Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Caalamka oo la dhacsan dagaalka argagixisada Ee Puntland
    Puntland

    Caalamka oo la dhacsan dagaalka argagixisada Ee Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Miiska Aqalka-cad ee Caalamka looga arimiyo,caawa,waxaa saaran Somalida PL oo muujiyay daacad in ay ka yihiin dagaalka argagixisada.

    In MW Maraykanku Indhaha Caalamka nagu soo jeediyo oo noo kiciyo Diyaaradihii ugu qaalisanaa Maraykanka,waxaa sababay Ciidamada Difaaca PL..

    Somaliya Caalamku,waxa uu kala Shaqeeyaa Laba Arimood,kuwaasoo kala ah….

    1.Dagaalka argagixisada.
    2.Dimuqraadiyada.

    Labadaas Qodob PL,ayay yaalaan,iyagoon laga Been sheegayn oo Mudo kororsi iyo Dhaqaale aan lagu raadinayn.

    Caawa Somaliyada Miisaska Caalamka saaran,waa Puntland.

    PL dagaalkan,waxay ka heshay fursado Siyaasadeed marka laga soo tago fursadaha Milleteri.

    Xaqiiqdii Siyaasiyan iyo Milleteriyanba,way kaga adkaatay Xasan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.