Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link 252-Xildhibaan,ayaa ogolaaday heshiiskii doorashada ee Madaxda Qaranka Somaliyed. Laba Xildhibaan,ayaa diiday,waxaana ka aamusay Hal Xildhibaan. Sidaa,ayuu dalku si sharci ah ugu galay doorasho 2020-21. Jibril Qoobey.