Author: Jibril Qoobey.

ثمة ما يجعل من العلاقة بين دولة الإمارات العربية المتحدة وولاية بونت لاند، التي تتمع بحكم ذاتي شرقي الصومال، استثنائية ترقى لدرجة أن تمثل تعريفا نموذجيا لمفهوم العلاقات الاستراتيجية بين الدول.   رئيس بونتلاند الصومالية: تطوير موانئ دبي لميناء “بوساسو” أسهم بالتنمية رئيس ولاية بونتلاند الصومالية: الإمارات شريك في مكافحة الإرهاب فما بين الإمارات وبونت لاند يتعدى حسابات التبادل التجاري المبنية على لغة الأرقام، إلى تواصل آخر، تضرب جذوره عميقاً في مشتركات المشاريع الإنسانية القائمة على دحر قوى الشر والتطرف والإرهاب.   فمنذ تأسيسها في عام ١٩٩٨، ضمن إطار جمهورية فيدرالية صومالية للم الشمل، وجدت حكومة بونت لاند الناشئة دعما…

Read More

Ciidamada difaaca Puntland waxay ka hortageen weerar gaadmo ahaa oo ay soo qaadeen Maleeshiyada Jeegaanta.   Weerarkan oo ay kusoo qaadeenMaleeshiyada Jeegaanta jiho cusub oo ku aadan dhanka Degmada Boocame si ay ugu furaan puntland aag dagaal oo kale.   Ciidamada Difaaca Puntland oo helay xog sirdoon ayaa ka dogtoonaaday si qorshaysana u fashiliyay weerarkaas.   Maleeshiyada jeegaanta ayaa weerarkan laga fashiliyay waxaa kasoo gaaray khasaare,waxaana looga gubay hal Gaari oo kuwa dagaalka ah.   Ciidamada difaaca Puntland ayaa goobtii ay weerarka kasoo qaadeen maleeshiyada Jeegaanta la wareegay haatana difaac ka galay.   Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in…

Read More

In Nabada jaanis la siiyo waa mudnayd,balse kan in fuuq dhuunta laga galiyo maahee luuqad kale fahmi mahayo Muuse Biixi. Bal beenta iyo khiyaaliga uu Naftiisa iyo shacabkiisa ku qancinayo Somalidu ha aragto. Aadbuu waxuu u jeclaan lahaa in Dowlada Fadaralku ay dagaalka soo gasho ama sheegato ama waxuun taageero ah ku siiso Puntland. kan waxuu istaahilaa in layska dhiciyo oo dacay afka laga galiyo . Luuqad kale oo uu fahmi karaa majirto. Reer Puntland nabad waa yaqaanaan colaadna waa yaqaanaan. Hadii loo hakaday Nabada oo ay fashilantay hawlgalku sidisii ayuu u sii soconayaa. Ciidamada Difaaca Puntland ee guulaha la…

Read More

Shirar kala duwan oo muddo hal toddobaad ah u soconayey Wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda Puntland ee ka faa’iideysanaya mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda ee Capacity Injection Project isla markaana looga arrinsanayey qorshe hawleedka hay’adahaas ee afarta sanno ee soo socota ayaa maanta lasoo afmeeray. Wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwna ee shirarkaanu u socdeen ayaa waxaa kamid ahaa Wasaaradda Qorshaynta, Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha, Wasaaradda Beeraha, Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga dawladda, Xafiiska Xisaabiyaha guud ee dawladda iyo Hay’adda Shaqaalaha rayidka ah. Ujeedada shirarka ayaa ahaa sidii loosoo gunaanadi lahaa buuggaagta qorshe-hawleedada dhammaan xarumahaasi oo diyaarintooda iyo la tashiyo laga sameeyey oo kala duwani ay muddo…

Read More

Khayre waxuu gaaray Adis-ababa isaga iyo wafti uu hogaaminayo .   Waxaa garoonka diyaaradaha ee Bole kusoo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan Dowlada Fadaraalka Itoobiya.   Khayre waxuu la kulmi doonaa inta uu joogo Adis-ababa Ra’isalwasaaraha itoobiya Axmed Abiye.   Wararku waxay sheegayaan in uu Adis uga sii horeeyay Agaasimaha Madaxtooyada Villa Somaliya Fahad Yaasiin ee lagu xanto in uu xiriiro laleeyahay sirdoono kala duwan.   Si dhab ah looma oga ajandaha miiska saaran ee ay kawada xaajoon doonaan Khayre iyo Abiye.   Abiye,ayaa ah siyaasi wax badan kaga duwan ra’isalwasaarihii ka horeeyay ee Desale,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan…

Read More

Dowlada Puntlad oo markale sii adkaysay xifdinta macluumaadka Maxaabiista,gaadiidka iyo Maydadka laga qabto cadawga.   Horay ayay Dowladu ugu guulaysatay in ay xakamayso xogaha Ciidanka iyo macluumaadka qalabka iyo maxaabiista cadawga laga qabto xliyada dagaalka,balse amarkan ayaa sii adkaynaya go’aankii horay ujiray.   Dhamaan waxaa lagu amray shaqaalaha Dowlada,hawlwadaeenada Caafimaadka iyo Saraakiisha Ciidanka in ay siday tahay uqaataan amarkan kuan dhaqmaan.   Ilaa iyo hada Dowlada Puntland waxay gacanta ku haysaa Maxaabiis gaaraysa 43-Maxbuus oo laga qabtay maamulka Jeegaanta ,sidoo kale waxay Dowlada Puntland aastay 13-mayd ah oo Maleeshiyada Jeegaanta ah.   Dhamaan shaqaalaha Dowlada Puntland iyo saxaafada ayaa lagu…

Read More

Nin Ruush ah ayaa wacay wasiirka Arimaha Dibadda ee Britain Boris Johnson isagoo isaga dhigay ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Armenia. Ninkaas ayaa la sheegay inuu yahay majaajilayste dadka ka qosliya. Codkan oo onlineka la galiyay ayaa laga maqli karaa wasiirka arrimaha dibadda ee Britain oo guusha doorashada ugu hambalyaynaya qofka soo wacay ka dibna sii wada oo kala hadlaya xiriirka Ruushka iyo UK, weerarkii kiimikada loo adeegsaday ee Salisbury ka dhacay iyo Suuriya. Waxaa ka muuqata in wasiirka ay xiiso galisay markii ninka soo wacay uu u sheegay in Putin uu saamayn ku leeyahay Jeremy Corbyn oo ah gudoomiyaha…

Read More

Urur goboleeedka IGAD ayaa ka digay duufaanno kusoo fool-leh xeebaha waqooyi Bari ee Puntland. War saxaafadeed kasoo baxay Xarunta Saadaasha Cimilada ee urur-goboleedka IGAD ayaa digniin ka bixisay waxa ay ku tilmaantay xaaladda isa sii taraysa ee duufaanno ka soo kacaya gudaha badweynta hindiya, kuwaasoo khatar ku haya qaar ka mid xeebaha Puntland. Qubarada ku xeeldheer saadaasha cimilada ee xarunta saadaasha cimilada IGAD ayaa sheegaya in duufaanadu dhanka waqooyi u sii socdaan ilaa ay caga dhigtaan dalka Yeman abbaaraha 26ka May 2018 oo berrito ah. Qaybo ka mid ah duufaannadan ayaa oo ay la socdaan daruuro iyo roob ayaa la…

Read More

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa joojiyey kulan la qorsheeyey inuu 12-ka bisha June dalka Singapore kula yeesho madaxweynaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un. “Aad ayaan u danaynayey inaan halkaas kula tago, hase yeeshee nasiib darro marka la eego carada iyo caadaawadda muuqata ee ka muuqday qoraalkiinii ugu dambeeyey, waxaan dareemayaa inaysan habbooneyn inaan waqtigan kula yeesho kulanka la qorsheeyey” ayuu Trump ku yiri warqad uu u qoray Kim Jong Un. Aqalka Cad ayaa sheegay in dhibaatadii ugu dambeysay ay ahayd markii madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence lagu aflagaadeeyey qoraal kasoo baxay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda Korea-d Waqooyi Choe…

Read More

Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha caalamka ayaa waxa ay sheegeen in ay aad uga walaacsan yihiin isku-dhacyada hubaysan ee ugu dambeeyay ee shalay ka dhacay agagaarka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool una dhexeeya Puntland iyo Somaliland, waxayna ku baaqeen xabbad-joojin deg deg ah. Dagaal culus ayaa aroortii shalay subax ka dhex qarxay ciidamada Puntland iyo Somaliland, waxaana dagaalkaas uu geystay khasaare kala duwan oo dhinacyada soo kala gaaray. Saaxiibada Caalamku ayaa waxa ay labada dhinac ugu baaqeen  inay si dhakhso ah u hakiyaan dagaalka, oo ay billaabaan wada hadal dhex-mara taliyeyaasha ciidamada goobta ku sugan, xaqiijiyaana gaarsiinta gargaarka baniaadanimo ee loo…

Read More

Ciidamada Difaaca Puntland waxay saaka ku dhaqaaqeen hawlgalkii dib uxoraynta Sool, waxayna ka hawlgaleen sadex jiho.   Jihooyinka ay Ciidamadu ka hawlgaleen ayaa kala ah:-   1.Jihada ay ka hawlgaleen Guutada Caano ka dhan. oo ku aadan Galbeed.   2.Jihada ay ka hawlgaleen Guutada Godod.oo ku aadan Galbeedka.   3.jihada ay ka hawlgaleen Guutooyinka isku dhafka ah ee ku aadanaa Laamiga dheer.   5:30 habeenimo markay saacada bariga africa ku aadanayd ayuu hawlgalku si toos ah ubilowday.   Dagaal kharaar oo si adag loo xaajaystay kadib,waxay Ciidamada Difaaca Puntland horumar weyn ka sameeyeen goobihii dagaalka ee laamiga ka baxsanaa ee…

Read More

Dagaalku si macaan oo laga maqsuuday ayuu usocdaa. Ciidamada Difaaca Puntland saacad walba horumar ayay sii samaynayaaan. Dagaallku hada waxuu usii siqayaa dhanka Laascaanood oo jugta hubka culus ee lagu ridayo Maleeshiyada Jeegaanta ay maqlayaan shacabka Laascaanood. Dhaawac iyo dhimasho fara badan ayaa gaaray maleeshiyada Jeegaanta,kuwaasoo qaarkood la keenay Garowe. Sidoo kale waxaa jira Maleeshiyo Jeegaanta ah oo dayaamay kadibna usoo galay Ciidamada Difaaca Puntland oo gacanta lagu hayo. Tiknikada ilaa iyo hada lasoo sheegayo in laga qabtay waa 12-gaari. Dhanka kale waxaa si catow ku jiro uhadlay Wasiirka Warfaafinta ee Jeegaanta ,kaasoo sheegay in Puntland ay ka faa’idaysanayso xiliga…

Read More

Dawladda Puntland waxay usheegaysaa Ummada Soomaaliyeed iyo Beesha Caalanka in saaka Arooryo Abaara 5.30 subaxnimo ay marka kale Soomaaliland soo weerartay Ciidamada Puntland ee ku sugan deegaanka Tukaraq. Dawladda Puntland waxay caddeynaysaa in mas’uuliyada dagaalkaas uu qaadayo Maamulka Hargeysa oo ah duulaaan joogto ah, isla markaana Puntland ay difaacayso dalkeeda iyo dhulkeeda. Dawladda Puntland waxay usheegaysaa shacabkeeda dhammaan gudo iyo dibad-ba in ay garab istaagaan ciidamadooda, isla markaana ilaashadaan sharaftooda iyo dawladnimadooda duulaanka lagu yahay. Dawladda Puntland waxay u sheeegaysaa shacab-weynaha gobolka Sool inay u diyaar garoobaan difaaca dalkooda iyo karaamadooda ee duulaanka lagu yahay. Ugu dambeyntii Dawladda Puntland waxay…

Read More

Boocame iyo Tukaraq Ciidamada difaaca Puntland si buuxda ayay u nadiifiyeen gacantana ugu qabteen.   Sidoo kale Maxaabiis gaaraysa ilaa 40 ayay Ciidamadu ka qabteen Maleeshiyada Jeegaanta ,kuwaasoo hada loosoo wado saldhiga dhexe ee Garowe.   Wararka waxay kaloo xaqiijinayaan in Taangigii Saabuun uu dib ugu soo laabtay gacanta Ciidamada difaaca Puntlad.   Dhamaan xogahan waa kuwo hada soo dhacay si rasmi ahna looma xaqiijin karo.     La soco wararka ugu danbeeya daqiiqad walba.

Read More

Ciidamada geesiyaasha Puntland waxay udirirayaan si xirfadaysan,iyagoo ku haya cadowga weerar adag oo jihooyin badan .   Ilaa iyo hada xogaha ugu danbeeyay ee ka imaanaya aaga hore waxay sheegayaan in Ciidamada difaaca Puntland ay gubeen tiro Gaadiidka dagaalka ah,isla markaana ay gacanta ku dhigeen Maxaabisi maleeshiyada Jeegaanta ah.   Sidoo kale Ciidamada Difaaca Puntland ilaa iyo hada horumar ayay ka sameeyeen goobaha dagaalka waxayna horay uga dhaqaaqeen fariismihii dagaalku ka bilowday masaafo gaaraysa 25-Km.   Khasaaraha soo gaaray Ciidanak difaaca Puntland ma weyna ilaa iyo hada inta la ii xaqiijiyay.   La soco wararka ugu danbeeya ee ka imaanaya…

Read More

Si buuxda ayuu ubilowday hawlgalki dib u xoraynta Sool isagoo barakaysan, Durba Ciidanka Difaaca Puntland waxay gaareen guulo la taaban karo. Dagaalku waxuu si rasmi ah uga socdaa sadex aag oo kala ah:- 1.Jihada galbeed. 2.Jihada bari. 3.laamiga dheer. Ciidamada difaaca Puntland ee laga gardaran yahay ilaa iyo hada waxay gaareen guulo. Xogtoo dhamaystiran la soco…

Read More

8000 oo Askari oo Nuux Taani ku mushahaar qaadan jiray ,ayaa caawa laga helay 3800 oo Askari oo kaliya,kuwaasoo iyaguna ubadan dhalinayro aan xirfad Ciidan iyo waayo aragnimo dagaal midna aan lahayn iyo Odoyaal hawlgab ah. Ceebtaas caawa ka taagan Hargaysa waxay sababtay in Nuux Taani Talyaha Ciidamada Jeegaanta lagu dharbaaxo Shirkii caawa layskugu yimid ee ka dhacay Qasriga Jeegaanta ee Hargaysa,kaasoo kusoo idlaaday foolxumo. Jeegaanta ayaa guud ahaan waxay Ciidan heli kareen xataa kuwii ilaalada Nabadgalayada wadooyinka qaabilsanaa iskugu geeyay jiida dagaalka. Xoguhu waxay sheegayaan in Jeegaantu Hubkii cuslaa ay kusoo urursadeen OOG si hadii looga awood roonaado goobta dagaalka…

Read More

Siyaasiyiinta iyo waxgaradka Gobolka Haylaan ee Puntland oo ku baaqay in la garab istaago hawlaglka dib u xoraynta Sool iyo Ciidanka Difaaca Puntland. Siyaasi Doonyaale oo mar soo noqday Wasiirkii xanaanada Xoolaha Puntland ,ayaa ku baaqay in uu shaqsina ugarab istaagayo Ciidanka ,isla markaana ka codsanayo bulshada Gobolka Gaylaan in ay garab istaagaan Ciidankooda,hoos ka daawo muuqalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Read More

Waalidinta Labo wiil oo ay Maanta Maleeshiyada u abaabulan Ciidanka amniga Dowlada Villa Muqdisho ay ku dileen Suuqa Bakaaraha,ayaa caawa hadal ay siiyeen saxaafada Muqdisho waxay ku sheegeen in Dadkii la dilay ay ahaayeen Shacab iyo Ciidan,   Cali Maxamed Mire oo Adeer iyo Abti u ahaa labada Wiil ee lagu kala Magacaabo Mowliid Axmed Maxamuud iyo C/qaadir Xeirsi Aadan Salaad ayaa sheegay in ay kala ahaayeen Askari ka tirsan Ciidamada Milatariga Guutada Dal-jir ee maleeshiyada Dowlada taageera iyo Time Jare Caan ka ah Xaafadda Tarabuunka ee magaalada Muqdisho.   Waalidiinta Wiilasha la dilay ayaa sheegay iney haayaan Cadeymo cadaynaya…

Read More

Wareegtada ka soo baxday Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu dhameystiray xubnihii ka banaanaa Golihiis Wasiirada Xubnaha la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah Daahir Maxamuud Geelle oo loo magacaabay Wasiirka Warfaafinta oo xilkan horay u soo qabtay, sidoo kale waxaa uu ahaa Safiirka Soomaaliya u fadhiyay dalka Sacuudi Carabiya. Dhamaan Shaqsiyaadka la magacaabay waa kuwo uu soo xulay Fahad Yaasiin laguna soo xulay u dabacsanaan kooxda Nabad iyo Nolol la magacbaxday ee sida dadban uga talisa Villa Somaliya. Hadaba halkan hoose ka akhriso Magacyada. Xilalka Wasiirada 1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha Diinta 2- Xasan Cali Maxamed Wasiirka Gaashanadhigga…

Read More

Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur,ayaa sheegay in abaarihii 5:10 galabnimo xilli uu marayay Bar kayntarool ay Ciidamada NISA ku lahaayeen agagaarka Saldhiga Bari ee degmada C/casiis ay rasaaseeyeen Gaari uu saarnaa. “Maanta marki ay saacadu ahayd 5:10pm ama galabnimo waxaa si bareer rasaas iigu furay Ciidamada NISA xilli aan marayay meel checkpoint ah kadib marki ay gaarigayga istaajiyeen ina weydiiyeen aqoonsi waana la wadaagay, kaddib waxaa ay nagu wargeliyeen in aanu socon karno, balse markii aan soo dhaafay 20 Mitir waxaa igu soo bilaabay rasaas isla askarigi i fasaxay iyo qaar kale oo la joogay sidoo kale waxaa uu amray gaari…

Read More

Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Puntland lagu dilay magaalada.   Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in laba qof oo hubaysan ay toogasho ku dileen xildhibaanka iyo nin ilaaladiisa ah kadibna ay ka baxsadeen goobta.   Dilka ayaa la sheegay inuu ka dhacay agagaarka huteelka Classic oo ku yaalla magaalada Gaalakacayo dhinaceeda Waqooyi.   Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in xildhibaanka la dilay isagoo dhaawac culus qaba la geeyey cisbitaalka magaalada halkaasi oo ku naf baxay.   Xildhibaanka la dilay ayaa lagaciisa lagu magacaabaa Cabdixakiin Macallin Daahir.   Ilaa hadda ma…

Read More

Guddi ka tirsan baarlamanka dalka Zimbabwe ayaa la filayaa inay ku cadaadiyaan madaxweynihii hore ee dalkaas Robert Mugabe inuu keeno caddeymo muujinaya halka ay ka baxeen dhayman lagu qiyaasay 15 bilyan oo dollar, intii uu xukunka hayey. Guddiga macdanta oo uu hoggaamiyo sharci dejiye Temba Mliswa ayaa sheegay inay Mugabe su’aalo ku weydiin doonaan qasriga uu ka degan yahya magaalada Harare ee loo yaqaan Blue Roof. Mliswa ayaa sheegay in go’aankan uu ka dambeeyey isku dayo hore oo guuldarreystay, kuwaas oo la doonayey in Mugabe uu ku horyimaado baarlamanka, si su’aalo looga weydiiyo dhaymanka maqan. Mugabe iyo afhayeenkiisaba weli wax…

Read More

Guddiga difaaca Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magalaada Garowe ayaa sheegay inay ka go’antahay xoreynta gobolka Sool iyo deegaanada kale ee ka maqan Puntland. Wasiirka Amniga Puntland, Axmed Cabdullaahi Yusuf (Dowlad) ayaa warbaahinta u akhriyay 11 qodob ay soo saareen guddiga. Qodobadaas waxaa ka mid ahaa in Puntland ay dil ku fulin doonto cid kasta oo jaajuus u ah maamulka Jeegaanta. Sidoo kale waxaa guddiga dambi qaran ku tilmaamay cid kasta kasoo horjeeda tallaabada Puntland ay dib ugula soo wareegeyso dhulka ka maqan. Qodobadan ayaa ah kuwo muhiimadooda leh,isla markaana yimid xili loo baahnaa wax weyn ka tari doona…

Read More

Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya ayaa loo qaybiyay lacag cadadkeedu gaarayo 1645,000 oo dolar(Hal Milyan Lix Boqol Afartan iyo Shan Kun oo Dolar). Lacagtan ayaa Xildhibaan walba waxaa kusoo aaday min 5000 oo dolar. Warar kala gedisan ayaa kasoo baxaya ujeedada Xildhibaanada loogu qaybiyay Lacagtan oo aan ahayn Mushahaar iyo Gunno toona. Wararka qaar ayaa sheegaya in ay ahayd lacagtan mid mahadnaq ah kadib doorashadii ay Xildhibaanadu doorteen Gudoomiye baarlamaan oo gacanta kooxda Nabad iyo Nolol ah. Sidoo kale warar kale ayaa sheegaya in ay ahayd Lacagtan fariin dadban oo loogu talagalay fududaynta Hindise Sharciyeedyo horyaala Baarlamaanka oo laga rabo in…

Read More

Wasiirka arrimaha socdaalka ee dalka Denmark ayaa si wayn loo cambaareeyay kaddib markii ay ku baaqday in Musliimiinta dalkeeda ay ka baaqsadaan shaqada xilliga bisha barakaysan ee Ramadhaan sababtuna waxay ku sheegtay in dad soomaan ay khatar u horseedi karaan bulshada.   Wasiirkan oo lagu magacaabo Inger Stojberg kuna caanbaxday siyaasada soo galooti diid ah ayaa sheegtay in shaqada oo maalinkii lagu soonaado ay dhibaatada u horseedi karta bulshada casriga ah.   Wasiirka ayaa sheegtay in dadka soomaan ee kaxaynaya baaburta dadweynaha iyo kuwa ka howlgalla isbitaallada ay dhibaatooyin u horseedi karaan bulshooyinka.   Balse shirkadaha dalkaasi waxay sheegeen inaysan…

Read More

Aad waxuu ujeclaan lahaa in la yiraahdo waxaa Laascaanood isku haya laba Dowladood oo lakala yiraahdo Somaliya iyo Somaliland,kuwaasoo isku haya xuduudii gumaystaha.   Ujeedka hadalkiisu waa in uu dagaalka ka duwo dhanka beelaha oo ujiheeyo dhanka kale.   Fayasal miyuusan ogayn in laga xog ogaalsan yahay,laga horeeyo waxa laysku hayana ay Somali weyn guud ahaan ka dharagsan tahay,sidoo kale beesha caalamku isaga uga xog ogaalsan tahay xaalka yaala Laascaanood.   Ogow Faysal mahan beelaha ku bahoobay Jeegaanta,balse waa awr Kiraale loo adeegsado beesha uu kasoo jeedo ee Garxajis,taasoo lagu hayo Dulmi iyo colaad joogta ah.   Majeerteen iyo Cidagale…

Read More

Madaxweynihii hore ee Dowlada Fadaraalka Somaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo mar wax laga waydiiyay qabsashadii maamulka Jeegaanta ee Magaalada Laascaanood,ayaa yiri   ‘Gobolada Waqooyi sidoodaba waa khaldan yihiin oo khalad badan ayaa ka jira,mawada oranayo shacabkoo dhan ayaa xun,balse waxaan leeyahay kooxda siyaasiyiinta ah ee xukunka haysata ayaa khaldan oo rabta in ay goostaan si kastooy ku heli karaan”ayuu yiri Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf.   Madaxweyne Yuusuf rabi ha unaxariistee isagoo hadalkiisa sii wata waxuu yiri”Waxan siinayaa talo ragaas ,waxaan leeyahay war sidaa wax laguma helo xoogna layskuma qabsan karo ee talada si kale ubadala oo wada xaajood iyo wada hadal…

Read More

Wasiirada Wasaaradaha Howlaha Guud ee maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa soo saaray war saxaafadeed wadajir ah oo ay walaac kaga muujiyeen qabyo qoraalka hindise sharciyeedka lagu dhisayo Hey’adda Waddooyinka oo ay wado Wasaaradda Howlaha Guud ee dowladda Federaalka   War saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in shir uu qabtay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska dowladda Federaalka uu ku casuumay dad aan ka mid ahayn shaqaalaha, kana wakiil ahayn wasaaradaha hawlaha guud ee dawlad goboleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabeelle.   Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka:-   War-saxaafadeedkan, waxaa si wada jir ah u…

Read More

Madaxweyne xigeenka Maraykanka Pence,ayaa uga digay Madaxweynaha dhalinyareeya ee waqooyiga kuuriya in uu la shir yimaado ciyaar xiliga uu la kulmi doono Trump.   Pence oo waraysi siinayay Tv-ga FOX NEWS ayaa yiri   “Waxay noqon doontaa khaladweyn haddii Kim Jong-un ay la tahay in uu ku dheeldheeli karo Donald Trump,” .   Pence ayaa sidoo kale sheegay in laga yaabo in Trump uu isaga baxo shirka loo ballansan yahay 12 Juunyo.   Wargayska New York Times ayaa Axaddii ku warramay in madaxweynaha Maraykanku uu lataliyeyaashiisa iyo kaaliyeyaashiisa waydiinayo in uu sii wado qorshaha uu uga qaybgalayo shirkaas iyo in…

Read More

Ra’isalwasaaraha Itoobiya oo booqasho qaadatay labo maalmood ku gaaray dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya,ayaa shaaciyay in uu ku guulaystay soo daynta maalqabeenka Hooyadiis Itoobiyaanka tahay ee Al-Camuudi.   Abeye ayaa yiri ‘Safarkayga muhiimadiisu waxay ahayd sidii lagu sii dayn lahaa Al-camuudi,waxaan idin sheegi karaa in dhawaan lasoo dayn doono”.   Abeye oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri”Xariga qof Itoobiyaan ah waxuu lamid yahay xarig kuligeen”.   Dhawaan ayay ahayd markii Dowlada Boqortooyada Sacuudiga Xabsiga utaxaabtay ganacsato iyo Amiiro uu ka mid ahaa Al-camuudi kuwaasoo lagu eedeeyay musuqmaasuq iyo canshuur la baxsasho.   Alcamuudi waa ganacsade ay iska dhaleen Hooyo Itoobiyaan ah…

Read More

Waxaan Rabaa In Aan Reer Lascanod Xasuusiyo Sadex Calaamadood oo Markii Puntland Lascanod Ka Baxaysay Xaalada Magaaladu Ku Sugnayd . Wakhtigii Puntland Magaalada Ka Baxaysay Waxaa Garoowe Ka Yimi Wafti Wasiiro iyo Xildhibaano Ah Oo Uu Hogaaminayo Gaagaab Oo Markaa Ahaa Wasiirka Maaliyada Puntland Waftigaasi Iyaga Oo Aan Cidna Waxba U Sheegin Ayay Hotel Xamdi Isku Xareeyeen Ayaamo Yar Ka Dibna Markii Laascaanood La Qabsaday Iyaga Oo Kolonyo Ah Ayay Isdaba Galeen Oo Garoowe Aadeen. Wakhtigaa Puntland Magaalada Ka Baxaysay Xaalada Amni Ee Magaaladu Faraha Ayay Ka Baxday . Hada Calaamadihii Wakhtigaa Puntland Ka Muuqday Markii Ay Gobolka Ka Baxaysay…

Read More

Jaamac Siyaad waxay sheegeen in aysan haysan Saabuuni kaarihii ahaa ,isla markaana dhalinyaradii isku sawirtay ay ahaayeen kuwo la khalday oo aan waxba la socon. ”Tolkeyo Maxamed Harti waxaan u sheegaynaa in aanan haysan kaarahaas oo uu beri naga yahay dhalinyarada isku sawirtay ee ka dhashay beesha Jaamac Siyaad waa ka raali galinayanaa”ayay yiraahdeen odoyaasha Beesha Jaamac Siyaad. Hadalkan ayaa ka danbeeyay kadib markii dhalinyaro ka tirsan maleeshiyada horjoogaha u adeega Jeegaanta ee ina Canbaashe ay Taangiga Saabuuni oo si khaldan ugu galay farisin ay joogeen Maleeshiyadaas dagaalkii 15-ka bisha ee Tukaraq isku sawiray ,isla markaana ku shaaciyay baraha bulshada.…

Read More

Cabdalle Maxamed Haybe (Caga-lule) Madaxweynaha maamulka Khaatumo oo soo gaaray caasimada Puntland ee Garowe,ayaa si adag uga hadlay dagaalka Tukaraq iyo gardarada maamulka Jeegaanta. Madaxweyne Cagalule ayaa si gaar ah u tilmaamay Cali Khaliif Galayr hogaamiyihii ugalay maamulka Jeegaanta ee mar ahaan jiray Madaxweynaha Khaatumo,siagoo ka hadlaya cali Kahliif iyo xaalkiisana waxuu yiri. ”Prof,Cali Khaliif Galaydh ayuu sheegay inuu ka mid ahaa Madaxdii dowladihii Soomaaliya xilalka kazoo qabtay,balse uu manta ku qanacsanyahay in lakala qaybiyo Ummada Soomaaliyeed ayna taariikhdu qorayso “waxaan ka xumahay in nin aqoonyahan ah oo qarankii Soomaaliya kazoo shaqeeyey uu aqbalo kala qaybinta bulshada,waxaan arkayey Profkii oo qoorta…

Read More

Gudiga amniga amarada ay soo saareen waa kuwo loo bahanaa xiligoodiina yimid.   Amaradan waxay xadidayaan in sirta hawlgalka ay banaanka si fudud ugu baxaan,maadaama xogo lagu helay in Dad u adeegaya maamulka Jeegaanta ay ugudbaan goobta hawlgalku ka socdo.   Sidoo kale waxay gacan ka gaysanayaan soo gudbida shaqsiyaad loogu talagalay in ay fal danbiyeedyo ka fuliyaan gudaha Magaalooyinka waa weyn ee Puntland .   Amaradan waxay kaloo xaqiijinayaan si hoose in ay sirdoonka Puntland ula socon karaan dhaqdhaqaaqa Dad iskugu jira Rag iyo Dumar,kuwaasoo laga soo diray Hargaysa oo soona gaaray Puntland,si gaar ahna uga shaqeeya Hotelada jiifka…

Read More

Saudi Arabia will soon release Mohammed Hussein Al Amoudi, an Ethiopian-born Saudi billionaire arrested in November during a crackdown on corruption, Ethiopia’s prime minister said.   Abiy Ahmed made the remarks late on Saturday after arriving from the Gulf kingdom, where he met Crown Prince Mohammed bin Salman during a two-day visit.   Al Amoudi, a son of a Saudi father and an Ethiopian mother who has invested heavily in construction, agriculture and mining in the Horn of Africa country, was among 11 princes, four current ministers and top businessmen detained during the swoop by a new anti-corruption body.  …

Read More

For the past 27 years since the TPLF defeated the fascist Dergi government in Ethiopia some backward Amhara extremist groups have been waging a persistent disinformation campaign against the TPLF and by association against the people of Tigrai.   One of the contending issues is the federal system in Ethiopia. Most Amharas and trust me it is only and only Amharas who are really trying to destroy the current federal system, believe the ethnic based or language based federal system is bad for unity of the country. If that is the case why is it only one ethnic group whining…

Read More

Caaqilka Guud Ee Beesha Jaamac Siyaad Caaqil Axmed Cabdi Gaas(Hoolif) Oo Ku Baaqay In maamulka Jeegaanta Laga Xoreeyo G.Sool,Baaqna Udiray Beesha Daarood Iyo Puntland. Caaqilka ayaa ku dhawaaqay  in ay ubaahan yihiin gurmad toleed iyo mid Somaliyed si ay iskaga dulqaadaan waxa fooosha xun ee dul  saaran. Caaqilka ayaa sidoo kale bayaaniyay in Maleeshiyaadka iyo raga wata ee u dhashay Beesha Jaamac Siyaad aysan matalin oo ay yihiin Awr Kiraale ah. Hadalka Caaqilka ayaa imaanaya ka gadaal dagaalkii kululaa ee dhexmaray Ciidamada Difaaca Puntland iyo Maleeshiyada Jeegaanta ee Muuse Biixi,hoos ka daawo muuqaalka. https://www.facebook.com/bilidhig.lassol/videos/1771610516233515/

Read More

Maamulka Jeegaanta ee muuse Biixi Cabdi,ayaa aas ugu sameeyay Magaalada Hargaysa mid ka mid ah Saraakiishii ay ku waayeen dagaalkii gardarad ahaa ee ay la agleen Ciidamada Difaaca Puntland. Talyihii Howlgalinta ciidamada Badda ee maamulka Jeegaanta Col, Cawaale Axmed Galaal,ayaa lagu aasay Hargaysa,iyadoo ay kasoo qaybgaleen aaskiisa Wasiiro,Odayaasha dhaqanka, Cawaale ayaa ka mid ahaa Saraakiisha muhiimka ah ee maamulkaas,sidoo kale waxay geeridiisu ugu danbaysay sideed Sarkaal oo ay ku wayaeen maamulka Jeegaanta dagaalkii Sool ee ay la galeen ciidanka difaaca Puntland . Saraakiisha ay ku waayeen maamulka Jeegaanta dagaalka Tukaraq ayaa kala ahaa:- 1.Taliyihii ciidamada Guutada 6aad ee…

Read More

Ra’isalwasaare khayre,ayaa xilkii ka qaaday Xoghiyihii joogtada ahaa ee Xaafiiskiisa. Keynaan oo ahaa masuul ku caan ahaa hufnaan iyo shaqo gudasho ayaa soo ahaa tan iyo xiligii Ra’isalwasaare Cumar cabdirashiid xoghayaha joogtada ah ee xaafiiska Raisalwasaaraha Dowlada Fadaraalka Somaliya. Xilka qaadista Keynaan mahan wax lala yaabo xilkuna waa meerto,balse waxa is waydiinta mudan ee dareenka goonida ah abuuraya,ayaa ah in Kaynaan uu ku waayay xilkiiisa kaliya in uu yahay muwaadin Somaliyed oo kasoo jeeda Puntland. Kaynaan ayuu ku badalay Khayre Nin ay kawada shaqayn jireen NRC laguna magacaabo Axmed Nuur. kaynaan waxuu udanbeeyay oo ku yahay kii shanaad Agaasimayaal dhawr…

Read More

10/ May/ 2018- Waajibaadka koormeerayaasha iyo ilaaliyaasha Waa in uu isku xiro hawlaha ka socda xarunta imtixaanka. Waa in uu si habsami ah u agaasimaa una kormeera howlaha imtixamaanka ee xaruntiisa. Waxuu si gaara ah u qabanayaaa shaqooyinkaa: Waa in uu si habsami ah u agaasimaa una kormeera howlaha imtixamaanka ee xaruntiisa. Waxuu si gaara ah u qabanayaaa shaqooyinkaa: Qayb-qaybinta ilaaliyaasha imtixaanka goobtaas. Ilaaaliye walba waxa uu masuul ka noqonayaa ilaalinta ugu badnaan 25 arady fadhiya  fasalada  caadi ah Qorshaynta iyo diyaarinta kaltanka macalimiinta ee fasalada xarunta iyadoo la hubinayo in ilaaliye walba uu galo fasal cusub maado kasta. In…

Read More

Imtixaanka Shahaadiga ah ayaa hal mar kawada furmay in ka badan 100-xarumood oo ku yaalla dhammaan sagaalka gobol ee dowladda Puntland,waxaana u fariistay 15-kun oo arday,kuwaasoo isugu jira fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe iyo fasalka 4-aad ee dugsiga sare, Imtixaankan ayaa waxaa ilaalinaya 750-Macallin,islamarkaana ay kormeerayaal ka yihiin 150-Macallin oo kale. Guud ahaan kharashka ku baxaya imtixaankan ayaa iska kaashaday dowladda iyo shacabka Puntland. Abshir Yuusuf Ciise,Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare dowladda Puntland ayaa ardayda imtixaankan u fariisatay ugu baaqay in ay degga’naan iyo kalsooni muujiyaan,si ay maskaxdoodu fursad ugu hesho in ay ka shaqeyso imtixaanka horyaalla. Madaxweynaha dowladda Puntland,Dr.…

Read More

Wasaarada Maaliyada Dowlada Puntland ,ayaa tababar usoo xirtay Maamulayaasha canshuuraha Bariga guud ahaan Gobolada Puntland. Maamulayaashan ayaa la siiyay aqoon kororsi ku aadan hanaanka loo qaadayo canshuurta iyo sidoo kale ujeedadada loo qaadayo. Wasiirka Maaliyada iyo Agaasimaha Guud  ee Wasaarada Maaliyada oo madasha ka hadlay ayaa ku booriyay Maamulayaasha tababarka loosoo xiray in ay shaqadaooda sii laba jabaaraan dardarna ay galiyaan soo xaranta canshuuraha Bariga. Dowlada Puntland ayaa ku tiirsan inta badan Canshuurta  uga soo xaroota Alaabaha dhoofa ama soo dega,waxaana aad u yar Canshuurta uga soo xaroota dhanka Bariga ,taasoo muhiim ah haday soo wada xarootana wax weyn ka…

Read More

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi iyo wafti uu hogaaminayo,ayaa dib ugu soo laabtay caasimada Garowe. Axmed Cali Xaashi,ayaa kasoo kicitimay Muqdisho oo uu kaga qaybgaay shirka looga arinsanayay hanaanka ugu fudud ee lagu fulin karo dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Fadaraalka. Shirka Muqdisho ka dhacay ayaa ahaa mid uun magac uyaal ah oo kaliya lagu bislaysanayay dhaqaale laga rabay beesha caalamka,waxaana ilo lagu kalsoonaan karo noo xaqiijiyeen in dhaqaalahaas oo gaaraya Afar Milyan oo dolar lagu qaybsaday madasha shirkaas lana kala saxiixday. Dhanka Puntand ayaa dhaqaalahaas waxaa kasoo gaaraya lacag dhan Hal Milyan iyo dhawr boqol oo…

Read More

Ku simihii Agaasimaha guud ee Wasarada Kaluumaysiga Puntland M.siciid balck ayaa si rasmi ah xilka Agaasimaha guud ugu warejiyay Agaasimaha guud ee Wasaradaas loosoo magacabay   Agaasimaha guud ee Wasaaradda Kaluumaysiga ayaa sheegay in uu ku faraxsanahay in uu yimaado Wasaaradda shaqada ay bulshada u qabatay ay tahay in laga marqaati kaco   Wasiir ku xigeenka Wasaarada Kaluumaysiga Cabdiraxmaan Salaad Maxamed ayaa goobta ka hadlay, Wuxuuna amaan u jeediyay masuuliyiintii horay xilalkan usoo hayay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/6IF0EqxyAUA

Read More

Suldaankii Beesha HabarYoonis Suldaan Maxamed Muuse (Cune),ayaa xalay si jujuub ah waxay ugala baxeen Ciidamada loo yaqaan RRU ee maamulka Jeegaanta Masaajidka Al-Ansaar xaafadda Kiiniya ee magaalada Burco.   Wararku waxay sheegayaan in xiliga Suldaanka la qabanayay la dhaawacay oo lagu dhex toogtay Masaajidka dhexdiisa Suldaan.   Dhaawaca Suldaanka,ayaa aad u culus waxaana lagu dabiibayaa isbitaalka Magaalada Burco.   Shacabka Burco,ayaa aad uga carooday dhacdadan waxayna abuurtay khalkhal iyo kacdoon shacab dhacdadan,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/eZjUbvUOPvU

Read More

Saudi Arabia has agreed to release 1,000 Ethiopian nationals who have been in prison in the Gulf state for a variety of offences, Ethiopian state-affiliated media said.   The decision was made after a request by Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed, who was in Riyadh on an official two-day visit that ended on Saturday, Fana Broadcasting Corporation reported on Saturday.   Among the detainees were 100 women, the agency said, without disclosing what charges they were held on. The prisoners will be released on Sunday, the news agency added.   Hundreds of thousands of Ethiopian nationals live in the Gulf…

Read More

Magaalada hargeysa , garsooraha maxkamadda rafcaanka ee Hargeysa Cabdi Axmed Xasan ayaa maanta ku dhawaaqay fadhi maxkamaddu yeelatay oo goob joog uu ahaa boqor Cismaan aw Maxamuud Buurmadaw in maxkamadda rafcaanku ku xukuntay boqorka saddex sano oo xadhig ah .   maxkamadda Rafcaanku waxay ka dhintay maanta xukunkii maxkamada gobolka hargeysa ay 26-dii April 2018 horay ugu xukuntay boqor Buurmadaw shan sano oo xadhig ah .   Boqor Cismaan aw Maxamuud Buurmadaw oo lagu xidhay Hargeysa 21-kii April2018 waxaa xeer ilaaliyaha guud ee somaliland ku eedeeyay inuu 15 April munaasabad dhaqameed uu boqorku kaga qayb galay Puntland uu kaga hadlay…

Read More

Waxaa saakay degan goobihii maalmo ka hor ay ku dagaalameen Ciidamada Difaaca Puntland iyo Maleeshiyada Jeegaanta ee Muuse Biixi.   Majiraan wax dagaal ah oo saakay ka dhacay jiida hore ee ay isku hor fadhiyaan labada Ciidan,   Ciidamada Difaaca Puntland ayaa waxaa si is daba joog ah usoo gaaraya gurmadyo ka kala imaanaya guud ahaan Gobolada Puntland.   Dhanka kale Ciidamada Difaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigay Booyad Biyo usiday Maleeshiyada Jeegaanta iyo Darawaladii waday.   Booyada ayaa si ogaansho la’aan ah ugu gashay fariisin ay lahaayeen Ciidamada Difaaca Puntland.

Read More

Maamulka Jeegaanta ayaa dagaal xoog leh kula jira beesha Garxajis waxaana duleedka Burco Ciidan ku urursanaya Sarkaal lagu magacaabo Caare oo ka goostay Ciidanka maamulkaas.   Caare ayaa maalmo ka hor jidka ugalay oo leexsaday Booyado shidaal uwaday Maleeshiyada maamulka Jeegaanta ee dagaalka kula jira Ciidanka Difaaca Puntland Gobolka Sool. Dhanka kale Suldaankii Beesha HabarYoonis Suldaan Maxamed Muuse (Cune),ayaa xalay si jujuub ah waxay ugala baxeen Ciidamada loo yaqaan RRU ee maamulka Jeegaanta Masaajidka Al-Ansaar xaafadda Kiiniya ee magaalada Burco.   Wararku waxay sheegayaan in xiliga Suldaanka la qabanayay la dhaawacay oo lagu dhex toogtay Masaajidka dhexdiisa Suldaan.   Dhaawaca…

Read More

Wasiirka Gaadhanhiga maamulka Jeegaanta ee Muuse Biixi Ciise Ahmed Y.Xawar ayaa Xalay Guduudi si dhuumasho ah ku galay Hadaaftimo isaga oo la soo hadlay Suldaan Saciid Cabdisalaam oo Hadaaftimo fadhiisin u ah.   Puntland ayaa ka war heshay markii ay Tuka-raq ka soo Baxeen waxaana loo diray Gaadiid Dagaal oo Sanaag joogay Ogaalkay Taliyihii Aaga Sanaag ee Puntland Coll Cashuur wuxuu Fasax u joogaa Dalka Hindiya hase ahaatee wuxuu Amray ciidamadiisa inay Talaabo Qaadaan   Wasiirka Somaliland waxa weheliya Taliyaya Booliska G.Sanaag ee maamulka Jeegaanta Ahmed Gigiroor & Dhowr Gaadhi oo Tigniko ah ujeedkiisanu wuxuu ahaa inuu Badhan isku soo…

Read More

Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed departed the country on Thursday for a state visit to Saudi Arabia. The trip is his first outside Africa after three visits to neighbouring countries. State-media EBC quoted a Spokesperson of Ministry of Foreign Affairs as confirming that the visit follows an invitation from King Salman bin Abdulaziz Al Saudi. During his first visit to the Middle East, Abiy will hold bilateral and regional discussions with officials of Saudi Arabia, the broadcaster added. Diplomatic relations between the two countries have been strong over the years. The issue of immigration brought the relationship to light during the better…

Read More

Waxaa saakay iskugu yimid shir aan caadi ahayn golaha Wasiirada Xukuumada Puntland.   Shirkaas oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,ayaa looga dooday laba qodob oo kala ah:-   1.Duulaanka uu maamulka Jeegaanta ee Muuse Biixi hogaamiyo uu kusoo qaaday dhulka Puntland.   2.Shirkii Baydhabo ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka qodobadiii kasoo baxay.   Shirkan deg-deg ah ee ay iskugu yimaadeen Golaha Wasiirada Puntland ayaa laga soo saaray dhawr qodob ,kadib dood dheer oo ay ka yeesheen arimaha aan soo xusnay.   Qodobka ugu muhiimsan ee shirkan laga soo saaray ayaa ah in Dowlada…

Read More

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cali Nuur Jubba oo la hadlay BBC-da ayaa tibaaxay in Roobka daadadka watay uu Deegaano Xeebeedyo Bari katirsan uu ka da’ay. Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in 12 kii saac ee la soo dhaafay ay da’ayeen Roobab Mahiigaan ah, Inta la xaqiijiyay labo qof ayaa ku geeriyootay Daadad kasoo rogmay Roobka Gobolka Bari.   Dhanka kalana Hirar waawayn oo badda laas Qoray ka soo kacay ayaa Burburiyay ku dhawaad 10 Doon oo ay la haayeen Dad Kalluumeysato ah.   Sidoo kale waxaa caawa Daad kasoo rogmaday Roobka ka da’ay buuraha Bari uusoo galay…

Read More

Nabadoon Axmed Bullaale Maxamed (Axmed aar)  waxuu kamid ahaa Nabadoonada Beesha Jaamac Siyaad. Caawa ayaa lagu dilay Magaalada Hargaysa Nabadoonka iyo sadex masuul oo kale oo u kala dhashay beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli. Dilka Ragan ayaa waxaa ka danbeeyay Dhalinyaro u dhalatay beesha Sacad Muuse Jibriil Abokor,waxaana loogu aarayay Talyihii Ciidamada Jeegaanta Maxamed Daa’uud ee lagu dilay jiida dagaalka ay isku hor fadhiyaan ciidamada difaaca Puntland iyo maleeshiyada Jeegaanta ee Gobolka Sool. Ragan caawa lagu laayay Hargaysa ayaa la jiirsiiyay Gaari waxayna Dad goob joogayaal ah sheegeen in sida loo dilay Odoyaashan ay ahayd wax argagax leh oo laga xumaado. Waa…

Read More