Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarigga ka jaray xarunta dhallinyarada iyo cilmi baadhista…
Browsing: Puntland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kormeer ku tagay Xarunta dhexe ee Telefishinka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa…
Taliska Qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa horgeeyay Maxkamada Darajada 1-aad ee Gobalka Bari dad lagu soo qabqabtay furashada Moobilada iyo…
Shir jaraa’id oo uu maanta Badhan ku qabtay Wasiiru Dawlaha Wasaarada Deegaanka ,Beeraha iyo Isbedelka Cimiladda Puntland C/rashiid Cali Geele…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta sagootin ugu sameeyey Qasriga Madaxtooyada dowladda…
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu baxay dalka Jabuuti. Safarkan Madaxweyne Biixi…
Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Xuseen Cismaan Lugatoor, oo shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Badhan ee Gobalka Sanaag…
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud, oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in Dowladdu waddo…
Waxaa si caadi ah kusoo laabtay shaqada Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, iyadoona ay ka degayeen…
Banaan-baxyo looga soo hor-jeedo shirqoolka iyo afduubka DFS ay u geysatay Wasiirkii Wasaaradda amniga Jubbaland C/rashiid Janaan, ayaa ka dhacay…
Qaar ka mid ah Nabad-doonada Beesha Cumar Maxamuud oo maanta Shira Jaraa’id ku qabtay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudig…
Dowladda Puntland ayaa beenisay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyay Baraha Bulshada, kuwaas oo ku aadan in diyaar hub ah…
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Xuseen Cismaan Lugatoor, oo maanta kormeeray Garoonka Diyaaradaha Degmada Badhan ee Gobalka…
ku simaha Madaxweynaha dowladda Puntland, ahna Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Ololaha Taageeridda Daaweynta Xoolaha…
Madaxweyne Ku-xigeenkad dowladda Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada Puntland oo…
Cabdiqaadir Cabdi Sharaay oo ka mid ahaa kooxaha Mucaaradsan nidaamka Dowlad-Goboleedka Jubbaland oo meel fagaare ah kula hadlay boqolaal ka…
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, oo ka hadlayay Degmada Hobyo oo uu ka socdo Shirka Wada-tashiga Beesha…
Shirweynihii 4-aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa lagu soo geba-gebeeyey Magaalada Garowe ee…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, iyo xubno la socda ayaa socdaal aan horay loo sii shaacin ku tagay…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, Sarreeye guuto, Odawaa…
Xildhibaan Maxamed Cabdi Xaraf oo kamid ah Golaha Wakiiilada Dowladda Puntland, ayaa ku eedeeyay Xukuumadda Madaxweyne Deni inay dayacday Magaalada…
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in…
Xaalad kacsanaan ah ayaa Caawa ka jirta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, ka ldib markii maanta Ururka Ahlu-sunna ui ku…
Dawladda Kenya ayaa shalay si tijaabo ah u billowday dhoofinta shidaalkii ugu horreeyay oo laga dhoofiyey dekedda Magaalada Mombasa. Goobta…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay kulan uu dalka Jabuuti kula qaatay Guddoomiyaha…
Boqolaal kamid ah Shacabka Soomaalida Ogadenia ee ku dhaqan Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland, ayaa u dabaaldagay…
Shirweynaha Afraad ee dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maalintii labaad ka socda Magaalada Garoowe ee Caasimadda…
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland C/xakiin Maxamed Axmed Dhooba-daareed, ayaa Sheegay in Dowladda Puntland ay gacan buuxda ka geysanayso Dhameystirka…
Wasiirka Wasaaradda Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland Dr. Ismaaciil Diiriye Gamacdiid, ayaa ku dhawaaqay in qeybo kamid ah…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen, ayaa kulan looga hadlayey xoojinta Ammaanka iyo ka hortagida falalka lidiga…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan soo dhawayn iyo is xog waraysi isugu jiray la qaatay Guddiyada…
Shir ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, Wasiirada Wasaaraddaha Hawlaha Guud, Deegaanka, Kaluumaysiga, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha…
Re’iisalwasaarihii Dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, oo ka hadlayay Shirka Dib u heshiisiinta iyo Dimuqraadiyadda waarta ee…
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Maxamed Cusmaan Majiino ayaa kormeer kutagay Dekadda Degaanka Garacad, isagoona kulan la yeeshay Maamulka,…
Odayaasha dhaqanka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo maanta kulan iskugu yimaaday ayaa shacabka Jubbaland ugu hambalyeeyay dib u doorashada Madaxweynaha Jubbaland…
Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya inay…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta mar kale loo doortay Madaxweynaha Jubbaland doorasho Baarlamaani ah. Madaxweynaha…
Doorashada Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland oo ay ku tartamayaan Musharixiin 4 ah oo kala ah; Axmed Maxamed Islaam, Canab Maxamed…
Guddiga Gollaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sharaxaad ka bixiyay go,aanadii u danbeeyay ee ku aadanaa sugidda amniga magaalada Kismaayo…
Banaan-baxyo rabshado wata ayaa saacadihii lasoo dhaafay gilgilay Magaalada Laas-caanood ee xarunta Gobalka Sool, kuwaas oo looga soo hor-jeedo Maamulka…
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka ahaa dhaarinta Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka dowladda…
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiirada Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah…
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Puntland ahna Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Qaban-qaabada Shirka Maal-gashiga Puntland Faarax Maxamuud Cawaash, ayaa…
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa ku eedeeyay Ciidanka xoogga dalka ee ka tirsan qeybta 60aad…
Waxaa goor dhow bilaabatay hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan tartanka doorashada Madaxweynanimada Gowlad Goboleedka Jubbaland.
Labo kamid ah Musharixiinta Doorashada Xilka Madaxweynaha Dowlad Gobaleed Jubbaland, oo Saxaafadda kula hadlay Kismaayo ayaa ku dhawaaqay inay ka…
Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta…
Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo kamid ah labo Ugaas oo kasoo horjeeday hanaanka Doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka ahaa dhaarta Guddiga Kumeel-gaar ka ah ee Doorashooyinka Puntland oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa…
Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland ee ayaa markale dib u dhigtay ku dhawaaqista Kiiska Marxuumad Caasho ilyaas, Iyadoona sheegtay in…
Maxkamadda Darajada koowaad ee gobolka Bari ayaa maanta xukunno xabsi iyo ganaax ku riday dad lagu soo qabtay maandooriyaha Khamriga…
Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland ayaa maanta dhaarisay Garsoorayasha Maxkamadda Darajada Kowaad, Maxkamadda Racfanka iyo Xeer ilaaliyaha Gobolka Mudug, kuwaas…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in Xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo ay diyaar u tahay iin…