Author: Jibril Qoobey.

Marking International Women’s Day, the top United Nations official for Somalia today congratulated Somali women for achieving significant progress in recent years – especially in the political and economic affairs of the country. “Women kept Somali families together during their country’s long years of chaos and armed conflict,” said the UN Secretary-General’s Special Representative for Somalia, Michael Keating. Somali women made history during the 2016 electoral process when female candidates won 24 per cent of the seats in the federal parliament. Thousands of women cast ballots in the 275 electoral colleges that chose members of the parliament’s House of the…

Read More

Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ee Haweenka, mas’uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha ay sannadahan dhow ka gaareen horumarka – gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha dalka, sidoo kale Ergeyga QM oo bogaadiyay kaalinta ay haweenku ka qaataan horumarinta wadajirka bulsho Soomaaliyeed oo siman   War Saxaafadeed uu soo saaray Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya ayaa yiri:“Haweenka ayaa isku hayay qoysaska Soomaaliyeed intii lagu jiray sannadihii dheeraa ee fowdada iyo colaadda hubaysan ee dalka,” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating.  …

Read More

Nin u dhashay dalka Denmark , Peter Madsen oo loo heysto dilka gabadh saxafiyad ah oo wax ka qoreysay markab gujis ah oo uu isaga sameeyay ayaa maxkamad lasoo taagayaa, kadib markii la heley cadeymo muujinaya in uu falka geystay.   Ninkan ayaa la sheegay in uu kufsaday gabadha oo lagu magacaabo Kim Wall, una dhalatay dalka Sweden, kadibna uu dilay, jirkeedana uu qeyb qeyb u kala gooyay. Labadooda kaliya ayaa wada saarnaa markabka markii dad ugu war dambeysay gabadha, halkaas oo ay waraysi gaar ah kaga qaadaysay.   Waa uu beeniyay in uu falka geystay, balse waxaa maxkamadda mid…

Read More

Dalka Talyaaniga, doorashada baarlamaaniga ah ee dalkaasi ayaa natiijadeedada ay u muuqaata in xisbiyada ay ku kala sareeyaan waxaan kuraasta ugu badan ku guuleystey xisbiga Leegada oo ay ku midoobeen xisbiyo badan. Sidoo kalena uu ku jiro Silvia Berlusconi oo ahaa Raysalwaaarihii hore ee dalkaasi. Markii ugu horeysay waxaa mid ka mid ah xisbiyada dalkaasi u soo galey xubin baarlaamkaanka ka mid ah nin Madow ah oo kasoo jeedo dalka Nigeria.

Read More

Gudoomiyaha aqalka hoose ee baarlamaanka fadaraalka Maxamed Cismaan Jawaari,ayaa sheegay mar uu shalay ka qaybgalay barnaamij si toos ah uga baxayay Tv-ga Qaranka,kaasoo shacabku su’aalo ku waydiinayeen,ayaa sheegay in guriga baarlamaanka fadaraalka ah gabi ahaantiisa la burburin doono,shaqada baarlamaankuan kusii socon doonto meel kumeelgaar ah oo uu kusii shaqeeyo, kadibna la bilaabi doono dhismaha guriga.   “Biloowga sanadka soo socda dumis ayaa lagu bilaabaa, lacag badan ayuu u baahanyahay, wajiga koowaad oo kaliya waa $60 milyan oo doolar, 7 dabaq ayuu noqonayaa oo xildhibaan kasta uu xafiiskiisa gaarka ah leeyahay, oo labada aqalba ay galayaan, shirarka adduunkana lagu qabanayo, illaa…

Read More

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maanta qarax lagu dilay Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Cali “Baraf” oo ah wasiiru-dowlaha amniga ee maamulka Koonfur Galbeed, xildhibaan Axmed Cabdi Faarax (Kabaweyne) oo ka tirsan xildhibaannada maamulka Hir-Shabeelle.   Gaari ay saaraayeen saraakiishan ka tirsan maamulada Koonfurgalbeed iyo Hir-Shabelle oo ka soo baxay magaalada Wanlaweyn kuna soo jeeday Muqdisho, ayaa qarax miino lagula eegtay inta u dhaxeysa tuulooyinka Doonka iyo Buulalow ee u dhaxeeya Wanlaweyn iyo Afgooye.   Maxamed Siidow Cabdiraxman, guddoomiyaha degmada Wanlaweyn ayaa VOA u xaqiijiyay jiritaanka qaraxaas, iyo dhimashada masuuliyiintan.   Waxa kale uu sheegey in laba askari oo…

Read More

Secretary of State Rex Tillerson’s five-nation itinerary told African leaders everything they needed to know about the Trump administration’s approach to the continent: Counter-terrorism is in. Human rights and democracy, not so much.   His tour of the African countries focuses squarely on counter-terrorism and security, visiting nations engaged in battling Islamist terrorism, including Djibouti, home to Camp Lemonnier, America’s largest and most important African military base. Democracy, human rights and development take a back seat under the Trump administration, with sharp cuts in foreign aid.   Previous U.S. administrations have tended to woo African nations that have good records…

Read More

Magaalada Muqdisho waxaa maanta dib ugu soo laabtay 13 qof oo ah muhaajiriin Soomaali ah oo kasoo laabtay dalka Liibiya. Muhaajiriintan ayaa Liibiya u joogay iyagoo ka rajo-qabay inay gaaraan Yurub, hase yeeshee mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa dhowaan tagay dalka Liibiya kuwaasi oo ku qanciyey qaar ka mid ah dadkaasi in safarrada ay ku doonayaan inay ku gaaraan Yurub ay yihiin kuwo halis ah oo ay naftooda ku weyn karaan,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/ImAzEYbJrwA

Read More

Dhallinyaro, Xiisadda Jabuuti iyo Imaraatka, sida aanu soo xusnay waa mid ka dhalatay heshiiskoodii la xiriirey dekadaha. Xiisaddaas waxay ka dhalatay markii Imaraatka uu damac ka galay in dekadda Dooraaleh ay gacanta u gasho. Jabuutina waxay arinkii u aragtay, shirkadda DP-World in ay ku xad-gudubtay madax-bannaanida qarannimadii Jabuuti.   Arintan markii si hoose loo eego, waxaa soo baxaya in ay xiriir la leedahay dagaalka aamusan ee dekadaha, kaas oo uu dhaliyay mashruucii ahaa Suun qura iyo Waddo qura (One Belt One Road). Dowladda Jabuuti waxay handadaad kala kulantay masuuliinta shirkadda DP-World.   Markay taariikhdu ahayd 15/ 2- 2018-kii, kulan ayaa…

Read More

uddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qorshe lagu dhisayo guriga baarlamaanka oo ku burburay dagaaladii sokeeye. Jawaari oo ka hadlayay barnaamij si toos ah uga baxayay taleefishinka dowladda ee SNTV oo lagu qabtay Muqdisho, ayna kasoo qeybgaleen dad badan ayaa la weeydiiyay sababta muddo sanooyin badan ah loo dhisi la’yahay. Jawaari ayaa yiri “Gurigaas waa guri sharaf leh, magaciisa waxaa la yiraahdaa Golaha Ummadda, wuxuuna mudanyahay in uu yeesho guri u dhigma (meeqaamkiisa) oo magaalo madaxda ka dhex muuqda, lacag badan ayuu u baahanyahay, waxaa is weeydiin mudan sababta aan u dhex fadhino…

Read More

Magaalada London waxa maanta ka furmay shir caalami ah oo looga hadlayo gargaarka bani’aadannimo ee Soomaaliya. Shirkan oo ay isugu yimaadeen diblomaasiyiin kala duwan matalaya dowladdo, deeq bixiyeyaasha, Qaramada Midoobay iyo wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa looga hadlayaa mushkiladaha bani’aadannimo ee Soomaaliya ka taagan. Waxa sidoo kale looga hadlay sida loo xajin karo guulihiii laga gaaray ka hortagista macluul Soomaaliya ku dhufata sanadkii tagay.

Read More

Munaasiba lagu qabta maanta Xarunga Gobolka bari ayaa waxaa xilalkii kula kala Wareegay Duqii hore ee Degmada Bosaaso Injineer Yaasiin Mire iyo Duqa Cusu C/salaan Bashiir C/salaan oo ah Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland . Munaasibada ayaa Waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Wasiir wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka bada Puntland Siciid Maxamed Raage  Gudoomiyaha Gobolka , Wasiir kuxigeenka Caafimaadka iyo Mas,uuliyiin kale . Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/pGd8aqnn1es

Read More

Shaqaalaha Dekeda Berbera,ayaa maanta shaqadii laga joojiyay intoodii badnayd   Shaqaalaha ayaa shaqo joojintaa kadib Dekeda horteeda ku sameeyay mudaahaaraad balaaran oo ay ku muujinayaan cabashadooda.   Booliska Somaliland ayaa ugu danbayntii kala cayriyay iyagoona u isticmaalay rasaas nool,   Ilaa iyo hada lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay rasaasta Boolisku ku furay shaqaalaha muadaaharaadayay.   Dhawaan ayay ahayd markii la shaaciyay heshiiska saami qaybsi ee dekeda Berbera.kaasoo ay ku shir koobeen shirkada DP World,Dowlada itoobiya iyo maamulka Somaliland.hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/1qexeqQMTKk

Read More

“Halkaan waxaan maanta idin kugu imid in aan idin soo kormeero oo aan arko Ciidamada iyo Saraakiisha loo diyaarinaayo in ay dalkooda, dadkooda iyo diintoodaba difaacaan. Maanta sida qof walba ogyahay dalku waxa uu ku jiraa xaalad adag oo dagaal, xaaladda dagaalna waxaa loo baahan yahay in guud ahaan loo wada istaago difaaca qarannimada Soomaaliyeed.” ayuu yiri Madaxweynaha oo khudbad u jeedinayey ciidamada,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/WSb6-tXBbPQ

Read More

Taliska Cidamada Booliska Puntland ee deegaanka Daraasu-salaam ee kuyaala  xadka Itoobiya iyo Puntland udhaxeeya ayaa gacanta ku dhigay rag ku hu baysaan Bam baanooyin .   Siidoo kale Ciidamada ayaa Bu buriyay shabakado isku xirnaa oo Deegaanka soo galinjiray Muqaadaraadka ,sida Qamriga iyo wixii lamid ah.   Xidigle Xuseen Cabdi Cilmi  oo ah Taliye ku-xigeenka Booliska ee Deegaanka Daaru-salaam,ayaa ka warbixiyay  Sidii uu Howlgalkan udhacay,hoos ka dhagayso codka. Halkan hoose ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

Read More

Magaalada Bosaaso  waxaa maantasi diiran loogu soo dhaweeyay Duqa cusub ee ku meelgaarka ah ee degmada Bosaaso C/salaan Bashiir C/salaan  oo uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas kadib markii uu kala diray Golihii deegaanka ee degmada Bosaaso oo uu khilaaf soo kala dhax galay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/GWG7Y8V55xI

Read More

Waxaan ku nool nahay duni isbedelaysa , quwadaha dunidana baratan ugu jiraan sidii ay ku qabsanlahaayeen umadaha taagta daran ee dhaca goobaha muhiimka u ah ganacsiga dunida ama ilaah ku manaystay khayraadka dabiiciga ah, waana tab soo jireen ah oo waligeed ninkii awood isbidaa uu kula kaco ciddii markaa ka taagdaran ee alla u loogo. Taariikhda waxa ay noo sheegaysaa in hanka gumaystayaasha dunida intiisa badan uu ka soo askumo dano baadi goobka ama kusoo gabashada dano ganacsi ,hadhawna isu rogi jiray qabsasho iyo amar ku taaglayn marka dame lagula kaco dadyawga lagu habsaday. Boqortooyadii Ingiriiska ee beri la oran…

Read More

Buugan ayuu ka qoray Wasiirku taariikhdii iyo gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, isagoo si khaldana uqoray,isla markaana Gabayadii Sayidka ubadalay kuwo been abuur ah oo cay iyo aflagaado dumarka hufan loogu gaysanayo. Hadaba hoos ka daawo suugaan yahan reer Somaliland ah oo ka hadlaya buugaas iyo khalad taariiikheedka foosha xun ee uu galay Wasiirka waxbarashada Somaliland. halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Madaxweyne Xasan Shiikh oo iska beri yeelay sheegashada Somaliland ee ah in uu isagu saxiixay heshiiska DP World ee Dekeda Berbera ay kula wareegayso. ”Anigu ma sixiixin shaqona kuma lihi heshiiskaas,balse Somaliland waa qayb kamid ah Somaliya ,waxii mashaariic horumarineed ah oo aan qaranimada iyo midnimada dhaawacayn waxba kama qabo”ayuu yiri Xasan Shiikh. Hadalka Madxaweyne Xasan ayaa yimid ka gadaal markii masuul ka tirsan maamulka Somaliland uu sheegay in heshiiska Berbera uu ogolaaday waxbna ka ogaa Madaxweyne Xasan Shiikh. hadab hoos ka daawo muuqaalka jawaabta Madaxweyne Xasan Shiikh ee sheegashada Somaliland. Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Read More

Gudoomiyaha shirkada DPW ayaa sheegay in aanay dawalada Fadaraalka Soomaaliya waxba ka qaadi karin, Somaliland-na ay tahay dawlad madax banaan oo dimuqraadiyad ku dhisan,baarlamaankeeduna ogolaaday heshiiskan,isla markaana ay sii wadi doonaan hirgalinta mashruucooda dekedda Bebera. Waa hadal ka baxsan nidaamka diplomaasi,waa hadal yaxyax iyo wajigabax ah oo kibir iyo xadgudub ka muuqdo. Waa hadal mudan in laga bixiyo ficil walba oo jawaab unoqon kara.waxuu khatar ku yahay midnimada iyo qaranimada Somaliya. Waxaa markan lawada sugayaa jawaabta ay ka bixiso dowlada fadaraalka ee Somaliya, Hadaba hoos ka daawo muuqaalka hadalka masuulka u hadlay shirkada DPWORLD. Halkan ka daawo…

Read More

Sirmaqabe xogdoon ah oo aad uga xun xaaladda uu muddada dheer ku soo jirey, ayaa Siyaasi xilli kasta uu xilka u dhiibto weyddiiyey: “Maxaa horta kii aan xushaa xaasid iigu noqdaa? Waayo uu xatooyo, xaalufin iyo xaabqaadnimo xirfad uga dhigtaa?” Siyaasigii baa damcay in uu Sirmaqabe samirsiiyo: “Sababtu, saaxiib, xaggaaga weeye halkay eeddu taallaa. Xulkaaga ayaa aad u xun oo aan xadhig isku xidhi karinnin.” Sirmaqabe ayaa jawaabay oo yidhi: “Maanshe Gobaad af-labadii yeedhey oo is-ciilkaambisey. Waa ii doorkan soo socda iyo wixii aan ka yeelaa.” Gobaad Cumar Guuleed

Read More

ADDIS ABABA, Ethi­o­pia — It was while he was in prison that Ethiopian opposition politician Bekele Gerba first sensed change happening in the world outside. The television news from his native Oromia region had broken from the official line and was suddenly reporting on the unrest flaring around the country.   Soon after, he was released along with more than 6,000 others, most of them imprisoned for political activity, in what the government said was an effort “to establish a national consensus and widen the political sphere.”   Within days of Gerba’s rapturous welcome home on Feb. 13, however, the…

Read More

Abstract Upon Eritrean independence in 1993, Ethiopia became landlocked and therefore dependent on neighbors – especially Djibouti – for access to international markets. This dependency has hampered Ethiopia’s aspiration to emerge as the uncontested regional power in the Horn of Africa. This article explains how Ethiopia has attempted to manipulate extra-regional interest in the Horn’s coastal zone to alleviate the major economic and political liabilities associated with landlockedness. Previewing the main argument, this article shows how Ethiopia was able to anticipate dangers and opportunities linked to growing involvement of Gulf Arab States in the ports of the region, and how…

Read More

Masuul u hadlay maamulka Somalialnd,ayaa sheegay in dowladii Xasan Shiikh ay ufasaxday Somaliland in ay gei karto heshiisyada horumarineed,sidaa daraadeedna ay xaq uleeyihiin in ya galaan heshiis walba oo dani ugu jirto. Somaliland ayaa Shirkada DPWORLD waxay la gashay heshiis ay ugu wareejisay Dekeda Berbera,kaasoo saami qaybsigiisa ay Itoobiya qayb ka tahay kana heshay saami qaybsi gaaraya boqolkiiba sagaal iyo toban halka Somaliland ay ka heshay boqolkiiba kow iyo sodan. Hadaba Xasan Shiikh Madaxweynihii hore ee dowlada fadaraalka Somaliya  sida masuulkan u hadlaya maamulka Somaliland uu sheeganayo hadii heshiiska Dekeda Berbera isagu saxiixay oo ogolaaday waa khiyaamo qaran oo mudan…

Read More

Heshiiskan oo ah mid baalmarsan nidaamka caalamiga ah ayaa waxa wada galay maamulka Somaliland,Shirkada DP World iyo dowlada Itoobiya. Heshiiska,ayaa 51% saamiga horumarinta dekedda yeelanaya shirkadda DPW, 30% waxaa yeelaneysa Somaliland, halka 19% ay yeelaneyso dowladda Iboobyia. Xasan Cali khayre Ra’isalwasaaraha dowlada fadaraalka ,ayaa sheegay in heshiiskaas aanay qeyb ka aheyn, lugna ku laheyn, isagoo xusay in mowqifka dowladda uu yahay midka ay soo saartay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee ay heshiiskaas ku tilmaamay inuu ahaa mid sharci darro ah,isla markaana ah dhac iyo boob lagu hayo hantida umada Soomaaliyeed,hoos ka daawo muuqaalka sida uu u dhacay heshiiskaas. …

Read More

Léopold Sédar Senghor waa madaxweynihii ugu horeeyay ee Senegal xukumayay sanadihii (1960–1980). Ninkaasi markuu si fiican u caateeyay dalka, Maalkii Senegalna uu lunsaday ayuu markii u danbaysey intuu keligii dib isugu laabtay oo fekeray ayuu shacabkiisii toos ula hadlay oo ku yiri. Reer Senegaloow wixii iga khaldamay dib uma soo celin karo laakiin waan tegayaa, kursigana waan banaynayaa ee ii duceeya. Hadaba ilaa hadda mudanahaas Reer Senegal way jecelyihiin maadaama uu shacabkiisii u qirtay in maamulkiisii wax ka khaldameen, kursigiina ka degay. Ninkaasi wuxuu ahaa geesi khaldamay oo gartay in mar haddii talada dalka aad ku fashilanto ooy meel xun…

Read More

Jabuuti ayeynu ogayn oo Gudoomiye-xisbi qaran Nin sheegta oo lagu magacaabo Faysal Cali Waraabe ku tilmaantay Calooshiisa u shaqayste lasoo kiraystay iyo wakiilkii Jabuuti oo ku xoojiyey hadal duur-xul ah. Waxaa raacay wiilka hadalka cad, xaragadda badan, awooda-buuxda ku muquuniyey qoorwayntii Muqdisho, ee sida madaxda reer Yurub u labista Ra’isal-wasaare Khayre, oo heshiiskii DP iyo Somaliland ku tilmaamay, hadal macne ahaan u dhadhamaya in uu heeshiisku yahay. ”Wiil aan sharci ku dhalan, wax la aqbali karana, aan ahayn” Khayre isaga; oo ku labisan Suudka-madaw, Tayguna si giijisan qoortiisa usudhanyahay, awood iyo kalsoonina ka muuqato, labadiisa dhinacna ay kala joogaan Duqa…

Read More

Ethiopia’s parliament ratified on Friday a state of emergency imposed after the prime minister announced his resignation, though votes against the bill exposed rifts within the ruling coalition.   The emergency bans protests and restricts publications that could be deemed to incite violence. It was imposed on Feb. 16, a day after Hailemariam Desalegn announced his surprise resignation.   The resignation was unprecedented in Ethiopia’s modern history. It followed several years of unrest that broke out in 2015 over land rights before broadening into demonstrations over political and human rights.   Ethiopia is East Africa’s biggest and fastest-growing economy and…

Read More

Ethiopia will become a shareholder of the Port of Berbera following the signing of an agreement with DP World and the Somaliland Port Authority in Dubai today. DP World will hold a 51% stake in the project, Somaliland 30% and Ethiopia the remaining 19%. The government of Ethiopia will also invest in infrastructure to develop the Berbera Corridor as a trade gateway for the inland country, which is one of the fastest growing countries in the world. There are also plans to construct an additional berth at the Port of Berbera, in line with the Berbera master plan, which DP…

Read More

Rex Rex Tillerson is arriving in Ethiopia one day early from Sergey Lavrov, the Russian Foreign Minister   Addis Abeba, March 01/2018 – A high level delegation led by the US Secretary of State, Rex Tillerson, will arrive in Ethiopia on Wednesday March 07 for an official visit, Addis Standard learned.   Mr. Tillerson’s visit comes at a time when Ethiopian politics “is undergoing through its own crisis”, a state department source told Addis Standard, adding “the visit is an indication that the US government is taking the unfolding events in Ethiopia very seriously. The current political crisis in Ethiopia…

Read More

WHEN Qatar celebrated its national day in December, warplanes whizzed over the seaside corniche in quick succession: six French-made Mirage fighters, six cargo planes and a squadron of propeller-powered trainers. That was half of the air force. The world’s wealthiest state, with a native population of only 300,000, has never been known for its martial prowess. The first three aircraft deployed to enforce a no-fly zone over Libya in 2011 had to make emergency landings in Cyprus.   Yet Qatar plans to increase the size of its air force. Since June it has signed $20bn in contracts to buy 96…

Read More

Donald Trump, the president of the United States of America, is the most offensively honest American politician that I have ever seen or heard. Surely, what he says is not all true and it is hurtful but there is some truth in it, and it is a truth that most world leaders are reluctant to say, at least publically, because of political correctness. Unfortunately or fortunately, depends on which side of the equation you are on, the president of United States of America is lacking the filtering mechanism to make a political speech that is acceptable in the twenty first…

Read More

Wararka ka imaanaya Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in dablay la tuhunsan yahay inay ka tirsan ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen baro ay ciidamada amniga Kenya ku leeyihiin magaalada Fino oo ku taal inta u dhaxaysa Mandera iyo Lafey. Wararka aynu ka helnay dadka degaanka ayaa sheegaya inay jiraan askar dhimatay kaidb weerarkaas. Maleeshiyada weerarka soo qaadday ayaa sidoo kale la sheegay inay burburiyeen anteenadii shirkadda Safaricom. Ururka Al-Shabab ayaa inta badan sheegta mas’uuliyadda weerarrada ka dhaca degaannadaas Waqooyi Bari Kenya. Weerarka xalay dhacay ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay nin ka mid ah dadka degaanka, waxaana waraysigii…

Read More

Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in NGO laga leeyahay Maraykanka shaqadii Gudigii Dib u eegista -dastuurka ay gacanta ugashay. Mahad waxuu cadeeyay in Guddiga kor-joogteynta dib-u-eegista dastuurka ee labada Aqal ee baarlamaanka fadaraalka iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista iyo hergalinta Dastuurka aysan jirin wax gacanta ugu jira,isla markaana hay’addaas aysan cidna u ogolayn xogta hawshaas. Mahad Cabdalla Cawad,ayaa sidoo kale qaylo dhaan kasoo saaray shirka la filayo in uu baydhabo ka dhaco bishan 28-keeda ,kaasoo ay ku kulmayaan madaxda dowlada fadaraalka iyo madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka. Hadaba muuqaalka oo faahfaahsan…

Read More

Heshiis saddex geesood ah oo dhex maray maamulka Somaliland, shirkadda DP World iyo Itoobiya, ayaa maanta lagu saxiixay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.   Heshiiska 51% saamiga horumarinta dekedda yeelanaya shirkadda DPW, 30% waxaa yeelaneysa Somaliland, halka 19% ay yeelaneyso dowladda Iboobyia.   Inkastoo oo uu horey ujiray heshiiskan, ayaa haddana madaxweynaha cusub ee Somaliland, Muuse Biixi, waxa uu soo jeediyay in dib loo eego, mana cadda is baddal haddii lagu sameeyay iyo in kale.   Heshiiska kama dambeynta ah ee dhismaha dekedda Magaalada Berbera ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka arrimaha dibadda iyo xiriirka caalamka Somaliland Dr. Sacad Cali…

Read More

Wararka ka imaanaya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in xalay dagaalamayaasha Al-shabaab ay dileen mid ka mid ah labo ruux oo ay ka qabteen degmada Waajid, kadib markii Al-shabaab shalay jidka u galeen qaar kamid ah dadka deegaanka oo waday Raashiin ay ka keeneen Magaalada Baydhabo kaas oo ku rarnaaa Gaari Dameero.   In kabadan 9 qof oo ahaa dadkii la socday Gaari Dameerada waday raashiinka ayaa labo kamid ah gacanta ku dhigeen Al-shabaab inta kalane waa ay ka baxsadeen sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka iyo mas`uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka.   Wararkii ugu danbeeyay ee hadda…

Read More

Dagaalkii qaboobaa oo markale ka dhex qarxi doona quwadaha xooga leh,kaasoo markan lagu tartamayo khayraadka dabiiciga ah. Dagaalkaas dhulka lagu tartamayo ee laysku haysto waxaa ugu horeeya Puntland Somaliya. Puntland waa udub dhexaadka tartankaas waxaana keenay in ay tartankaas soo jiidato khayraadka dabiiciga ah ee dhex ceegaaga dhulkeeda. Warbixintan ayaa tilmaamaysa in Puntland Somaliya ay ka khayraad badan tahay,gaar ahaan kaydka shidaal ee ku jira dalka Sacuudi Carabiya. ”Puntland waa nabad waxaana ka jira maamul,sidoo kale waxaa amaankeeda qayb ka ah sirdoonka iyo Ciidamada Maraykanka oo jooga halkaas iyo galbeedka Puntland ee Jabuti”ayaa lagu yiri warbixintan,hoos ka daawo muuqaalka. …

Read More

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa shalay booqday Taalada loo dhisay in lagu xasuusto Shuhadada Ciidamada Imaaraadka ee loo yaqaano Waaxatu Karaama.   Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa booqashadiisa ku wehliyay Sheekh Khalifa Bin Dhahnuun bin Mahamed Alnahyan oo ah Agaasimaha arrimaha Qoysaska Shuhadada ee diiwaanka dhaxal sugaha Imaaraadka Caraabta,wuxuuna Ra’iisul wasaaraha halkaa salaan sharaf uu kaga qaatay ciidamada, kadibna waxa uu ubax xasuus ah dhigay Taalada Shuhadadaasi oo ah mid aad u balaaran kana kooban Alwaax Aluminihyom ah.   Taaladaasi uu R/wasaaraha Ubaxa xusuusta dhigay waxay kaloo ka tarjumaysaa…

Read More

Danjire Francisco Madeira Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, ayaa ugu mahad ciliyay Dowladda Mareykanka qalab shalay ay gudoonsiiyeen, qalabkaas oo ciidamada AMISOM ka caawin doono sahanka iyo arimo kale.   Danjire Francisco Madeira ayaa hadalkan yiri shalay mark uu gudoomayay qalab cusub oo ay ugu deeqday dowladda Mareynka lagu daahfurayay Garoonka Diyaaradaha Militariga ah ee Balidoogle, ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo shalay howgalka AMISOM lagu gudoonsiiyay qalab la sheegay in uu ka saacidi doono helida xogta I.W.M ah.   Qalabkan ayaa ah diyaaradda nooca aan duuliyaha laheyn ee loo adeegsado war doonka iyo sahanka, waxaana…

Read More

Dowlada Fadaraalka Somaliya ayaa sheegtey in xaaladd adag oo biyo yari ahi ay ka jirto magaalooyinka qaarkood iyo dhulka baadiyaha ah, ayna ku talo jirto mustaqbalka dhow in dadka qaarkood loo sameeyo biyo dhaamin iyo ceelal qodis si looga hortago dhibaato ka dhalankarta biyo la’aanta.   Wasiirka Khayraadka iyo biyaha Somaliya Saalim Caliyow Ibrow ayaa u joogo magaalada Washington shir sanadka sanadlaha ah ee arrimaha tamarta dalalka Africa ( Power in Africa).   Wasiirka oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in Wasaaraddu wado qiimeyn ku saabsan dhulalka ay biyaha ku badan yihiin, kadibna halkaasi ay ka qodaan ceelal, si ay…

Read More

Xsibiyada mucaaradka ee Jabuuti, gaar ahaan kuwii qaaddacay ka qeyb galka doorashaddii baarlamanka ee dalkaasi ka dhacdey 23-kii bishan Febraayo, ayaa maanta soo saaray qoraal ay kaga war-bixinayaan aragtidooda ku aaddan natiijada doorashada iyo hadalkii kor-joogayaasha Midowga Afrika ay ka soo saareen doorashada.   Duqii hore magaalada Jabuuti Cadiraxman Maxamed Geelle,ayaa ka mid ah madaxda mucaaradka siyaasadda ee qaadacay natiijada doorashadan baarlamaanka Jabuti.

Read More

Dowladda Maraykanka ayaa liiska argagixisada ku dartay hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ku sugan buuraleeyda gobolka Bari ee Puntland. Qoraal ka soo baxay Waaxda Arrimaha debadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in liiska argagixisada lagu daray,ku xigeenka hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo lagu magacaabo, Mahad Macallin. Ninkaan ayaa sidoo kale qaabilsan fududaynta sanaadda iyo hubka kooxdaan uga yimaada dalka Yemen,sida lagu xusay qoraalka ay soo saartay Waaxda Arrimaha debadda Maraykanka . Dowladda Maraykanka ayaa aaminsan in Daacishta Soomaaliya ay hubka ugu badan ka heshay dhinaca waddanka Yemen oo ay ka socdaan dagaallo ba’an,islamarkaana hubkii dowladdu gacanta u galay Islaamiyiinta…

Read More

Government forces blocked leaders of the opposition Oromo Federalist Congress, including Chairman Merera Gudina and Secretary-General Bekele Gerba from entering Nekemte on Sunday, said Beyene Petros, who heads the Medrek coalition of opposition parties that includes the OFC. Merera was freed from prison in January and Bekele this month as part of a mass release of more than 7,000 detainees first announced by the government in January.   “The population is angry and reacting,” Beyene said by phone from Addis Ababa. “The population was waiting to receive the leaders of the Oromo Federalist Congress.”   Calls to the mobile phones…

Read More

Murashax Saiid Deni waa xubin ka tirsan Kooxda DAMUL JADIID ee Gudoomiyaha Ruuxiga u yaahay Faraax C/qaadir (Faarax- SAKIIN), Shir ay ku yeelatay Kooxda DAMUL JADIID ayaa waxay garowsatay in sida kaliya ee ay Xukunka Soomaaliya ugu soo noqon karaan mar labaad ay tahay inay hogaanka Puntland la wareegaan, si ay ugu sahlanaato inay Soomaliya la wareegaan 2020. Kooxda DAMUL JADIID ayaa waxay go’aansatay inay naf iyo maalba ku bixiyaan Musharaxa ay isku raaceen ee Said Deni. Deni wuxuu ahaa wasiirka Qorshaynta xiligii Xasan Sheekh ama DAMUL JADIID ay Soomaaliya xukuntay wauxuuna qayn lixaad leh ka ahaa Dibindaabyeyn badan oo…

Read More

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee marxuum Cabdulaahi Ciid Cismaan oo ku geeriyaaday xalay Dalka Maraykanka Gaar ahaan Magaalada Virginia. Madaxweynaha Puntland oo ku hadlaya afka goleyaasha Dawaladda ayaa waxaa tacsi udirayaa Guud ahaan shacabka Puntland iyo eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxay marxuum Cabdulaahi Ciid Cismaan. Marxuunka ayaa ku geeriyoodey MagaaladaVirginia ee Dalka Mareykanka halkaasi oo uu mudooyinkii ugu danbaysay ku xanuunsanaa, Illaahayna uu qadaray in maanta ay saacadiisii kusoo gebagebowday. Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuum Cabdulaahi Ciid Cismaan uu ahaa shaqsi gudashada waajibaadkiisa shaqo ku…

Read More

Baarlamaanka Hir-shabelle ayaa shaqo joojin ku sameeyay taliyaal uu magacaabay madaxweyne Waare.   Shaqo joojinta ayay Xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle waxay ku sababeyeen in madaxweyne Waare dastuurka maamulkaas baalmaray.   Xildhibaanada ayaa ku doodaya in marka hore ay aheyd in la magacaabo guddiyada Amniga, lana saxo qodobo ka mid ah Dastuurka oo ay sheegeen in Waare uu ku xadgudbay.   Hir-shabelle ayaa ah maamul curdin ah oo dhawaan dhismay,balse nasiibdarada uu ka dhaqaaqi la’yahay oo dabarka ku noqotay ayaa ah khilaaf iyo muran ka dhex aloosma mar walba hay’adaha maamulkaas.

Read More

Waa markii labaad oo bil gudaheeda ah oo la baajinayo safar siyaasadeed xasaasi ah oo uu ra’iisul wasaare Kheyrre ku tagayay dalka Imaaraadka Carabta oo Soomaaliya xiriir siyaasadeed uu kala dhexeeya.   Kal hore oo bishan ah ayaa la baajiyay kheyrre, ha yeeshee waxaa la hadal hayay in uu aadaya safarkiisa maalintii shalay ahayd oo Axad ahayd, balse ma suurta gelin ka dib cadaadis siyaasadeed oo soo wajahay wasiirka koobaad.   Kheyrre ayaan aad ula dhacsaneyn qaabka ay Villa Soomaaliya kula dhaqmeyso, waxaana uu hadda joogaa kama dambeys go’aankii uu ka qaadan lahaa, maaddaama uu cadaadiska xerga goosanayo.   Hoggaamiyayaasha…

Read More

Wasaarada Amniga Gudaha Xukuumada fadaraalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la dhaqan galin doono markan go’aano ay horey usoo saareen golaha Wasiirada Somalia oo caasimada looga mamnuucayay Ciidamada Milatariga iyo hubka waa weyn.   Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Milatariga ee ku sugan labada Shabelle aysan Muqdisho soo gali karin iyaga oon fasax ka heysan taliyahooda.   Waxa uu sheegay Wasiirka in magaalada Muqdisho gudaheeda mamnuuc ka tahay hubka waa weyn sida qoryaha tiknikada iyo Dabajeexa, waxa uuna tilmaamay in la dhaqan galinayo go’aanadii ay horey usoo saareen…

Read More

Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Francisco Caetano Madeira, ayaa si adag u cambaareeyay labadii qarax ee maalintii Jimcihii ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay ku dhinteen dad gaadhaya afartameeyo.   Danjiraha ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay inuu tacsi tiiraanyo leh u dirayo ehellada dadkii ku waxyeeloobay weeraradaasi ay gaysteen maleeshiyada ururka Al-Shabab, kuwaas oo looga dan lahaa, ayuu yiri, in argagax lagu abuuro bulshada. AMISOM waxaa ay si xooggan u cambaareyneysaa weerarkan, waxaa ayna mar kale dib u xaqiijineysaa go’aankeeda ah in ay si dhow ula shaqeyso Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya si Soomaaliya…

Read More

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa u digay Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada mucaaradka ku ah dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo in ay shirar ku qabtaan magaalada Nairobi.   Aadan Ducaale ayaa tilmaamay in dowladda Kenya oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta aysan marnaba ogoleyn in laga mucaarado dowladda Soomaaliya magaalada Nairobi.   ” Xilibaanadda Soomalida ee dowladooda diidan uma ogolaanayno inay Nairobi ka dumayaan dowladda Farmaajo iyo Kheyre. Waan ku kalsoonahay Farmaajo iyo Kheyre shaqo fiican ayayna hayaan “.   Dowladdii hore uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ayaa la xusuustaa meelaha siyaasiyiinta mucaaradka geed fadhiga u ahaa…

Read More

 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxa uu magacaabay  Agaasimaha Guud ee Wasaarada  Amniga iyo  Dawladda Puntland, kadib digreeto ka soo baxday maanta Xafiskisa.   Digreetada Madaxweynaha ka soobaxday ayaa sidan u qorneed “February 24, 2018, Kuna Saabsan Magcaabida Agaasime Guud iyo Agaasime waaxeed Wasaaradda Amniga iyo DDR Dawladda Puntland.   Madaxweynaha dawladda Puntland.   Markuu Arkay: Dastuurka Dawladda Puntland.   Markuu Tixgeliyay: Aqoontooda iyo khibradooda Shaqo.   Wuxuu Xeeriyay:   Waxaa Suleymaan Xaaji Cabdulle loo Magcaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Amniga iyo DDR 2.waxaa Maxamed Iimaan Cabdulaahi loo Magcaabay Agaasimaha Waaxda Miinno Saarka Wasaaradda Amniga…

Read More

Talyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay ciidanka Booliska fadaraalka Soomaaliya Jen. Bashiir Cabdi Maxamed,ayaa maanta xilka kala wareegay Jen Mukhtaar Xuseen Afrax oo bilihi dambe si KMG ah xilkaasi u hayay.   Munaasabad ay xilalka ku kala wareegayeen taliyaasha ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka tirsan dowladda fadaraalka Soomaaliya oo uu kamid yahay wasiirka amniga ee xukuumadda fadaraalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Abuukar Isloow Ducaale.   Jen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ka sukoow inuu si KMG ah u ahaa taliyaha ciidanka Booliska fadaraalka,ayaa hadana waxaa uu yahay taliye ku xigeenka 1-aad ee ciidanka .   Taliyaha Cusub Jen. Bahsiir Cabdi…

Read More

Tirada dhimashada qaraxyadii mataanaha ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa korortay oo gaartay 34 qof. Inta badan meydadka waxaa la geeyay mid ka mid ah isbitaallada magaalada Muqdisho.   Wararka ka imaanaya magaalada muqdisho,ayaa sheegaya in tirada dadkii ku geeriyooday qaraxyadii labada ahaa ay gaarayaan 34-qof oo 27 kamid ah iyagoo meyd ah la geeyay isbitaalka Madiina, halka labo kamid ah dhaawacii isla isbitaalkaasi la gaarsiiyayna ay geeriyoodeen.   Waxaa kale oo ay dowladda Soomaaliya soo bandhigtay meydka 5 -qof oo ahaa maleeshiyadii weerarka soo qaadday.   Qaar ka tirsan wakaaladaha wararka caalamiga ah oo soo xiganaya sarkaal…

Read More