Garoowe: 06 June 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Browsing: Somalia
Garowe: 05- June – 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta soo xiray Koobka kubadda cagta Naadiyada…
1. Ra’isul Wasaaraha oo weerar qaaday Rishi Sunak wuxuu xafiiska joogey muddo sannad iyo bar, xisbigiisuna wuxuu talada ahayey14 sano.…
Ku dhawaad 50 heshiis ayaa la kala saxiixday intii uu socday shirkii ugu horreeyay ee Koonfur Kuuriya oo ay la…
Boqortooyada Sacuudi Carabiya,ayaa Talaadadii sheegtay in xujeydu ay filan karaan heer kul daran oo gaaraya 44 darajo Celsius (111 Fahrenheit),…
Garowe: 05 June 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qayb-galay munaasabadda xuska maalinta Deegaanka Aduunka…
Mashrcuucii Xaafuun,ayay ubadan tahay in loo wareejiyo Laba Deegaan midkood oo kala ah… 1.Deegaanka Booli-Moog ee Degmada Caluula. 2.Deegaanka Qori-laha…
Puntland iyo Maraykanku,waa isfahmeen,wayna wada xiriireen Safaarada iyo Taliska Africom. Garowe,waxaa imaanaya Safiirka Maraykanka iyo Taliyaha Africom,Milatery Attached,gaar ahaan Taliska…
Mas’uuliyiin ka tirsan maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Jubaland,ayaa muujiyey in aysan la dhacsanayn in ciidamada Itoobiya ay ka baxaan…
Hawlgallada lagu xoojinayo amaanka ee ka socda guud ahaan Gobollada Puntland,ayuu sheegay Talyaha Boiska Puntland in lagu qabtay 24-kii Saac…
Madaxweyne Deni markii dib loo doortay,waxa uu ballan qaaday Laba arimood oo kala ahaa… 1.In uu Albaabadiisa furayo oo Dadka…
Madaxweyne Laftagareen,waxaa laga rabaa in uu fahmo waaqiciga oo la jaanqaado isbadalada socda. KG waa Deegaan iyo Maamul muhiim u…
Guddiga Doorashooyinka Puntland,ayaa shaaciyey Jadwalka doorashadda golayaasha deegaanka ee degmooyinka Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan. Halkan ka akhriso:-
18-ka Degmo ee KG ka kooban tahay 14-ka mid ah,waxaa jooga Ciidanka Itoobiya. Hadii la saaro Ciidamada Itoobiya,waxay ka dhigan…
MW Deni cid ka yeelaysaa majirto in uu kala jaro PL iyo BC. Dabacsanaan,furfurnaan,maarayn,isku wadid iyo dhexgal Diblomaasiyadeed,ayaa laga rabaa…
Ruto iyo Dalkiisa Kenya,waxaa lasoo saaray Taajka wakiilnimo ee R.Galbeedka,waxaana toos loo hooskeenay Bariga Afrika Amnigiisa iyo Siyaasadiisa. Doorka Amniga,waxaa…
Somaliya,waxaa horyaala fursad weyn oo ka timid loolanka Siyaasada caalamka iyo danaha R.Galbeedka. Maraykanka,waxaa ka go’an in Somaliya ugu yaraan…
Maraykanka,waxaa muhiimad uleh Dagaalka Shabaab oo in laga adkaado,ayuu rabaa,balse EU iyo UK kuma raacsana. Sidoo kale Maraykanku,wuxuu rabaa in…
Madaxweyne Deni markii uu la wareegay hogaaminta PL,waxuu amray mudo yar kadib in Ciidamada guud ahaantood dib uhabayn lagu sameeyo.…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden,ayaa ku boorriyay Xamaas inay aqbasho hindisaha cusub ee Israa’iil ee lagu soo afjarayo colaadda Qasa, isagoo…
Xisbiga ANC ee uu mar hogaaminayey Nelson Mandela ayaa la kulmay natiijadii ugu xumayd ee doorashada tan iyo markii uu…
Waa dhab in uu hoos udhacay xiriirka Puntland iyo Caalamka kale mudadii uu talada hayay Madaxweyne Deni. Markaan isku ururshay…
Bilowga Sanadka danbe,waxaa hawlgalka Atmis badali doona mid kale oo wata awaamiirtiisa. Dowladaha haatan ku jira hawlgalka Atmis oo laga…
Dadka Deegaamada Afcad iyo Sheebaab oo ka tirsan Qandala,ayaa Labo duqayn oo dhinaca cirka ah lala beegsaday tuulooyinkas, gaar ahaan…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada…
Dadka Koonfur Afrika,ayaa maanta codeynaya mid ka mid ah doorashooyinka guud ee ugu muhiimsan dalka ilaa dhammaadkii Midabtakoorka. Xisbiga talada…
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa maanta ka furmay Shir weynaha Bankiga Horumarinta Qaaradda Afrika oo ay ku sugan yihiin…
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii ugu baaqay “Dunida Islaamka” inay qaadaan tallaabo mideysan, kadib weeraradii ugu dambeeyay ee…
Sharaf iyo Qiime gaar ah ayay uleedahay reer Puntland socodsiinta Dimuqraadiyada. Guusha ugu weyn,waa in doorashada soo socota Baarlamaanka iyo…
Garowe: 28 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Ireland, Norway iyo Spain oo si rasmi ah u aqoonsanaya Dowladda Falastiin. Saddexda Waddan ee Yurub waxay rajaynayaan in la…
Goobjoogayaal iyo Wariyayaal jooga Rafax,ayaa sheegay in Taangiyada Israa’iil ay la wareegeen isgoyska goobaabinta al-Cawda oo ku yaal bartamaha magaalada.…
Villa Somaliya oo adeegsanaysa Gacanta Argagixisada,ayaa tuhunku dul hoganayaa. Weerar argagixiso lala beegsaday kama dhicin Buuraha Calmadow,waxaase jiray arbush argagixisadu…
Aadan Madoobe iyo Xasan Shiikh midba gaar kiisa,ayuu Kenya ugu safray,waxaase cajiib ah inay garoonka Muqdisho isku arkeen Gudoomiye Aadan…
Shir looga hadlayay Burcada Badeeda iyo hawlgalada ka dhanka ah,ayaa lagu qabtay Nayrobi. IOSI la dagaalanka Argagixisada iyo Geopolitical,ayaa qabatay…
Muxuu ku salaysan yahay socdaalka W.Socdaalka Sweden Ee Muqdisho? Ujeedka socdaalkiisa,waxaa lagu sheegay xiriirka Somaliya iyo Sweden iyo fududaynta Mashaariic…
Telefishin laga leeyahay Israa’iil oo la yiraahdo kanaal 13,ayaa ka hadlay dhacdo dhexmartay Israel iyo ciidamada Masar ee jooga xadka…
Dowladda Mareykanka,ayaa mar kale digniin culus kasoo saartay suurtagalnimada weeraro argagixiso oo ka dhaca gudaha magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay…
Sucuudiga,ayaa Axaddii ku dhawaaqay in ay magcaabeen Danjirihii ugu horreeyey ee ay u dirayaan dalka Siiriya, ka dib markii ay…
Garowe: May 27, 2024:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa oo uu weheliyo Agaasimaha…
Garoowe: 27 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobey…
Garoowe: 27 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Ruto,ayaa sheegay in Kooxda Alshabaab ay la wareegi doonto Somaliya haddii ay ka baxaan Ciidamada ATMIS. “Xasan Shiikh,waan kala hadlay…
Kusimaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo Madaxa Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee…
Wasiirka Waxbarashada Puntland Xalay,waxa uu nasiiyay warbixin dhamaystiran oo ku saabsan Waxbarashada Puntland. Si gaar ah Imtixaanaadka socda qabsoomidooda,ayuu si…
Waa war been abuur ah oo aan waxba ka jirin sheegashada Villa Somaliya. Garaacis Maraykanku fuliyay oo ka dhacday Buuraha…
Waa dhab Kenya iyo guud ahaan Afrika,waxaa umuhiimsan meesha dantoodu taalo oo ay fursado ka heli karaan Galbeed ama Bari.…
Shiinaha waxa kaliya oo lagu hakin karo,waa dagaal in Cagaha loo geliyo oo Xuduudiisa laga furo furin sida Ruushka. Waxaa…
Taiwan ma’ahan Ukraine,waxay leedahay Ciidan aad udhisan oo ku hubaysan Hub casri ah. Sidoo kale,waxaa degan Ciidamo door ah oo…
Kenya,waxay fursad ka heshay Gobolka ay ku taalo oo ay unoqotay hogaanka Dimuqraadiyada,Madax banaanida Saxaafada iyo Ganacsiga xorta ah. Galbeedku…
60-Sano ka hor Ra’isalwasaare Somaliyed,ayaa Aqalka Cad si maqaam sare leh loogu soo dhaweeyay,waxaana qaabilay Madaxweynihii Maraykanka. 60-Sano kadib MW…
21,801-Arday oo kala ah Fasallada 8-Aad yo Afraad ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare,ayaa fariistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland. Waa…
Maraykanka,ayaa udhisaya Kenya Wado (High Way) ah oo isku xiraysa Mombasa-Nayrobi taasoo ku kacaysa $3.6bn. Dhererka Wadada,ayaa gaaraya 440km,waxa ayna…
Ruto inta uu joogo Maraykanka waxa uu kaloo la kulmay MW hore Obama oo asal ahaan Kenya kasoo jeeda. MW…
Madaxweynaha Kenya oo uu si xushmad leh u agtaagan yahay MW Maraykanka,islamarkaana uu kusoo dhaweeyay Makarafoonka,ayaa khudbad macno leh oo…
Madaxweyne Ruto,waxaa la waydiiyay,iyadoo baahi amni ka jirto Gobol ka mid ah Kenya oo baqdin daraadeed la aadi waayay Iskuulada…
Muqdisho, 23, May 2024:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey, hindise sharciyeed, siyaasad, xeer iyo…
Waa dhab Deni waxa uu iska dhaqay oo dib usoo jiitay Shacabka Somaliyed oo mar ku dhibsaday tagidii Itoobiya. Sidoo…
Iyadoo laga duulayo warbixinta iyo talada ay soo gudbiyeen guddigii gaarka ahaa ee loo xilsaaray in ay baaritaan ku sameeyaan…
Mar waxaa jirtay ay soo baxday xog sheegaysa in Nabadoono uu ku jiro Xarago Lacag loosoo marsiiyay dhanka Dhulka,taasoo loogu…