Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Baarlamaanka Puntland oo u yeeray Saddex Hay’adood+VIDEO
    Puntland

    Baarlamaanka Puntland oo u yeeray Saddex Hay’adood+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 24, 2019Updated:November 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xaruntooda Magaalada Garoowe, ayaa dood ka yeeshay xaalada Wadada Ceel-daahir – Ceergaabo, oo ah Mashruuca ugu weyn ee si isku-tashi ah u dhisanayaan Shacabka Puntland.

    Kulanka Xildhibaanada oo ay soo xaadireen 34 Mudane, ayaa qaar kamid ah Xildhibaanada oo fadhiga ka hadlay ay soo jeediyeen in loo yeero Hay’adaha ay quseyso Wadada, si wax looga weydiiyo halka ay mareyso Wadada Ceel-daahir – Ceergaabo iyo guud ahaan waddooyinka kale ee Dalka.

    Ugu dambeyntii, Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland ayaa cod gacan taag ah iskula qaatay in loo yeero Guddiga dhismaha Wadada Ceeldaahir Ilaa Ceerigaabo, Hay’adda dhismaha Wadooyinka Puntland ee PHA iyo Wasaaradda Howlaha Guud, kuwaas oo arbacada soo socota hor-tagaya Baarlamaanka, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada C/rashiid Yuusuf Jibriil.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/2791965394167165/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.