Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Booliska Puntland oo qabtay rag gaari dhacay+VIDEO
    Puntland

    Booliska Puntland oo qabtay rag gaari dhacay+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 6, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Booliska Dowladda Puntland ayaa gacanta ku dhigay Labo nin oo dhacay gaari Taxi ah, kaas oo ay markii hore ay ka kireysteen Magaalada Boosaaso, ayna u kaxeysteen Degmada Carmo.

    Taliyaha qeybta booliska Gobalka Bari G/SARE Xuseen Cali Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Boosaaso ayaa sheegay inay Ciidanku gacanta ku dhigeen saacad kaddib markii laga dhacay mulkiilihii gaarigan oo ah nooca loo yaqaan (Probakis), xilli uu ku safrayay Wadada xariirisa Boosaaso iyo Carmo.

    G/SARE Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay inay Maxkamadda hor-geyn doonaan ragan, isagoona digniin u diray dadka ku kaca falalka dhaca iyo kuwa kale ee amniga ka dhanka ah.

    https://www.facebook.com/321429915179202/videos/595200091049338/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.