Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»B.Buurmadow oo ku baaqay in PL lagu taageero dagaalka argagixisada Ee ay ku jirto
    Puntland

    B.Buurmadow oo ku baaqay in PL lagu taageero dagaalka argagixisada Ee ay ku jirto

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Haduu qiimo lahaa garab istaag Boqor Buurmadow,ayaa umuujiyay Puntland.

    “Hadii Somalinimo jirto oo waxuun laysku taageeri karo PL halagu garabsiiyo la dagaalanka Cadowgaas soo duulay ee kuligeen khatarta ku ah”Ayuu yiri Boqorku.

    Erayadaas Hal Nin oo ka mid ah Dhaqanka Somalida kale ah uma oran Puntland.

    Sidoo kale taariikhda iyo hanka reer PL,ayuu Boqorku uqiray si Gobanimo ah.

    Wuxuu kaloo ku baaqay wax wada qabsi Siyaasadeed oo ay yeeshaan reer PL iyo reer SL sidii udhacdsy 60-dan maadkii.

    Boqor Buurmadoow,waa Jookar iyo Geed fadhiga Dhaqanka iyo Siyaasada SL iyo  Beesha Direed si Guud.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.