Boqolaal kamid ah shacabka Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal oo isugu soo baxay munaasabadda Ciidul-adxaa.
Browsing: Puntland
Kumanaan shacab ah ayaa maanta si gaar gaar ah uga tukaday masaajidada xaafadaha kala duwan ee magaalada Garoowe ee caasimadda…
Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur, Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Mudug Muumin Cabdi Shire, Guddoomiyaha Maxkamadda darajada kowaad iyo Masuuliyiin…
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa lagu waramay in lagu wareejiyay magacyada musharaxiinta Maamulka Garbahaarey ee Xarunta Gobalka Gado.
Waxaa Galbeedka Magaalada Qardho, laga dhagax-dhigay Saldhig ay yeelan doonto Magaalada Qardho kaas oo dhismihiisa ay iska-kashanayaa dawlada Puntland iyo…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka & Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland Hon. Mohamed A. Dhabancad oo ka mid ah Guddiga dib u…
Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland, Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa maanta dhagax dhigay Saldhig cusub oo laga hirgaliyey…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdiirashid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo…
Ciidanka Booliska Puntland ayaa ku qabtay deegaanka Kalabeyr ee Gobalka Nugaal khamri fara-badan oo laga keenay Deegaanka Soomaalida Itoobiya, kaas…
Ciidammada Puntland ayaa todobaadkii saddexaad howlgallo culus oo ka dhan ah Argagixisada ka wada Buuraleyda cal-miskaad ee Gobalka Bari, kaas…
Ciidammada PSF-ta Dowladda Puntland ayaa baahiyay muuqaalka Qarax Miino oo kooxda Daacish, ay ku aastay buuraleyda Gobalka Bari, kaas oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble, ayaa wada-hadal khadka telefoonka la yeeshay dhiggiisa Dalka Qatar Sheikh…
Wasiirada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir oo Shir looga hadlayay Hormarinta Waxbarashada Soomaaliya uu maalmo uga…
Dowladda Hoose ee degmadda Gaalkacyo ee Gobalka Mudug ayaa ka bilowday deegaanka Bacaadweyn Olalaha naqshadeynta waddooyinka deegaanka, kaas oo lagu…
Wasiirka Amniga dawladda Puntland Cabdisamed Maxamed Gallan ayaa ka warbixiyey dagaal dhimasho iyo dhaawac loogu geystay kooxaha argagixisada ee ku…
La-taliyaha Wasaaradda Caafimaadka Puntland Dr. Daahir Muuse Cali, ayaa digniin cusub kasoo saaray cudurka safmareenka ah ee COVID-19, kaas oo…
Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland, Mudane Jaamac Faarax Muuse, ayaa ka qeybgalay Doorashada Hoggaanka Dallada dhalinyarada Gobalka…
Maamulka Israa’iil ayaa safaarad rasmi ah ka furtay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta, kaddib heshiis bilo kahor dhexmaray Talaabiib iyo Dubia.…
Wargeyska Azania oo daabaca cilmi-baarista hore iyo aathaarta taariikhiga ah ayaa dhowaan daabacday warbixin ka hadlaysa magaalooyinka taariikhiga ah ee…
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland, Cabdiqafaar Cilmi Xaange, ayaa sheegay in 4 sanno ee…
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne Ku-xigeenka, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo…
Muranka ka taagan wax-ka-beddelkii lagu sameeyey Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada Puntland ayaa sii kordhaya iyada oo ay ku kala qaybsameen xildhibaannada…
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Cabdullaahi Abuukar Xaaji, iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay…
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Hon Ilyas Osman Lugatoor, oo wareysi siiyey Idil Television ayaa ka warbixiyay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo Jubaland, halkaas oo…
Ciidammada Booliska Gobalka Mudug ayaa ku gubay maanta fagaare khamri gaaraysa 100 dhalo iyo xashiis, ay kusoo qabteen howlgallo ay…
Ciidammada Amniga Puntland ayaa weli ka wada buuraleyda Calmiskaad ee Gobalka Bari howlgallo culus oo ka dhan ah kooxda Daacish,…
Madaxweynaha Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Kismaayo ayaa uga mahad-celiyay Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble…
Waxaa Golaha Wakiillada u qabsoomay Fadhiga 12-aad ee Kalfadhiga 48-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal, oo Safar dalka dibadisa ku maqna ayaa manta dib ugu soo laabtay…
Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland ayaa maanta daah-furtay dayactir iyo casriyeyn lagu sameyn doono garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf…
Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Gobolada Mudug iyo Cayn ee Puntland ayaa ugu danbeyn maanta dil toogasho…
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse ayaa ka qayb galay Munaasibad Dhagax Dhiga Bangiga Cusub ee Dowladda Puntland ee Magaalada…
Madaxweynihii waddanka Haiti Jovenel Moïse ayaa waxaa lagu dhex dilay gurigiisa, waxaa sidaas goordhow war-saxaafadeed ku sheegay ra’iisul wasaaraha ku…
Hoggaamiyaha maleeshiyo Iraqi ah oo ay Iran taageerto ayaa wacad ku maray inuu ka aargudan doono dilkii ay Mareykanka ugu…
Horjoogihi ugu sareeyey Amniyaadka Kooxda Al-Shabaab ee gobolka Mudug Marxuun Maxamed Xaashi Muumin (Abuu Dayib), oo kamid ahaa xubnihii dhowaan…
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa ku dhawaaqay in 25 bisha October-2021, la qaban doono doorashada hordhaca ah ee Golayaasha deegaanka…
Taliye kuxigeenka qaybta Booliska Gobolka Mudug Koomaad Xussein Dhiidhico, ayaa xilkii u kala wareejiyey taliyihii hore saldhiga degmada jariiban Carays…
Munaasabad lagu shaacinayay Isku aadka Horyaalka kooxaha heerka 1–aad ee Gobalka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo. Kooxaha Koobkan…
Gudoomiyaha gobolka karkaar siciid mahamed faahiye ayaa xalay ka qayb galay munaasibada 1da luuliyo oo lagu qabtay Magaalada Qardho, taas…
Dhismaha Dekedda Garacad ee Gobalka Mudug ayaa mareysa meel gaba-gabo ah, Waxaana haatan dhamaad ku dhow jambiyada Maraakiibtu kusoo xiran…
Madaxtooyadda Puntland ayaa ku eedeeysay Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Mohamed Abdullahi Farmaajo, inuu dhaqaale ku bixiyay Sawir uu maanta…
Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan iyo Taliyaha Ciidamada Difaaca Puntland ee Daraawiishta Gen. Yaasiin Cumar…
Maxkamadda Sare ee Ciidanka qalabka sida ee Dowladda Puntland ayaa Axadii xukun dil ah ku fulisay 18 xubnood oo kamid…
Madaxweynihii hore ee Koonfur Africa Jacob Zuma ayaa lagu xukumay 15 bilood oo xabsi ah, kadib markii maxkmada sare ee…
Waxaa magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland lagu soo gaba-gabeeyay maanta Shirka Ansixinta Manhajka Ciidanka Booliska Dowladda Puntland, kaas oo muddo…
Xafiiska Difaacaha xaquuqda Aadanaha Puntland ayaa tababar ku saabsan Isla-xisaabtanka Xuquuqda aadanaha ugu qabtay magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland Maxkamadaha,…
Farxaan Xarfe Xuseen Xiireey,waa soddon iyo sideed jir ku dhashay Bariga Gobolka Mudug,gaar ahaan miyiga Tuulada Sallax,kasoo jeeda Beesha Majeerteen…
Ciidamada ilaalada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF oo hawlgallo lagu xaqiijinayo Amniga iyo xasiloonida Badda iyo Beriga ka fuliyey…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah DFS ayaa 27-May ku…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdiirashid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa u digay dadka inta badan dhulka xoogga ku qabsaday, isagoo faray laamaha…
Laba tareen oo xawli ku socday ayaa isku dhacay koonfurta Pakistan, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 30 qof…
Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa ka hadlay hirgalinta Hanaanka dilmuquraadiyeynta Puntland iyo muhiimada ay lee dahay qabsoomida doorasho…
Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa sheegay in heshiis laga gaaray arrimaha doorashooyinka kadib kulan maalmo qaatay oo weli ka socda magaalada…
Madaxweynaha Somaliland Muse Bihi Abdi, ayaa maanta daah-furay Ololaha Doorashooyinka Wakiillada iyo Deegaanka ee Xisbiga KULMIYE, taas oo lagu qabtay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa sheegay inuu si wanaagsan u socdo Shirka wada-tashiga Qaran ee ka socda…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa bogaadiyay habka ay u socoto hirgelinta nidaamka Dimuqraadiyada Puntland oo hadda ay…
Dhismaha Dekedda Garacad ee Gobalka Mudug ayaa meel gaba-gabo ah maraya, waxaana Injineerada gacanta ku haya dekedda ay sheegeen in…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa taageero u muujiyey ciidmaada Gedoodsan ee ka…