Warqada Xasan uga jawaab celiyay ogaysiinta Maraykanka ee isticmaalka Dekedaha Bosaso iyo Berbera,waxay PL utahay fursad Dahabiya…… 1.Waxay xirtay fursad…
Browsing: Puntland
Warqada Xasan qoray,way jirtaa oo dhab. Ujeedka uu uqoray,waa ka jawaab celin Ogaysiin Maraykanku usoo diray oo lagu ogaysiinayo in…
Waa la gorgoriyay jiritaankeena mar Afraad si xoog badan. Sagaashameedyadii Anagoo ku mashquulsan Difaaca Dhulkeena,ayaa Urur Diimeed naloo soo adeegsaday,wuxuuna…
Markale guul Puntland keentay,ayaa Magaca Somaliyed kor uqaaday. Waa la taliyaha Amniga Qaranka Maraykanka Mike Waltz iyo Agaasimaha Waaxda La…
Ciidamada Difaaca Puntland,gaar ahaan Guuto 2-Aad,waxay Maanta gaareen mid ka mid ah Fariisimihii argagixisada ee Habeen hore la garaacay,kaasoo lagu…
Ciidamada amaanku,waxay Gacanta ku dhigeen Hub si sharcidaro ah oo dhuumasha ah loosoo geliyay Bosaso. Kadib Ninkii laga qabtay Hubka…
Argagixisada,waxaa laga dilay Afar Maanta,kadib hawlgal ay fuliyeen Ciidamada Difaaca Puntland. Afarta la dilay,waxay iskugu jireen Sadex Cadaan ah iyo…
Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamed Cabdirisaaq Dacad, oo ay wehlinayaan Xildhibaanada Golaha Deegaanka iyo Guddiga Ganacsatada Suuqa, ayaa maanta si wadajir…
Nairobi, Kenya โ March 2025 Shir ballaaran oo ka dhacay magaalada Nairobi ayaa waxaa kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan…
Madaxweyne Gaas,wuxuu bogaadin usoo diray Ciidamada Difaaca Puntland ee ku jira hawlgalka sifaynta argagixisada Calmiskaad. Mudo xileedkiisii hogaaminta PL,waxa uu…
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka Soomaaliya ee NIRA oo beenisay in deegaanno ka tirsan Puntland ay ku dartay Galmudug.
Aqoonsiga Qaranka ( National ID),waa Aqoonsi Sharciyad haysta oo waafaqsan nidaamka Fadaraalka. Waxaa maalgaliya Maraykanka iyo QM,waxaana looga gol leeyahay…
Garoowe, 22 Maarso 2025 โ Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta hawlgal qorsheysan ku qabtay gaari bas ah oo horay looga…
Bilida bilicda Caasimada Garowe iyo Afur Wadareedka lagu qabtay,waxay meel sare gatsay Puntland. Reer Puntland,waxay fariin qurux badan oo ay…
Garoowe: 20 March 2025: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa bulshada Caasimada Garoowe kala qayb galay kulan…
Daqiiqado ka hor,waxaa Hoobiyayaal lagu garaacay Xarunta Diblomaasiyiinta Shisheeye ee Xalane. Shalay Wadada kaliya ee Madaxdu marto markay Garoonka Diyaaradaha…
Dhulkii la oran jiray gaari waa,waxaan ubadalnay mid Visa loo qaadan doono oo ku noolaanshihiisa lagu tartami doono. 26-Sano ka…
48-dii saac ee u danbeeyay,waxay dileen Ciidamada Difaaca Puntland in ka badan 23 Argagixisada Daacish oo ku dhuumaalaysanayey aaga Ceelka…
Saraakiisha Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Puntland. Kulankan,waxaa looga hadlay Laba Qodob oo kala ah… 1.In la dardargeliyo…
๐๐๐ซ๐จ๐ฐ๐: ๐๐๐ซ๐๐ก ๐๐, ๐๐๐๐: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqradiyeynta iyada oo ka duulaysa mawqifkii ay Dawladda Puntland hore u…
Laahoor,waa Xanuunsanaa wakhtiyadii ugu danbeeyay,waxa ugu daran ee hayay,waxa uu ahaa Xanuunka Dhiig karka,sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiisha amaanka. Xalay,ayaa…
Bosaso, (Idil News) โ Acting UN Special Representative James Swan visited Puntland’s commercial capital, Bosaso, accompanied by senior officials from…
Mid kamid ah Magaalooyinka ugu Quruxda badan Dalkeenna ee ku wanaagsan Dalxiiska. By:-Abdirahman Bulshaawi
Ciidamada Difaaca Puntland,waxay Cagta mariyeen Talisyo argagixisadu ku dhuumaalaysanaysay oo kala ah…. 1.Godmadow ee Curaar. 2.Lugta Laasku Wehelle. 3.Isha Dharabato…
Boqol Xildhibaan,ayaa ka hor yimid oo buriyay in Xildhibaan Maxamed Abiib laga qaado xasaanadii Xildhibaanimo oo laga saaro Golaha. Xildhibaanka…
Firdhiye,wuxuu lasoo booday Kayntaroolka Firiryaale ee PL hala qaado. PL,waxay jawaab uga dhigtay Ciidankii fadhiyay Difaaca hore in ay kusoo…
Waa dhab in si ka qurux badan sida uu udhigay Wiilkaa Dhalinyarada ah hadalkiisa udhigi karay,waxaana hadalkiisu gaf ku yahay…
Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa hawlgal ka sameeyay Deegaannada Lugta Huraanhur iyo Togga Raq-raq ee Buuraha Calmiskaad Hawlgalkaas ayay ku dileen Madaxii…
Maxkamada Darajada 1-aad ee Gobolka Nugaal,ayaa Afar Sano oo Xabsi ah ku Xukuntay Cabdifitaax Cabdinuur oo meel fagaare ah Jirdil…
Baaqa Nabadeed Colaadaha Gobolada Sool iyo Sanaag ee Madaxweyne Deni. Sanaag xasiloonideedu,waa Geed ka go’an. Shaqaaqo,waa dhacdaa balse,waa in laga…
Hadaljeedinta Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Abdi Farah Juxa uu ka jeediyey deegaanka Shimbiraale ee Degmada…
โWaxaan idiinka cududaarayaa wixii dhacay in aysan dib dambe u dhicinโAyuu yiri Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan. Halkan ka daawo muuqaalka…
Ceelbuuh: March 12, 2025: Waftiga Dawladda Puntland ee uu hoggaamiyo Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL Mudane Abdi Farah Juxa uu…
Boosaaso : 13 March 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa caawa kulan la qaatay dhallinyarada Gobolka Bari,…
Hal Shirkad Koronto ma anfacayso Magaalo laga rabo in ay samayso horumar oo Caasimad u ah Dhul gaaraya 212-kun KM…
Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid iyo haldoorka kale ee Siyaasada Puntland,waxay ka aragti duwan yihiin Shacabka Puntland markay noqoto aragtida Siyaasadeed ee…
Garowe, (Idil News) โ Aย civil court in Garowe, the capital of the Puntland State, sentenced security guard Abdifitah Abdinur to…
Mogadishu, (Idil News) โ A federal lawmaker accused allies of President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday of diverting national security…
Garowe, Maarso 11, 2025 โ Ciidanka Booliska Puntland,ayaa maanta xabsiga dhigay eedaysane lagu arkay muuqaal baraha bulshada lagu faafiyey, isagoo…
A powerful airstrike has targeted fleeing ISIS militants reestablishing themselves in the Miiraale Valley in the Cal Miskaad mountains range.…
Duqeyn culus,ayaa Caawa lala beegsaday Xubno katirsan firxadka argagixisada Daacish, kuwaas oo isku aruursanayay Togga Miiraale. Duqeynta,ayaa waxaa fuliyay Saaxiibada…
Waa khudbad Puntlander ah oo aad ugu dhow maxaliga gudaha ka jira. Waa khudbad uu ku muujiyay in uu yahay…
Markii Maamulkii Dowladii TFG ee uu hogaaminayay MW Cabdullaahi Yuusuf ay garab ka codsadeen Maamulkii Melles Sanawi ee Dowladii Fadaraalka…
08 March 2025: Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland waxay maanta ka hawlgaleen deegaannada Moqor, togga Ina Ciddoole, labada tog…
Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid oo Marti ku ahaa Barnaamijka SPACE-KA ee Jibril Qoobey,ayaa ka hadlay xaalka guud ee Somaliya ee Siyaasada…
Falanqayn ku saabsan Xaalada Dalka iyo dagaalka argagixisada ee DSTV,hois ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/KocONR49ONg?si=5ATQ2ziL_tsIsfT_
In kabadan 100 qof ayaa ku geeryooday, 200 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal jimcihii maanta ka dhacay deegaanka…
Sawiradan,waa Degmada Balidhidhin oo mar looga baqi jiray argagixisada,haatanse laga nadiifiyay iyada iyo Deegaamada hoos yimaada si buuxda. Dhulka argagixisadu…
Garowe,waxay noqon kartaa Xarunta Labaad ee Diblomaasiyiinta Beesha Caalamka ee Somaliya ka hawlgala. Sidoo kale Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo noqday…
Waa Saallo -Qaliin iyo Mashiinka (Snesthesia Machine) oo laga helay Saldhigyadii argagixisada ee duleedka Dhasaan. Waxay muujinayaan sida argagixisadu ugu…
Safaarada Maraykanka ee Somaliya,waxay ku dhawaaqday heegan amni. Safaaradu,waxay ka digtay weeraro ka dhici kara Muqdisho oo uu ku jiro…
The decision by President Said Abdullahi Deni to grant amnesty to those who assisted and supported ISIS operatives has shocked…
Turmasaale: 04 March 2025: Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ku sugan Turmusaale, waxay maanta sameeyeen hawlgalo ay ku…
Garoowe, March 04, 2025: Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Taliska Qeybta Gobolka Nugaal ayaa gacanta ku dhigay saddex eedeysane oo…
Galkacyo, 04 Maarso 2025; Duqa Degmada Galkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Warsame, oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha cabdiraxmaan Khalif…
WAR-SAXAAFADEED. 04 March 2025 Dowladda Puntland waxay soo dhoweysay dadkii lasoo xiriiray ee ka faaโideystay 7-da cisho ee fursada Cafis…
75%argagixisada,waa laga adkaaday guud ahaan Puntland,xataa kuwa Buurta Calmadow,waxay ka mid noqonayaan 25% ee harsan oo ma awood badna. Buurta…
Wasaaradda Maaliyadda Puntland Gobolka Mudug Xarunteeda Galkacayo, ayaa Maanta laga daah-furtay System-ka Puntland Customs Automation System (PuntCAS) oo loogu tala…