Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Puntland Maxamuud Xasan Ow-cusmaan, oo Shir Jaraa’id maanta ku qabtay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland…
Browsing: Puntland
Kulan looga hadalayo Horumarada kasocda Gobolka Mudug, gaar ahaan tayaynta Waxbarashada iyo Dhismaha Jaamacadda Jariiban ayaa lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo…
Shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen labada madaxweyne ee dowlad deegaanada Soomaalida iyo Canfarta dalka Itoobiya ayay ka sheegeen…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ayaa kulan kula qaatay Ceelka Biyo-kulule ee duleedka Magaalada Boosaaso Isimada, Nabaddoonasa iyo Waxgaradka…
Saraakiisha Ciidamadii dhowaan kusoo biiray Dowladda Puntland ee Magaalada Ceelbuh ee Gobalka Sanaag ayaa u jawaabay Wasiirka Cadaaladda Maamulka Somaliland…
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa ka hadlay dooni dhowaan ku degtay dalka Caman una rarnayd ganacsato…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka hadlay xaalada dhaqaale iyo dhibaatooyinka ka dhashay go’doonkii ay saartay Dowladda…
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa goordhow waxaa ay gaareen Magalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug,…
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Cabdixakiin Dhoobo-Dareed”, ayaa ka hadlay Afar Xildhibaan oo dhowaan ku eedeeyay Madaxweyne Deni Safarkii uu…
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Boosaaso. Weftiga…
Maxkamada Caalamiga ah ee Adduunka ee ICJ ayaa maanta mar kale dib u dhigtey dhageysiga dacwada muranka badda ee u…
Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Beesha Cali Ibraahim oo kamid ah beelaha dega Gobolka Mudug ayaa Gaalkacyo ku qabtay shir ay ku…
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed “Dhooba-daareed”, oo hogaaminayay Guddiga joogatada ah ee Baarlamaanka oo tababar uga qaybgalay…
Madaxweynihii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa bixiyay wareysigii ugu horeeyay ka dib doorashadii Koonfur-Galbeed December…
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Cabdixakiin Dhoobo Daareed, ayaa ka warbixinaya Tababar aqoon kororsi ah oo Magaalada Kampala ee dalka…
Dowladda Puntland ayaa dadaal ugu jirta burburinta Danley Siyaasiyiin iyo Odayaal isugu jira, kuwaas oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo…
Khudbadda Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa ugu baaqay Madaxweynayaashii Hore ee Soomaaliya iyo Siyaasiyiinta diidan hab-dhaqanka Xukuumadda…
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ku baaqay Midnimo iyo wadajirka Umadda Soomaaliyeed, waxaana uu sheegay in…
Golaha Wasiirrada Arrimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta shir deg deg ahaa oo shalay ay ku yeesheen Dalka Masar ayaa waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay ka hadlayay munaasabad lagu xusayay maalinta Calanka Soomaaliya oo xalay lagu qabtay…
Ciidamadii Maamulka Somaliland ee Degmada Ceelbuh ee Gobalka Sanaag, ayaa saaka ku dhawaaqay inay kasoo baxeen Maamulka Somaliland, kuna soo…
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Xafladda Caleema-saarkiisa, isagoona baaq u diray Madaxda…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa nasiib darro ku tilmaamay xarigii Dowladda Federaalka Soomaaliya u geysatay Wasiirkii Amniga…
Senator Muuse Suudi Yalaxow oo khudbad ka jeedinayay Caleema-saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa si kulul u dhaliilay Hab-dhaqanka Madaxweynaha DFS Maxamed…
Hoggaamiyaha Xisbiga ugu weyn mucaaradka ee Wadajir C/rixmaan C/shakuur Warsame, oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Xafladda Caleema-saarka Madaxweynaha…
Guddoomiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale, ayaa Khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay Xafladda Caleema-saarka Madaxweynaha Jubbaland oo hada…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hadlay kadib markii uu gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Kismaayo…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa si weyn uga soo horjeestay Warbixintii uu baahiyay Hanti dhowraha Qaranka…
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta kusoo dhaweeyay Magaalada Kismaayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh…
Munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday magaalada Garoowe ayaa lagu Caleemo saaray Nabadoon Nuur Jaamac Raage oo ka mid noqday…
Wafdigii Wasiiradda ahaa ee ka socday DFS oo dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho ayaa Cadeeyay ineysan Puntland isku waafaqin Arimaha…
Iyadoo laga duulayo siyaasadda Xukuumadda Dowladda Puntland ee Tayaynta iyo Tirakoobka ciidamada Dowladda waxaa markii ugu horaysey lagu bilaabay ciidamada…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Abdirahman Abdishakur Warsame, oo la hadlayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sweden, ayaa si adag u dhaleeceeyay hadal…
Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in marxaladihii KMG ee uu dalka soo maray iyo kaddib…
Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo bilihii u dambeysay aad u dhaliilayay siyaasada Dowladda uu hoggaamiyo…
Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland Faarax Caawash Beel-daaje, ayaa sheegay inla helay doonni kalluumaysi iyo bad-maaxyadii la…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa Mowjado adag oo isugu jira kuwo Siyaasadeed iyo inay lumiso Taageerada dhaqaale ee Beesha Caalamka,…
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta sheegay inay dacwad ka dhan ah Xukuumadda…
Wasiirka Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Dowladda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash oo warbaahinta kula hadlay Boosaaso ayaa sheegay in wasaaraddu baadi…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan muhiim ah kula Qaatay wefti ka socda UNSOM…
Ra’iisulwasaarihii Hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa si kulul ugu eedeeyay Xukuumadda hada jirta inay ku…
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa tallo u soo jeediyay Madaxweynaha DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa dhaleeceyn badan kala kulmay hab-dhaqankii…
Xubno kamid ah Gudiga Odayaasha amniga Gobolka Mudug oo warbaahinta kula hadlay Gaalkacyo ayaa soo saaray baaq nabadeed oo looga…
Wasiirka Maaliyadda Dawladda puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.…
Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay shirka iskaashiga oo maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho…
Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa uu si kulul uga hadlay khilaaf ka dhex aloosan qaar…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni oo ka hadlayay dadka aan iyaga oo ogeyn wax la isku hayo caytama…
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan kula qaatay magaalada Boosaaso bulshada gobolka Bari. Kulanka ayaa waxaa sidoo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo ka hadlayay kulan caawa uu la yeeshay Shacabka Magaalada Boosaaso ayaa si…
Dowlada Fadaraalka way ka gardaran tahay Jubaland,qabka madaxda Dowlada waa in ay hoos u dhigaan oo qanciyaan bulshadooda”ayuu yiri Madaxweyne…
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa diiday in ay ka qeyb gasho shirka madasha Iskaashiga Soomaaliya, Waxayna ku eedaysay in dowladda federaalku…