Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Sadex Gool ayay Nugaal uga badisay Cayn. Halka Xulka Gobolka Cayn uu keensaday Hal Gool oo qura. Labada Xul,waxay soo bandhigeen Ciyaar aad uqurux badan. Halkan ka daawo muuqaalka https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQPx5Uf1QhKeIiIg6Ec1eUq6rR4GzlW-oo3loWQgLvsk4QdXTPqBtumGXSEn0xvkuBobX3m3eIyVvII_P05avzMk.mp4