Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Video:-Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka.
    Puntland

    Video:-Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 16, 2019Updated:November 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo maanta yeeshay kulankoodii ugu horreeyey tan iyo intii ay doorteen Guddoomiyaha cusub, ayaa waxaa hor-tagay Guddiga KMG ah ee e Doorashooyinka Dowladda Puntland (TPEC).

    Kulanka oo ay soo xaadireen 50 Xildhibaan, uuna Shir guddoominayay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Mudane C/rashiid Yuusuf Jibriil, ayaa waxaa Taariikh nolaleedkooda looga dhageystay 7 xubnood ee Guddiga KMG ah ee e Doorashooyinka Puntland.

    Intaas kaddib Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Guddiga KMG ah ee e Doorashooyinka Dowladda Puntland (TPEC), sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland C/rashiid Yuusuf.

    Guuleed Saalax Barre, Guddiga KMG ah ee e Doorashooyinka Dowladda Puntland (TPEC) ayaa uga mahad-celiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ansixintooda, isagoona sheegay inay Guddiga ka go’an tahay hir-gelinta Nidaamka Dilmuquradiyadda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/SVdu-wE2DJE

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.