Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Burcad Badeed lagu qabtay meel ku Aadan Xeebaha Eyl
    Puntland

    Burcad Badeed lagu qabtay meel ku Aadan Xeebaha Eyl

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markab dagaal oo laga leeyahay Dalka Hindiya,ayaa qabtay Burcad Badeed hubaysan oo dhawaan Xeebaha Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ka Af-duubtay Doon Kalluumeysi oo Yemen laga leeyahay.

    Burcad Badeeda Gacanta lagu dhigay oo ka soo wada jeeda PL,ayaa Subaxnimadii hore ee saaka goob ka baxsan Biyaha Somaliya ku weeraray Doon Kalluumeysi oo Hindiya laga leeyahay taasoo dalbatay gurmad deg-deg ah,kadibna uu usoo gurmaday Markabkan dagaal.

    Sidoo kale Doontii Kalluumeysi ee ay horay u qabsadeen Burcadan,ayaa iyadana laga furtay oo hada ku jirta Gacanta Ciidamada Hindiya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.