Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Booliska Mudug oo Gacanta ku dhigay Rag ku Eedaysan Dilka ka dhacay Galkacyo
    Puntland

    Booliska Mudug oo Gacanta ku dhigay Rag ku Eedaysan Dilka ka dhacay Galkacyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War Saxaafadeed
    Gaalkacyo Khamiis 14 Augst.2025

    Taliska Qaybta Booliska Mudug,ayaa ku guulaystay in ay Gacanta kusoo dhigaan…
    1.Faarax Xasan Xuseyn.

    2.Maxamed Cabdilaahi C/laan.
    Ragan,ayaa ku eedaysan dilkii xalay saq dhexe ka dhacay aaga Xabsiga dhexe ee Gaalkacyo.
    oo uu ku geeriyooday Marxuum C/nuur Maxamed iyo Xaaji Faarax,sidoo kale uu ku dhaawacmay
    dhibane C/risaaq Maxamed Cali.

    Eedaysanayaasha,ayaa waxaa ku socda baaritaan rasmi ah kolka ay soo gaba gabowdana waxaa la horgayn doonaa Garsoorka Dowladda Puntland.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

      March 25, 2026

      Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

      March 25, 2026

      Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

      March 25, 2026
      Latest Posts

      Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

      Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

      Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

      PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

      Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

      Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

      Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

      Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

      Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

      Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.