Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Axmed Madoobe: Puntland iyo Jubbaland way awooddaan inay dhisaan dowlad dhexe (VIDEO)
    Somalia

    Axmed Madoobe: Puntland iyo Jubbaland way awooddaan inay dhisaan dowlad dhexe (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 18, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe), ayaa sheegay in Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah ee Puntland iyo Jubbaland uu daba dheeraaday, ayna sababtu tahay in mas’uuliyiinta Dowladda dhexe ee Soomaaliya ay doonayaan inay awoodda la wareeggaan.

    Madaxweyne Axmed  Madoobe oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in hanaanka lagu dhisay Soomaaliya, burburkii kaddib uu yahay mid Federaal ah  islamarkaana Dowladda dhexe ee Soomaaliya ay doonayso in ay meesha ka saarto.

    Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Jubbaland Axmed  Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa  ugu baaqay dowladda dhexe ee Soomaaliya dib u heshiisiin dhab ah, waxaana uu tilmaamay in hadii taa ay sameyn weydo ay Puntland iyo Jubbaland awooddaan inay dhisaan dowlad dhexe.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.