Liibaan Shuluq,waa in Maamulka Galmudug soo qabtaa oo Maxkamad saaraa,sababtoo ah,isagaa Hubkan lahaa oo ka xadgudbay Sharciga. Ujeedka Liibaan Shuluq…
Browsing: Somalia
“Hubku,wuxuu ahaa mid Sharcidaro ah,waxaa la wareegtay DFS,iyadiina,waxaa xoog ugala wareegay Maleeshiyo”Ayay tiri DFS. Hubkaas,waxaa lahayd DFS,waxaana ka qaatay mid…
Hubkan,waxa uu toos fashil ugu yahay Xasan Shiikh iyo hogaamintiisa,wuxuuna saamaynayaa…… 1.Cunaqabatayntii Hubka ee la qaaday 2.Tuhunka la shaqaynta argagixisada.…
Hubka,waxaa laga soo gaday Itoobiya,waxaana soo gaday Liban Shuluq oo kasoo jeeda Beesha HG Sacad. Liibaan Hubka,waxa uu kusoo iibshay…
Waa loo baahnaa in Deni ka biyo diido soo jeedintii Swan ee ahayd…. “Waxaan rabnaa in DF iyo PL wada…
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump oo mar kale u tartamaya doorashada madaxtinnimada,ayaa Isniinta maanta ah dib ugu laabanaya ololihiisa…
Dhibka Somalida burburkii kadib soo wajahay,waa in Xamar Caasimad usii ahaato. Qodobka ugu horeeya ee ay tahay n laga doodo,hadiiba…
Wadan Somaliya la yiraahdo oo ficiliyan la arki karo miyaa jira? Dowlad Somaliyed oo macno leh miyaa jirta? Guusha la…
Ciidamada amaanka Kenya,ayaa Gacanta ku dhigay Nin dilay 42 Haween ah oo ay ku jirto Xaaskiisa. Ninkan,waxaa laga soo qabtay…
Xaqiiqdii MW Deni,waa in lagu amaanaa asiibida xulashada Hanti-dhowraha Dowlada PL. Cismaan Cali,waa istaahilaa in loo dhiibo Xaafiiska Hantidhowraha PL………
MW Deni,ayaa Caawa qayb ka ahaa kulanka Olalaha Doorasho ee Xisbigiisa KAAH. Qoraal usoo dhigay bartiisa FC-ga,ayuu ku yiri….. “Waxaan…
1.Deni ma yahay hogaamiye? 2.Deni ma yahay hogaamiyihii PL ubaahnayd? 3.Deni maku hagayaa PL Jidkii saxda ahaa?. Dood dheer oo…
The top United Nations official for Somalia today visited its Federal Member State (FMS) of Puntland, where he discussed a…
Caqabadaha Garsoorka Puntland haysta,ayaan ka qabanay Dood ku saabsan,waxaana marti noogu ahaa Garyaqaan Ismaaciil Cabdulaahi Cilmi oo ah Xubin ka…
Sida ay sheegta hay’adda sirdoonka ee FBI-da, Ninka looga shakinsan yahay in uu toogtay madaxweyne hore Donald Trump,ayaa lagu magacaabaa…
Millatariga Israa’iil,ayaa weerarka ku sheegay mid ay ku beegsadeen taliyaha Milatariga Xamaas, Maxammed Deyf iyo Abaanduulaha Labaad ee Xamaas Rafa…
Madaxweyne Biden,waxa uu ka hadlay weerarkii lagu qaaday Trump. “Maraykanka meelna ugama banaana rabashadaha noocaas ah,mana aqbali karno”.Ayuu yiri Biden.…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa lagala orday masraxa isu soo bax ka dhacay magaalada Butler ee gobolka Pennsylvania…
Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka ee Sadexda Degmo,waxay PL ugu fadhiyaan qiimo weyn. Gudaha PL Siyaasiyan,waxay qiimo uleeyihiin Maamul wanaaga,ku dhawaanshaha Dowladnimada…
Samatar macno lama joogin miisaana lama tagin. Awdal saamayn toos ah iyo mid dadban midna kuma leh. Doorashooyinka SL,waxba kama,badali…
Warar dheerada,ayaa ka soo baxaya is-rasaasayn ka dhacday gudaha xarunta xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku jiraan…
Waa muuqaal muujinaya Dowladnimo iyo maqaam sare. Waxa uu dhiirigelin uyahay Bulshada Puntland,si gaar ah jiilka soo kacaya oo ku…
Wefti sare oo uu hogaaminayo Wakiilka QM ee Somaliya James Swan,ayaa soo gaaray Caasimada Puntland ee Garowe. Arimaha ay kawada…
Biden weli waa ku adkaysanayaa in uu yahay Musharax utaagan tartanka Madaxweynaha Maraykanka. Boqolaal taageerayaashiisa ah ,ayuu kula hadlay Magaalada…
Madaxweyne ku xigeenka Kenya, Rigathi Gachagua si cad,ayuu ugu dhawaaqay in Talyaha Sirdoonka Kenya Nuuradiin Xaaji uu ku fashilmay Shaqada…
Waxaa bilowday hardan cusub oo ka dhex jira Afarta hogaamiye ee Somalida Geeska Afrika ee kala ah… 1.Deni. 2.Muuse. 3.Xasan.…
Biden,waa mid ka mid ah Siyaasiyiinta taariikhda Maraykanka meel sare ka galay oo ku dhawaad Nus Qarni u adeegayay Qaranka…
Tagida Hargaysa ee Safiirka Maraykanka,waa iska dabiici ku aadan isbarasho iyo sii wadida Shaqada caadiga ah. Kulanka Safiirka iyo MW…
Itoobiya in Somalidu la loolanto ma fiduda,sababtoo ah,waxaa jira qaybo badan oo Somaliya oo ay isku siyaasad yihiin. Saakay Ciidan…
In uu Afkiisa kasoo baxo hadal udhigma ..”Shabaab in ay la dagaallamaan Itoobiya,iyagoo difaacaya Dhulka Somaliyed”,waa qayr masuulnimo. Shabaab mahan…
Madaxweynaha Kenya Dr William Samoei Ruto,ayaa kala diray guud ahaan Golihiisii Wasiirada marka laga reebo Madaxa Golaha Wasiirada ahna Wasiirka…
Muqdisho, 11 Luulyo, 2024: — Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu Guddoominayey Ra’iisul Wasaare…
Garowe, Luulyo 11, 2024: Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqda Aadanaha & Arrimaha qoyska Xild. Mowliid Abokor Caafi,ayaa shir Guddoomiyey kulan xubnaha Guddigu…
Taliyaha Hawlgelinta Ciidamada PMPF Gen. Abdirahman Mohamed Jama oo ay weheliyaan Saraakiisha Sar-sare ee ciidamada PMPF ayaa kulan kula qaatay…
Milatariga Israa’iil,ayaa u sheegay dadka reer Qasa in ay ka baxaan koonfurta Magaalada,isla markaana u guuraan Marinka Qasa,iyadoo halkaana ay…
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii sheegay in suurta-galnimada iska hor imaad toos ah oo dhexmara Ruushka iyo NATO ay…
Garoowe: 11 July 2024 : Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey…
Kalfadhiga Baarlamaanka Puntland si habsami leh,ayuu fadhigiisa ugu wataa Caasimada Puntland ee Garowe. Su’aalo muhiim ah,ayaa lagu waydiinayaa Saraakiisha Ciidanka,Hantidhowraha…
Madaxweyne Biden oo martigelinaya shir-madaxeedka shan iyo Toddobaatan-guuradii NATO oo Washington ka dhacaya,ayaa u sheegay hoggaamiyeyaasha ka qayb galaya in…
Kulankii Labaad ee Kalfahdiga Shanaad ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayaa maanta ubaaqday kooram la’aan. Gudoomiye Aadan Madoobe,ayaa xildhibaannada aan fadhiga ka…
Garoowe, Luuliyo 10, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baarri Shire…
Hanti dhowraha Dowlada PL,ayaa soo saaray Warqad uu ku amrayo in dib loogu soo cesho Gacanta Dowlada Gaadiid Dowladeed oo…
Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed,ayaa gaaray Magaalada Port Sudan,isagoo booqanaya dalka ay colaaduhu aafeeyeen markii ugu horreysay tan iyo markii…
Kulanka 2024 ee Gaashaanbuurta NATO oo ka furmay Maraykanka,gaar ahaan Washington DC,ayaa diirada lagu saarayaa Sadex Qodob oo kala ah……
Cammar Al-Xakiim,waa Madaxa Dhadhaqaaqa Al-Xikma ee Wadanka Ciraaq kaas oo ah isbahaysi siyaasadeed oo dalkaas ka dhashay Sanadkii 2018-kii. Balse…
Maleeshiyada Shene oo kasoo jeeda Gobolka Oromiyaa ee toobiya,ayaa la sheegay in ay Afduubteen in ka badan Boqol Arday oo…
Dowladda Mareykanka,ayaa sheegtay, in qaar ka mid ah Ciidankeeda ay Axaddii kala soo baxday saldhigga ciidanka cirka Niger ee 101,…
Hay’ada Qandaraas bixinta Puntland mudo,waxay ahayd hawlgab Magac uyaal ah. Shaqadeedii,waxaa toos uqaadatay Madaxtooyada mana jiro Qandaraas soo mara oo…
Garoowe, Luulyo 08, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Abdirisak Axmed Sacid oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baarri Shire…
Guddiga Doorashooyinka Puntland iyagoo tixraacaya, Dastuurka Dawladda Puntland, Xeerka shaqaalaha Rayidka ah iyo Xeerka Doorashooyinka Golayaasha deegaannada Dawladda Puntland, wuxuu…
WARGLIN. Ku: Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Ku: Guddoomiyaasha Degmooyinka Garowe, Dangorayo iyo Godobjiraan. Og: Xisbiyada Siyaasadda Puntland Ujeeddo: U diyaar garowga…
Masood Peseshkian,ayaa loo doortay Madaxweynaha cusub ee Iran, isagoo ka adkaaday Ninka ay is hayeen ee muxaafidka ah, Siciid Jalili.…
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Jimcihii soo jeediyay kharash dhimis iyo deyn dheeraad ah, si xukuumaddiisa ay u kabto dal-daloolka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa caawa si rasmi ah u daah-furay Ololaha Xisbiyada…
Kooxda Xisbullaah ee dalka Lubnaan,ayaa in ka badan 200 oo Gantaal iyo weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn loo adeegsaday ku…
Ilaalada xeebaha Mauritania,ayaa Isniintii ilaa 89-Meydadka muhaajiriin kasoo saaray doon ay saarnaayeen oo ku qallibantay Badweynta Atlaantikada. Sagaal Qof -…
Boqorka UK, Charles III ayaa Jimcaha maanta ah si rasmi ah ugu magacaabay hoggaamiyaha Xisbiga Labor-ka Keir Starmer ra’iisul wasaaraha…
Wargeysa shebaintelligence,ayaa qoray war ku saabsan fikrado ay usdhaafsadeen Dowladaha Imaaraadka iyo Maraykanka oo saamayn ku leh SL. Xogta warkan…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa wacad ku maray inuu baaqi ku sii ahaan doono tartanka doorashada madaxtinimada ee dalkan ka…
Sida aan xogta ku helay Dowlada Turkiga,ayaa ka codsatay DFS in aysan ka jawaabin hadalkii Abiy ka horjeediyay Baarlamaankiisa. Turkidu,waxay…