Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cabdiqaadir M.Nuur oo loo magacaabay la taliye sare oo Baarlamaanka Fadaraalka ah
    Somalia

    Cabdiqaadir M.Nuur oo loo magacaabay la taliye sare oo Baarlamaanka Fadaraalka ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 18, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jaamac ayaa laga dhigay La Taliye sare oo ka tirsan xafiiska Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, waxaana xog-hayaha guud ee Golaha lagu faray inuu marsiiyo habraaca maamuuska lataliyaha iyo meel marinta goโ€™aanka harsan.

    C/qaadir Maxamed Nuur iyo Guddoomiyaha Maxamed Mursal Sheekh ayaa horay u soo wada shaqeeyay, gaar ahaan xilligii Mursal uu ahaa Safiirka Soomaaliya ee Turkiga.

    Maalintii Khamiista ayaa C/qaadir Jaamac laga qaaday xilka taliye ku xigeenkii Hayโ€™adda Nabadsugid, kaddib wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha.

    Taliyaha Nabadsugida Xuseen Cismaan Xuseen ayaa horay shaqo joojin ku sameeyay C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac

    Waa masuulkii ugu horeeyay oo ka mid ah xubnihii saraakiisha ee xilka laga qaaday khamiistii lasoo dhaafay oo maalmo kadib xil loo magacaabo.

     

     

    Halkan ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    October 26, 2025

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.