Waxaa maanta laga bilaabay dekeda magaalada Kismaayo soo saarista maraakiib hore ugu degtey gudaha dekeda taasoo dhibaato ay ku qabeen…
Browsing: Puntland
La-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Wajiis), ayaa beeniyay warbixin lagu daabacay wargeyska Alwaddan…
Wasiirka Wasaaradda amniga Dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa amray Hay’adaha ammaanka Puntland inay galaan heegan buuxa. “Dhammaan Ciidamada Puntland…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa guriga…
Guddiga arrimaha dibadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho kula kulmay wasiirka wasaaradda…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shir guddoomiyey shirka Amniga Puntland. Shirkan oo ka qabsoomay qasriga Madaxtooyada Garoowe…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada Garoowe kulan kula qaatay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland…
Xaalad kacsan ayaa ka jirta Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobalka Sanaag, kaddib dagaalo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacayay qeybo kamid…
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo la farayo guud ahaan qaybaha…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa casho sharaf u sameeyey martida kasoo qayb gashay Bandhigga Buugaagta Garoowe oo…
Gen. Khaliif Ciise Mudan oo kamid ah Aas-aasayaashii iyo Siyaasiyiinta Puntland, ayaa si kulul ugu eedeeyay Dowladda Federaalka ee fadhigeedu…
Diyaarad ka timid dalka Qatar ayaa goor-dhoweyd Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ka qaaday dhaawaca Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. C/raxmaan Yariisow.…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada Jubbaland oo lagaga hadlay qodobo…
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in sanadkaan uu aad u kordhay Ardayda natiijada wanaagsan ka keenay…
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqradiyeynta Dowlada Puntland Maxamed Cabdiraxman Dhabancad, ayaa fariin kulul u diray Maamulka cusub ee…
Wasiirka wasaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowlada Puntland Maxamed c/raxmaan Dhabancad iyo wefti uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada Dhahar…
Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka & Gureyeynta Dowladda Puntland iyo Shirkadda ayaa maanta soo gabagabeysay qiimayntii waddada isku xirta Garoowe iyo…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan uga qeyb galaya Dugsiga Tababarka ee Turk-Som munaasabad tababar loogu…
Xubnaha Guddiga Wadada Bartamaha Boosaaso ee dib u heley xorriyadooda ayaa Goordhow la hadlay Warbaahinta, iyagoo ka warbixiyay waxyaabihii ay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Jaamacadda PSU Garoowe si rasmi ah ugu daahfuray Bandhigga Buugaagta Garoowe #GIBF2019…
Maxkamada Darajada Koobaad ee Gobolka Bari ayaa xorriyadoodi dib ugu soo celisay Masuuliyiintii Guddiga dib u dhiska Wadada halbowlaha ah…
Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan, ayaa Magaalada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar ka daah-furay Shirka dib u…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa ka hadlay Warbixin uu saacadihii lasoo dhaafay baahiyay Wargeyska New York Times,…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, ayaa si rasmi ah u shaaciyay Shirka Maal-gashiga Puntland, kaas oo dhowaan la…
Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa shir jaraaid oo ay ku qabteen Magaalada Garoowe, uga hadlay xariga loo…
Maxkamada sare ee Dowladda Puntland ayaa mudaysay gar-maqalka Kiiskii Maxruumad Caasha Ilyaas Aadan, oo aheyd Gabar 12 sanno jir ah…
Guddoomiyaha Gobalka Mudug Axmed Muuse Nuur oo goor-dhaweyd Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, ayaa ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynihii Hore ee dalka Koonfur Afrika Mudane…
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuca Waxbarasho oo ballaaran, kaasoo halku dhigiisu yahay Waxbarashadu yeyna ku…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa si adag uga hadlay Guddiga Wada-hadalada Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland ee…
Duqa Caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe Axmed Siciif Muuse ayaa xariga ka jaray Dugsi farsamo oo ay Xaafada Waaberi ee…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo sabti ah qaatay warqada is diiwaan galinta Musharaxnimada Madaxweynaha…
Qaar ka mid ah xildhibaanadda kasoo jeedda degaanada maamulka Somaliland ee ku jira labadda aqal ee dowladda dhexe ee Soomaaliya…
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu jawaab cad ka bixiyey guddi ay dhawaan dowladda dhexe ee Soomaaliya u…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay xafiiskiisa kaga hadlay markab labaatan kun oo ari…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdullaahi Deni, ayaa faray Golaha Wasiirada inay dhaqan geliyaan amar uu kasoo saaray Dhismeyaasha iyo Deegaamaynta…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo shir gudoomiyey shirka golaha xukuumadda oo maanta looga hadlay arrimo xasaasi ah.
Golaha shacabka Dowlada Puntland ayaa manta kulan ay ku yesheen xaruntooda garowe waxa ay codka aqlabiyad leh ku ansixiyeen Gudoomiyaha…
Bulshada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug ayaa duleedka magaalada qado sharaf mahad celin ah ugu sameeyay Ra’iisul wasaaraha…
Shirka shaqo Abuurka dhaliyarada Somaliyeed oo u dhaxeeyey Wasiirada shaqada iyo shaqaalaha Dowladda dhexe iyo Dawladdaha xubnaha ka ah ayaa…
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta Muqdisho ka furay shirka Dardar-gelinta iyo fulinta…
Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdinuur ayaa shir guddoominayay kulan ay maanta yeesheen laamaha amniga Jubbaland waxaana ka qayb galay…
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Puntland Mudane Faarax Maxamuud Cawaashe, ayaa sheegay in dhul-gariir xooggani uu ka dhacay…
Waxaa maalintii labaad ka socda Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland , Shir u dhexeeya Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa digniin adag u diray Dad uu sheegay inay wadaan qorshayaal la doonayo…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wakiilka gaarka ah…
Shirkadda Diyaaradaha ee Ethopian Airline, ayaa Duulimaadyo ka bilowday Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland. Munaasabadda lagu…
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, waxaa maanta ka furmay Shir looga hadlayo Arrimaha Shaqa Abuurka Dhalinyarada Soomaaliyeed, kaas oo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa u magacaabay Maamulaha Furdooyinka Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, Maxamed Yusuf…
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Faderalka Soomaliya Saadiq Warfa oo ay waheliyaan Wasiirada Wasaaradaha shaqada iyo shaqaalaha Dowladaha…
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil (Xasan Yare) oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ee laga soo doortay Jubbaland ayaa ku eedeeyay…
Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan la qaadatay masuuliyiin ka socday shirkadaha u adeega Xujeyda Somaaliyeed ee…
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Xassan Maxamed Gaafaadhi, oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeyso ayaa cadeeyey in markab Somaliland xoolo…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo Saxaafada la hadlay ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii iyo…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa magaalada Boosaaso kulan kula qaatay bulshada magaalada Boosaaso ee…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu…
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Puntland Cabdifitaax Xaange, ayaa sheegay in Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay saacad…