Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»CAL-MISKAAD: Khasaare ka dhashay Qarax lala eegtay masuul katirsan Puntland
    Puntland

    CAL-MISKAAD: Khasaare ka dhashay Qarax lala eegtay masuul katirsan Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 3, 2025Updated:June 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qarax miino ayaa haleelay gaari uu saarnaa Xoghayaha Dowladda hoose ee degmada Qandala iyo Askar la socotay, xilli ay marayeen Togga Ciida Dheer ee deegaanka Turmasaale.

    Wararka ayaa sheegaya in qaraxa oo lagu aasay meel Ciid ah uu dhaawac kasoo gaaray Xoghayaha Dowladda hoose ee Qandala ee gobalka Bari.

    Ciidamada Puntland ayaa ku jira gabagabada Wajiga 3aad ee Howlgalka ciribtirka argagixisada, waxaana jira dagaallo dhexmaray ciidamada iyo firxadka kooxda Daacish oo lagu dilay xubno katirsan Daacish.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.