Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Waxa hada warar nagu soo gaarayaan in Cali Khalif Galaydh uu ku geeriyoodey magaalada Jigjiga. Ilaahay ha unaxariisto. Ehelada iyo asxaabta, iyo umada Soomaaliyeedba samir iyo iimaan, EEBE haka siiyo. Aamiin Aamiin