Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaan Ciraaq oo doortay Madaxweyne cusub
    Somalia

    Baarlamaan Ciraaq oo doortay Madaxweyne cusub

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 14, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baarlamaanka Ciraaq ayaa Khamiistii u doortay Abdul Latif Rashid inuu noqdo madaxweynaha xiga ee dalkaas, iyaga oo ka dhaga adaygay hanjabaadaha rabshado kale kadib weerarro gantaallo ah subaxnimadii hore lagu garaacay xarunta Baarlamaanka ee aagga cagaaran.

    Baarlamaanka Ciraaq ayaa gaaraya 329 kursi. Latif oo 78 jir ah ayaa helay 162 cod oo ka mid 261 cod.

    Sharciga Ciraaq ayaa u ogolaanaya Latif 15 maalmood inuu ku soo magacaabo ra’iisul wasaare.

    Nidaamka awood qaybsiga Ciraaq, madaxweynaha ayaa loo dajiyay kooxaha Kurdiyiinta si ay u soo magacaabaan, halka xilka Ra’isul Wasaaraha uu hoos yimaado kooxaha Shiicada ah. Guddoomiyaha baarlamaanka waa Sunni.

    2003-dii ilaa 2010-kii waxa uu madaxweynaha cudu ahaa Wasiirka Kheyraadka Biyaha, tan iyo xilligaasna waxa uu ahaa la-taliyaha Madaxweynaha.

    Madaxweynaha xilka ka degaya Barham Saalix ayaa lagu soo waramayaa in uu isaga baxay xarunta baarlamaanka kadib markii la tiriyay codadka, isaga oo ku daraystay inuu helo codad ka badan 99 cod.

    AP.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.