Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Baarlamaanka Puntland oo ka doodaya Xeerka Warbaahinta
    Puntland

    Baarlamaanka Puntland oo ka doodaya Xeerka Warbaahinta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: Luuliyo 28, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo uu wehliyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

    Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta Wax-ka-badelka Xeerka Warbaahinta Puntland.

    Xeerkan ayaa si faah-faahnsan uga hadlaya dejinta mabaadida lagu hayo warbaahinta, horumarinta warbaahinta gaarka ah ah iyo ta Dawladda, ku wacyigelinta bulshada ee ku dhaqanka diinta islaamka iyo xakameynta been abuurka baraha bulshada.

    iyadoo Goluhu qodob-qodob uga dooday, kadibna u ansixiyey wax-ka-bedelka iyo kaabista Xeerkan, Waxayna maanta Goluhu ka shaqeeyeen ilaa qodobka 40-aad, iyadoo inta ka harsana maalinka berri la sii amba qaadi doono.

     

    Halkan ka daawo Dooda

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An-pRZPPOeToJAy4o6ivdWUjXQLjxI1Ke0jeaVbQYL8hUe7Bmy5plOPVmmuclVmZE29dQWbmmrx5qks5b5zphAAH.mp4

     

    DHAMMAAD

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.