Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»CAL-MISKAAD: Ciidamada Puntland oo dagaal kula wareegay Togga Miraale
    Puntland

    CAL-MISKAAD: Ciidamada Puntland oo dagaal kula wareegay Togga Miraale

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 31, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka imaanaya buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari ayaa xaqiijinaya in ciidamada Difaaca Puntland ay gudaha u galeen Togga Miiraale, iyagoo la wareegay Saldhiggii ugu weynaa argagixisada Daacish, kaas oo ahaa Ceel biyood.

    Dagaalka culus ayaa ilaa hadda socda, waxaana jira khasaare xooggan oo soo gaaray Daacish.

    Ciidamada Puntland oo garabsanaya diyaaradaha dagaalka ayaa baacsanaya firxadka kooxda Daacish, kuwaas oo u cararay dhanka Togga Baalade.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.