Sharaf iyo Qiime gaar ah ayay uleedahay reer Puntland socodsiinta Dimuqraadiyada. Guusha ugu weyn,waa in doorashada soo socota Baarlamaanka iyo…
Browsing: Puntland
Garowe: 28 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Villa Somaliya oo adeegsanaysa Gacanta Argagixisada,ayaa tuhunku dul hoganayaa. Weerar argagixiso lala beegsaday kama dhicin Buuraha Calmadow,waxaase jiray arbush argagixisadu…
Shir looga hadlayay Burcada Badeeda iyo hawlgalada ka dhanka ah,ayaa lagu qabtay Nayrobi. IOSI la dagaalanka Argagixisada iyo Geopolitical,ayaa qabatay…
Garowe: May 27, 2024:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa oo uu weheliyo Agaasimaha…
Garoowe: 27 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobey…
Garoowe: 27 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Waa war been abuur ah oo aan waxba ka jirin sheegashada Villa Somaliya. Garaacis Maraykanku fuliyay oo ka dhacday Buuraha…
21,801-Arday oo kala ah Fasallada 8-Aad yo Afraad ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare,ayaa fariistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland. Waa…
Waa dhab Deni waxa uu iska dhaqay oo dib usoo jiitay Shacabka Somaliyed oo mar ku dhibsaday tagidii Itoobiya. Sidoo…
Iyadoo laga duulayo warbixinta iyo talada ay soo gudbiyeen guddigii gaarka ahaa ee loo xilsaaray in ay baaritaan ku sameeyaan…
Mar waxaa jirtay ay soo baxday xog sheegaysa in Nabadoono uu ku jiro Xarago Lacag loosoo marsiiyay dhanka Dhulka,taasoo loogu…
Maxay daaran tahay Khudbada Deni?. 1.Fariin jawaab celin u ah BC oo xiriir la samaysay. 2.Jihaynta Shacabka Puntland. Maxay macna…
State- hebel markaan Doorasho magelayee hal sano ayaan siiyey, Labo sano ayaan siiyey, saan ayaan yeellaya, waxay la micno tahay…
Garoowe: 22 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
My humble view on Puntland’s strategic decision to suspend all ties with the Federal Government, and how all Somalis realized…
Wasiir Caydiid ma matali karo Warfaafinta mana qaadi karo maqaamka Dowladnimo ee Puntland. Inta badan hadalkiisu waa gef iyo waxaan…
MAALINTA LABAAD SHIRKA JIHENTA XUKUUMADDA. https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1792185294684373487?t=8P3TM3AW5rxm5c0rsuiHZw&s=19
Kulankan,wuxuu jawaab celin uyahay tagida Firdhiye ee Xamar iyo qorshaha Timacade fulinayo ee Damjadiid. In Dadka reer Puntland ka midaysan…
“PL ma khuseeyo waxa ka socda Madasha Wadatashiga Qaran,marka horana teeday ku filnaanaysaa oo gudaheeday isla Xisaabtamaysaa,kadibna Somalida kale ayay…
Garoowe: 18 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Puntland,waxay soo bandhigtay Maanta qorshaheeda 5-ta Sano . Waa qorshe si weyn loosoo diyaariyay oo uqalma PL iyo mustaqbalkeeda horumarineed.…
Firdhiye markii Shalay laga dhagaystay warbixintii xaalada LC waa la fasaxay qaybna kama ahayn Shirka. Firdhiye warbixintiisii kadib su’aalo,ayaa la…
Madaxda B&K iyo kuwa DFS ee sharciyada lumisay qorshahoodu ma’ahayn in ay Maanta kulmaan xafladaha daraadood,balse umadaxweynayn loo samaynayay Firdhiye…
Swan Waxa uu noqonayaa Wakiilka SRSG ee Somaliya oo haatan ah Macalin Jaamacadeed iyo Madaxa Barnaamijka Cimilada ah. Waa Wakiilkii…
Waxaa Warqad udiray Xamse,wuxuuna usoo dhiibay Xoosh,taasoo ay ku qornayd in Firdhiye si rasmi ah uga qaybgalayo Shirka. Kadib markuu…
Mahan in aan diidanahay Aayo ka tashiga reer Sool ama in ay Gobolkooda PL kale kala baxaan ee waxa aan…
Xamse iyo kooxdii Aaran oo Cali Xoosh matalayo kuna xumaynaya MW Deni iyo PL,ayaa suuqa soo galiyay inuu ka qayb…
Garoowe : 13, May 2024: Taliyaha Ciidanka Booliska Puntand S/Guuto Mumin Abdi Shire, ayaa maanta Xarunta Taliska booliska Puntland ku…
Garowe, May 13, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane,Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha…
Garowe : 14, May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Garowe, Maajo 12, 2024; Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland, iyadoo ka jawaabaysaa cabashada Ardayda iyo Waalidiinta ee…
Madaxweyne Deni inta uusan aadin Mudug in uu la kulmo reer Garowe,waa loo baahnaa oo waxay meesha ka saaraysaa tuhumo…
Garoowe: 11 May 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Puntland dhawr jeer ayay ku celisay in ay wadashaqayntii kala laabatay Dawladda Federaalka. La yaab malaha in Puntland ka soo…
Waxaa jirtay aragti ka dhalatay dib uqiimayn lagu sameeyay Xaafiiska UNSOM Laba Sano ka hor,taasoo oranaysay in loo badalo Ergada…
Somaliya in laga saaro Chapter-7,waxay ku xiran tahay Laba Qodob in Dowladnimada Somaliya gaarto,kuwaasoo kala ah… B.Amniga Wadankoo mid ah.…
Qaadistii Cunaqabataynta Hubka,waxaa kasii muhiimsanayd oo la socotay in Siyaasad ahaana la Madax baneeyo Somaliya. Qorshuhu,wuxuu ahaa in Bilo kadib…
Puntland arimaha amni xumada sababa ee lala diriro way leedahay….. 1.Argagixisada. 2.Tahriibka. 3.Ganacsiga Hubka. 4.Isku dhacyada Beelaha. 5.Xanuunada faafa. 6.Kufsiga…
Danjire Cawad,ayaa su’aalo muhiim ah uga jawaabay Bulshada dood Space-ka lagu qabtay. Cawad,ayaa ahaa Wasiir Arimo dibadeedkii saxiixay xiligii Madaxweyne…
Qodobka xiisa leh ee laga helay xogta Safarka Safiirka UK ee Puntland,ayaa ah kulankii uu la yeeshay Bulshada rayidka ah…
Safaarada Ingiriiska oo ka war-bixisay Safarkii Safiirka UK ee Somaliya uu ku tagey Puntland maalin ka hor. Safaaradu,waxay dul istaagtay…
Madaxweynaha Dowladda PL Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Adduunka (FAO) ee Somaliya…
Aamiin,waa uqalmaa marka la qiimeeyo khibradiisa shaqo ee dhanka amaanka,balse dhanka qaadista masuuliyada ma mudna in Amniga PL lagala tashto.…
Beesha Caalamku,way ka dhabaysay balanqaadkeedii ahaa in PL loo fasaxayo qoondada ay ku lahayd Mashaariicda horumarineed. Madaxa UNDP oo qaybta…
Talyaha Booliska iyo Agaasimaha Ciidamada Badda,ayaa ugeeyay Madaxweyne Deni Aamiin Xaaji Khayr. Ugaynta Madaxweynaha,ayaa daarnayd in lays fahansiiyo isaga iyo…
Kulankii ka dhacay Qasriga Madaxtooyada PL ee Garowe,waxa uu ahaa mid is fahan kusoo idlaaday. PL,waxay muujisay bisayl iyo diblomaasiyad…
28-kii April ee Sanadkan,ayuu helay kalsoonida Seneterada iyo Saxiixa Madaxweynaha Safiirka cusub Dowlada Maraykanka ee Somaliya. Sanad ka hor,ayaa la…
Garowe : 04, May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska…
Ciidamo PSF ah,ayaa gaaray Xaafuun,kuwaasoo fariisin ka samaystay Warshadii hore ee Cusbada. Ciidanka gaaray Xaafuun,ayaa dhan 26-Gawaarida Gaashaaman iyo 150-Askari.…
Xaruntan waa halka loo diyaariyay in ay degaan koox shisheeye ah oo ka hawlgalaysa Xaafuun. Kooxdan,ayaa iskugu jirta Maraykan iyo…
Garowe,waxaa Berii foog kasoo degaya wefti sare oo BC ka socda,waxaana hogaaminaysa Wasaarada Arimaha dibada UK. UK waxay wakiil utahay…
Dowlada Imaaraadka,waxay si rasmi ah unoqonaysaa garabgalaha Ciidanka Booliska Puntland. Gudi ka socda Wasaarada arimaha gudaha Imaaraadka,ayaa ujoogay Garowe diyaarinta…
Garoowe: May 02, 2024 Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa furay Horyaalka Kubada Cagta Puntland.Tartanka oo ay…
Agaasimaha sirdoonka Pisa Ninka haatan ah Jamaal,waxay ubadan tahay in la geeyo Agaasimaha Ciidamada Badda. Halka Agaasimaha Ciidamada Badda uu…
Bosaso,waxaa kusoo siqaya Nabad-diidka oo kaga soo durkaya dhanka Buuraha Cal Miskaad. Ujeedkoodu,waa in ay ugudbaan dhanka Buuraha Calmadow oo…
Ciidamada PISF ee fadhiya Garowe ,waxaa si khaldan udhexgalay Agaasimihii ku magacownaa,balse si dadban looga dhigay hawlgabka Shaqo. Xerada Ciidankan…
Puntland,waxay utaagnayd,una taagan tahay,una sii taagnaan doontaa Somaliya mid ah,Qaran ah,Dumuqraadiya,Fadaraal ah oo Nooluhu karaamo ku dhex leeyahay. In aan…
Garoowe: 02 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Madaxweyne Deni,ayaa laga sugayaa Magacaabista Agaasimayaasha cusub ee Wasaaradaha PL. Agaasimayaasha sida hordhaca ah loo helayo xogtooda ah in xilka…