Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Bangiga Horumarinta Afrika oo $32.8 oo bilyan u qoondeeyay mashaariicda Afrika
    Somalia

    Bangiga Horumarinta Afrika oo $32.8 oo bilyan u qoondeeyay mashaariicda Afrika

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 19, 2022Updated:March 19, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bangiga Horumarinta Afrika ee AfDB ayaa xaqiijiyay lacag dhan 32.8 bilyan oo doolar oo lagu maalgelinayo mashaariicda qaaradda Afrika, sida uu guddoomiyaha bangigaas ka sheegay xiritaanka shir uu la yeeshay maalgashadayaasha.

    Heshiiskii ugu weynaa ee lagu xaqiijiyey Madasha Maalgashiga Afrika oo saddex maalmood socotay ayaa ahaa $15.6 bilyan oo doollarka oo loogu talagalay waddada isku xirta Lagos iyo Abidjan, taas oo isku xirta Galbeedka Afrika ee labada magaalo ee waaweyn ee dalalka Nigeria iyo Ivory Coast, sida uu Khamiistii sheegay guddoomiyaha AfDB Akinwumi Adesina.

    Waddadan oo qiyaastii 1,200 kiilo mitir ah waxay yeelan doontaa afar ilaa lix haad, iyada oo lagu dhammeeyn doono qiyaastii lix sano gudahood.

    “Afrika waa qaarad aad looga faa’iidi karo. Waxaan soo marnay waqtiyo adag sababo la xiriira COVID-19, laakiin hadda waxaan ku jirnaa soo kabasho. Afrika waxay u soo noqotay maalgashi.” ayuu yiri Adesina.

    Mashaariicdan, waxaa sidoo kale qeyb ka ah horumarinta beeralayda, wax soo saarka beeraha, waxbarashada, tamarta, daryeelka caafimaadka, macdanta iyo tignoolajiyada isgaarsiinta.

    Reuters.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.