Dhaqdhaqaaqan cusub ee Ciidamada Itoobiya,ayaa ku soo aadaya,iyadoo ay weli oogan tahay xiisad ka dhalatay is-afgaradkii badda ee Itoobiya iyo…
Browsing: Somalia
Wararka ka imaanaya Magaalada Matabaan ee Gobolka Hiiraan,ayaa sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu qiyaasay 4-kun oo Askari oo…
Xasan,waa Nin aan la bixinayan oo Xidigtiisu hoobatay. Waxaa ku qarxay qorshihii Xabaalaha ee Iskuul Boolisiya Todobaadkii hore. Todobaadkana,waxaa ku…
“Kama tanaasulayo musharaxnimadeyda gudoomiyaha Midowga Afrika,Soomaaliyana muhiim ayuu u yahay kursigan”Ayay tiri Fowsiyo Xaaji Aadan. Halkan ka daawo…
Cismaan Cumar Dool oo ka mud ah Siyaasiyiinta heerka dhexe ee Somaliland,ayaa lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Hargaysa Maanta. Dad taageeraya,ayaa…
Xizbullah ayaa Arbacadii sheegtay in meel ka mid ah Israel aysan ka badbaadi doonin dagaal, ka dib markii Israel ay…
Wakaalada Wararka Reuters,ayaa heshay warbixino ay DFS codsi ahaan ugu dirtay Taliska Ciidamada Atmis. Codsiga Dowlada Fadaraalka Somaliya ay dirtay,ayaa…
MOGADISHU, June 20 (Reuters) – Somalia’s government is seeking to slow the withdrawal of African peacekeepers and warning of a…
Weli Dowlada Xamar iyo Maamulada Bartamaha iyo Koonfurta Wadanka,waxaa ka awood badan Argagixisada. Marka laga qiimeeyo dhawr jiho…. 1.Xarumaha Tababarada.…
Warbaahinta Ruushka ee RIA ayaa ku warrameysa in labada hogaamiye ay kala saxiixdeen heshiis istiraatijiyadeed oo dhameystiran. Arrintan ayaa uu…
Madaxweynaha Ruushka Putin,ayaa gaaray Caasimada Waqooyiga Kuuriya ee Byongyang. Soo dhaweyn aad usaraysa,ayaa loogu sameeyay Garoonka Diyaaradaha,waxaana soo dhaweeyay Madaxweynaha…
Markii ugu dambeysay ee uu booqdo Kuuriyada Waqooyi sanadkii 2000, waxyar kadib Vladimir Putin waxa uu noqday madaxweynaha Ruushka. Xiligaas…
Dowladda Kenya,ayaa meesha ka saartay qaar ka mid ah qoddobo ku jiray hindise-sharciyeed cusub oo dhanka Maaliyadda ah, kaas oo…
Howlgalka lagu qabtay Ninkan,ayaa ka dhacay Xaafada Israac ee Magaalada Gaalkacyo,sida uxaqiijiyay Talyaha Booliska Gobolka Mudug ee Puntland. Talyaha,ayaa sheegay…
Heshiis hordhac ah oo isfahan,ayay la gaartay Imaaraadka Shirkada Wadaagsin ee Maamusha Dekeda Garacad. Heshiiska,waxaa Cod uqaaday Gudiga oo ka…
Badbaadada Dowladnimada Somaliya,waxay ku jirtaa Xamar oo laga wareejiyo fadhiga Dowladnimo… 1.Amaankeeda lama xakamayn karo. 2.Looma sina oo waa Magaalo…
Milatariga Israa’iil ayaa maalin kale oggolaaday Xabad joojin ay ku tilmaameen ‘taatiko’ taas oo ay ka sameeyeen xaduudaha galbeed Gaza.…
Ku dhawaad 80 wadan oo ka mid ah ilaa 100 waddan oo labadi maalin ee lasoo dhaafay shir caalami ah…
Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa kala diray Golihii Wasiirada ee dagaalka ee saameynta badnaa, kaasi oo u xil saarnaa…
In 2022, Hassan Sheikh Mohamud was re-elected as President of Federal republic of Somalia, marking the beginning of his second…
Dowladaha Sweden iyo Iran,ayaa Sabtidi shalay is-dhaafsaday maxaabiis ay muddo Sannado ah kala hayeen. Sweden,ayaa sii deysay sarkaal hore oo…
Ciidamada Israa’iill,ayaa sheegay in Siddeed ka mid ah Askartooda lagu dilay koonfurta Qasa, ka dib markii askartan ay ka soo…
Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo in uu Muuqaalkaas Lahaado 20-Sano kadib,waa ilhaamo iyo foolxumo Puntland. Geedo Quracyo ah iyo…
Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni,ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Xassan Shiikh Maxamud, in la ixtiraamo maytida oo dib looga laabto…
Arimaha Siyaasadeed iyo amni ee Somalida kale nalaga dhaxeeya,ayuu si macno leh udul istaagay MW Deni. Muxuu ka yiri DFS?…
Garowe, June 15, 2024: Furitaanka Kal-fadhiga 54-aad waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni, Madaxweyne…
Lacagtan oo gaareysa $50bn oo Ruushka laga xanibay,ayaa lagu wareejinayaa Ukrain,sida ay go’aamiyeen Wadamada G-7 ee Talyaaniga ku Shirsan. Ukrain,waxay…
“Waxaan aaminsanahay ugu danbayn Ciyaartu in ay kusoo dhamaan doonto wada xaajood,dhankayaga,waa udiyaarsanahay lkn ma naqaan goorta iyo goobta,balse Alshabaab…
Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Puntland,ayaa waxaa ugu hilnaa Qodobadii looga hadlay Todobaadkan…… 1.Amniga. 2.Yoolasha ay mudnaanta siinayaan Guddiyada Golaha Xukuumaddu…
Taleefoonada Amiirka Qatar kula hadlay Xasan Shiikh iyo Abiy waa is muujin ay Qatar muujinayso 2-Sano kadib markii Siyaasada Somalida…
Hadaad maqasho ufadwoode Nin Kursi ku fadhiya ama Wadaada la Shaqaysta nidaamyada,waa Cali Wajiis. Diintii micnaheedii,ayuu ku fariisinayaa rabitaanka Ninka…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay Arbacadii in Xamaas ay soo jeedisay isbedello badan oo lagu sameeyo…
Ugu yaraan 49-Qof,ayaa ku dhintay dalka Kuwait, goor dambe oo Arbacadii ah, kadib markii uu dab ka kacay dhismo ay…
Sida Dad xog ogaal ah ay xaqiijinayaan Maydadka ku Aasan Iskuul Boolisiya,waxaa ugu badan Dad kasoo jeeda PL oo ahaa…
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay in haddii qorshaha ugu dambeeyay ee nabadeed ee Gaza uu fashilmo ay hoos…
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay inaysan mas’uul ka ahayn dilka la sheegay in loo gaystay laba dhakhtar oo u dhashay Cuba…
Waan ka murugooday xaaladda ka taagan qabuuraha Scuola Polizia. Dhan kasta marka aan ka eegay waxay iigu muuqata go’aan aan…
Waxaan maanta tagay qubuuraha Iskool Boliisiya oo aan u raacay nin saaxiibkey ah oo doonay meydka walaalkiis oo ku dhintay…
𝐉𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟎𝟓: Kooxda Shabaab ayaa bilawday faagista qubuurihii Talyaaniga ee ku yaallay degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Lafaha iyo madaxyo…
Xasan socdaalkiisa Norway,waa mid ka mid ah kuwa Somaliya ku ilhaamowday…. 1.Garoonka Diyaaradaha Oslo,waxaa kusoo dhaweeyay Maareeyaha Garoonka. 2.Wax Baratakool…
Booqashadiisu ma ahayn mid Qaran oo ay casuntay Dowlada Norway. Laba arimood,ayuu uyimid Xasan Oslo,kuwaasoo kala ah…. 1.Dowlada Norway oo…
Benny Gants oo ka mid ahaa Wasiirrada xukuumadda dagaalka ee Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu,ayaa Axaddii shalay is casilay, tallaabadaasi…
Hawlgalka dib u xoraynta Deegaanada ka maqan Gacanta Dowlada JL,ayaa saaka bilowday. Qorshaha hawlgalku,waa in la xoreeyo ilaa Badhaadhe. Hawlgalkan…
Dib udhaca,waxaa keenay codsi dhankooda ka yimid oo ah imaanshaha Safiirka cusub ee Maraykanka uqaabilsan Somaliya. Safiirka Talaadada,ayuu imaanayaa Xamar,kadib,waxa…
Dowlada Puntland,waxay cadaysay in aysan uxayirnayn Mashaariicda fulintooda dhankeeda. Warkan,wuxuu jawaab celin uyahay war ka yimid BC oo si hoose…
Waa muhiim in la magacaabo Xisaabiyaha si isla Xisaabtan ujiro. Xisaabiyihii hore,waa ka baxay Wadanka oo dibada,ayuu udhoofay,isla markaana lama…
Weftiga Shalay soo gaaray Garowe ee ka socday Dowlada UK,waxaa qayb ka ahaa Saraakiil sar sare oo ah M16 laanteeda…
17-July Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo wefti uu hogaaminayo,ayaa safar ku uga baxaya Wadanka Maraykanka,gaar ahaan Washington iyo Minasota, Ohio oyo…
Weftigan sare ee ka socday Dowlada UK,waxay kala ahaayeen…. 1.Madaxa Siyaasada ee Safaaradaha UK Nayrobi. 2.Uqaybsanaha arimaha Milleteriga Safaarada UK…
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud,ayaa sheegaya in ugu yaraan 30 Qof ay ku dhinteen tira intaasi ka badanna ay ku…
Afar Jiho ayay Al-Shabaab uga soo qaadeen weerar Ceeldheer. Khasaaraha ka dhashay weerarkaas,wuxuu iskugu jiraa… 1.Dhimashada tiro Ciidan ah oo…
Gudi aan la Xisaabtami karin Wasaarada Maaliyada,muxuu macna ah oo uu leeyahay? Gudiga Baarlamaanka ee Dhaqaalaha uqaabilsan,waa lagu tartamaa,sababtoo ah,waxa…
Shacabka Kenyanka,waxaa baqdin gelisay sida xooga badan ee Somalidu usoo degayso Wadankooda,gaar ahaan Caasimadooda Nayrobi. Barnaamij laga sameeyay soo degida…
Labo Xubnood oo argagixisada ka mid ah ayay Gacanta ku dhigeen Ciidamada PSF. Labadan Xubnood oo ay soo bandhigeen Ciidamada…
Kulankaas,ayaa Amniga iyo siyaasada looga wada xaajoonayaa,wuxuuna weftigu iskugu jiraa mid Siyaasadeed iyo Mid Ciidan. 10-ka Bishan,ayuu ka dhici doonaa…
Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa maanta in dalkooda loo doortay kurisga Golaha Ammaanka QM…
Somaliya,waxay utahay sharaf iyo soo kabasho. Dowlad masuul ah qaybna ka ah waxkaqabashada xasarada amni iyo Siyaasadeed ee caalamka ayay…
The UN General Assembly on Thursday elected Denmark, Greece, Pakistan, Panama and Somalia to serve as non-permanent members on the…
Militariga Israa’iil,ayaa Khamiista maanta ah sheegay in askari lagu dilay weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha la socon ee kooxda…
50-Sano kadib,waxay Somaliya Xubin ka noqotay Golaha Amniga QM. 2 -Sano ayay Xubintan haynaysaa oo qayb ka ahaanaysaa 10-ka Wadan…