Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Senator Cali Shacbaan Ibraahim,ayaa ku guuleystay Guddoomiye Ku Xigeenka, Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya. Shacbaan wuxuu wareeggii Labaad uga guuleystay 28-cod. Senator Cabdixakiin Macallin oo la tartamayay,ayaa helay 25-cod.
Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?October 25, 2025