Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Booliska Nugaal oo war kasoo saaray argagixiso lagu qabtay Garowe
    Puntland

    Booliska Nugaal oo war kasoo saaray argagixiso lagu qabtay Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Booliska gobolka Nugaal ayaa gacanta ku dhigey 7 nin oo ku Eedaysan iney ay ka tirsan yihiin Kooxaha Argagaxisada ah.

    Waxa xabsiga dhexe ee Garowe maanta loo qaadey 3 kamid ah kooxdaas,halkaas waxaa marki la gaayey Iridda xabsiga isku dayey in uu baxsado mid kamid ah 3daas waxaana so gaarey dhaawac,kaas oo xaaladiisa caafimaad lagu dabiibayo mid kamida Isbitaalada Garowe.

    Laamaha Amnigu waxay beeninayaan wararka been abuurkaa oo baraha bulshada lagu faafiyey kuwaas oo ah waxba kama jiraan

    Waxaan bulshada ka codsanaynaa in ay lashaqeeyaan ciidanka booliska ayna ilashadaan amniga iyo xasiloonida ay haystaan,ilaashadaan wixii xogana ay lasoowadaagaan laamaha amniga.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.