Author: Jibril Qoobey.

Ethnic violence between the Oromo and Gedeo ethnic groups in Ethiopia shows little sign of ending just over four months since reformist Prime Minster Abiy Ahmed took office. Although the government has not given an official death toll, Gedeos claim dozens have been killed in the clashes, with many forced to flee their homes as tensions between the two ethnic groups intensify. Ethiopia is no stranger to ethnic violence — with over 80 different ethnic groups and Africa’s second largest country based on population, it is extremely diverse and disagreements between various groups often spiral into communal violence. The ongoing conflict is…

Read More

Madaxweyne xigeenka DDSI ayaa furay kulan balaaran oo ay qayb ka yihiin Laamaha amaanka kala duwan oo looga xaajoonayo xaalada amaan ee Deegaanka. Ciidamada Milatariga Fadaraalka,Ciidimada Liyuu Booliska ,Fadaraal Booliska iyo Booliska Deegaanka,ayaa kulan iskugu yimdi looga arinsanayy xaalka deegaanka iyo sidii xaalada si caadi ah loogu soo dabaali lahaa kadib isbadalkii maamul ee ku yimdi hogaanka sare ee DDSI,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/RFwtrhS3LhI

Read More

Witnesses in Djibouti say six people of Ethiopian origin have been killed in alleged revenge attacks over the past three days. The witnesses said the Ethiopians were killed in separate incidents, mostly during night time, by Djiboutians. Hundreds are also wounded, according to multiple witnesses. Ethiopian-owned shops were looted in Djibouti city but police did not intervene, the Ethiopians said, though the Djiboutian government has condemned the violence. The violence has been triggered following attacks that left six Djiboutian nationals dead in the Ethiopian city of Dire Dawa on August 6. “The Ethiopians who live in the Somali neighbourhoods of…

Read More

Ra’isul wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa qalinka ku duugay heshiis dhigaaya in dalkiisa xarun looga dhigo dhuun shidaal oo la doonaayo in laga soo talaalo Dekadda Casab ee dalka Eritrea. Heshiiska oo ka dhacay magaaladda Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa waxaa lagu kala saxiixday in dhuunta shidaalka laga soo talaalo Dekadda Casab xarun looga dhigo Ethiopia. Heshiiskan ayaa waxaa dhanka Imaaraadka carabta u saxiixay Wasiiru-dowlaha iskaashiga Caalamiga Imaaraadka Reem Al Hashimy oo sheegtay inay muhiim tahay in xili hore la dhaqan galiyo Heshiiska. Dowlada Imaaraadka carabta ayaa Saldhig Militery ku leh Dekadda Casab oo noqon doonta halka…

Read More

Ethiopia’s federal forces – army and police – are to team up with paramilitary forces to restore peace and stability to the country’s Somali regional state, state affiliated FBCreported on Friday (August 10). According to the report, the joint command post – to be headed by the defense force – was agreed upon after a meeting between the relevant parties held in Jigjiga, the regional capital. The meeting was attended by Major General Belay Seyoum, Commander of the South-East Command of the Ethiopian Defense Force, the regional state’s Police Commissioner, and other military officers, the report added. The move means that…

Read More

 the Ethiopian army launched a military intervention in Jijiga, thereby violating the principle of self-determination of the Ogaden Somali region. After decades of Ethiopian rule over the Western Somali region and several accusations of grave human rights violations against the population of the Ogaden, African Rights Monitor has expressed deep concerns following this illicit use of force and the ongoing occupation of official buildings. In particular, the NGO exhorts the new Prime Minister of Ethiopia, Abiye Ahmed, to keep his promises of “good governance” and to respect the Ogaden people’s fundamental rights. The UNPO condemns this new intervention by the…

Read More

Bedaso Bora danced alongside his neighbours in the streets of Ethiopia’s lush coffee-growing south after Prime Minister Abiy Ahmed came to power in April promising better days. But just weeks later, Bedaso and hundreds of thousands of others of the Gedeo ethnic minority were on the run, fleeing those same neighbours from the Oromo ethnicity. “I saw houses being burnt and people throwing stones,” said Bedaso. He abandoned an Easter meal of goat meat and fresh coffee and fled to a squalid camp in the town of Kercha, about 480 kilometres (300 miles) south of the capital Addis Ababa. Nearly…

Read More

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaqada looga joojiyay Wasiir kuxigeenkii Arrimaha Dibadda Mukhtaar Mahad Daa’uud. Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa dhowaan ku soo oogay Wasiir kuxigeenka dacwad ku saabsan kutagri fal hantida Qaranka, iyadoo Xeer Ilaaliyaha Qaranka uu sheegay in Maxkamad awood u leh kiiskiisa loo gudbin doono. Sabtidii la soo dhaafay ayay aheyd markii ciidamo ka tirsan Booliska sida gaarka u tababaran ay galeen xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda, iyagoo isku dayay inay xiran Wasiir kuxigeenka, hase ahaatee ku fashilmay, markii uu buuq iyo is mari uu ka dhashay qaabkii ay rabeen…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee dalka,  keddib soo jeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed. Garyaqaannada uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalka Garsoorenimo ee Maxkamadda Sare ayaa ah: –      Garyaqaan Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe. –      Garyaqaan Maxamed Cumar Axmed. –      Garyaqaan Cabdalle Macalin Maxamed. –      Garyaqaan Xaydar Barqash Abukor. –      Garyaqaan Axmed Cali Muuse. Madaxweynaha ayaa isla wareegtadan xilalkii Garsoorenimo  ee Maxkamadda Sare kaga qaaday xubnaha kala ah: –      Mudane Sheekh Abuukor Cismaan Macalin Daahir. –      Mudane Maxamed Maxamuud Maxamed. –      Mudane Maxamuud Axmed Faarax. –     …

Read More

Dowladda Sacuudiga ayaa dib u soo celiyay xoolo ka dhoofay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, waxaana xoolahaasi lahaa Ganacsato ka soo jeeda degaanada Puntland. Markabka oo lagu magacabo Alafa ayaa waxa uu siday xoolo gaaraya 28,000 neef oo Arri ah, iyada oo arrintan ay war ka soo saartay Puntland. Wasiirka wasaaradda xanaanada iyo ee dowladda Puntland Cabdulllaahi Sheekh Axmed oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay Arrigan inuu ahaa kuwii loogu tala galay Ciidul Adxaa. Mudane Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa waxa uu sheegay sida ay maqleen xoolahan in laga helay cudur, sidaasi darteedna loo soo celiyay, waxaana Markabkan berri uu ku…

Read More

Labadan qof ayaa waxaa matalayay hay’adda ACLU ee xuquuqda aadanaha u dooda, kuwaas oo sheegay in labadan dumar ah ay kasoo carareen xaalado adag oo xadgudubyo galmo ah oo ay ku wajahayeen dalkii ay ka yimaadeen.   Garsooraha ayaa waxa uu sheegay in ay tahay wax aanan la aqbali karin in la tarxiilay iyada oo uu racfaankooda socdo.   Xaakimka ayaa sidoo kale sheegay in xeer illaaliyaha guud Jeff Sessions loo qabsan karo dacwad la xiriirta amar diido go’aan maxkamadeed.   Jess ayaa bishii June wax ka badalay sharciga soogalootiga Maraykanka, waxaana qodobada uu wax ka badalay ka mid ah…

Read More

Isku xirka ardayda Puntland ee Sudan ayaa Soo Agaasimay Munaasabad lagu xusayo Aas-aaski Dowladda Puntland, Taaso Ka dhacday Magaalada Khartoum ee Casimadda dalka Sudan.   Waxa Kasoo Qayb Galay Dhamaan ardayda Puntland ee Sudan, ardayda Soomaliyeed ee wax ka barata Sudan,madaxda midowga Ardayda Soomaliyeed iyo Dhamaan Qaybaha kala Duwan ee Ururada ka jira Somaliyed ee dalkaSudan.   Munaasabadda ayaa Ku Bilaabatay Jawi degan iyadoo ahayd Madal is wada Arag ah dhamaan ardaydu Isugu Hambalyeynayeen Munaasabadda 1AUG. Damaashaad Balaaran, Heeso Wadani ah, Dhaantooyin iyo Hadalo Dhiiri galin ah ayaa Madasha lagu soo bandhigay..   Waxaa lagu doon siiyey bilado iyo koob…

Read More

Dad kasoo jeeda qowmiyadda Oromada ayaa maanta lagu dilay Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Meydadka labo qof oo la sheegay in ay ahaayeen Oromo ayaa la geeyay cusbtitaalka guud ee magaalada Boosaaso. Labada qof ee la dilay ayaa la sheegayaa in mid lagu dilay meel ku dhaw masjid loo yaqaano Faadumo oo ku yaalla Bartamaha Boosaaso. Halka qof kalana laga helay meydkiisa meel ay muqalasiintu ka dhoofiyaan dadka tahriibaya.

Read More

OLF ayaa magaalada Asmara ee caasimadda dalka deriska ah ee Eritrea oo saldhig u ah jabhaddaasi heshiis nabadeed kula saxiixatay dowladda Itoobiya, colaadda u dhaxeysa dowladda Itoobiya iyo jabhadda Oromada ee OLF ayaa sababtay in kumannaan qof oo Oromo ah ay dalka isaga qaxaan. Guddoomiyaha OLF Da’ud Ibsa oo la hadlay BBC-da ayaa waxa uu sheegay in wixii haatan ka dambeeya hawlahooda siyaasadeed ay si nabad ah ugu qabsan doonaan gudaha dalka Itoobiya. “Waxaan isla garanay inaan joojino halganka hubeysan dhankeena iyo dhanka dowladdaa, oo aan dagaal ku raadin danaheena siyaasadeed, waxaan ku laaban doonaa Itoobiya, waxaana ku heshiinay in…

Read More

Golaha deegaanka ee dowladda hoose ee magaalada West Hollywood ee dalka Maraykanka ayaa u codeeyay si aqlabiyad ah in dariiqa xiddigaha ee shirkadda aflaamka ee Hollywood-ka laga fujiyo magaca madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.   Duqa magaaladan ayaa sharaxaya sababta keentay codeynta “In aad hesho xiddiga caanimada ee Hollywood Walk of Fame waa sharaf weyn, marka uu qofka liidayo dadka laga tirada badanyahay, muhaajiriinta iyo muslimiinta, dadka curyaamiinta ah iyo dumarka, waa in sharaftaas laga xayuubiyaa” ayuu yiri John Duran.   Balse dhibka jira ayaa ah in maamulka dowladda hoose aysan lahayn go’aanka xiddiga meeshaas lagu dhajinayo iyo kan laga fujinayo,…

Read More

Qoraal kasoo baxay Dowladda Fadaraalka Soomaaliya,ayay markii ugu horreysay uga hadashay khilaafka u dhaxeeya dowladdaha Sacuudiga iyo Canada.   Qoraalka oo Afka Carabiga ku qornaa kana soo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya si dhaw ula socto xaaladihii ugu danbeeyay ee ka soo kordhay xiriirka dowladdaha Sacuudiga iyo Canada.   Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ka soo horjeedo faragalin lagu sameeyay arrimaha gudaha Sacuudiga.   Sacuudiga ayaa Canada ku eedeysay faragalin ay ku heyso arrimaha gudaha Sacuudiga iyadoo Canada ay adeegsanayso dad u dhaq dhaqaaqa xuquuqda haweenka oo ku sugan Sacuudi Carabiya.…

Read More

Xaalad degenaasho ah ayaa maanta laga soo sheegayaa magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida, kadib dhoowr maalmood oo qalalaase uu halkaa ka taagnaa. Guud ahaan magaalada wax shaqaaqo ah lagama soo warin, balse waxaa gaabis  ku jira wali isu socodka magaalada. Dadkii deganaa Jigjiga ayaa inta badan waxa ay ubaxeen gobolada kale ee kilinka shanaad si ay uga baxsadaan dhibaatada sii kordhi karta ee ka taagan magaalada Jigjiga. Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Cabdi Maxamuud Cumar ayaa shalay ciidanka Federaalka Itoobiya waxa ay ka qabteen magaalada, iyada oo laga cabsi qabo in arintaa owgeed uu  xaalku kasii daro. …

Read More

Rag hubaysan ayaa caawa magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari dil ugu geystay mid ka mid ah masuuliyiinta sare sare ee shirkadda Isgaarsiinta Golis oo lagu magacaabo C/laahi Cali Cumar (Jinnac) Marxuumka ayaa dilka loo gaystay daqiiqado ka dib markii uu ka soo baxay masjidka Rowda ee Bosaso, halkaasi oo ku soo tukaday salaadii Cisha, isagoo ku sii jeeday shirkadda Isgaarsiinta Alle ha u naxariistee C/laahi Cumar Cumar wuxuu maareeye Kuxigeen ka ahaa shirkadda Isgaarsiinta ee Golis ee Puntland. Sidoo kale muddo 10 sanno ka badan wuxuu madaxa Howlgalinta ee Shirkadda. Weli xukuumadda Puntland kama hadlin dilka loo gaystay, sidoo…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa magaalada Khartuum ku yeeshay kulan muhiim ah oo ay uga wada hadleen adkaynta xariirka soo jireenka ah ee labada dal, amniga, kobaca dhaqaalaha, horumarka, maal-gashiga iyo iskaashiga horumarka gobalka guud ahaan. “Kulan mira dhal ah ayaan la yeeshay madaxweynaha Suudaan. Waxa aan aad uga mahad celinayaa soo dhawaynta wanaagsan. Waxa aan ka wada hadalnay xoojinta xariirka qotada dheer ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Suudaan, amniga, horumarka, kobaca dhaqaalaha, maal-gashiga, sida aan isaga kaashan karno arrimaha gobalka iyo sida Soomaaliya ay uga qaadan karto dawr dhaxal gal…

Read More

Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa goordhaw uu ka qarxay dagaal udhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo oodwadaag ah.   Labadan beelood ayaa xiisadda udhaxeysa maalmahanba waxa ay ka taagneed duleedka Kismaayo.   Maalinimadii shalay aheyd ayaa colaadan maamulka Jubaland waxa uu kasoo saaray war, iyada oo warkaa lagu sheegay in maamulku uu kala dhex gali doono qeybaha ay udhaxeeyso colaadda ka taagan banaanka Kismaayo, balse warkaa ayaa umuuqda inuusan dhaqan galin.

Read More

Warar is khilaafsan oo aan hubanti ahayn,ayaa kasoo baxaya DDSI.   Wararkaas,ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ay Ciidamada Fadaraalka Itoobiya qabteen,isla markaana u kaxeeyeen dhanka caasimada itoobiya ee Adis-ababa.   Xiligii la qabanayay ayay wararka qaar sheegayaan in xoog lagu kaxeeyay jirdilna loo gaystay,halka wararka qaar sheegayaan in raali ahaansho uu ku raacay Cabdi Maxamuud Cumar Ciidanka Fadaraalka Itoobiya.   Lasoco wararkayaga danbe iyo waxa soo kordha…

Read More

Gudoomiyaha barlamaanka dowladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa maanta markale shir gudoomiyey mid kamid ah kulamadii ugu muhiimsanaa ee kal-fadhigii 42aad ee barlamaanka Puntland oo ah kal-fadhigii ugu dambeeyey ee dastuuri ah oo barlamaanka hadda jira yeeshaan. Kulankaan xasaasiga ah ayaa waxaa su’aalo dhowr ah xildhibaanada barlamaanku ku waydiiyeen wasiirka wasaaradda maaliyadda dowladda Puntland Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/KKTgclfgkcE

Read More

Ciidamo aad u hubeysan oo ka socda dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa gudaha u galay magaalada Jigjiga ee xarrunta ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya. Wasaaradda gaashaandhigga dalka Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamada ay gudaha u galeen magaalada, kadib markii ay codsi ka heleen maamulka, sida ay baahisay idaacadda afka dowladda ku hadasho ee Fana. Waxay Fana sheegtay in ay ciidamadu si dhaqso leh u billaabi doonaan howl gallo. Ma jiro war ka soo baxay maamulka Soomaalida oo ku saabsan ciidamadan cusub ee soo galay Jigjiga. Arrimahani waxay imanayaan xilli Sabtidii ay magaalada ka dhaceen qalalaase, kadib markii ciidamada federaaalka Itoobiya ay…

Read More

Ciidamada difaaca Puntland ee PSF,ayaa maanta hawlgalo ay ku fuliyeen Buuraha Calmadow waxay cagta mariyeen farisimo ay ku lahaayeen Buurahaas Maleeshiyaadka Alshabaab sida lagu soo qoray barta Fc-ga ee Ciidamada PSF.   ”Ciidanka Amniga Puntland (PSF) waxay maanta 06 August, 2018 hawlgal dagaal oo ballaaran oo ka dhan ah cadowga Al Shabaab ka fuliyeen Buuraleyda degaanka Madarshoon ee Buuraha Cal Madow,Puntland, Soomaaliya.   Ciidanka PSF waxay hawlgalkan ka gaareen guulo muhiim ah, waxay na dileen intii hawlgalkani socday 15 xubnood oo ka tirsan cadowga Al Shabaab, tiro kale oo intaa ka badana waxaa la gaarsiiyey dhaawacyo.   Dhanka kale, intii…

Read More

Madaxweynaha DDSI ee xilka la wareegay ka gadaal iscasilaadii Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar,ayaa horay u ahaa Wasiirkii Maaliyada ee Xukuumadii Cabdi.   Ilkacase hogaamiyaha cusub ee DDSI waa Nin dhalinyaro ah siyaasadana soo galay intii Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar xilka hayay aad ay Sxb uyihiin ,iskuna mawqif dhaw yihiin inta badan Madaxweyne Cabdi.   Ilkacase waxuu ahaa Wasiiradii aadka Saxaafada uga hadlay markii Ciidamadu soo faragaliyeen Deegaanka,sidoo kale waxuu ahaa Wasiirkii sida weyn uga hor yimid hadalkii ra’isalwasaare Abiye ee ahaa in Somalidu Boqokiiba Shan ku leedahay shiidaalka Deegaankooda laga soo saaray.   Madaxweyne Ilkacase,ayaa ku yimid gorgortankii iyo shuruudihii…

Read More

Madaxweynihii Dowlad Deegaanka Somalida itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar,ku xigeenkiisii Kahadar Dheere iyo Gudoomiyihii Baarlamaanka ,ayaa diyaarad khaas ah ka qaaday Jigjiga.   Diyaaradaas,ayaa waxaa lahaa Qaramada Midoobey waxayna gaysay caasimada itoobiya ee Magaalada Adis-ababa.   Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar inta uusan ka duulin Jigjiga waxuu xilkii Madaxweynanimo ku wareejiyay Wasiirkiisii Maaliyada,kaasoo si Kmg ah usii hogaamin doona Deegaanka.iyadoo gudiga fulinta ee Xisbiga talada haya auu ansixiyay.   Madaxweyne Cabdi wali waa Gudoomiyaha Xisbiga talada Deegaanka haya,sidoo kale waa hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Deegaanka.   Ma cada tagistiisa Adis waxay la xiriirto iyo qorshaha ka danbeeya.   Dhanka kale waxaa wali…

Read More

Dagaal xoogan oo udhaxeeya Qoowmiyadaha Soomalida iyo Oromada ayaa waxaa uu ku soconayaa halka ay xuduudda ka wadaagaan deeganada Oramada Iyo Soomaalida ee dhulka ay Itoobiya Maamusho. Warar aan heleeyno ayaa sheegaya in dhowr tuulo ay qabsadeen Kooxaha Oromada oo ay Soomaalidu leedahay, dagaalkuna wali waa uu socdaa, Aagga dagaalkuna waxa uu umuuqdaa in uu sii ballaaranayo. Dagaalkan ayaa waxaa la aaminsanyahay in uu dabayaallo qalalaasihii ka dhacay dhawaan Magaalada Jigjiga halkaa oo waxyeelo loo geystay dad kasoo jeeday Qomiyadda Oromada.

Read More

Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ay hakisay dhammaan ganacsigii iyo maalgalintii cusbayd ee kala dhaxaysay Canada, iyadoo arrintaas ku sababaysay “faragalinta” ay ku hayso arrimaheeda gudaha. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga oo Twitterro badan soo qortay ayaa sheegtay in ay eryayso safiirka Canada ayna la soo laabanayso midkeedii Canada u fadhiyay. Arrintan ayaa timid ka dib markii ay Canada sheegtay “in ay aad uga walaacsan tahay” xiritaanka loo gaystay dad xuquuqda aadanaha u dooda. Dadka la xiray waxaa ka mid ah Samar Badawi oo u dhaqdhaqaaqda xuquuqda dumarka oo Sacuudiga u dhalatay haysatana dhalashada Maraykanka. Samar ayaa ku baaqaysay…

Read More

Inta la xaqiijiyay ilaa iyo Meydka 8 qof oo Soomaali ah ayaa laga helay Degmada 6-aad ee magaalada JigJiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Dadkaan ayaa la xaqiijiyey in ay dileen Oromo ku xareysan Kaniisad iyo Xero dawladeed oo ku taala Bartamaha magaalada, qaar ka mid ah dadka kunool Magaalada Jigjiga ayaa sidoo kale Warbaahinta u sheegay in dadkaasi qaarkooda la jarjaray. Ciidamada Liyuu Boolis oo Saaka galay Kaniisadda oo dadkii Oromadda ahaa ay xalay ka baxeen ayaa soo bixiyay Meydadkaasi. Dadkaan ayaa la sheegay in laga qabtay Xaafad ka mid ah Jigjiga intii ay joogeen Ciidamada…

Read More

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah oo Dayactir Lagu Sameeyey.   Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 6 August 2018 waxaa uu xadhiga kajaray xarunta Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriika Caalamiga ah ee Dowladda Puntland, xaruntaas oo dayactir lagu sameeyey.   Madxaweynaha Dowladda Puntland waxaa ku wehelinayey xadhig jarka, Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Shire Xaaji Faarax, Agaasimaha Hay’ada UNDP Soomaaliya Mr.George Conwey Madxa UNDP Puntland Mr. Sayid iyo saraakiil katirsan madaxtooyada Dowladda Puntland.   Dhinaca kale Xarunta Wasaaradda Qorsheynta iyo…

Read More

Ugu yaraan sagaal qof oo u dhalatay dalka Jabuuti ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay isku dhacyadii qowmiyadaha ku salaysnaa ee shalay ka dhacay magaalada Diridhaba ee dalka Itoobiya, sida ay dad goob joogeyaal ah u sheegeen.   Iskudhacyadan cusub ee u dhaxeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ayaa la sheegayaa inay ka dhasheen qalalaasihii Sabtidii ka dhacay magaalada Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.   Dhanka kalana wararku waxa ay sheegayaan in dhibaatadu ay u talowday dhinaca dalka Jabuuti halkaasna lagu dhaawacay labo ruux oo Oromo ah, sida uu sheegay talyaha booliiska ee dalka Jabuti Cabdullaahi Cabdi.   Taliyuhu…

Read More

Wasaarada arimaha gudaha Dowlada Fadaraalka Somaliya,ayaa soo saartay war qoraal ah oo ay ku beeninayso kuna canbaaraynayso Xeer-ilaaliyaha iyo Hantidhawraha Qaranka.   Warka kasoo baxay Wasaarada,ayaa lagu sheegay in uu been abuur yahay warka saxaafada loo qaybiyay ee sheegaya in musuq ka dhacay gudaha Wasaarada,isla markaana mid kamid ah masuuliyiinta wasaarada oo gudanaya waajibaadkiisii shaqo laysku dayay in xoog looga kaxaysto Xaafiiskiisa.   Sidoo kale warka kasoo baxay Wasaaaradu waxaa lagu eedeeyay oo canbaarayn dusha looga tuuray Xeer-ilaaliyaha iyo Hantidhawraha Qaranka oo war saxaafadeedka lagu sheegay in ay jabiyeen habka wada shaqaynta hay’adaha dowlada kana gudbeen xaydaabka dowliga ah.isla markaana…

Read More

Agaasimaha hay’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Kkoofi oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Faderaalka ah, maamulka Gobalka Mudug iyo kan Degmada Goldogob ayaa xariga ka jaray Xafiisyada laanta socdaalka ee Kastamka Tuur-dibi ee Degmada Galdogob. Xafiisyadan xariga laga jaray maanta,ayaa fududayn doona isku socodka dadweynaha, gaadiidka iyo badeecada labada Dal ee Soomaaliya iyo Ethiopia. Puntland,ayaa buuxisay dhamaan shuruudihii looga baahnaa looga baahnaa hawlgalinta Kastamka Tuurdibi,sidoo kale Dawlada Fadaraalka Ethiopiana,ayaa dhankeenda soo dhamaystirtay dhamaan wixii looga baahnaa. Kastamka Tuurdibi oo la filayo in uu si buuxda u shaqo bilaabo mudo dhow hadii rabi iidmo,waxuu door muhiimka ka qaadan…

Read More

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in qarax xooggan uu caawa fiidjii ka dhacay magaalada Muqdishu. Qaraxa ayaa waxaa sababay gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo bixiyey, waxaan uu ka dhacay maqaaxi laga qaxweeyo oo ku dheggan Shaneemo Soomaaliya jidka Maka Al-Mukarama. Gaadhiga waxaa la hordhigay maqaayadda oo ay dhalinyarada iyo dadka kale ay ku qaxyeenaa, taas oo ku taalla degmada Waabir, sida goobjoogayaahsu sheegeen. Inta la ogyaha 4 qof ayaa ku dhintay 9 kalena way ku dhaawacmeen sida ay xaqiijiyeen saraakiisha caafimaadku,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/zRqrSSaiIM0

Read More

Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka itoobiya Attoo Toshome,ayaa soo gaaray maalinkii shalay ahaa caasimada Dowlad Deegaanka Somalida ee Jigjiga. Madaxweyne Tashome,ayaa u yimid Jigjiga dajinta xaalada kacsan ee Deegaanka kadib markii Ciidamada Milatariga Dowlada Fadaraalka itoobiya Batalyan ka mid ah uu gudaha usoo galay caasimada Jigjiga,isla markaana la wareegay xarumaha maamulka ee muhiimka ah,kuwaasoo ay ka mid yihiin xarunta Qasriga madaxtooyada,xarunta Baarlamaanka,xarunta Tv-ga iyo xarumo kale. Attoo Toshome,ayaa kulan la qaatay Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar iyo Golihiisa Wasiirada,iyagoo kawada xaajooday xaalada taagan iyo sdii loo dajin lahaa. Madaxweynaha Fadaraalka Itoobiya,ayaa sheegay in uu fariin kawado ra’isalwasaaraha taasoo ah aaligalin uu ka bixinayo talaabadii…

Read More

Madxaweynaha Dowladda Puntland ayaa waxaa ku wehelinayey dhagax-dhiga mashruucan Madxaweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey, Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), Wasiir ku xigeenka Wasaarada iyo Agaasimaha guud ee wasaarada, qaar ka mida golayaasha Dowladda Puntland iyo saraakiil katirsan madaxtooyada Dowladda Puntland. Garoonka diyaaradaha ee  Magaalada Garoowe ee Gen. Maxamed Abshir Muuse ayaa waxaa ay maraysaa shaqada lagu wado casriyeentiisa heer gebo-gebo ah, waxaana uu noqonayaa mashruucan nalalka cadceeda ku shaqeeya mid wax wayn ka bedali doona bilicda garoonka, si uu u noqdo mid maalintii iyo habeenkiiba shaqeeya. Madaxeynha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli…

Read More

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in qarax xooggan uu caawa fiidjii ka dhacay magaalada Muqdishu.   Qaraxa ayaa waxaa sababay gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo bixiyey, waxaan uu ka dhacay maqaaxi laga qaxweeyo oo ku dheggan Shaneemo Soomaaliya jidka Maka Al-Mukarama.   Gaadhiga waxaa la hordhigay maqaayadda oo ay dhalinyarada iyo dadka kale ay ku qaxyeenaa, taas oo ku taalla degmada Waabir, sida goobjoogayaahsu sheegeen.   Inta la ogyahay hal qof ayaa ku dhintay shan qofna waa ku dhaawacmeen sida ay xaqiijiyeen saraakiisha caafimaadku.

Read More

Waxaa wali kacsan xaaladda magaalada Diri-dhabe kaddib rabshadihii saakay ka qarxay halkaasi. Wararka naga soo gaaraya Diri-dhabe ayaa sheegaya in xaaladdu ay haatan cakiran tahay, kaddib markii dhowr guri oo ay deganaayeen dad Soomaali ah dab la qabadsiiyay.   Dadka deegaanka ayaa sheegay in dad ku sugnaa guryahooda dab la qabadsiiyay halkaasina ay ku geeriyoodeen.   Gawaarida dab damiska iyo kooxaha gurmadka degdega oo gaaray xaafadaha dabka la qabadsiiyay ayaa ku howlan daminta dabkaasi.   Dadka deegaanka ayaa ka qaba cabsi weyn sida ay xaaladdu noqon doonto saacadaha soo socda oo xaalku ku dambayn doono.

Read More

Ra’iisul Wasaaraha dowlada Fadaraalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo maanta ka Safray Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu gaaray Magaalada Khartuum ee Caasimadda Suudaan.   Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa lagu soo dhaweeyay Madaarta Khartuum, waxaana halkaa uu Khayre ugaaray sidii uu uga qeybgali lahaa Shirka Urur Goboleedka IGAD oo Suudaan ka dhacaya.   Shirkan ayaana Macno gooni ah uleh guud ahaan wadamada ku mideysan IGAD, waxaana la filayaa in inta uu socda Kulankaas in heshiis ku aadan sidii lagu dhameyn lahaa Colaadda Koonfurta Suudaan ay ku kala saxiixdaan Madaxda Koofurta Suudaan.   Safarka Ra’iisul Wasaaraha ayaa yimid ka gadaal markii uu…

Read More

Wararka ka imanaya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in uu ka badbaaday qarax gaarigiisa loogu xirey  Abaanduulaha guutada labaad ee ciidamada xoogga dalka Cali Cariif. Qaraxan oo ka dhacay gudaha warshadda dharka ee Balcad ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen illaa shan askari oo ay ku jiraan saraakiil. Ma jiro illaa hadda war ka soo baxay maamulka degmada Balcad hase yeeshee qaraxan oo laga maqlay guud ahaan degmada Balcad ayaa  sii  kordhiyay cabsida ka jirta degmadaas oo dhanka Waqooyi  ka xigta 37km caasimada dalka ee Muqdisho.

Read More

Hal qof oo rayid ah ayaa ku dhintay laba kalana dhaawacyo ayaa soo gaaray kaddib qarrax maanta ka dhacay magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Qarraxa ayaa ka dhacay baabuur daba socday kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan millatariga Soomaaliya kuwaas oo marayay meel u dhaw Wakaaladdii hore ee Biyaha oo haatan saldhig u ah ciidamo ka tirsna dawladda.

Read More

Maalmahan waxaa laysla dhexmarayay in Dowlada Puntland aqbashay waanwaan ay garwadeen ka ahaa urur Goboleedka IGAD.   Waanwaanta ay waday IGAD,ayaa salkeedu ahaa dhawr qodob,balse dhamaan waxay ka socon waayeen dhanka Somaliland qodobadaas.   IGAD waxay soo jeedisay in Xabbada la joojiyo Puntland waa aqbashay waxayna si cad usheegtay in aysan iyadu duulaan ahayn ee cida soo duushay gardaradana wada ay tahay Somaliland.   IGAD waxay soo jeedisay in Somaliland Gambare ku laabato Puntland waa ku qanci wayday soo jeedintaas.waana ku gacan sayrtay.   IGAD waxay codsatay in Puntland ay hor fariisato Somaliland shuruud la’aan ,soo jeedintaas way diiday Dowlada…

Read More

Shalay ayay ahayd markii laysku dayay in Xabsiga loo taxaabo Wasiir ku xigeenka arimaha dibada dowlada Fadaraalka Somaliya Mukhtaar oo lagu eedeeyay musuqmaasuq. Waaran Maxkamadeed ayay Boolisku ula tageen Wasiir ku xigeenka mudane Mukhtaar oo markaas Xaafiiskiisa sida caadiga ah ugu gudanaya waajibaadkiisa shaqo. Wasiirka,ayaa ka hor yimid dalabkii Booliska,waxaana markii danbe isku dhacay ilaaladii Wasiirka iyo Booliskii u yimid in ay xiraan Wasiir xigeenka. Rabshado yaryar oo xarunta ka dhacay kadib waxaa arinka soo faragaliyay ra’isalwasaaraha xukuumada Khayre oo amar ku bixiyay in la jooji xariga Wasiir ku xigeenka arintana lala sugo isaga inta uu kusoo laabanayo Muqdisho. Hadaba…

Read More

Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya,oo shalay ay isku dayeen in ay inqilaab Milatari ku sameeyaan Ciidamada dowlada Fadaraalka Itoobiya,ayaa dib ugu soo laabtay qasrigisii Madaxtooyada ee Jigjiga. Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo ay si adag ugarab istaageen Ciidamada Liyuu Booliska iyo shacabka DDSI waxuu fashiliyay isku daygii askarta ee uu soo abaabulay ra’isalwasaare Abiye. Cabdi Maxamuud waxuu maanta qaabilay Baadiriga ugu weyn Kaniisada Kiristiyaanka DDSI,isagoo gaarsiiyay sida uuu uga xumaaday dhibka gaaray goobahoodii cibaadaysiga waxuu la wadaagay cida keentay dhibka dhacay oo asalkeeda leh. Sidoo kale Madaxweyne Cabdi waxuu kormeeray xarumo iskugu jira Bangiyo,Hotelo iyo xarumo kale…

Read More

James ayaa wareysi laga qaaday ku sheegay in Mr Trump uu yahay nin dhib badan uuna taageero midab kala sooca. Balse Mr Trump oo ka jawaab celiyay hadalkiisa ayaa su’aal galiyay caqliga James. Si kastaba ha ahaatee, afhayeenka marwada ayaa sheegay in James uu ku hawlana sidii uu wax wanaagsan uga sameyn lahaa Iskuula ku yaalla magaaladiisa Ohio. Waxa ay Mrs Trump sheegtay in ay doonaysay in wadahadal ku saabsan arrimaha caruurta ay la gasho James. Bilowgii toddobaadkaan, James ayaa warbaahinta CNN u sheegay cayaaraha ay siyeen fursad uu ula macaamilo dad jinsiyad kala duwan ah. “Cayaaraha Makala qeybiyaan dadka,…

Read More

Wararka ka imaanaya magaalada Diri-dhabe ayaa sheegaya in rabshado la mid ah kuwii shalay ka dhacay Jigjiga ay halkaas qarxeen. Xaafadda Ashawa ayaa la sheegay in ay rabshaduhu ka billowdeen, waxaana irdaha loo laabay meheradaha suuq halkaa ku yaalla oo la yiraahdo suuqa Ashawa. Rabshadahaas oo u dhaxeeya dhallinyaro Soomaali ah iyo qaar ka soo jeeda qowmiyadaha kale ee Itoobiya ayaa la sheegay inay ku fideen meelo kale oo ay ka mid tahay xaafad la yiraahdo Xaafad Ciise. Xaalad fowdo iyo jahawareer ah ayaa laga soo sheegayaa inay magaalada Diri-dhabe ku jirto, ayadoo hadba dhinac la isu eryanayo. Dhallinyarada rabshadaha…

Read More

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre goor dhaw magacaabay tiro wasiiro ah isaga oo buuxiyay boosaskii horay uga bannaanaa xukuumadda. Wasiirka Waxbarashada ayaa loo magacaabay Cabdullaahi Goodax Barre oo badallaya Wasiirkii hore Cabdiraxmaan Daaahir Cismaan oo todobaad ka hor xilka laga qaaday. Wasiirka Xanaanada Xoolaha ayaa loo magacaabay Xuseen Sheekh Maxamuud Xuseen Badni, halka Wasiirkii xilkaasi hayay Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa loo magacaabay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta. C/llaahi Bidhaan Warsame Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka dalka, iyadoo xilkaas laga qaaday C/raxmaan Cabdi Xaashi Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Cabduqaadir Sheekh Baqdaadi, waxaana xilkaa laga qaaday oo horay u hayay Khilaaf Cabduqaadir Macalin…

Read More

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir ayaa waxaa uu ka hadlay Shaqaaqadii Maanta ka dhacday Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya. Axmed Cali Daahir waxa uu Sheegay in Maanta arintii ka dhacday Wasaaradda Arimaha dibadda loo gudbin doono Maxkamd Karaankeeda leh in ay kiiskaa qaado, Sidoo kale waxa uu tilmaamay Waaxda Fulinta ee Dowladda ay arintan Baaritaano ku hayso. Xeer Ilaayahu waxa uu Xusay in cid walba oo arimo Musuq lagu helo Sharciga la hor geeeyn doono, hadalkaa oo laga dhadhansaday ina rinta wasiirka loo heesto ay salka ku heeyso arimo xatooyo. Ugu danbeyn Axmed Cali Daahir ayaa…

Read More

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadan ay saaka gudaha u galeen xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ee degmada Wadajir, iyagoo xafiiskiisa kala soo baxay Wasiir kuxigeenka, dabadeedna gaari saartay. Ciidamada ayaa la sheegay in markii ay isku dayeen inay wataan lagu celiyay albaabka xarunta, waxaana is hor-taagay Ilaalada Xarunta wasaaradda iyo shaqaalaha wasaaradda, waxaana ka dhashay qalalaaso iyo rabshado. Wararka ayaa intaa ku daraya in Ilaalada Xarunta oo isugu jira Ciidamo Boolis iyo Ciidamada AMISOM ay diidan yihiin in lala baxo Wasiir kuxigeenka, inkastoo la sheegayo ciidamada doonaya inay xiraan Wasiir kuxigeenka ay wataan warqad amar maxkamadeed ah. Ismaandhaafka ka taagan…

Read More

adaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay 03August 2018 ka qayb galay xuska sanad guurada 20-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Dowladda Puntland 01 August 1998. Madaxweynaha Dowladda Puntland waxaa kala soo qayb galay Xuska maalintani taariikhiga ah Ra’iisul-wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane. Xasan Cali Khayre, Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Eng.Cabdixakiin Cadullaahi Xaaji Cumar Camey, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi , Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed , masuuliyiin ka tirsan xukuumadda DFS iyo Baarlamaanka Soomaaliya, Goloyaasha Dowladda Puntland, xubno ka socdey beesha caalamka, isimo, waxgarad, siyaasiyiin iyo bulshada qaybaheeda…

Read More

Xisbiga Tigreega ee TPLF wey cambaareeyeen talaabada EPDRF oo ay katirsan yihiin ay ciidamada Milateriga ku galisay magaalada Jigjiga ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya, waxayna sheegeen TPLF in ay ka welwelsan yihiin dhacdooyinka cusub ee gudaha Itoobiya ka dhashay . Dhanka kale Shir jaraaid oo uu goor dhaweyd qabtay Madaxweynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayuu kaga war bixiyey sidey wax u dhaceen. Wuxuu sheegay in xasiloonidii ay hada gacanta Dowladda DDSI ku jirto, Shacabkuna ay is dejiyaan. Waxaa maanta ay DDSI weerar looga soo qaaday dhanka Oromada, waxaana laysku deyey in Dowlada DDSI la af gembiyo oo loola dhaqmo si…

Read More

Ciidamada fadaraalka ee saaka soo galay magaaladda Jig-jiga ayaa lagu khasbay in ay ka baxaan gudaha Magaalada, ka dib markii shacab-ka iyo ciidamada liyuu booliska ee deegaanku ka hor yimaadeen. Ciidamada fadaraalka ayaa saaka la wareegay dhamaan xafiisyada dawladda iyo wadooyinka, haseyeeshee waxaa shacabka baraha bulshada kala hadlay mas’uuliyiinta dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha Baarlamaanka deegaanka iyo xubno ka mid ah Wsiirada, kuwaas oo shacabka ka dalbaday inay sharaftoodda ilaashaadaan oo dhulkoodda difaacaan. Shacabka magaalada jig-jiga ayaa ku qamaamay meheradihii iyo guryihii dadka aan soomaalida ahayn lahaayeen, gaar ahaan qoomiyadda Oromadda, waxaaanay…

Read More

Ra’isulwasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrin aad loo hadal hayay oo ku saabsan qoondada dadka deegaanka Soomaalida ay ka helayaan shidaalka laga soo saaray deegaankaas.   Dr Abiy oo dad badan kula hadlayay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa ka jawaabay su’aal ahayd “Dhinaca deegaanka soomlida Itoobiy waxaa la iga weydiiyey dad badan oo shacabka dambiya ka galay ay jira maxaad ka damacsan tihiin, oil and gas iyo arrinta deegaanka shidaalka laga helay iwm?”.   Dr Abiy ayaa ku jawaabay “Walaalaheen deegaanka soomaalida waxaan u sheegay in ka badan 5 goobood ayaa Itoobiya shidaal…

Read More

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ah iyo Golaha Wasiirrada dowlada Puntland ee xubinta ka ah Dowlada Fadaraalka oo uu shir-gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qabsoomay Garowe. Shirkan ayaa looga dooday qodobbo ay ka mid yihiin; xoojinta midnimada, wada shaqaynta wasaaradaha federaalka iyo Puntland iyo qodobo kale, waxaana lagu heshiiyay: 1- Waxaa la bogaadiyay wada shaqaynta wasaaradaha federaalka iyo Puntland, waxaana la soo jeediyay talooyin ku aaddan sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta labada dhinac. 2- Waxaa la isku afgartay in la baahiyo hannaanka afarta tubood (1- Tubta siyaasadda loo dhanyahay 2- Tubta amniga iyo caddaaladda 3-…

Read More

Afhayeenka madaxtooyada Puntland,Cabdullaahi Maxamed Jaamac (Quraan Jecel) ayaa marka uu soo dhammaaday kulanka dowladda Federaalka iyo Puntland, wuxuu faahfaahiyay qodobbada looga hadlay, wuxuu sheegay shirka in diirrada lugu saaray wada-shaqeynta dowladda federaalka iyo Puntland, waxaa inta dheer oo shirka lugu soo qaaday xoojinka dowlad-nimada Soomaaliya iyo nidaamka federaalka. ” Waxaa muhiim u ah Puntland oo shirka lugu soo qaaday dowladda Federaalka mashruuca ay waddo oo ah sidii Soomaaliya looga dhaafi lahaa deynta ballaaran ee lugu leeyahay, si ay u suuragasho inay Soomaaliya oo dhan qaadato mashaaric horumarineed… shirka waxaa kalo la isku afgartay in la sameeyo guddiyo farsamo oo ka…

Read More