Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa looga hadlay kulanka Baarlamaanka Puntland ee maanta ? (VIDEO)
    Puntland

    Maxaa looga hadlay kulanka Baarlamaanka Puntland ee maanta ? (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 10, 2021Updated:July 10, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa Golaha Wakiillada u qabsoomay Fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 48-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Mudane, Cabdiirashid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame.

    Fadhiga maanta waxaa soo xaariday 36 Xildhibaan, waxaana ajandaha fadhigu ahaa ka doodista wax-ka-bedelka Xeerka Xafiiska Garyaqaanka Guud oo Goluhu ku samaynayey akhriska saddexaad ka dib markii Guddiga Shuruucda, Caddaaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurku ku sameeyeen wax-ka-bedel iyo kaabis, iyagoo Golaha la wadaagay warbixintooda la xiriirta wax-ka-bedelka xeerka.

    Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa qodob-qodob uga doodey, si waafaqsan Dastuurka Dawladda Puntland, ka doodista wax-ka-bedelka xeerka Xafiiska Garyaqaanka Guud ayaa sii socon doonta ilaa maalinta beri.

    https://www.facebook.com/watch/?v=540832250290237
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.