Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xolaha Dowladda Puntland Siciid Cismaan Aadan oo manta shir jira’iid ku qabtey Magalada Garoowe ayaa ka hadlay…
Browsing: Puntland
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo kamid ah Guddiga gurmadka fatahaadaha ee Dowladda Federalka, ayaa…
Guddiga gurmadka fatahaadaha ee dowlada federalka ayaa sheegay in xaaladda Beledweyne ay tahay mid qatar badan ay ka jirto isla…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyadda Dowladda Puntland ayaa maanta Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ku Qabatay shir dib loogu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed), oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in habka xasaanad ka qaadidda saddexda…
Taliska Qeybta Booliska Gobalka Bari oo ay Wehliyeen Ciidanka Birmadka Booliska Puntland ayaa Magalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa…
Gudoomiyaha degmada Jariiban, Maxamuud Maxamed Maxamuud “Muufo”ayaa ka jawaabay hadalkii Xildhibaan Cawil Daad, isagoona sheegay in laga doortay Degmada Jariiban…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka hadlay dhismaha Waddooyinka waa weyn ee Puntland, gaar ahaan Dib-u-dhiska iyo…
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Dowladda Soomaaliya Dr. C/rixmaan Abdi Xaashi, ayaa ka warbixiyay Kheyraadka Dalka iyo Waxyaabaha…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug Cabdirashid Cali Xaashi “Dhuubane”, ayaa taageeray khudbaddii Madaxweynaha Dowladda Puntland uu ka jeediyay furitaanka kalfadhiga…
Nabadono ,Cuqaal iyo Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo shirjaraa’id ku qabtay Garowe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay wixii maantay ka…
Musharaxa u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka…
Madaxweynihii Hore Dowladda Puntland Senator C/rixmaan Maxamed Maxamuud Faroole, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay furitaanka Kalafadhiga 46-aad ee…
Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe, ayaa sheegay in ay Madaxweynaha la…
Ra’iisulwasaarihii Hore ee Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka hadlay Is-bedelada uu waddo Ra’iisulwasaare Abiy Ahmed oo xafiiska kala wareegay,…
Madaxweynaha Maxkamadda Cadaaladda adduunka ee ICJ Cabdiqawi Ahmed Yuusuf ayaa ka hadlay Is-bedelada ka socda Gobalka Geeska Africa iyo Is-dhexgalka…
Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ayaa haatan ka furmay magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, waxaana shir guddoominaya Madaxweynaha Puntland Dr.…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ayaa kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe masuuliyiin ka socda…
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa Maanta ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kalfadhiga 6aad kulankiisa 3aad ayadoo Ajandaha…
Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Sare ee Puntland Nuur Ciise Maxamed, ayaa dhaariyay Wasiir ku-xigeenada iyo Wasiiru Dowlayaasha uu dhowaan magacaabay Madaxweynaha…
Maxaa kala socotaa Taariikhda, Halgankii #SSDF Iyo Hal-abuurkii Khaliif Sh. Maxamuud? Waxaa ka warramaya qoraa Cabdulqadir Sheikh Maxamuud oo ay walaalo…
Booliska Dalka Kenya ayaa sheegay in Darawal Gaari Hoomey ah waday uu 8 qof oo Kenyaan ah ka badbaadiyay Ciidamo…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/Raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in eedaha musuq maasuqa la xiriira ee ka dhanka ah Soomaaliya…
Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame, ayaa ka hadlay xirnaanshaha Waddooyinka Caasimadda, Maqnaanshaha Maqaamka Muqdisho iyo awooda…
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kala qeyb galay madaxda kale ee Qaaradda Afrika kulanka furitaanka Madasha Dhaqaalaha ee…
Maxkamadda sare ee Puntland ayaa go’aamisay in la dhaqan-geliyo xukunkii dilka ahaa ee ku dhacay saddexdii xukmane ee lagu helay…
Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed ayaa kormeer ku sameyey qaar kamida Xarumaha Dowlada ee Magaalada Boosaaso ee…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa beenisay Warbixin uu qoray Wargeyska afka dheer ee Dailynation,kaas oo wareysi lagula yeeshay Safiirka…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland iyo Masuuliyiin katirsan Labada Gole ee Puntland ayaa kulan kula qaadatay…
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland oo ay weheliyaan xubno katirsan golaha wakiiladda iyo Maamulka Gobolka Mudug ayaa magaaladda Gaalkacyo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid C/llaahi Deni, ayaa sheegay in Xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo ay ugu deeqday Garoonka Kubadda Cagta…
Waxaa maanta lagu aasay Muqdisho Meydka Taliyihii Ururka Gorgor ee ka tirsanaa Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka G/lle Maxaadeey oo habeenkii…
Fiqi Abdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe. Soo dhaweynta…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Oktoobar, 20, 2019 kormeer shaqo ku tegey Cisbitaalka Guud ee magaalada Boosaaso…
Waftigii uu hoggaaminaayay Wasiirka Maaliyadda Dawladda puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa booqday goobo ay ka mid yihiin Garoonka diyaaradaha,…
Odayaal dhaqameed Muqdsiho u joogay xal u raadinta afduubka Dowladda Federaalka Soomaaliya u geysatay Wasiirka amniga Jubbaland C/rashiid Janan ayaa…
Banaan-baxyo rabshado wata oo ay ku dhawacmeen haweenay iyo wiil araday ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee ee…
Wasiirka Maaliyadda Dawladda puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada BADHAN ee xarunta Gobolka sanaag.…
Madaxwaynahii Hore ee Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo xalay ku saxiixay Magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota, Buugg uu dhawaan…
Agaasimihii hore ee Radio Daljir Axmed Sh Maxamed (Tollman) ayaa manta markii ugu hooreysay la horkeenay Maxkamada Derajada Kowaad ee…
Taliska Booliska Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa beeniyey Warar lagu faafiyey Baraha Bulshada oo sheegaya in isbaarooyin la soo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay waxaa ay u ambabaxeen dalka…
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa si kulul uga hadlay dil xalay Magaalada Kismaayo loogu geystay Nabadoon Xaaji Siciid Ciise Cabdi oo…
Jaaliyadda Jubbaland ee dalka Norwey ayaa soo qaban qaabisay munaasabad lagu taageerayay Caleema saarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay haweenka gobolka Bari. Kulanka waxaa Madaxweynaha ku weheliyey…
Duqa Degmada Boosaaso ee Gobalka Bari Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa ka hadlay dhaqaalaha kasoo xarooda Degmada Boosaaso iyo howlaha ay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer ku tegey Cisbitaalka Guud ee Boosaaso iyo Xarunta Gobolka Bari.…
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquradiyeynta Dowladda Puntland,ayaa sharaxaad ka bixiyay warqad lagu mamnuucay in Xafiisyo Siyaasadeed Puntland aysan…
Wafdi ka socda Xubnaha Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta Sharciga doorashooyinka qaranka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa gaaray Magaalada…
Dowladda Puntland ayaa faah faahin ka bixisay sababaha ka dambeeya inay xiraan Xafiisyo ay deegaannada Dhahar iyo Goldogob ka furteen…
Wasiiradda Maaliyadda Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ku adkeystay in muranka xuduudda badda ee u dhexeeya labada Dowladood uusan joojin…
Madaxwaynahii Hore ee Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa soo gaaray Gobolka Minnesota , halkaas oo maalinta Axada…
Gudoonka Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Mikarafoonka ka xirtay Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar jecel oo ka mid ah…
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa sheegay in xildhibaanada Golaha Shacabka Sanadkaan ay u yaallaan…
Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland ayaa Magaalada Boossaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ku qabatay Tababar ku saabsan…
Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad oo ka hadlayay Shir ay duleedka Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid…
Isimada, Nabaddoonada iyo Waxgaradka Gobalka Bari ayaa raalli-gelin siiyay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, waxaana ay sheegeen in…
Masuuliyiinta Wasaradda Cadaalada, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Dowladda Puntland ayaa kullan isugu yeertay qaar kamid ah Culimada Magaalada Garowe ee…