Author: Jibril Qoobey.

Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa Ku dhawaaqday Guddi La Shaqeeya Hay’addaha Qaramada Midoobey Ee dalka Ka Howlgala   Si Loo Horumariyo Qorshayaasha Waxqabad Waxaana Lagu Saleynaya Sida Ay Dowladdu Wax U Rabto iyadoo Tixraacaysa baahiya jira.   Guddigaasi Oo Ka kooban 11 Xubnood Waxay Kala yihiin:   1- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga (Martigeliye)   2- Wasaaradda Maaliyadda   3- Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha   4- Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha   5- Wasaaradda Amniga Gudaha   6- Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada   7- Wasaaradda Arrimaha Bani’aadannimada iyo Maareynta Masiibooyinka   8- Xafiiska Ra’iisul wasaaraha – Wasiiru dowle…

Read More

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ballanqaaday “in uu awood” adeegsan doono marka uu jawaabta ka bixinayo weerarka kiimikada ah ee la sheegay in uu ka dhacay dalka Suuriya, iyada oo reer galbeedku ay ka baaraan dagayaan jawaabta ay ka bixin lahaayeen arrintaas.   “Waxaan noo bannaan qaabab badan oo milatari,” ayuu ku yiri Trump oo saxafiyiinta la hadlaya, wuxuuna intaas ku daray in ay go’aansan doonaan “wax yar ka dib”.   Trump wuxuu sheegay in Maraykanku “sawir wanaagsan” ka helayo cidda ka dambaysay dhacdadii Douma ee Sabtidii.   Shaqaalaha caafimaadka ayaa sheegay in ay tobannaan ruux ku dhinteen weerarkaas lagu…

Read More

Wasiirka qorshaynta dowlada Puntland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada qadiimiga ah ee Qandala. Shacabka qaybahiisa kala duwan,maamulka Degmada iyo saraakiisha laamaha amaanka ayaa wafti siw eyn ugu sood haweeyay Degmada. Waftigan oo ka koobnaa todobo Wasaaradood iyo maamulka Gobolka Bari waxaa ujeedkoodka socdaalkoodu ku aadanaa qiimaynta baahiyaha buslahada ee Degmadaas ka jira. Tan iyo intii dib looga xarooyay Qandala maleeshiyada Daacish oo mudo bil ah haystay,waxay dowladu wadaa dadaal ay kor ugu qaadayso amaanka iyo horumarinta adeega bulshada,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/mSOu_GPFeHM

Read More

Shir looga hayey  qoraheyaasha dawladda oo maanta ka furmay Garoowe ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland oo kaashanaysa  guddiga xiriirka Mashruuca tayaynta shaqaalaha dawladda ee PCU. Waxaa diirradda lagu saarayey shirka muddadii uu socdey  waxyaabihii ka qabsoomay qorsheyaasha dawladda ee sannadka, waxyaabaha hadda socda iyo waxyaabaha aan qabsoomin ee la doonayo in la qabto sannnadkaan 2018-ka iyo sidoo kale dejinta qorsheyaasha 2018-ka,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka. https://youtu.be/E6UGZdAQRKc

Read More

Wararka laga helayo deegaamada gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe duqeyn loo geystay fariisan ay ururka Daacish ku lahaayeen meel u dhow tuuladda Dhaadaar ee ka tirsan buuraleyda degmada Qandala.   Dadka deegaanka qaarkood ayaa sheegay inay maqlayeen dhawaaqa duqeynta. Sidoo kale, sarkaal ka tirsan ciidamadda ammaanka Puntland oo ka gaabsaday magaciisa,ayaa sheegay in duqayn dhinaca cirka ah lala beegsaday goob ay degan yihiin ururka Daacish ee uu hogaamiyo horjooge Cabdulqaadir Muumin.   Puntland ayaan weli wax war ah ka soo saarin duqeyntan oo la sheegay inay fuliyeen diyaardo dagaal. Sidoo kale, ma cadda khasaaraha iyo…

Read More

PARIS: Saudi Arabia’s crown prince kicked off his official visit to France on Monday (Apr 9), part of an image-building global tour as he seeks to revitalise cultural and investment ties with Paris despite lurking tensions.   Prince Mohammed bin Salman, widely known as MBS, dined with President Emmanuel Macron at Paris’s historic Louvre museum after flying in Sunday on his first trip to France as the heir to the Saudi throne.   Macron, 40, faces a diplomatic tightrope in talks with the reformist prince as he seeks to bolster ties with the world’s top crude exporter, while also managing…

Read More

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Wasaaradda Amniga Gudaha ay wado qorshe dib u habeyn,isla markaana ay Ciidamadu ku sii xoojinayaan Amniga iyo ilaalinta amaanka muwaadiniinta. Wasaaradda Amniga Gudaha waxay beenisay in magaalada Muqdisho ay kala xiran tahay,waxayna ku tilmaantay wararkaasi mid dacaayad been abuur ah. Halkan ka akhriso war Saxaafadeedka:- Wasaaradda Amniga Gudaha waxay bogaadineysaa Ciidamada Amniga qeybahooda kala duwan oo muujiyey dadaal weyn iyo naf-humimo ay ku badbaadiyeen Nolosha Dadweynaha, kana hortegay falalkii argagixiso ee kooxaha Nabad-diidka ah lsku dayeen inay fuliyaan. Wasaaradda waxay shacabka Muqdisho la wadaageysaa inaysan jirin Ciidamo laga qaaday Isgoysyada Muqdisho, balse…

Read More

Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Boorsooyin lacag laga soo buuxiyay oo lagu qabtay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, warsaxaafadeedka ayaa sidaan u qornay. Shalay barqadii abbaaro 11:40am waxaa Garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad nooceedu yahay Boeing 737. Diyaaraddan waxyaabaha ay sidday waxaa kamid ahaa 3 boorso aan calaamadeysnayn. Hawl wadeennada garoonka ayaa sida caadada ahaydba waxa ay marsiiyeen baaritaan. Shaqaalaha garoonka oo ka shakiyay boorsooyinka ayaa waxa ay xiriir la sameeyeen qeybta la dagaallanka argagixisada ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Waxaa la ogaaday in boorsooyinkan laga soo…

Read More

Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa shaaciyay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari uu is casilay, isla markaana mooshinkii ka yaallay la laalay.   Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey ayaa goor dhawayd xildhibaannada Baarlamaanka fadaraalka Soomaaliya u akhriyay warqad is casilaad ah oo ka timid guddoomiyihii Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari.   “Waa Rasmi Guddoomiye Jawaari waa is casilay, Mooshinkii waa la laalay”ayuu yiri Mr Xoosh qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka.   Sidoo kale Xildhibaano ay xiriir la samaysay idil News ayaa u xaqiijiyay in Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Muudey oo soo gaaray xarunta…

Read More

Waftigii balaarnaa ee uu hogaaminayay raysul wasaaraha JDFI Dr Abiyu Ahmed ayaa kulan balaaran  kula yeeshay madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSJ masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI, odayaal dhaqameedka DDSI,culumada, shaqaalaha DDSI iyo qaybaha kala duwan ee bulshada DDSI,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/fl3hE5oJEk4

Read More

Diyaaradii lacagta faraha badan siday ee u socotay Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho,ayaa la fasaxay,   Diyaaradda siday shixnada lacageed ayaa waxaa la socday Ciidamo Imaaraadka Carabta ka tirsan oo gaarayay illaa 30 askari,   Lacagta ay siday diyaarada ayaa gaareysay illaa 13-milyan oo dollar.sida ay noo xaqiijiyeen ilo lagu kasloonaan karo.   Wararka ayaa sheegaya in Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ay soo farageliyeen muran ka dhashay in la baaro shixnada, iyadoo diblomaasiyiinta Imaaraadka Carabta ka socotay ee lacagta ku sugayay garoonka ay ku doodeen in ay leeyihiin xasaanad diblomaasiyad.   Lacagta ay siday diyaaraddan ayaa qeyb ka mid ah…

Read More

Madaxweynaha Punland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa shaley oo Sabti aheyd booqasho ku tagey magaalada Nairobi ee dalka Kenya,   Safarka Madaxweynaha,ayaa wararka aan ka helayno waxay sheegayaan in uu ku salaysan yahay dabagalka dhismaha wadada Galkacyo iyo Garowe oo ay ka taagan tahay xaalada is mari waa ah,ka gadaal markii hay’ada GTZ ee maalgalinaysay ay cabasho xoog leh ka keentay sida hawshu usocoto. Wararka qaar ee ay helayso idil News,ayaa sheegaya in ay madaxda hay’ada ay diideen in ay la kulmaan wafti Wasiiro ahaa oo Madaxweyne Gaas horay ugu soo diray.   Madaxweynaha ayaa sidoo kale la filayaa in…

Read More

Diyaarad lacag fara badan siday oo ka timid Imaaraadka Carabta ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisbo.   Saraakiil ka tirsan Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho ayaa ku sugan garoonka Muqdisho, kuwaasoo sugayay diyaarada, sida ay xaqiijinayaan wararka laga helayo garoonka Muqdisho.   Ciidamada ammaanka ee garoonka ayaa ka war helay in lacag sido diyaaradan, iyagoo ku amray in la baaro boorsooyinka, taasoo uu ka dhashay muran.   Ismaandhaaf ku aadan lacagtan ayaa ka taagan garoonka, iyadoo diyaaradda timid garoonka ay diiday in la baaro.   Wararka qaar ayaa sheegaya in qeyb ka mid ah lacagta loo wado…

Read More

Guddiga Dib u eegista iyo la socodka arrimaha Dastuurka ayaa sheegay in la kordhiyay tirada uu guddiga ka kooban yahay, iyadoo markii u horeysay xubno ka socday maamul goboleedyada lagu soo daray.   Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka arrimaha dastuurka Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay in lix xubnood oo ka socda maamul goboleedyada ay ku soo biireen guddiga.   Waxaa uu sheegay in Guddiga markii hore uu ka koobnaa 10 xubnood oo kala ahaa min shan xubnood oo ka kala socday Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka.   Sidoo kale waxaa uu sheegay in Guddiga oo markii…

Read More

Shaqaalaha gurmadka degdega iyo howlwadeennada caafimaadka ayaa sheegaya in ugu yaraan 70 qof ay ku dhinteen weerrar looga shakisan yahay inuu kiimiko ahaa oo lagu qaaday magaalada Douma ee ay fallaagadu ka taliso, ee waddanka Suuriya. Kooxda iskood isku abaabushay ee gurmadka degdega ee loo yaqaan White Helmets ayaa waxa ay barteeda Twitterka soo dhigtay sawirro muujinaya dhowr mayd oo yaal dhul dhaca hoose guryo halkaas ku yaal. Waxa ay kooxdaasi sheegtay in tirada dadka weerrarkaasi ku waxyeeloobay ay u badan tahay inay sare u kacdo. Dowladda Suuriya ayaa eedaha ah in ay qaadday weerrar weerrar kiimiko ah waxa ay…

Read More

Fariin qoraaleed loo diray goor dhaw mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya, ayaa lagu wargaliyey in maalinta berri ah la qaban doono kalfadhiga baarlamaanka Faderaalka, kaas oo ajendahana lagu sheegay mooshinka laga keenay gudoomiye Jawaari.   Guddoomiye Muudeey ayaa ajandaha kulanka maalinka Berri ah ku sheegay in uu noqonayo ka dooddista mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Baarlamaanka fadaraalka.   Fariimahan ayaa imaanaya xili dhinaca kale uu soconayo dadaal la doonayo in lagu soo afjaro khilaafka ka dhashay mooshinka, hasse ahaatee waxaa muuqanaya in wali ay jirto kala aragti-duwanaan iyo farqi u dhaxeeya dhinacyada iska soo horjeeda.   Ilo xog ogaal ah,ayaa…

Read More

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan Madaxweynaha Soomaaliya ay la qaateen guddi ka socday guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ka koobnaa todobo xubnood.   Guddigan ayaa la kulmay madaxweynaha waxayna ugudbiyeen fariin ay ka wadeen Guddoomiyaha golaha Shacabka Prof Jawaari taas oo xal u ah khilaafka Golaha ka dhex jira.   Qodobada ay gudigu ugudbiyeen Madaxweynaha ayaa kala ahaa:-   A. In si daah furnaan ah cod qarsoodi ah loogu qaado mooshinka yaala kadibna ay aqbal tahay natiijadii soo baxda,balse waa in ay goob joog ka noqdaan Beesha Caalamka, Senatarada aqalka sare, Culimada, Haweenka iyo…

Read More

The Africa’s richest man, Aliko Dangote has faulted Kenya’s leadership for their greed and persistent failure to place matters of national interest first when it comes to development.   Speaking to a renowned Kenyan journalist, Jeff Koinange, Mr Dangote announced his plans to shelve building a mega cement factory in Kenya after been put off by top decision-makers in the country whom he described as “more corrupt than Nigerians.”   Speaking on his breakfast show in a local FM station, Jeff shared a private conversation he had with Dangote when he attended the billionaire’s daughter’s wedding in Nigeria last month.…

Read More

Eheladii Halgamaagii Sayid Cabdala Xasan ayaa magaaladda Hargeysa u yimid sidii Madaxweynaha Somaliland ugu gudbin lahaayeen dacwad ka dhan ah wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo oo lagu haysto buug uu ka qoray Sayidka taas oo ay ku tilmaamay inuu ahaa mid gafaf waaweyn laga gallay. Eheladda Qoyska Sayidka ayaa ka kala yimid London iyo Kenya, waxaanay sheegeen in wufuud kale ka ka kala imanayaan Jig-jiga iyo meelo kale, kuwaas oo si weyn uga cabanaya buugaasi Sayidka wax lagaga sheegayey,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/S-0lXpHf9A8

Read More

Booliiska Jarmalka ayaa sheegay in gaari la jiirsiiyay goob ay dad badan ku sugnaayeen oo ku taalla waqooyi galbeed magaalada Muenster, halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan saddex qof. Dhacdadan ayaa loola tacaamulay sida weerar oo kale, balse wali lama xaqiijin inay ahayd iyo inkale weerar argagixiso. Booliiska ayaa sheegay in gaari loo kaxeeyay dhanka goob laamiga dhinaceeda ah oo ku taalla bartamaha Muenster. Gaarigan ayaa dhex jiiray dad badan oo adeeganayay, miisas iyo kuraas yaalay banaanka maqaayad halkaasi ku taallay. Ugu yaraan 30 qof ayaa la dhaawacay, iyada oo booliiskuna ay sheegeen in lix ka mid ah dadkaasi…

Read More

Askari ka howlgala gobolka Arizona ee dalka Mareykanka islamarkaana lagu magacaabo Mark Gilberg ayaa shaqo boolisnimo oo uu soo waday tan iyo 1981 oo iminka laga joogo mudo 37 sano ah ayuu si calool-xumo ah uga tagay isaga oo radiyaha gaariga ka wacay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/UQle19_h9xc

Read More

Saudi Arabia’s Crown Prince Mohammed bin Salman was given a king’s welcome in Hollywood this week.   The conservative kingdom’s plan to open up to Western entertainment after a 35-year ban had Hollywood’s top executives jockeying to make deals with the billionaire crown prince.   Mohammed bin Salman, or MBS as he’s also known, dined at media mogul Rupert Murdoch’s house along with studio heads and actor Dwayne “The Rock” Johnson.   In a Facebook post about the dinner, The Rock said he was humbled to discover he has so many young fans in Saudi Arabia.   “I look forward…

Read More

Ra’isalwasaaraha cusub iyo wafti uu hogaaminayo ayaa goor dhawayd gaaray magaalada jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Somalida Itoobiya. Waftiga ra’isalwasaaraha,ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay Madxada DDSI oo ugu horeeyo Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar iyo qaybaha bulshada ee deegaanka. Dr Abiy ayaa lagu wadaa inuu kullamo la yeesho madaxda gobolka, waxaan sidoo kale uu khubad u jeedin doonaa shacabka,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Ra’iisal Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya, Dr Abiy Ahmed ayaa maanta booqasho ku tagaya magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.   Dr Abiy ayaa lagu wadaa inuu kullamo la yeesho madaxda gobolka, waxaan sidoo kale uu khubad u jeedin doonaa shacabka.   Weriyaha BBC-da ee Jigjiga ayaa kusoo warramaya in raysal wasaaraha uu socdaal ku mari doono sagaalka gobol ee uu ka koobanyahay dalka Itoobiya, taasi oo ka dhigan inuu ahmiyad gaar ah siiyay gobolka Soomaalida oo muddooyinkii dambe ay isku dhacyo kala dhaxeyeen qowmiyadda Oromada ee uu ka soo jeedo raysal wasaaraha.   Raysal wasaare Abiy…

Read More

President Abdiweli on his part reiterated his commitment to continue cooperating with Premier Abiy and strengthen the strategic relations between the two countries. President Abdiweli added that Puntland and Ethiopia enjoy very close and collaborative relationship. The government and people of Ethiopia’s commitment to support Somalia in general and Puntland in particular is vital, he said.

Read More

The foreign ministers of Sudan, Egypt, and Ethiopia have failed to reach an agreement in the lingering dispute over Ethiopia’s massive dam on the Blue Nile, ministers said on Friday.   Egypt is concerned that the Grand Ethiopian Renaissance Dam will drastically impact its own share of water from the Nile, on which the entire population relies. Ethiopia, like Egypt, has said that the dam issue is a “matter of life or death.”   Sudan’s Foreign Minister Ibrahim Ghandour said on Friday that 15 hours of talks in Khartoum have ended with no deal. The three countries’ intelligence chiefs and…

Read More

Ministers from Egypt, Sudan and Ethiopia are holding talks over disputes related to the world’s longest river.   Egypt, which depends on the Nile for water, is worried about a dam being built upstream by Ethiopia.   The $5bn dam will be the largest in Africa and Ethiopia wants it to produce electricity for 70 percent of its population.   But Egypt, which relies on the Nile for 90 percent of its water supply, fears the dam would divert enough water to destroy half of the country’s farmland.   Al Jazeera’s Bernard Smith explains. https://youtu.be/boUXzmeRxC4

Read More

America’s decision to abandon the global system it helped build, and then preserve for more than seven decades, marks a turning point, because others lack either the interest or the means to sustain it. The result will be a world that is less free, less prosperous, and less peaceful, for Americans and others alike.   NEW DELHI – After a run of nearly one thousand years, quipped the French philosopher and writer Voltaire, the fading Holy Roman Empire was neither holy nor Roman nor an empire. Today, some two and a half centuries later, the problem, to paraphrase Voltaire, is…

Read More

Talyihii Ururka 60aad ee ciidanka Ilaalada Madaxtooyada fadaraalka G/sare Axmed Maxamed Cali (Afcadeey). ayaa xilkii laga qaaday.   Xil ka qaadista lagu sameeyay Taliyaha ciidanka ilaalada Madaxtooyada ayaa salka ku heysa ciidankii Koofiyada casta ee ilaalada u ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka ee shalay gudaha u galay xarunta Baarlamaanka.   Ciidankii katirsanaa ilaalada Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa la sheegay in amar diido ku sameeyeen saraakiisha ciidanka Milatariga gaar ahaan Taliyaha ciidanka iyo Abaanduulaha kuwaa oo damcay in ciidabkaasi ka saaraan xarunta Baarlamaanka.  

Read More

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka oogan xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka ka dhanka ah gudoomiyaha baarlamanka, Maxamed Cismaan Jawaari. Xalay, ciidmada ammaanka ayaa xarunta Villa Hargeysa ka xir-xiray ciidamo ilaalo u ahaa gudoomiyaha baarlanaka oo lagu eedeeyay inay shalay si sharci darro ah ku galeen gudaha baarlamanka,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muqaalka https://youtu.be/PMNpIo_pO9Y

Read More

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay khilaafka baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya. Prof.Samatar markuu qiimaynayya Madaxtoioyada Somaliya wxauu si gaar ah ugu hakaday oo tilmaamay hogaaminta madaxweyne Farmaajo,isagoo ka hadlaya arinkaasna waxuu yiri”Madaxweynuhu Karti malahan ra’yi malan,curin malahan ,dadka haduu hor yimaadana waxba uma sheegi karo oo ma qancin karo”. Wariyaha Tv-ga universal ee dalka Maraykanka Mohamed Muse Noor Deeq Darajo ayaa wareysigani qaaday,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/irfKOrNM7YY

Read More

Shirka Golaha Wasiirada Maamulka Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin amniga, xaaladaha bani’aadanimo iyo xiisada siyaasadeed ee ka taagan Magaalada Muqdisho,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/UPc0diZtOUs

Read More

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 05 April 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Guddoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen kumeel gaar ah ee Degmada Garowe.   Xeer Madaxweyne Lr.53 April 05, 2018, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Kumeel Gaarka ah ee Degmada Garowe.   Madaxweynaha Dawladda Puntland, Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland. Markuu tixgaliyey: Baahida loo qabo in ay sii socoto shaqada maamulka Degmada Garoowe.   Marku Qiimeeyey: Tala soo Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo Horumarinta reer miyiga.   1. Waxaa Axmed Maxamuud Ducaale si ku…

Read More

Saudi Arabia officially announced Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman’s first meetings with Jewish religious leaders. On Wednesday, Prince Mohammed, often referred to as MBS, met with Rabbi Richard Jacobs, president of the Union for Reform Judaism, Rabbi Steven Wernick, head of the United Synagogue of Conservative Judaism and Allen Fagin, executive vice president of the Orthodox Union, the Saudi embassy said according to Bloomberg.   “The meeting emphasized the common bond among all people, particularly people of faith, which stresses the importance of tolerance, coexistence, and working together for a better future for all of humanity,” the embassy said.…

Read More

Saudi Arabia’s Crown Prince Mohammed bin Salman has declared that Israel has the right to its own land alongside Palestinians.   In an interview with the US-based The Atlantic magazine, the 32 year old heir to the Saudi throne declared: “I believe that each people, anywhere, has a right to live in their peaceful nation.”   The crown prince said that “there are a lot of interests” his country shares with Israel.     UPFRONT: Is Saudi Arabia’s crown prince really a reformer? (25:00)   “Israel is a big economy compared to their size and it’s a growing economy, and…

Read More

Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaliyeed Cabdulaahi Cali Caanood oo warbaahinta la hadlay ayaa faa faahin ka bixiyay weerarkii lagu qaaaday xerada Amisom ee deegaanka Buula-mareer, degmada kuntuwaarey oo kawada tirsan gobalka shabellada Hoose weerarkaasi oo ay qaadeen dagaalamayaasha Al shabaab.   Abaanduulaha ayaa sheegay in weerarkaasi laga war hayay islamarkaana la fashiliyay.   Waxa uuna intaasi ku daray hadalkiisa in Al-shabaaabkii weerarka ku qaaday xerada Amisom ee Buula mareer looga dilay 66 dagaalame oo ay ku jiraan AMIIRO halka dhankooda waxyeelo ay kasoo gaartay ilaa iyo 3 Askari oo dhaawac ah sida uu hadalka u dhigay abaanduule Caanood.   Cabdullaahi…

Read More

Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed Bin Salmaan ayaa qiray in Israa’iil ay xaq u leedahay in ay dal yeelato.   Arrintaas ayaana u muuqata isbadal lataaban karo oo ku yimid meeshii uu Sacuudigu taagnaa markii hore.   Amiir Maxamed ayaa wargayska Maraykanka ka soo baxa ee Atlantic u sheegay in Falastiiniyiinta iyo Israa’iilba ay si siman ugu qalmaan in ay yeeshaan dhul ay leeyihiin.   Sacuudigu si rasmi ah uma aqoonsana dawladda Israa’iil, laakiin waayadan dambe waxaa soo hagaagayay calaaqaadkooda dahsoon.   Sacuudiga iyo Israa’iilba waxay halista ugu wayn ee dibadda kaga soo fool leh u arkaan Iiraan iyo…

Read More

Winnie Mandela oo ahayd xaaskii hore ee madaxweynihii Koonfur Africa Nelson Mandela ayaa maanta geeriyootay.   Winnie oo ahayd hayd 81 jir ayaa ka mid ahayd haweenkii u ololeyn jiray kacdoonkii ka dhanka ahaa midib takoorkii dalka Koonfur Afrika.   Afhayeen u hadlay qoyska Winnie ayaa sheegay in u geeriyootay xanuun muddo dheer hayay.   Waxay ku dhalatay gobolka Eastern Capr, waxayna door weyn kulahayd halganka, iyadoo sii waday ololaha muddo 30 ku dhawayd ee uu xirnaa Mandela.   Sannadkii 1996 ayay si rasmi isku-furreen madaxweynihii hore Nelson Mandela, inkastoo labada lamaane ay kala tageen bilowgii 1990-kii.

Read More

Xildhibaanada taageersan guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ugaga digeen in kulan aan loo dhamayn la qabto maalinta Arbacada ah ee soo socota,waxayna baaq u direen Madaxweyne Farmaajo. Xildhibaanadan ayaa waxa ay ku eedeeyeen ra’iisal wasaare Kheyre iyo guddoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka CabdiWeli Ibraahim Muudey in ay qas ka wadaan dalka waxayna ugu baaqeen Madaxweynaha inuu wax ka qabto. “Haddii la isku dayo in shir lagu bedelayo kii sabtidii lagu qabto Muqdisho Arbacada waxay dhalin doontaa xiisad ka weyn tii Sabtidii dhacday.”ayaa lagu yiri shir jaraa’id ee ay qabteen…

Read More

The U.S. military has announced Sunday that it launched an airstrike that killed five extremist militants in central Somalia. The U.S. Africa Command confirmed to the Associated Press that the airstrike was near El-Bur. The statement said it assessed that no civilians were killed in the airstrike. Two Somali intelligence officials told AP on Sunday that the airstrike targeted a vehicle carrying senior al-Shabab officials and the dead included a woman. The officials spoke on condition of anonymity for their security. The U.S. has carried out more than a dozen drone strikes against al-Shabab since last year, after the Trump…

Read More

Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ra’iisul wasaare cusub u doortay Abiye Axmed,iyadoo islamarkiiba loo dhaariyay xilka.   Abiy oo khudbad ka horjeediyay xildhibaannada ayaa qiray in “dimuqraadiyadda curdanka ah” ee dalku ay horseeday in ay muwaadiniin dhintaan sannadihii u dambeeyay.   Madaxweyne Farmaajo ayaa noqday hogaamiyihii ugu horeeyay ee ka mid ah hogaamiyayasha caalamka ah ee u hanbalyeeyay hogaamiyaha cusub ee itoobiya.   Qoraal kooban oo uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay Madaxweyne Farmaajo ayuu ku yiri”   ”Spoke on the phone and congratulated H.E Abiy Ahmed. I assured him of my commitment to deepen our bilateral relations in promoting trade and…

Read More

Abiy Ahmed is the first ethnic Oromo to become Ethiopia’s prime minister. The ruling coalition is looking to him to lead the country out of anti-government protests that have been raging since late 2015. Ethiopia’s new prime minister, Abiy Ahmed, apologised to people harmed in recent political unrest and reached out both to the political opposition and longtime rival Eritrea at his swearing-in ceremony on Monday. Abiy is the first ethnic Oromo to be selected by the ruling Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF) as prime minister in its 27 years of rule. In a parliamentary session, Abiy formally replaced…

Read More

Ra’iisulwasaaraha cusub oo khudbad ka horjeediyay xildhibaannada ayaa qiray in “dimuqraadiyadda curdanka ah” ee dalku ay horseeday in ay muwaadiniin dhintaan sannadihii u dambeeyay.   Kumannaan dad ah ayaa la xidhay, tiro aan la ogaynna way dhinteen intii ay mudaaharaadyadu ka socdeen Itoobiya tan iyo markii ay billawdeen sannadkii 2015kii.   Dr Axmed ayaa sidoo kale raaligaliyay dhammaan dadka xuquuqda aadanaha u dooda, siyaasiyiinta iyo dibadbaxyaasha ay qiimaha sare ugu kacday isbadalkii ay dalbanayeen.   Ra’iisulwasaaraha ayaa sheegay in dawladdiisu ay diyaar u tahay in ay Eritrea kala shaqayso sidii loo xalin lahaa muranka u dhaxeeya labada dal iyada oo…

Read More

Ugu yaraan 7 qof, oo 6-ka mid ah ay isku qoys yihiin, ayaa dhintay kadib markii ay la qaraxday miino waddada bartankeeda lagu aasay, degaan qiyaastii 7 km dhinaca galbeed ka xiga magaalada Buuloburte.   Dadka qaraxa ku dhintay waxaa ay kala yihiin hooyo iyo 4 caruur oo ay dhashay, aabahood iyo macalim dugsi quraan, waxaana ay ku sii jeedeen magaalada Buulobarde, iyagoo ka tagay tuulo ku taalla galbeedka magaalada.   Qoyska ku dhintay qaraxa miinada, ayaa adeeg caafimaad waxa ay ugu socday magaalada Buurlobarde.   Afarta caruur ee dadka dhintay ku jiray waxaa hayay xanuunka jadeecada, sida ay u…

Read More

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay tallaabadii koowaad ee Hey’adda IMF ay deymaha ugu cafineyso, kaddib markii ay buuxisay shuruudii koowaad ee barnaamijka SMP oo ay horay Wasaaradda Maaliyada ula saxiixatay Hey’adda IMF. Barnaamijka SMP2 ayaa ah mid dowladda Soomaaliya u sahlaya in deymaha looga cafiyo, hadii ay buuxiso shuruudaha hor-yaala, waxaana saddexdii bilood ee u horeysay ay ku guuleysatay inay soo xareyso dakhliga gudaha ee looga baahnaa mudadaas oo ahaa lacag gaareysa 41-milyan oo dollar. Sanadkan gudihiisa ayaa dowladda Soomaaliya looga fadhiyaa inay ku buuxiso shuruudaha kale u harsan ee Barnaamijka SMP, kaasoo ah jidkii deymaha looga cafin lahaa. Wasiirka…

Read More

n the next two decades, Somalis will have overtaken the top three largest communities in Kenya to be the most populous group if the current population trends remain.   The latest Household Survey shows that Somalis’ families are at least one and a half times bigger than the average household in Kenya, and twice as much as the families in Nyeri, Nairobi, Mombasa and Kiambu counties.   Wajir, Mandera and Garissa counties, which are home to most Kenyan Somalis, have between six and seven children on average, according to the Kenya Integrated Household Budget Survey (KIHBS), 2015/16.   Wajir has…

Read More

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gardarro ku tilmaamay dacwadda ay dawladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah heshiiska Dekedda Berbera. Madaxweyne Biixi oo maanta shirjaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sidoo kale sheegay inaanay aqbalayn in maamulka hawada loo wareejiyo magaalada Muqdisho, isla markaana ay dacwad ka gudbinayaan,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/qCnX_SvCvbk

Read More

Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo goor dhaw oo caawa ah shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu gabay xilkii ka saarnaa kala madaxbannaanida hay’addaha sharciga,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/5kJSHnrpt6E Halkan hoose ka akhriso:-

Read More

Saudi Arabia’s Crown Prince Muhammad bin Salman met with leaders of the organized Jewish community in New York this week as part of his two-week tour of the East and West Coasts.   The meeting was strictly off-record, and details of the crown prince’s conversations with heads of the American Israel Public Affairs Committee, the American Jewish Committee, the Anti-Defamation League, the Conference of President of Major American Jewish Organizations, B’nai B’rith International and the Jewish Federations remain largely under wraps.   Be the first to know – Join our Facebook page.   But the very existence of a meeting…

Read More

Qoraalka ayaa lagu sheegay in wax ciidan iyo hub aan lala soo geli karin agagaarka xarunta baarlamaanka, gaar ahaan ilaalada Guddoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaanadaba, sidoo kale waxaa lagu sheegay in ciidanka Booliska ay ka mas’uul yihiin ammaanka xarunta iyo agabka yaalla. Qoraalkan ayaa loo arkaa mid ku socda Guddoomiye Jawaari oo Ilaalada Dhar cadka iyo Ciidamada AMISOM ay la galaan xarunta Baarlamaanka, waxaana la ogeyn xaalada ka dhalan karta arrintan. Arrintan ayaa u muuqata wal wal iyo dhiilo cusub oo xaalada uga sii dari karta, isla markaana kulanka berri uu hareeyo qalalaase, isku dhac iyo fowdo, maadaama labada dhinac ee…

Read More

The leaders of North and South Korea have agreed to hold a summit at a village on the border between the two countries on 27 April, only the third-ever such meeting and another sign of a thaw in relations.   Senior officials of the two Koreas met on Thursday to prepare for a rare inter-Korean summit, days after the nuclear-armed North’s leader Kim Jong-un made his international debut with a surprise trip to China.   Kim is due to meet South Korean President Moon Jae-in late April at the truce village of Panmunjom in the demilitarized zone, followed by landmark…

Read More

War saxaafadeed ay soo saareen labada Kuuriya ayaa sheegaya in wadahadallada dhexmari doona madexweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un iyo dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed Moon-Jae-in lagu qaban doono magaalada ku taalla xaduuda ee Panmunjom. Hogaamiyayaashan ayaa 27-ka bisha April qabanaya shirkoodii ugu horreeyay muddo laga joogo toban sano. Waxaa lagu dhawaaqay taariikhda uu shirka dhici doono ka dib markii ay kulan yeesheen saraakiil ka socotay labada waddan. Kulanka dhex mari doona madaxda labada Kuuriya ayaa la shaaciyey ka dib markii uu Mr Kim wadahadal la yeeshay madaxweynaha dalka Shiinaha Xi Jinping. Kulankaasi oo ka dhacay Beijing ayaa hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi wuxuu inuu…

Read More

Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in aysan jiri doonin wax cudur daar ah oo ku aadan eryida aargudashada ah ee uu Ruushka ku eryay 60 diblamaasi oo Mareykan ah. Bayaan xalay laga soo saaray Aqlka Cad ayaa lagu sheegay in tallaabada ay Moscow ku eryeyso diblamaasiyiinta Mareykanka ay kaga sii dareyso xiriirka u dhaxeeya Ruushka iyo Mareykanka. Mareykanka iyo qaar ka mid ah dalalka ay saaxiibada yihiin ee ku jira isbaheysiga NATO ayaa horraantii todobaadkan eryay diblamaasiyiin Ruush ah, waxay uga jawaabayeen weerar loo adeegsaday kiimiko oo gudaha Ingiriiska loogu geystay nin horay ugu soo shaqeeyay sirdoonka Ruushka. Dowlada Ingiriiska ayaa…

Read More

Wararka aan ka helayno Xafiiska Raiisul Wasaaraha ayaa waxay sheegayaan in Raiisul Wasaare Khayre xalay la shiray gudoomiye ku xigeenka koowaad Cabdiweli Ibraahim Muuday iyo Wasiirada Xildhibaanada ah.   Shirkaas waxaa lagu go’aamiyey in berri fawdo laga sameeyo kulanka Baarlamaanka lana hor istaago Guddoomiye Jawaari inuu shir guddoomiyo kulanka. Sidoo kale waxaa lagu heshiiyey in warbaahinta aan loo ogolaan kulankaas. Waxaa kaloo lagu heshiiyey in Xildhibaanada lagu adkeeyo imaanshaha xarunta Baarlamaanka oo la xiro dariiqyada soo gala Baarlamaanka.   Arrintaan haddii ay ku dhaqaaqaan Wasiirada Xildhibaanada ah waxay keeni kartaa qalalaase cusub oo horseeda burburka Baarlamaanka oo amniga magaaladana khatar…

Read More

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka fadaraalka Somaliya Cabdiweli Muudey oo goor dhawayd qabtay shir jaraa’id.   Muudey ayaa sheegay in maalinka sabtida ah la qaban doono kulankii Mooshinka Gudoomiye Jawaari.   Majirto wax isbadal ah oo ku yimid Mooshinkii laga keenay Gudoomiye Jawaari ,waa sidisii waana dhacayaa kulankii ku saabsanaa Mooshinkaas”ayaa lagu yiri war saxafadeedka Muudey uu soo saaray.   Sidoo kale Gudoomiye xigeenka golaha shacabka ayaa waxba kama jiraan ka dhigay shirkii gudiga joogtada ah ee baarlamaanka ee uu shir gudoomiyay Jawaari,   Muudey ayaa sheegay in gudigaas aysan xaq u lahayn in ay fariistaan,iyadoo uu kal-fadhigii…

Read More

“The Security Council, “Recalling its previous resolutions and statements of its President on the situation in Somalia, “Reaffirming its respect for the sovereignty, territorial integrity, political independence and unity of Somalia, and underscoring the importance of working to prevent destabilizing effects of regional crises and disputes from spilling over into Somalia,

Read More

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa goor dhow shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, isagoo kaga hadlay xiisadii ka dhalatay Mooshinka laga gudbiyey iyo ciidamada weli ku sugan xarunta Golaha Shacabka. Jawaari ayaa sheegay inuu shacabka Soomaaliyeed uga mahadcelinayo dhabar adeygii ay sameeyeen khilaafka ka dhashay Golaha Shacabka Soomaaliya, isagoo xusay in wax walba lagu dhameeyey dastuurka dalka u yaalla. Mar uu ka hadlayay ciidamada la geeyey xarunta Golaha Shacabka ayuu sheegay iney tahay markii ugu horeysay inta la xasuusto in xarunta Golaha shacabka ay ciidamo an aheyn kuwii loogu talo galay la…

Read More