Kooxo hubeysan ayaa weerar Bambaano ku qaaday Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ay ku leedahay Xarunta Ganacsi Puntland ee Boosaaso.
Sida ay xaqiijiyeen masโuuliyiinta ku sugan Magaalada Boosaaso Qaraxa ayaa ahaa Bambo Gacmeed lagu Weeraray Xarunta Shirkadda Somtel ee Boosaaso.
ilaa hada lama soo sheegin dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qaraxaasi.