Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland ahna Safiirka Soomaaliya ee Dalka South Sudan Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Madaxweyne kuxigeenkii hore Janaraal Cabdisamad Cali Shire.