Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Boqol Xildhibaan oo buriyay go’aankii Sh.Aadan Madoobe
    Puntland

    Boqol Xildhibaan oo buriyay go’aankii Sh.Aadan Madoobe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boqol Xildhibaan,ayaa ka hor yimid oo buriyay in Xildhibaan Maxamed Abiib laga qaado xasaanadii Xildhibaanimo oo laga saaro Golaha.

    Xildhibaanka la beegsaday,mudo,wuxuu daba socday Mashaariic la musuqmaasuqay iyo Maamul xumo dhacday.

    Xaqiiqdii,waa Sharcidaro aan Geed loogu soo gaban in Xildhibaan ku waayo Xubininadiisii dhaliil Golaha fulinta uu usoo jeediyay.

    Xildhibaanadu,way dhiiradeen,sababtoo ah mid walba,way saamaynaysaa go’aankan oo waxay u ekaanayaan Ari meel ku xaraysan oo kii la rabo lagala bixi karo.

    Aadan Madoobe,waa Gudoomiyihii ugu liitay oo soo mara Gudoonka Baarlamaanka,waana Nin aan waxba xeerin oo kaliya ku Shaqeeya laaluush.

    Si Guud Baarlamaankan,waa kii ugu Tayo xumaa Baarlamaanadii Wadanka soo maray.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.