Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida
    Somalia

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Beesha caalamka ayaa ugu baaqday hoggaamiyeyaasha Soomaaliya in ay abuuraan is-afgarad siyaasadeed oo suurto galinaya in doorasho qof iyo cod ah ay dhacdo sanadka 2020-ka.

    Midowga Afrika, EU, UN iyo Mareykanka oo ah saaxiibada dhow ee soomaaliya waxay soo dhoweeyeen shirkii dhowaan dhex maray Madaxweyne Maxamed Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif.

    Waxay sidoo kale soo dhoweeyeen wada-tashiyada u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo inka badan 50 xisbi siyaasadeed, taasoo ah tallaabo wanaagsan oo lagu dhiirrigelinayo wadahadal loo dhan yahay ka hor doorashada 2020-ka.

    Daneenayaasha Soomaaliya waxay dhiirrigeliyeen wada shaqayn buuxda oo dhex marta dowlad federalka Soomaaliya iyo dowlad-goboleedyada, si loo gaaro doorashooyin ku dhaca si nabad ah, xor ah, caddaalad ah, hufan oo la isku halleyn karo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Ugu danbayn Xabad joojin Maraykanku amray,ayay Israa’iil iyo Iran wada qaateen

    June 24, 2025

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    June 23, 2025

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    June 23, 2025
    Latest Posts

    Ugu danbayn Xabad joojin Maraykanku amray,ayay Israa’iil iyo Iran wada qaateen

    Faallo:-Socdaalka Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Garowe

    Iran oo Gantaalo ku weerartay Saldhiga Maraykanka Ee Qatar

    What we know about Iran’s attack on US base in Qatar

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.