kasoo baxaya warar kala duwan hanaankii loo doortay Gudoomiyaha Xisbiga talada haya DDSI Axmed Shide,kaasoo la shaaciyay in maanta shhir uu yeeshay golaha dhexe ee Xisbiga loogu doortay Gudoomiye. Wararku waxay sheegayaan in Qorshihii loogu yeeray xubnaha xisbiga uu ahaa in loo caga jugleeyo loo hanjabo lana cabsi galiyo kadibna lagu qasbo in ay doortaan Axmed Shide. Xubnahan ayaa xoriyadii laga qaaday inta ay joogeen adis-ababa. Wasiirka arrimaha gudaha Federalka itoobiya oo fulinaya qorshihii Abiye axmed ayaa xubnahan dhamaantood ka qaaday taleefanadoodii kadibna waxaa lagu sameeyay dhagaysi waxaana loo sheegay inta ay adis ababa kusugan yihiin in ay baaritaano…

Read More

Wasiiirkii Warfaafinta Axmed Shide,ayaa loo doortay Gudoomiyaha Xisbiga talada Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya hogaamiya. Axmed waxuu ahaa shaqsi uu markii hore soo xulay una xushay in uu Dowlada Fadaraalka Itoobiya ku matalo Dowlad Deegaanka Madaxweyne cabdi Maxamuud Cumat,balse si fudud ula jaanqaaday nidaamka cusub ee ay Oromadu hogaaminayso,isagoo ahaa sjaqsiyaadkii aadka ugu olalaynayay in uu meesha ka baxo Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar sidoo kale lakala diro Ciidamada Liyuu Booliska. Axmed Shide waxuu badalay oo booskan gudoomiyaha Xisbiga ku fadhiyay Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar. Axmed Shido waxuu kasoo jeedaa beesha Akishe ee ka ah bulshada Deegaanka Boqolkiiba Hal.

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Yariisoow oo horay ugu dhawaaqay in dhamaan la banayn doono dhulka danta guud ,ayaan hirgalin amarkaas marka laga saaro dhawr goobood oo dad shacab ah ay daganayaeen. Nasiib daro ka weyn majirto in Hooyo Somaliyed oo shaah ay karinayso nolol maalmeedka uga soo saaraysa ugu yaraan 5-caruur ah laga burburiyo goobtii ay ku karinaysay shaahaas,iyadoo loo cuskanayo in looga burburinayo danta guud. Halka Guriga ku dhagan uu leeyahay Xildhibaan,Wasiir ama Ganacsade saamayn leh aan la taaban karin ,taa badalkeedana maamuus loogu daro. Cadaalada darada ka jirta guud ahaan Somaliya,gaar ahaan Gobolka Banaadir waxay ku tusayasaa in…

Read More

Prime Minister Dr. Abiy Ahmed held separate talks with Saudi Arabia’s Foreign Affairs Minister Adel al-Jubeir and United Arab Emirates (UAE) International Cooperation State Minister Reem Al-Hashimi on bilateral and regional issues of mutual concern.   According to Office of the Prime Minister, Premier Abiy exchanged views with the FM to transform Ethio-Saudi age long people-to-people ties with strong economic partnership. Boosting Saudi investors’ involvement in Ethiopia’s untapped investment opportunities and bolstering the two countries cooperation in the tourism sector also among the issues they held discussion   Accordingly, Ethiopia and Saudi Arabia reached consensus to enhance partnership in economic,…

Read More

Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya,ayaa Maanta xaafada suuq Bacaad ee degamda Yaaqshiid waxa ay ku dileen Nin la sheegay in qof kale uu ku toogtay gudaha degamda Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.   Wasiirka Amniga Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa u sheegay in Ciidanka Amniga ay khaarajiyeen ninkaasi oo markii hore dil u geystay Muwaadin Soomaaliyeed, islamarkaana isla goobta uu dilka ka geystay ay ku toogteen ciidanku.   Waxa uuna sheegay in ninkaasi uu ka tirsanaa Al-Shabaab,balse markii uu dilka geystay,ciidamada dowladdu ay u suurtagashay in ay isna isla goobta ku dilaan.   Al-Shabaab dhankooda weli kama aysan hadlin…

Read More

Wakaaladda hawada sare ee Mareykanka ee NASA, ayaa maanta waxa ay fulisay qorshaheeda hawada sare ay ugu  dirtay dayax-gacmeedkii ugu dhawaa cadceedda, sida qorshaha lagu wado.   Gantaalka xambaaraya dayax-gacmeedkan ayaa la ganay, waxa uuna si nabad ah uga kacay, saldhigga NASA ee lagu magacaabo Cape Canaveral oo ku yaalla Florida, muddo ayuuna safar kusii jiri doonaa.   Waxaa lagu guuleystay safarkan naadirka ah, iyada oo maalin kahor uu ku yimid  hakad aan lasii saadaalin, Gantaalkan hawada sare loo diray ayaa noqoneysa kii ugu dhaqsiyaha badnaa ee aadunuhu sameeyo.   Qorshuhu waxa uu yahay in la gaaro halka ugu dhaw…

Read More

Wararka laga helayo gudaha Deegaanka Oromada ,ayaa sheegaya in uu qarax xoog leh ka dhacay Magaalada Shashabane.   Qaraxan,ayaa ahaa mid laga soo buuxiyay Gaari laguna weeraray isku soo bax aad ubalaarnaa oo lagu soo dhawaynayay abaabulihii kacdoonka Oromada Jawhar Maxamed .   isku soo baxaan,ayaa lagu qabtay garoonka kubada cagta ee magaalada shashabane,basle saacd kaidb markii Jowhar Maxamed bilaabay khudbadisii,ayaa halmar waxaa la maqlay qarax xoog leh.   Wararka laga helayo Deegaanka waxay sheegayaan in qaraxaas uu ka dhshay khasaare oog leg,isla markaana ay jiraan dhimasho iyo dhaaawac fara badan.   Jawhar Maxamed ayaa ahaa abaabulihii ugu weynaa ee…

Read More

Shirkii Adis-ababa ee udhaxeeyay Xisbiga dhexe ee talada DDSI haya iyo madaxda Dowlada Fadaraalka Itoobiya.ayaa kusoo idlaaday is afgarad.   Qodobada lagu heshiiyay,ayaa kala ah sidatan:-   1.Madaxweynaha rasmiga ah ilaa inta laga gaarayo doorashada waa Axmed Cabdi Maxamed.   2.Dowlada dhexe oo raaligalin ka bixisay qaabkii lsoo galiyay Ciidamadii khalkhalka galiyay Deegaanka.   3.Xisbiga EPRDF oo ku tilmaamay waxba kama jiraan qopndada shidaalka dibna u dhigay ilaa inta ONLF lagala heshiinayo.   4.Shacabkii ka barakacay Deegaanka in dib loogu soo celiyo.   5.Hantdiii la boobay ama la dhacay in ay iska kaashadaan Dowlada dhexe iyo DDSI dib u gudideeda.…

Read More

Jen. Owoyesigire ayaa ugu baaqay Ciidamada AMISOM inay la shaqeeyaan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in Ciidamada dowladda ay keligood beegsadaan Al-Shabaab, halka AMISOM ay dhankeeda si gaar ah Al-Shabaab ula dagaalantay, taasoo uu xusay inay wiiqeyso awoodda Ciidamada oo loo baahan yahay inay si wadajir ah isaga kaashadaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Taliyaha Guud ee AMISOM ayaa hadalkan u jeediyay Ciidamada AMISOM qeybta ku sugan magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Dhinaca kale Taliyaha ayaa sheegay in Madaxda AMISOM ay bilaabeen inay qiimeyn ku sameeyaan dhammaan xarumaha waa weyn ee Ciidamada ku leeyihiin Gobolada dalka, isla…

Read More

Jabhadda ONLF ayaa magaalada Nairobi maanta kaga dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac ah, ka dib muddo tobanaan sano ah oo ay dagaal kaga soo hor jeedday dawladda Itoobiya.   Qoraal ay soo saareen ayey ku sheegeen in xabbad joojinta oo dhaqan galaysa 12ka duhurnimo ee 12ka Agoosto ay salka ku hayso “baaqa nabadeed ee hogaamiyaha Itoobiya Abiy Axmed, iyo talaabooyinka ay xukuumaddu qaadday ee ay aasaaska ugu dhigayso wadahadallo nabadeed”.   “Waxaan u aragnaa in xabbad joojintu ay dadkeenna maslaxad u tahay”, sidaa waxaa yiri C/qaadir Xasan Hirmooge (Caddaani), afhayeenka ONLF, oo BBC u warramayey isagoo jooga Nairobi.   “Waxaan diyaar…

Read More

Dowladda Sucuudiga ayaa war kasoo saartay dhawaan xoolo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed oo laga soo celiyay dalka Sucuudiga. Wasaraadda deegaanka, dhirta iyo biyaha ee Sucuudiga ayaa bayaan ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in baaritaanno ay sameeyeen looga helay arigan, xanuunka xoolaha ku dhaca ee (Rif Valley Fever RVF) lagu magacaabo. Xoolihii Sucuudiga laga soo celiyay ayaa tiradoodu waxa ay dhameed 27,000 oo neef, waxaana la keenay dekadda Boosaaso ee Puntland. Halkan ka akhriso:-

Read More

Prime Minister Abiy Ahmed has stressed that the security situation in Ethiopia’s Somali region was going to be resolved through peaceful consultations. His latest comments came after he paid a visit to the head of Ethiopia Orthodox Tewahdo Church, His Holiness Abuna Merkorios on Saturday. According to chief of staff Fitsum Arega, “PM Abiy said the situation is under control & will be resolved through peaceful consultations. He urged the public to go about their daily lives without being distracted by falsehoods & fabricated stories.” ”HE PM Abiy Ahmed visits this afternoon His Holiness Abune Merkorios, the 4th Patriarch of…

Read More