Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Bulshada KG oo Xasan iyo Kooxdiisa Oo si foolxun ula dhaqmeen
    Puntland

    Bulshada KG oo Xasan iyo Kooxdiisa Oo si foolxun ula dhaqmeen

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida loola dhaqmayo KG,waa yasmo iyo quursi qaawan.

    1.Gudoomiyihii Baarlamaanka, waxaa loogu hanjabay isoo raac ama Cadowgaygaad tahay.

    2 .MW KG,waxaa laga xirtay Hawadii iyo Caasimadii rasmiga ahayd ee Baraawe.

    3.Xildhibaanadii Labada Gole ee Fadaraalka,waxaa loogu hanjabay si Qabiiliya.

    4.Saraakiishii Ciidamada Laftagareen Garoonka Aadan-cade,ayaa lagu bahdilay oo waxaa ugu danbayn baryo kusii daayay Aadan Madoobe.

    5.MW Laftagareen,waxaa loo jaray Warqad soo qabasha ah oo waxaa lala sugayaa marka ugu horaysa ee uu Xamar tago.

    Dhaqamadaas laguma samayn karo Siyaasiyiinta Beelaha kale oo ugu yaraan waxbaa la xeeriyaa.

    Xaqiiqdii,waa laga gardaran yahay Dadka KG ee Gobta ah,waxa lagula dhaqmayana lama aqbali karo,waana wax keeni doona in ay sii fogaadaan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.