Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Bosaso:-Wefti sare oo Milleteriga Maraykanka ka socda oo…….
    Puntland

    Bosaso:-Wefti sare oo Milleteriga Maraykanka ka socda oo…….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bosaso,waxaa Saakay 10:00-kii Subaxnimo soo gaaray wefti kale oo Milleteriga Maraykan ah.

    Weftiga yimid,ayaa ah kii kal hore oo ka kooban Talyaha Africom,Saraakiil,Askar iyo Turjumaano.

    Ujeedka imaanshahooda,waa oofinta ballan hore iyo heshiis hore,waxaana laga xaajoon doonaa sida looga wada qaybgali karo hawlgalka PL uqorshaysay Labada Buurood.

    Sidoo kale kulamada dhici doona,waxaa layskula dajin doonaa qorshaha Maraykanka ee ka hawlgalidiisa PL Mustaqbalka.

    Weftigu,waxay ugu tagi doonaan Carmo MW Deni,waxayna soo qiimayn doonaan Ciidamad PL udiyaarisay hawlgalka.

    Shalay,waxaa iyaguna tagay Carmo wefti iskugu jiray Maraykan iyo Itoobiyaan,iyagoo la kulmay MW Deni.

    Maalmaha soo socda,waxaa la rajaynayaa wufuud Amaan oo Wadamada Shisheeye ah in ay yimaadaan PL.

    BC si dhamaystiran ayay utaageertay hawlgalka PL ee Labada Buurood looga sifaynayo argagixisada.

    PL macno,ayuu ulahaa Socdaalkan Milaiteriga Maraykanka.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.