Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Beesha Cumar Maxamuud oo Shir ku yeelatay Hoyga Ugaas Axmed
    Puntland

    Beesha Cumar Maxamuud oo Shir ku yeelatay Hoyga Ugaas Axmed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugaas Ahmed Nabadoon C/qaadir Nabadoon Xaaji Xuseyn,ayaa Maanta oo ey Taariikhdu tahay 15/08/2024 Gurigiisa uu ka dagan yahay Magaalada Gaalkacyo lagu qabtey kulan casha sharafeed ah.

    Kulanka,waxaa kasoo qaybgalay ku dhawaad 70-Qof oo Bulshada Indhaheeda ah.

    Kulanka,ayaa ugaar ahaa Haldoorka Beesha Cumar Maxamuud oo iskugu jira Siyaasiyiin,Aqoonyahano iyo Nabadoono.

    Cashada kadib,wawaxaMakarafoonka lagu soo dhaweeyey Ugaas Axmed Nabadoon C/qaadir NaNabadooXaHaajXuHeyn.

    Ugaas Axmed,ayaa dul istaagay arimo ay ugu waa weynaayeen…

    1.Xojinta Midnimada B.Cumar Maxamuud.
    2.Xal u helida arimo taagan oo xal raba.

    3.In xal laga gaaro arinka Qabooley
    4.Dhismaha Golayaasha Deeganka ee Degmooyinka Jariiban iyo Bur saalax.
    5.In laga shaqeeya horumarka Gobalka Mudug ee PL.

    Dood dheer oo ay yeesheen Waxgaradkii kasoo qeyb galey Shirka,ayaa Gudi usaaray Qodobada laga wada hadlay ee muhiimka ahaa.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.